Sh Rusheeye Yare ma shukansaday shariifo jacayl miya ka Dhexeeyey Habaarkii xagee ku Dambeeyey Damac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sh Rusheeye Yare ma shukansaday shariifo jacayl miya ka Dhexeeyey Habaarkii xagee ku Dambeeyey Damac

КОМЕНТАРІ • 33

  • @zamzamyuusuf6150
    @zamzamyuusuf6150 Рік тому +1

    مان شاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خير شيخ

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Рік тому +1

    Jazaka allahu kheyran sheikhana

  • @anabali8078
    @anabali8078 Рік тому +3

    Asc raxmaanku. Haku barakeeyo sh badbaado allah haku badbaadiyo

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Рік тому +2

    Masha Allah sheeq badbaado arin fiican ayaad sameysey habaarkaas wuu naga wada naxiyey iyadaana iskugu wacneyd. Sheeqyada hala daayo. Naagtii hada ka bacdi damage galo waad maqashiin 4 buu qabaa meel kama banaano

  • @halimomohamed290
    @halimomohamed290 Рік тому +1

    Jasaakumullaaho khayr

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Рік тому +3

    Shk Badbado horta habarkas sow ubahay waye wax so labanayo majiran kuwa ow asiga riday kuwa anaka an ridnay ayaba kabadan maarkas wa ahatay

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 Рік тому

      Waa runtaa way dulmisay wuu xanaaqay ilaahay ayuu kaalmeystay miskiiin

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Рік тому

    maansh sha allh maansh allh as ax ax❣❣❣

  • @syusuf8318
    @syusuf8318 Рік тому +1

    Jzk Allah ustaaz

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому +2

    Naag mooryaana oo aan inaba xishooneyn

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +1

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому +1

    Maasha Allaah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Рік тому

    ax soodaah yaa shekhkh💕👍👍👍💕

  • @hamdiibrahim9794
    @hamdiibrahim9794 Рік тому +2

    Wallee habarkaasu kal & laab buu ahaa wuxuba yiri illahow iga qabal manta waa jimcee sheeqow habarkas wuu dhacay gacmahuu kor utagay

    • @jacelowhappy5229
      @jacelowhappy5229 Рік тому

      faro kuma juro habaarkaas hadey cafis waydiisado illhy iyo sheeqa waa laga yabaa in laga cafiyo wax yaabaha nocaas ah waa halis gabdhow waxaas camal iska ilaaliya oo ah nabka ah

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 Рік тому +1

    😢😢😢walahi nagtas xadkayda wey dhaftay lkn bili adan baan nahay mayara dinbiyadeena walaahi inay wax kajiraan baan modayay 😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +3

    Ilahow irsaqada meel xun hanaga galin waa ku jecelahay may tirahdo saasa ka fican istaqfulah 🤭

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 Рік тому +1

    Shaydaan baa galay meesha Allaha ka qabto umadee

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Рік тому +1

    Ilahay ishiisa hakahayo maskinka sixuun ayeey ugashay

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Рік тому +1

    yaa Illahey waxaa Soo suaal ah maxaa lagahelayaa

  • @jacelowhappy5229
    @jacelowhappy5229 Рік тому +1

    sheeq muqaalkaas wada hadalka ah soo dhig baraha bulshada sida dad qaar qaladka u fahansan ay arinta saxda ah loo arko I.a

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 Рік тому +2

    Asc sheikh waxaad ilaawdeeen in aad quraan saartaan waa laga yaabaaa in ay iyada ahayn 😁

    • @eveibrahim6673
      @eveibrahim6673 Рік тому +1

      Oo Jin wado !!!!!😂😂

    • @hanihassan1766
      @hanihassan1766 Рік тому

      @@eveibrahim6673 qof cayaal waa wayn haysato oo suuqa inta soo istaagtay waxaa aragtay ku hadashay waa laga yaabaaa in ay balaaayo ku jirto marka 😁😁 in ay quraaan saaraaan ay ilaaweeen allaha noo xafido culumadeeena

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому

    Aniga waa sheegay been inay shegaysay daahir calaøsow markay lahayd shiikhii gabdhaha hawiye ayey soo kicisay kkk raali noqo shariifo lakiin ogow sheekh rusheeye ehelkiisa ayaanu nahay sida daahir aad u wacatay baan u soo kacnay waxa kaloo jirtay gabar abgaala shariifo la yiraahdo inay inabsatay waan sexan wayey meel ay igala qaaday qaan garan wayey sanado ka dib markaan ka sabray ay xitaa salada aøyey iga dhex geli jirtay habeen barkii hadaan so koco waan soo xusan jiray waan iska dhafay markaan dadkaø cafinayo ma ogyn waxan samaynayo marka nabka waa naar aduun

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 Рік тому +1

    Qof muslim ah hadad ka been sheegto ama aad marqatid been ah ad kufurto walahi intan aqiro lagaran ayaa adunnka loga jara qofka habar kana mar ukacaa jirto

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Рік тому

    Asc sh sobar qaldamikara maha???

  • @aminamuhamed7740
    @aminamuhamed7740 Рік тому +1

    🤮👍

  • @hamdibayo
    @hamdibayo Рік тому +1

    Habarka haqbu uleyahay wayo waxlaga gabsada ma ahan waa kali mesha ufurneyd ay

  • @zahrasaid1888
    @zahrasaid1888 Рік тому

    Inay soo shaac baxday rabtee na aamu dhe

  • @boladini7837
    @boladini7837 Рік тому

    Koley sabab baa jirta