Sidee shacabka Muqdisho uga falceliyeen xasuuqii Khawaariijka ay u geysteen Xeebta Liido.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 80

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому +8

    illahay Ha u Naxaristo inti dhimatay inta dhawaca ah illahay cafimad tam ah ha siyo insha Allah

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed Місяць тому +4

    Allaha ha unaxariisto inta dhimatay inta dhawaca ilahay😭😭😭😭😭😭 caafimad ha siiyo Amiin

  • @sudaysmohamed6381
    @sudaysmohamed6381 Місяць тому +8

    Somalia dhalinyarada kunool waxaan udiriyaa fariin waxa shacabkeena sidan ugalaya waa dad arxanlaawayaal ah oo dhiiga umadeena banaystay sida ugu dhakhsaha badan dhalinyaro dhulkiina difaacda dawlada kaliya haku halaynina waayo dawladu awood umalahan in ay qabato qof aan laogayn ama aan la aqoon fadlan qof walba oo kunool guud ahaan somalia waa iga fariin

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed Місяць тому +2

      Waxaadan ogeyn dhibka kale oo heysta dhalinta somaliyed aniga ayaa kuusheegaya waxaa jira in hadii dhalinyaradu is biirsato oo eey dhahaan anagaa iska celineyna in dowladu tiraa waxaa abuurmaya urur siyaasadeed oo labaacsado dhalin yaradii iyo xitaa culumadoodii ayadoo laga dhigayo wax aaney ahayn marka majirto meel looga fakanayaan jirin

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Місяць тому +3

    Anga waxaan layaabayaaa khawaarij baa sdan yeeshay dowlada ciidnka amnga aaway nimankan kor kma soo dagin iayaga ee waa dad isla shaqeya isla og waaye dhaha ummada llaha kaqabta kuwan shacbja dhamynaya iyo kuwa abaablaya iyo kuwa ufudeeya

  • @saalaxsheikhmohamedislaaws8521
    @saalaxsheikhmohamedislaaws8521 Місяць тому +4

    Meelaha maalaa yacniga ahi lootagayo halaga fogaado waana xadiis ogaada shacaboow. Inta dhimatay allaha unaxariisto inta dhaawacantayna allaha ubooga dhayo

    • @user-qx5si8df4y
      @user-qx5si8df4y Місяць тому +2

      dadku inay dhulkooda ku caweeyaan ma dambi ba nio

    • @loolan01
      @loolan01 Місяць тому +4

      @@user-qx5si8df4y sheekada cishaha ka dambaysa waa karaahiyo baa maqlay . lkn dambi maha waa iska soo baashaali karta kan dad ka xasuuqay wa khawarij

  • @يسلماحمدعبدالسيد
    @يسلماحمدعبدالسيد Місяць тому

    Ilaahoow jano ku aruurii inta shaahiid ku dhiimaatii yaraabi inta dhawaac cfimd deg deg alaahaa siyo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Місяць тому

    Ilaahey ha unaxariisto

  • @user-dp3mb1ww4g
    @user-dp3mb1ww4g Місяць тому +3

    Alha unaxariisto

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Місяць тому +2

    Dowlada ayaa leeysay shacabka Somalia taas ha ogaadaan waana wax lahubo

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Місяць тому

      Muqtaar Rooboow Taliye Shub Wasiir Madaxaa i furan kuwa booliska sheeganayo Shariif Biijoole iyo Xaarmaajo iyo Kufaarta Xalane joogtaa ka dambaysa

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 Місяць тому

      Sii loo hubiyo in falkaan uu yahay mid ay kasbadeen qof ama koox ajande leh oo faa'iido u leh xukuun oo ay ku kala qaybiyaan xeeladaha loo dhafiinta lahaashada qaybsananta shacaabka. Qof kasta sida asbaabuhu yahaay waa innu dhicbiyeyaa qoraalkasta fahfaahinkasta sheegesoo oo eedaynasoo daad, si loo marin habaabiineyo dadweynahaa-/shacabkaa fahamkood. Inkasta baa meshaan waxaa baa kasocodaa.

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 Місяць тому

      Nisada(sirdoonka dowlaada) waa in iil gaar eh lagu fiirishoo.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому +2

    Hoteelada magaalada muqdisho mid kasta dhowr mar la weeraaray dadka ku dhinta dan kama laha rinji iyo shamaado marmarina dirbiga risaasta iyo dhiiga kadib waala furaa kaalaya mar kale ku dhinta la yiraa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Місяць тому +2

    Maraykan Soomaali ka aarso ayuu isleeyahay lkn isagaa jabaya.

  • @Hamda-gd9oi
    @Hamda-gd9oi Місяць тому +1

    Khawariij waa macnahe walalayal

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Місяць тому +1

    Madaxdda waddanka hal kamida ilmihiisa waddanka ma joogaan, inteey shacabku taas ka fahmayaan tacsida IWM waa soconeyaa,

  • @MutaarJaamici-nb7ox
    @MutaarJaamici-nb7ox Місяць тому

    Allah unaxariisto

  • @Zakariayunis22-yc5rm
    @Zakariayunis22-yc5rm Місяць тому +1

    ❤❤❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Місяць тому +1

    Weligiinba iswaala Al-shayaadiin, wallee aniga diin iguma xukunaysaan saa adinkaaba diin ka dayacane.

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Місяць тому

    Kuwii ka badbaadayoow cibaadadiina ilaashada..oo illahay ka cabsada intaad awoodaan salaaduna yay naga tagin illahay baa na badbaadiyay 😢

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Місяць тому +1

    Alle haidn ka qabto wllo

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Місяць тому +1

    Naflacaari kullahaa😢😢

  • @kingkhaalidcirba4269
    @kingkhaalidcirba4269 Місяць тому +1

    Mashruuc uu idiin noqday daadinta dhiiga somalidan qalbiga kawada dhimatay o meel ee usocoto iyo meel ay kasocoba aqon wariye hanaga gadin mala yacni ku raxesta hantida dhiiga iyo dhulkaba lkn xaq soora joogo wana les xisaabin donaa taa ogada

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому +1

    Alshab wa Khawarij ad u xun o Yahud iyo galo u shaqeya wana in layska qabta o lo istaga sidi loga cirib tiri laha dalka wa Cadowga umada Somaliyed

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Місяць тому

    😢 " toogo oo u tacsiyee" waa hadal sax waayo waxaa dhacdey rag Askar ah oo kitaab ku dhaartey iney ummada badbaadiyaan oo haddana mushaar ku qaata baa qaraxyada iyo dilalka khaarijiska ah ka shaqeeyaa. Madaama taasi jirto weligeed ma dhaceyso in la helo ammaan iyo xasilooni.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🛌🛌🛌🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪WAY KU FARXEEEEN CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 HAJABO HADHACDO CADOWGA ITOOBYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹 CADOWGA SOOMALIYEED WAA KUWAAAAA

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @fali4527
    @fali4527 Місяць тому

    War waxe degan yibiin Jidka sodonka xafadaha ku yaal mursadaha aya degan ali dheere waradka was uf xalane ayu U sha qeya

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Місяць тому +1

    Nafla cari hade yihin sidan wax ma xasuqen

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Місяць тому

    Amniga si sax ah ha loo sugo❤😭😭

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m Місяць тому +2

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @sadaaqyusuf550
    @sadaaqyusuf550 Місяць тому

    Xaraajku(macnaa:-diilka xaad dhaaf) waa natiijada weyn ee lagaa leyahay iina ladhex abuuro qaybista daad raayid eh. xasiloonidarada siyaasadda qeybisiga la ifiyoo iyo awoodda uruur duub xaaqigiis.

  • @AbdalleKhayre
    @AbdalleKhayre Місяць тому +1

    Daaroodku markii ay xilka baneeyeen waxay bilaabeen iney laayaan dadka reer muqdisho iyagoo alshabaab iska dhigaaya si ay hassan sheikh u fashiliyaan 3dii nin ee xalay is qarxiyey laba ka mid ah daarood bey noqdeen😭😭😢 hala iska qabto somaliyey daaroodkan cuqdadaysan

    • @AliAbdirahman-gl4nf
      @AliAbdirahman-gl4nf Місяць тому +3

      Haha sxbow cafimad majira hè dhaqtarka kugu dhow tag ninyaho san nolal cafimad eh

  • @guleit89
    @guleit89 Місяць тому

    Nimanyahow dowladada sheganaya dad wax uqabta

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Місяць тому +1

    War gabalkeedi ma dhacin inta Ali dheer iyo nimanka jooga oo koonfur oo dhan laga nadiifiyo oo xamar guryah ayey ku jiraan ee qabta

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Місяць тому

      sax, dhamaan hogaamiyayaashooda waa in la dilo

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Місяць тому +1

    Cidanka qaar dilay ilen xabada ee is ka ridayan dadka sii dishay ee cidanka qeybta jag botiyada fadhiyo ee lacagta qatay

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Місяць тому

    Yahuuda iyo qawaarigta way wada shaqeystaan dadkan Soo shalay uma mudaaraadin ismaciil haniyaa

  • @fali4527
    @fali4527 Місяць тому

    Ali dheere karate iyo kiiy isaqa ahaay hargeso ka socarare waxe u shaqeyaan xalane hurdada ka kaca hubka iyaga siiyo mw wa u ogyahay

  • @goobegaras5710
    @goobegaras5710 Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-yx6ot8dm4j
    @user-yx6ot8dm4j Місяць тому

    gabalkeedu dhacay kulaha war raga iska dhiciya gabal dhacaye malehe wa kuwas gabalka oi dhacay dhalinta somaliyed xalay halageene
    malinksta tacsi iyo gabl ba dhacay xal noqon mayse

  • @Milicsiga
    @Milicsiga Місяць тому

    Dowlada lifata ee somalia ka jirto
    Ma dilo karto xita madaxda alshawab
    Shacabka xita ma daafici karto tan dowlad ma aha
    Ceebtan sidey isaga dhaqi

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Місяць тому +1

    Been yaa dadka loosheegin dowlada iyo shabaabka wey is ogyihiin in dalkan uu san dowlad fiican ka dhalan ayaa lagu heshiiyey

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8w Місяць тому

    Waxaad ku dartaan illaahoow dowladaan naka qabo iyo xalane iyo kuwa ku hawlan dabargoynta dhalinyarada soomaaliyeet

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Місяць тому

      Aun dhamaan xalane aan maqlaa markasto yaa ku jiro xalane waa garan lahay meel?

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Місяць тому

      Aun dhamaan xalane aan maqlaa markasto yaa ku jiro xalane waa garan lahay meel?

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Istusnimo iyo is lulid kuuma eka wariyoow ee saani u waran waxaad moodaa inuu world cup ka soo waramayo. Ilaahoow u naxariiso dadkaa masaakiinta ah

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    WAY GUUUUUL SANAYAAAN SHACABKA SOOMALIYEED WAAA KU WAAAA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹 WAY KU FARXEEEEN QARIXIII CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Місяць тому

    Kuwii Sacuudiga jeclaa hakutaagnaato.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому

    Dameer tv HG idinka dhexbaxdaye iska celiya

  • @fali4527
    @fali4527 Місяць тому

    Qawariijta gabalkood ma dhicin Ee guurgurto ha isku gayo inu dhameeyo ha Joojiyo sheekada Uu dhahayo dagaal aya adaya shabaab an sobabinaya War heedhe shabab wa inaad gaadid not inaad u siisheegtid War wey dhameyeen allow ka qawo dadkeen masakiinta ah Ali dheere Wuxu degan yahay masajidka shiikh ali suufu gadaal guryaha ku yaal jidka sodonk jidka warshadaha allow u naxriiso ina dhimate inta dhaawac ah n allow bogsiiy

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Місяць тому

    Adeer 😂 dib iska eeg waadiga geesiga iska dhigaayee

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Місяць тому

    Ninka lawareysanayo sow maaha neefkii dowlada Iyo dadka kofur kasoo caynayey shilimadka hargeysa ka qaato kasii hadii cilmi yahey walee cadalad dhimatey maxaa haklaha hgidir loo xirtey

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F Місяць тому

    SHACABKA MUQDISHO AYAGAA SHABAAB AH CAR WAAKAA YUHUUD WAY CAAYAAN CAR HA CAAYAAN HAKA BANAAN BAXAAN SHABAAB 😂

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 Місяць тому

    aqliga kugu jiro yaraa war aduu gabalkada dhacay oo dhiig lahayn intad makarafonka dhigto xili dhaxda add xirato lamajoogo ee dhalinyarada inta sohartay kici oo xalane guba oo kuwii amaanka shaqada kulaha guryaha ugu daata

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому

    Qarax siyaasadeed laamaha amniga calaamad su.aal saaran baabuur Qarax sida oo isgoosyadda ka gudba dhib la.aan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Місяць тому

    Maraykan iyo wahaabiyad ayey u adeegaan Al-shayaadiin.

  • @muraad243
    @muraad243 Місяць тому

    Sntv Ayadaaba Alshabab ahe .... meel uu c.rxman alcadala atoore kayahay 😂 ya maanta dad nadiif ah uu shacabka wareesanayo iska dhigayan 😂

  • @abdulqadirdheere
    @abdulqadirdheere Місяць тому

    war naga tak wariye umaba ekid ee runtanah maba shektaan

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Місяць тому

    Kooxda naf lacaari ku lahaa😂 wajigaaga maxaad u qarisay hadii wariyo geesi ah tahay

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Місяць тому

    Qawariija gabalkooda dacay kulah abahaas dhiiga shacabka lacag ku raadsanayo , maxu galabkooda dhacay shacabkii dileen iyaga gacan sareeyan mashruuc yadooda uu hir galay dee dowlada fashil ku tahay

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 Місяць тому +1

    Dad muslimiin dhab ah oo diintooda ku dhaqma Allaha naga dhigo

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 Місяць тому

      Hada ma nihin so mahan waxad wada shekada khawaarij ta😎

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 Місяць тому

    Beenale intee gabalkooda ka dhacey waa tan falkii uga weynaa sameeyeen

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Місяць тому

    argagixisa.barlamka aya lo.fadhiys marqaati ma donto.waye shalay dad Aya u qaylinayay dilka ismaacil hanyi.shacabka.soomaali.la.layay.ka.tacsiyeen.o.dhowr.talaabo.u.jirto.lagu.xasuuqay

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf Місяць тому

    Warbahinta mooriyaanta

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Місяць тому

    Kani wariye miyaaaa mise waaa uu oooynaaya
    Hassan dalxaraaashe baaa ka danbeeeeyey tuug mooryaaan weyaaasna

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 Місяць тому

    Dowlad matahiin tuugo moryan xilka iska warejiyay al cadala oo qainu wadan ah bad ushageysan Tugo is aruursaday

  • @user-vc1pp9bx9y
    @user-vc1pp9bx9y Місяць тому +2

    Dawladu dedaal dheer ayay ku jirtaa ilaahayna haynaga qabto cadowga