Maasha allah naagnool alle hakuu siyaadsho caafimaad ka iyo kartida plz ka channelka aan kor u qaadno 1m ❤❤ kabadan buu u qalmaa marawaxo karti iyo qosol ba waa ina ga dhamaysay guulayso huuno🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷gacmadaahabeey! Quruxeey horay uu sooco 🏆 trophyna waan kuugu daaray kawaaran hee,
Khayr alle haku siiyo xamdi quruxey gabadhaa yar ee kuu san sheegatay saad u qiimaysay hadal keeda alle wax khayr qaba aad ku caawiso na alle hakuu soo dhiibo aamiin ❤❤❤❤
Xamdi wa ku salaamay sist routin kaada waa masha allah waxaa kuu sheegaa canjelada faxida kadaa waxaa ku fiican baking soda wax yar ku dar soo tijabi sist❤
Alxamduli'Allah caruurteydha halkaan aan ku dhalay af Somaliga wey ku gabyaan. Markey yaraayeen guriga English waan ka mamnuucay anigana broken ENGLISH kulama hadlin jirin. 😂😂😂
Hamdiyy isku eedo amee naso korisay wlhi eedadayda said ay u kululeed fariid neh way iheed alx nadaafad saa u aqaano ilaa og hda waa u duceeyaa wlhi 😂😂
😂😂😂 iyad wax xun isku tilman isma laha e markay howsha hayso bay is aragtay iyado sidi rux walan u cararaysa😂😂😂 inty bob sis kufurtay bay siday u biibibayso waxay kuqiyasto oon marawaxada ahyn way garan waydy
@@Dajiya-f4n wall ogaaw doro dadna waa cuna dadna waa u ceeb magacaas marawaxo sibaan u aqaan adigana si kale u taqaan somali waa lahjad badan Thy. Ogaaw
Maasha allah naagnool alle hakuu siyaadsho caafimaad ka iyo kartida plz ka channelka aan kor u qaadno 1m ❤❤ kabadan buu u qalmaa marawaxo karti iyo qosol ba waa ina ga dhamaysay guulayso huuno🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@@ilwaaddegan4564 guleyso mcnto 🥰🥰🥰🥰
❤❤❤بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲
I love your videos ❤ you such an inspiration 🎉
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷gacmadaahabeey! Quruxeey horay uu sooco 🏆 trophyna waan kuugu daaray kawaaran hee,
Masha Allah hamdi
Xamdi alleh haku bArakeeyo
gandahabey mashallalah
Xamdiyee waa xagaa guuleeso abaayo mashaa allaah abaayo hooyo aawey ❤❤❤❤❤❤ gacan dahab gacandahab
Waa jogta mcnto ❤
Marawoxo wn ku salaamay allaha reerka kuu barakeeyo iyo awlaad gaarigaari dhashay❤❤❤
Aniga hn ilahay dartii bn ku jecelahay hamda happy alle ha ku xafido adi iyo carurta
Mashaa Allah hamdi guri yahy space yaryahy sida loo qurxinkaro noo soo gali ❤
Abaayo xooga iyo xoolaha allaha kuu siyaadiyo
Maasha allaah ❤🎉 waan jeclahay sida aad hoosha noogu fududeeyso
Team routine 😂😂😂
Hamdi allh ku sharfo wllo guulyso sidad walidkaga u hadal hyso adigana kuwaagu haku hadal hayaan
@@AbdillahiGudaal aamin wall mcn 🥰🥰🥰🖐🏽
Subax wanagsan abayo alle haku hafido adiga iyo familigaga masha alaah ❤❤❤❤❤❤
Abayo hamdi sethy wan ku salamay waxn ahy garab yar oo ku taagerta wxn ahay arday hda ayan jaamacad bilaawe rabaaa waxn ka soo jeda family iska Dan yar waxa rabaa inaa I caawiso
Lacagta jaamada waxa iga dhebi rabo wiil aabahey dhalay marka wxan rabaa inaa iga caawiso xaga dharka wax labis ah ma heeso mana awoodo inaa iibsado warka macqul matahay inaa I cawiso hooyo
Waxaa tahy hooyo somaliyed oo qalpi wanagsan waana kugu kalsonahy I.a
Allah dartis igu caawi 😥wxn rabaa sidaada ookle inaa noqdo naag nool ❤️🤲
Haye hooyo Isowac 004740617832
@@ShadiyaYusuf-h8k uma jawabin miyaa adunyo waa taas somali tlfonkeyga xataa u qoraay
@@ShadiyaYusuf-h8knaayaa dulmiga joojiye
Khayr alle haku siiyo xamdi quruxey gabadhaa yar ee kuu san sheegatay saad u qiimaysay hadal keeda alle wax khayr qaba aad ku caawiso na alle hakuu soo dhiibo aamiin ❤❤❤❤
@@yuuuuga1abayo intee kaala sooxariraa
Mida 4aad waa xagaa, Hamdiyey laakiin ma’aqaan waqtiguu yahay laakiin Hooyadey macaan baan soo weydiin. Allaha ku xafido adiga iyo family gaagaba abaayo karti aad leedahay waa meeshaan iskaga egnahay maasha Allah Allahuma baarik. Hamdiyey isha nacasta ah kuma aragto Allahuma aamiin.
Xagaa waa summer ayan umaleeyn xagaag bax marka fasaxa lobaxo ( holiday) xilika summerka
Qosolbad igu dishay guuleyso xbbti ❤🎉
Gacan dahab gamma nuura❤
Gacan dahabeey horay usoco naag nool baatahaye❤
Gacan dahabeey abaayo guuleyso ❤
Gacan dahabeey waku salamay
M.a Allah hamdi karti badan ❤
Guuleyso mcny❤❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
Xamdaay waan ku salaamay xpptii❤❤
Dhiiri galinta noo soo badi❤habo ❤
Waan jeclahay inaa daawado video ga aad soo dhigto abaayo guuleysso❤❤❤
Masha Allah 😂😂😂😍😍Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲
Dayr jiilaal go xagaa
Wlhi ani waxa cunayo ina fiirasdo jacelhye hamadi yaaa ila mida ah
Masha allaah❤
Abaayo waan ubaahnaa mashiinka xagee kadalbatey❤
يدي ذهب ❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
Xamdi wa ku salaamay sist routin kaada waa masha allah waxaa kuu sheegaa canjelada faxida kadaa waxaa ku fiican baking soda wax yar ku dar soo tijabi sist❤
Masha Allah hamdi gacan dahab❤❤❤❤
Somalia ba kula jaceylay ❤
Wll serumta aad wajiga marsajnayso no so sawir waxtarkeeda no so yara sheeg wllo
masha Allah ❤
Xamda quruxeey waankugu tashtaa ❤❤ video yadaada macaal kuwiihore waanka daba tagay lgayaabaa inan maalinkii 5vedio aan daawado ❤
masha allaah horay u roor mafahmin wiifto canjelo mise canjeero😁
❤❤❤Masha"Allah Xamdi❤❤❤
Wan dhawahy abaayo hamdi adi iyo caruurtada waan idin salaamay
Manshaallah 😍 marawaxo ❤❤
Masha Allah❤😍
abyo hooyadaa awday
Masha allah❤❤❤
Abyo garan dahab❤❤❤
Team reer warshada baastada waan kaa qaady xbbtii
asc dhaman xamda iyo fnskedaba plz iso duceya ayantan waxan isku arka cules badan dalbadan ismural wuxu yahay aqon waxkasta an dhoho sameyso culeys aya iga saran inan salada subax markan tukado hakulaban dhaha hadana maiska celinnkaro sarirta inan iska sarnado ayan raba plz isoduceya
Gacan dahabeey ❤❤
Alxamduli'Allah caruurteydha halkaan aan ku dhalay af Somaliga wey ku gabyaan. Markey yaraayeen guriga English waan ka mamnuucay anigana broken ENGLISH kulama hadlin jirin. 😂😂😂
Gacan dahabeey horayusoco ❤
Marawaxooo qurux badan karti badan❤
❤❤masha allah ❤❤❤
Team routine nahaya
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
Gacan dahab walashay qli
Wxaa i shraf ah ina shlay kugu so biray strong mom ❤
@@IsraCali-d1j soo dhawaw qalbi
Gacan dahapeeeyyy ❤
Hamdiyey wan ku salamay walalo
Kuguma daawan jirin jiif 😢lkn maanta hargab xun igu dhacay isoo dùceeya
Asc xamdi wallo wadanke joktaa waxan ahey gaber
Mansha allah hamdiyey an kula kaftame anigu bbc ban isku aqana wax iga hadal badana adan ku arkay 😂😘
@@anisaabdulkadir6068 haaaa 😂😂😂
Hhhhh wlhi amigo xalada igu xuntahay iga qoslisay hamda Naya maxaa San Ugu labisatay Ku lahaa marwaaxo umad matihid😅
Marawoxo wn ku slaamay qli❤😂😂
Adiga nin dhere ma kula shaqeya
Gacan dahabey😂😂
Team routine
Hamdiyy isku eedo amee naso korisay wlhi eedadayda said ay u kululeed fariid neh way iheed alx nadaafad saa u aqaano ilaa og hda waa u duceeyaa wlhi 😂😂
Allah xamadiyey waad naga waashey farxadna wad nagu garcadey m.a😂😂😂
Hamdi horta odaygedu qaloma😅
Ogadeen CowlYahan.
Bacdeen bilcaanteenu sodhawaw😂
Hadaan xamdaay kugu soo biirey I’m from mudug 🎉
@@samiiroahmed4957 soodhawaw qalbi
Inader xamday dhiirigalinta ilmaha tarbiyadoodakasoo hadal
Abayo kursiga intee kasoogatay
@@YasAbokar tredimax abyo
@@yuuuuga1 dukaanka Holland makuyalaa abayo
Subxanallah. Marawaxo kute . Wale hadad ogan lahayd macnaheda inad adigu isku sheegto daye gabadh kale oo sharaf leh kumad tirahdeen .kolay ada dortay magacan oo jecladay oo isku bixiyay mihim maha inan ku idhahdo jooji lakin ogow inad isku magac tihin dadka qaar an xaladoodu ficnayn
😂😂😂 iyad wax xun isku tilman isma laha e markay howsha hayso bay is aragtay iyado sidi rux walan u cararaysa😂😂😂 inty bob sis kufurtay bay siday u biibibayso waxay kuqiyasto oon marawaxada ahyn way garan waydy
@@Dajiya-f4n wall ogaaw doro dadna waa cuna dadna waa u ceeb magacaas marawaxo sibaan u aqaan adigana si kale u taqaan somali waa lahjad badan Thy. Ogaaw
Dumashi ogaden cidna kama luqad quruxbadne cadi iskadhe dee jijjiga gee carurta edada an u ahay gul dumashi
Naaa mara woxo illen odaygagu waa ogaaden😂😂😂 naa malin dhawaydan maqlayay adoo leh war same iyo abihis shaqo ma ogala qaybta cuniday qaa bilsan yihin😂😂😂 sxbey cidaas shaqo guri lamatuso ceeb ay u arkaanba yaahuu
@@NasroNasro-c9j 🤣🤣🤣🤣🤣Xaqiiq
Hamda
Naa xamdiyeeey heedhe anuu markaan shaqaynayo dharka dhan wan fytaaa😅
Ogadenbaa lagasoogaaray odkac waama iskadaaayo kuwooda xamar joogaa allha kadhigo😂
Kkkkkk
Ninkaaga ma cowlyaan baaa xamdaay
@@Muna-op6oz haaaaa qaali
Tim garisa cadey xamdiyey naga xishow dumaashi waad nagu fogaate agah
@@umushaxshaxley 🤣🤣🤣🤣Haye Dumashi