GAME KA UGU QOSOLKA BADAN ADOO INDHAHA KAA XIRAN QAYAAS MEESHA LAGUGU XERAY DURBANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 кві 2024

КОМЕНТАРІ • 267

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 3 місяці тому +130

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @user-cb1rp4qm9i
      @user-cb1rp4qm9i 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-fp1mb5tl7d
      @user-fp1mb5tl7d 3 місяці тому

      haaa wllhi ❤❤ allah nal kulsiiyo xabiibkeen maalinta aakhiro maxamed scw scw

    • @shadiamohamedwarsame558
      @shadiamohamedwarsame558 3 місяці тому

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r 3 місяці тому +104

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 3 місяці тому +55

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😢❤😊

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +47

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 місяці тому +46

    Lucky girl Koko iO sundus Funny meel Ee jogan Qosol oo laga wye wan waye 😂😂

    • @QadroShiiqaxmed
      @QadroShiiqaxmed 3 місяці тому

      Haa walahi 😂kuwan qosolke igadhameeyeen

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 3 місяці тому +26

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @user-te3ls1co3y
    @user-te3ls1co3y 3 місяці тому +27

    M.a www San karab naa qali qosol wang koko buull ❤❤ horay usuco koko abyo

  • @user-gr6xy1jp2j
    @user-gr6xy1jp2j 3 місяці тому +9

    Ya muslim read everyday ayahtul kursi ❤❤❤❤ plz read and kussali nabii❤❤❤❤

  • @user-hk5rc2bo9f
    @user-hk5rc2bo9f 3 місяці тому +11

    Illhow nagadhig kuwii janada kukulma abyo koko amin

  • @Inacarale
    @Inacarale 3 місяці тому +5

    Walhi qosol dartiis wan dhiman garay koko wiilasha so samee pls funny waye😂😂😂😂😂

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid 3 місяці тому +10

    Inanta soomali ugu quruxda badan ee laga daba hadhayi koko bulle wall qali farxad ku nolowu markasta

  • @user-hg2fr8ux3y
    @user-hg2fr8ux3y 3 місяці тому +15

    Alla sundus qosol miidhan weye wlhie say usiconayso wax kasta iiga daran🤣🤣🤣

  • @Fadumo23
    @Fadumo23 3 місяці тому +5

    Koko adi iyo fuley nimo max nikla hesto😂😂 prat2 wiilasha soo qawo😊😊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +13

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤☝🏼❤️

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 3 місяці тому +1

    Sundus sifiicsn ulama dhaqantaan lkn ayada waa gabar qlbi wanaagsan runtii ❤

  • @user-cn3pb7jy9t
    @user-cn3pb7jy9t 3 місяці тому +28

    Team koko blue one like❤

  • @user-gr5qu7iw4n
    @user-gr5qu7iw4n 3 місяці тому +6

    Koko abaya dar ilaahay kuu jeclahy keep going sis

  • @Nuuradinio
    @Nuuradinio 3 місяці тому +6

    Alla manta koko lacagey dhigtay 😂❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 місяці тому +3

    Kowthar maalin walba isteel cusub waaleedahay amiiro haku koobiso waakaarabaa beetkaas

  • @user-gr6xy1jp2j
    @user-gr6xy1jp2j 3 місяці тому +3

    Ameen koko may Allah accept your dua❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkraanMohamed-xz8ow
    @IkraanMohamed-xz8ow 3 місяці тому +4

    Naa ideey bes kulahaa samiyo 😅

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 3 місяці тому +3

    Mardhow 500k my sister koko bulle bountifully ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 місяці тому +4

    wlhi cawa saan u qosl leeee alh idn xafido fhamaantiiin ❤❤❤❤❤❤ wlhi koko waan ku jeclhy ilhhy dartiii walbi❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 3 місяці тому +3

    Mansh allh koko kubabkaga mansha allh weye

  • @user-tk3nj7je1l
    @user-tk3nj7je1l 3 місяці тому +3

    Coming soon 500k 🎉🎉🎉insha allah ❤❤❤

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 3 місяці тому +42

    Habar kuma qure liketa ha ila dhafin😂

    • @cashosiciid4843
      @cashosiciid4843 3 місяці тому

      Jah mash allh ayaantan wxaa soo baxay dad dadka habaaraayo lkn adi si fiican u haday wana ku saaray ❤

    • @asiyanurdin2085
      @asiyanurdin2085 3 місяці тому

      Bro liketa way ku diidantahay😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 3 місяці тому

      @@cashosiciid4843 sharfa ledahy 🫶 habar lagu quro gabdhahena boqrotoyo wye

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 3 місяці тому

      @@asiyanurdin2085 ku celceli🤣

    • @sihaamqurux9867
      @sihaamqurux9867 3 місяці тому

      intana majogtiin tiktok idin kunace😂😳

  • @riwanaqalanjo5912
    @riwanaqalanjo5912 2 місяці тому

    koko waaxa ku soo saameeysaa ceyda iyo cumeer iyo iamke iyo hazazi ku soo saaweey abaayo ❤❤ mcnyy

  • @filsanabdi2046
    @filsanabdi2046 3 місяці тому +2

    Koko😂😂 iska jeclhy wlhi funny 😁

  • @SamiiraAraksan
    @SamiiraAraksan 3 місяці тому +8

    Asc koko

  • @rukiamaalim1953
    @rukiamaalim1953 3 місяці тому +5

    My love. My heart ♥ my queen 👑 is koko bulle ❤❤

  • @HalimoHali
    @HalimoHali 3 місяці тому +1

    Hhh😂😂😂 walhi an hada ku jirilha koko ayan malag kujidilhaa

  • @amalaweys8084
    @amalaweys8084 3 місяці тому +1

    koko darteed u soi galaa yutubka love you wallshay❤🎉

  • @capasalimxamed9573
    @capasalimxamed9573 3 місяці тому +4

    Sundus qosl iga dhamdy koko love you❤❤❤

  • @user-io8li6lh5f
    @user-io8li6lh5f 3 місяці тому +10

    koko wllhi wa iska ka jeclaHy keep goin sos😢❤🎉

  • @maxamedcabdiofficial4571
    @maxamedcabdiofficial4571 3 місяці тому +5

    Fist ahay loveta yan leyla dhaafin nacalaye😂

  • @AbdillahiAdan-bh1pv
    @AbdillahiAdan-bh1pv 3 місяці тому +1

    Félicitations🎉team koko Bulle 🎉 mashallah 500k🎉🎉❤🇩🇯🥰😘

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +2

    I can't waitt 500k subscribe congrats early koko 😢❤❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 місяці тому +1

    Coming soon 500k waxyar baaka dhiman 🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂waad gadhaysa insha allh❤ haa wiilasha prt222

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk 3 місяці тому +4

    AYyyy yees caawa ana ugu horeeyyo jah❤❤

  • @jamacahmed9399
    @jamacahmed9399 3 місяці тому +2

    koko weey ika qoslisey keep going

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 3 місяці тому

    Ala Sundus wa funny saankii u fadhistey gabdha kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcoabdullah-op9xn
    @nimcoabdullah-op9xn 3 місяці тому +3

    Baryahan koko Mario gaagaban ban bartay 🙏 cabyadaha ok ku thy ee xiro

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 3 місяці тому

      Ma ila aragtay horta dhar xumay laso baxday 🤨

  • @nimcoabdi6201
    @nimcoabdi6201 3 місяці тому +20

    Koko soo sa mee wiilasha ceyda, cumeer cadnan iyo hazazi soo samee plz abayo

  • @AmiiroInaabdi-ev7nt
    @AmiiroInaabdi-ev7nt 3 місяці тому +1

    Alla qosol u dhintay war no so badiya 😁😁

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 3 місяці тому +3

    queen koko is here😊🎉❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 місяці тому +1

    Koko bulle keep going sister

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab 3 місяці тому

    Coming soon 500k❤❤❤ inshallah 🎉🎉🎉🎉

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 3 місяці тому +2

    Kokodena ilahey nagama ka qariyo abyo argtidada wa jecelnehee 🎉❤😢

  • @yusraabdllahi7131
    @yusraabdllahi7131 3 місяці тому +1

    Kookoo abyo dar ilhey ban ku jeclhy ilhy haku xfdo xageyga boqorad baa iga thy walhi bllhi tllhi ad ban kuu taageera nolow inte nolol jirto💋❤️😫🫶

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire5121 3 місяці тому +6

    Wlhiy saa u Qaslayeey berka iiy xanuunay😅😅😅😅😅😅😢

  • @cuud_
    @cuud_ 3 місяці тому +2

    Lucky girl cawa sewaxtiri from asad😂😂😂❤

  • @RuweydoMohamed-zm5pz
    @RuweydoMohamed-zm5pz 3 місяці тому +3

    Sundus wuji cunug funny waye😮😅😂

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 3 місяці тому +5

    Guy's Kusaliya xabiibkena scw ❤

  • @user-ib6uo5hh8t
    @user-ib6uo5hh8t 3 місяці тому +3

    Koko 500k coming soon

  • @user-iw1vy3id8v
    @user-iw1vy3id8v 3 місяці тому +1

    Ala asan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 uqoslayay wan dalay samiya cadi bay uwarertay wlhi 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Mumino-wb5wu
      @Mumino-wb5wu 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Mumino-wb5wu
      @Mumino-wb5wu 3 місяці тому

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ns1oc7bh5h
    @user-ns1oc7bh5h 3 місяці тому +2

    Anaa ugu horeeye❤

  • @user-gi3ih7wn6g
    @user-gi3ih7wn6g 3 місяці тому

    Abayo koko xijab xidho wan barya waa astur naan wana wanag iyo sharaf

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 3 місяці тому +1

    Masha allha

  • @QadroShiiqaxmed
    @QadroShiiqaxmed 3 місяці тому

    Sundus qosolkee igadhamese see usocaneno le 😂😂😂😂 sundus koko amiira melekujuraan qosollagamawayaya

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 3 місяці тому +1

    Samiya cawa koko wad ka xarabyssten

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 3 місяці тому +2

    part 2 🥰 koko

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 3 місяці тому +15

    Inta sariirta cidlada ku ah waa Salaamay 😢😂😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 3 місяці тому

      Wligaa sarir le shegtaa🙄😏
      Wah🤣

    • @nehaaabdullahi
      @nehaaabdullahi 3 місяці тому

      𝑾𝒂𝒓 𝒘𝒂𝒌𝒂𝒂 𝒒𝒂𝒅𝒏𝒂𝒚😂😂

    • @Fahmacadil
      @Fahmacadil 3 місяці тому

      Wanka qadey😊

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 3 місяці тому +1

    Wiilasha soo sameee koko

  • @batuulohusain5637
    @batuulohusain5637 3 місяці тому

    Keep going queenteydaa ❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 3 місяці тому +1

    Koko iyo asxabteda team 27 waa salamatihiin🙌 xbbti waad mahadsantahay barnamijka aad nosoo diyarisey waan kahelney waxaa kaso sameysaa qeyb kale oo wilasha ah plz plz 👏 shugran xbbti🙏 haben wacan ❤

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 3 місяці тому

    Toootooooo ❤ m.a keep going 🎉❤

  • @Kokfun765
    @Kokfun765 3 місяці тому +5

    Team koko ❤❤😅

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 3 місяці тому +1

    Part2 waiting

  • @naciimocabaas7718
    @naciimocabaas7718 3 місяці тому +1

    Koko game qatr wye lkn qofka codkiina uu qiyasan karaaa u aaamusa adinka kliya 4ta dhinac hala is taago si markuu mel qaldan ugu socda loga soo celiyo un yaaala hdlin

  • @NAAJIGAMING-se9dd
    @NAAJIGAMING-se9dd 3 місяці тому +2

    Koko wan Ku salamy❤

  • @Ishaan336
    @Ishaan336 3 місяці тому +2

    500k maxaa ku heysatiin farxad dabaaldega waa sugila ahy

  • @user-mz2rm1nq2d
    @user-mz2rm1nq2d 3 місяці тому +1

    Queen Koko ❤❤❤

  • @user-yi9sp5nr2h
    @user-yi9sp5nr2h 2 місяці тому

    Koko next ceyda maclimow salah cumeer plz koko 😢😂

  • @1sheegou493
    @1sheegou493 3 місяці тому

    Reer malaysia waan idin wataa 🫡 team 27❤

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk 3 місяці тому +3

    Koko ilove you wllhi ❤❤

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 3 місяці тому

    Soo sameey qeybta wiilasha😊

  • @DulmarDucaale
    @DulmarDucaale 3 місяці тому

    Kkk sundus waa iga qoslisey

  • @user-pl1cu6zi9k
    @user-pl1cu6zi9k 3 місяці тому +1

    Sundus qosol igu dishey runtiii😂❤

  • @dhayibmaxamednuur9760
    @dhayibmaxamednuur9760 3 місяці тому

    Next wiilasha kaso dhig koko pls 🙏

  • @user-ce7up7rz4m
    @user-ce7up7rz4m 3 місяці тому +2

    Team koko wax yaraa inooga hadhay500k

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 3 місяці тому +1

    Kookoo bulle hye cwa gmka saa u qeyliyey wa la yaabay😂😂

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 місяці тому

    M.a koko kubabkaga caadi ma ah i like naag kubleh😷😷😷😜😜😜

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 3 місяці тому +1

    Ar sundus aa qosol igu dishey😂😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +1

    Weyboqiradan ila hada 5k ugarin😊😊😊my kokodeyda 🥰♥️❤️

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +1

    Adna maskinta wakanaxey meshey fadiso xa ugusodarey weyse koko😢😢😢

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 місяці тому +1

    Ita maan jiraaa mey bilowday amiira

  • @user-zv4yh1qj5t
    @user-zv4yh1qj5t 3 місяці тому +2

    time koko ❤❤

  • @deeqomaxamedcali5834
    @deeqomaxamedcali5834 3 місяці тому +2

    Sundus askari malagaarabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yussufabdi2133
    @yussufabdi2133 3 місяці тому +1

    Koko wan kusalamay walasha aad ban kutajeraa gamekan kusoceli

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 3 місяці тому +1

    sundus la dhaho samia mx dapa dhigay😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +1

    Sundus qosol ayey igu dishey

  • @CabdirabiMuxumad
    @CabdirabiMuxumad 3 місяці тому +1

    Koko abyo soobadi geemkaan

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 3 місяці тому +1

    aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @MiskiAbdulkadir-gj3cz
    @MiskiAbdulkadir-gj3cz 3 місяці тому

    M.a wuuwacanyahay 😮 wiilal io hablo kadhig ❤ please😊

  • @faadumoaxmed-er8qt
    @faadumoaxmed-er8qt 3 місяці тому +1

    Koko cayda kaso aarso prak abaayo plz❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammediprahim1776
    @mohammediprahim1776 3 місяці тому

    koko waxan ay soo xidhatay waaxay 😂😂

  • @WalashoodIntawalan-dr6xb
    @WalashoodIntawalan-dr6xb 3 місяці тому

    Sundus maviyo miyy ahaan jirty horta qosol badna😂😂

  • @J.A.A1
    @J.A.A1 3 місяці тому

    gamekan oo kale wuxuu ku fiicanyahay meel banaan ah. qofkuna uuna ka walwalayn inuu meel ku dhaco.
    Koko B

  • @blackfaster
    @blackfaster 3 місяці тому +1

    First comment ❤❤