U/ Cabdillahi Maxamud Maxamed Qarshe 🔥 Iyo Heesta "MADHAAFAAN"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • ⭐Heestan Waxa Curinteeda Laxankaba Lahaa
    U/A Cabdillahi Maxamud Maxamed Qarshe AHN 1961
    - kaban : A/ Cabdillahi Qarshe AHN

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому

    Ilaahay haw naxariisto Aabihi fanka Somaliyeed Cabdillaahi Qarshe

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Рік тому +2

    allaha u naxariisto fanaan wadani ah Abdullahi qarshe

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +1

    Abdullahi qarshe aun amin waxuu ahaa hal abuurkii bilowgii fankii iyo Somaliyeed.. happy 01/July/2023.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 10 місяців тому

    AUN AL-FANAAN C. QARSHE,iyo ABWAAN XUSEEN AW FARAX iyo inta la jiibiseey. Waxarey kor ugu dhawaaqeen inaa. Ku dadaaleyn XORIYADDA raadinteeda laakin bulshada iyagaa dib usocod noqdeen..

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Рік тому +2

    AHN aabbaha fanka Soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe.

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g Рік тому +1

    Mahadsanid.qoraalkaa.wami.hiim.claahi.qarshe.laxamayste.weyn.ayuu.haa

  • @hassanjamac4130
    @hassanjamac4130 Рік тому +1

    Alleyaraxma raximiin ader

  • @m.ciideed
    @m.ciideed Рік тому +2

    Heesta: Ma Dhaafaanku Maanta Weeyaane.
    Ereyada: Cabdulaahi Maxamuud Maxamad (Qarshe).
    Laxanka: Cabdulaahi Maxamuud Maxamad (Qarshe).
    Codka: Cabdulaahi Maxamuud Maxamad (Qarshe) Iyo Hablo.
    ………………………………………………
    0:12
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    0:48
    Markii magaceena loo kacayee,
    Ee loo mintidaan la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    1:28
    Markii dhagax-tuur dadkii ku madhiyo,
    Maydkii ku dhintaa la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    2:08
    Markii calankeenu soo murayee,
    Kolkuu muuqday baan la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    2:47
    Maankiisu sidaa ma moodaynee,
    Markii la muquunshay talyaaniga'ee,
    Mayalka loo qabtaan la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    3:36
    Muruguu ingiriis la maydhaanmee,
    Markii ay Hargaysi maya tiriyee,
    Munaafaq bacaan la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………
    4:24
    Markii luulyo ay midoobeenee,
    Muqdisho madasheena laga dhigayee,
    Ninkii mahadshaan la moogayne.
    Ayaanba midbaa ka sii mudanee,
    Ma dhaafaanku maanta weeyaane.
    ………………

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +3

    WAAYO WAAYIHII WACNAA SXB HADDA AWOODO HEESTA ISKU SHUBAN EE OMAR DHUULE QAADO OO MIRAHEEDA LEEYAHAT ABDULLAHI QARSHE OO LYRICS NOO SOO GALI .. MAHADSANID SXB .. WE'LL DONE.🪕🎧🎼🎵🎶🎙🎙🎙🔕🎤🪕🎻🎺🎻

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Рік тому

    🇸🇴❤️🫡