U/ Cabdillaahi Maxamuud Maxamed 🔥Iyo Heesta "BEENLOW FALALOW"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 5 місяців тому +2

    Ustaad Qarshe , Aabaha Fanka Soomaalida, AUN!

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 5 місяців тому +2

    Wuxuu ka hadlayaa waxa maanta nahaysta. Beenloowayaal!!! Allow ku Raxmo!

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 2 роки тому +5

    Mahadsanidiin marka hore , marka xigta intaas qof ee heesta ka qaybqaadanaysa mid aan macno gaar ah ii lahayn oo aan ama ehelkiisa ama saaxiibkii gaar ah la sheekaysanin ma jiro waxa u dambeeyey Cabdillaahi Xamar oo isagu markii uu hawlgabka noqday loo bedelay waaxda sahanka Waaberi sida inuu soo sahamiyo meelaha riwaayadaha la gayn karo iyo inuu sii abaabulo meelihii ay fannaaniinti degi lahaayeen wuxuu ahaa nin cajiib ah Cabdi Xandulle Shanle isagu waa mid ka mid ah macallinmiinta fanka casriga ha

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 9 місяців тому

  • @husseinabdirahman4226
    @husseinabdirahman4226 7 місяців тому +1

    Ilahy haw naxariisto cabdulahi Qarshe Aabihii fanka Somaliyeed

  • @maxamedleloon8394
    @maxamedleloon8394 2 роки тому +4

    Baraawo waayo waayo

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 роки тому +2

    Waaow

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 2 роки тому +6

    Mahadsanid walaal W.W.Wacnaa. Waa hees qaaliya, AHN Walaalii Hargeysa.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому +6

    WAA KU MAHADSANTAHAY KOR U QAADIDA FANKA IYO SUGAANTA AAD DADKA SOMALIYEED U KAYDISAY ALLA YAACIZAK SXB. WELL DONE

    • @xasanxaaji887
      @xasanxaaji887 2 роки тому

      Tomorrow.waa.goorma.waxaan.umaleeynayaa.1955

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 роки тому +2

    Maashaa Allaah, codkii Abwaan Marxuum Cllaahi Maxud Maxd "Cllaahi Qardhe" aabihii Fanka Somaliyeed Ebbe ha u gelbiyo jannadiisa Fardawsa, qoyskiisii, ehelka, qaraabada iyo asaxaabtaba iyo Qoomiyada Somaliyeed samir iyo iimaan, aamiin aamiin aamiin 😐🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 2 роки тому +5

    Wa fatadhugleeya taasa xaqiiqa aun aabihi fanka c/lahi qarshe

  • @maxamed-shiine3263
    @maxamed-shiine3263 2 роки тому +5

    Hees weyn baad keentay.🙏

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 2 роки тому +4

    Beenlow , falallaw waa kuwa maanta bulshad Dhankay rabaan u cayn wareejiya EEN Siyaasiga u naqaano !

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 роки тому +5

    Halkan waxaa isku helay reer waqooyi sooc ah. Fanku wuu goblami lahaa haddaan reer Waqooyi jirin.

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 2 роки тому +3

    Waa ii koe fanaankaan magaciisaba! Beenlow Faallalow...... Kkk Beenlow Faallalow....

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 2 роки тому +1

      wllo wa cabdilaahi qarshe malaha qarshe ayunbad u taqanaye

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 2 роки тому +1

      Wa qarshe

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 2 роки тому +1

      Ha la yaabina inuu Qorshe u yaqaan sida dhici karta sida Farmaajo.

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 2 роки тому

      @@xasanmagafe5780 hee farmajo maxa lo yaqan anigu
      maxamed cabdilaahi farmajo wax dhafsisan uma aqan wllo

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 2 роки тому

      @@buuxciise2167 Kaan ka hadlayaaba waa kaas waa Madaxweynaha dhan ee Qarshe iyo Cali Sugulle magacyadii kaga ciyaaray

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому +4

    WAAYO WAAYIHII WACNAA XAGEE WAXAAN KA SOO FAGEYSAA WAABA CAJIIBE. KAYDKAAGA FANKA MALAHA HARGEYSA KU YAALAA .SXB NOO SOO GALI HEESIHII HORE . WAA KU HAYSANAA DEE

  • @caamirbotaan7336
    @caamirbotaan7336 2 роки тому +2

    شكرآ جزيلآ لكم اغنية من زمن الفن الأصيل والرائع ..فنانيين لهم خبرة في إستخدام الناى والكمان والعود

  • @subeerawal2071
    @subeerawal2071 2 роки тому +4

    Allahaw naxariisto Abdillaahi Qarshe beenlow falalow, Kaydkii radio hargeisa weeyan saaxiib mahadsanid