FULL MORNING ROUTIN. TRENINKA CALOSHA IYO SKIN CARE. 😍😍💪🏋️❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 4 місяці тому +6

    Waligey ma arkin naag ka Doqonsan oo ka heer baadiyeysan ma arkin waxa umada inta fayoow malinkasto sameeyan ayey malinkasto umada u sharxeysa dhibata hesto waxey isu maleysa iney kaligeda nooshahey yaab badana maxaa naga quseyo waxaa sameyneysid iyo waxii ku quseyo adiga naa iska amuus waxa ogtahay maleh Doqon nimo iyo reer badiyo nimo a ka buuxdo

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  4 місяці тому +5

      Ninka Gabarta gobaay ma la togtay miss dhagax torto.

    • @juwaabdirizaaq428
      @juwaabdirizaaq428 4 місяці тому +5

      Naa mxaa kaa qldan bisinkee😂😂waa xanuunsnthy wlh sbbtoo eh qof aa hdlkiisa iyo shqdiisa ka helin intaa meeshiisa soo gashy aa caaynee 😂iyda maa ku qsbty oo kaaly ifiirso ku dhahdy acuudu

    • @Nasriin-q9o
      @Nasriin-q9o 4 місяці тому +5

      Abaayo hamda gabar lamida majidhee doqon hakusheegin doqonimo adaa ugu dhow

    • @Fatumaahmed5
      @Fatumaahmed5 4 місяці тому +2

      Is it must you watch her videos?these are the kind of women that are always pulling fellow women down.MashaAllah deh gawada huno

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 місяці тому

      Doqon duufle walee waa adiga. Inaad ka hesho sow meesha ima imaan miss dhagax tuurto. 😂😂😂 ka kasoco meesha qoyanyahay.

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo 4 місяці тому +2

    NaaG kaa fariisan ma arkin❤

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 4 місяці тому

    Masha Allah ❤walasheen ilahay haku xifdiyo ilahay shar iyo sheeydan haka hijabo adiga iyo reerkada ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 4 місяці тому +2

    I always watch only her and family farm ville abayo Yasmin great contents.

  • @ShukriAli-w1z
    @ShukriAli-w1z 4 місяці тому +7

    Run baa fcne ilmahyga waa yar yihïn kolay hada digaagda ahay markay wayndan maogi

  • @muniiroali
    @muniiroali 4 місяці тому +1

    Masha alalh abayo Hamdi

  • @MaxamedMaxamuudsabriye-o1d
    @MaxamedMaxamuudsabriye-o1d 4 місяці тому +2

    Masha allah qurux bdn allha kubarakeeyo lkn musica nagareeeb khyr allha kusiiiyeee

  • @مكتبمكتوب
    @مكتبمكتوب 4 місяці тому

    Masha allah tabaraka raxmaan adi leee lagabartay hamda qurux 😊❤

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 4 місяці тому

    Mansha Allah qaali xamdi hore u soco cadowga caagta hoostedaa ❤❤❤❤ älskar dig walhi marka ku dawdo dhiri gelin ayaan helaa ❤

  • @najmaAbdi-fr9fz
    @najmaAbdi-fr9fz 4 місяці тому +3

    Abaayo soseag ayaaladaha hilibkaas

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 4 місяці тому

    Hamdiyay alleh haku daayo markan ku arkoba rajan yeeshaa ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 місяці тому

    Mashaa Allah walashay xamda, hooyo adag oo karti leh, Mahadsanid walal❤🫶💖

  • @user-nh9bf6hx1m
    @user-nh9bf6hx1m 4 місяці тому

    Hooyo digaagad..,Insha’Allah soon libaaxad ❤️

  • @Seey667
    @Seey667 3 місяці тому

    tusen hjertelig takk abayo video yashada marka dawanayo deganansho ayaan dareema waan kaga mahad celinaa sida degan oo u hadasho thanks🥲

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 4 місяці тому

    Hamdi abayo caffe maskiner ka magacii

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 місяці тому

    Good vlog 😊

  • @Rukia-n6w
    @Rukia-n6w 4 місяці тому +1

    Digaag ban ahay😂

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 4 місяці тому

    Masha allah ❤❤

  • @Happ147
    @Happ147 4 місяці тому

    Salida wajiga lagu dhoqo mageced wall

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 4 місяці тому +1

    Ina adeer sharoobada sawirkeeda ma nooso gelin kartaa plz

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому

    Manshaallah ❤❤

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 4 місяці тому

    Fariiiiiid fariiiiiiidi dhashay baa tahay quruxeey xamdi😊😊😊

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp 4 місяці тому

    Abaayo aniga daris xun o Pakistani ah ayan leyahay carur dhaqan xun heysta marka ilmaheyga bananka wan ka ilaaliyaa

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 4 місяці тому

    Mashallah tabarakallah abayo ❤❤💞💞

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 4 місяці тому

    MashaAllah dumashi bilaney

  • @AbdillahiGudaal
    @AbdillahiGudaal 4 місяці тому

    Kartid badan mash allh❤

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 4 місяці тому +4

    Iam the lioness mama

  • @Family_work
    @Family_work 4 місяці тому +1

    Ani magoo hooyo digaagad ahay 😂😂 because majecli meel aan ka arkenin ilmahehega hamdiyey wa kusalamey waa kula socda ayaamahan cadaw yeelatey ilaahey haaakaa qabto

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 4 місяці тому

    Wcs abayo ❤❤ MashaAllah ❤❤

  • @naimamohammed814
    @naimamohammed814 4 місяці тому +2

    Labo wiil ayan haysta 2 sano ka wayn kayarna 2 bilod 24/7 ishan ku haya digagada ana ka daran sababto dhibkan kaso maray baa igu sawiran😂

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 3 місяці тому

    Digaagad ayaan ahy 😂

  • @SuleeqoAhmed
    @SuleeqoAhmed 4 місяці тому +1

    Hoyo digag ahay

  • @NabiilaMaanac
    @NabiilaMaanac 4 місяці тому +1

    Xamdiyeey abyo kaninkii wajiga maku shaqeeyey

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  4 місяці тому +1

      Haaaa qaaali Said

  • @naciimowarsame2958
    @naciimowarsame2958 4 місяці тому +1

    Allla wuuw anigu digaagad baan ahay walaana is qareen, waxa dhan sheegtaan ahay. Digaagada alow iga saar to libaax

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 4 місяці тому

    Kkkk wallhi hooyo yada digaagada ayaan ahay 😅😅😅😅😅

  • @IqroIqriina-sq4sx
    @IqroIqriina-sq4sx 4 місяці тому +1

    Abaayo hamdayy sharobada aa ucabty xeytka Maiso shegi kartaa 😭

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic 4 місяці тому

    Hoyo cusub baaa inaa dugaagad ahy baaa modaa😂😂😂😂😂

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 4 місяці тому

    Hooyo caynkanokala ah caruurta lagamaqaado

  • @maymuunsiciid4549
    @maymuunsiciid4549 4 місяці тому

    Wey hamdaaay❤️❤️👋👋🫀🫀

  • @munamire9656
    @munamire9656 4 місяці тому

    Ba aa ani doora ahay waa isbedala hada laga bilabo 😂😂😂😂

  • @Xafso25
    @Xafso25 4 місяці тому

    Aniga hoyada digagada ayan ahay xamda

  • @najmaAbdi-fr9fz
    @najmaAbdi-fr9fz 4 місяці тому +2

    Ñaa xamdiyey hadaaba dooli kaoroday libaaxad matihid😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 місяці тому +1

      😂😂😂😂 istaaqfurullaah

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  4 місяці тому +2

      Haku shegin digad xataa ma hi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 bisad ahay show

    • @najmaAbdi-fr9fz
      @najmaAbdi-fr9fz 4 місяці тому +1

      @@yuuuuga1 😂😂😂anaa saas ah aduunyada ilahay wax igafulaysan majiraan wafaana markaa kudahane adaayabesid😁

  • @aragsanahmed2142
    @aragsanahmed2142 4 місяці тому

    isku jir marna kotkaan ka ilaaliya marna baalashan ku wadaa😆😆😆