Maasha allah sxb waxa tahay nin il bax ah oo fikir wanaagsan la yimid maasha allaha ustaad ducaale aad iyo aad ayankugu hambal yeynaynaa fikirkaaga saliimka ah
you prolly dont care but if you guys are bored like me atm you can stream all the latest series on instaflixxer. Have been binge watching with my brother recently xD
Macalin wan ku salaamay waxan rabaa inan barto gaari geer ok waxana rabaa inaan bishan shanteda bilaabo hadii alle idmo numberkaga qaaska ii sheeg si aan whatsappka kaala soo xiriiro
Ardayga saxda ah waa kan su aasha badan marka ustaad ado raaliya waxa dhahday kan shidaalka kalajara marku kaa go ilaa dabaqaas wakutagikartaa ok marka asiga mawaxa isticmala marka ee shidal dartiis udanto mase ayadoo socota wa la isticmalikaraa
kan macalinimo shaqa kumalahan waa reer miyi war hadalka badan soo gaabi eee casharka gal muxu ahaa waxaan ma wuxuu moodaa inuu farmaja daawanayo muxu ugu cel celinaa 1 hadal
Maasha allah sxb waxa tahay nin il bax ah oo fikir wanaagsan la yimid maasha allaha ustaad ducaale aad iyo aad ayankugu hambal yeynaynaa fikirkaaga saliimka ah
Shukran wll
@@DucoMediaxagee lagaa helaaa wll
Fiiri macalin ani mooto kaligeey aan waday bajaj hadana waxa kabartay inee marsho kujirto iyo inkale mahadsanid teacher
Masha,Allah macalin wanagsen dagmadey Jogta mclin
Tanks macalin
Macalin anigu sidakale waanka xaynkaraa lkn lugaha markaan is dhho saaro yay ila dhacaysaa
Macalin iga caawi halkaas
masha allah wllhi sidaanaaba ku bartay runti
M.a
Macha allah Guleyso ustaad
Maasha alaaah macalin horey u soco si aan kaaga faidno
Ok shukaran
thanks pro
Mahadsanid zxp
Sxb school furo dhalin yarta lagu baro wadista gawaarida iyo sharciyada wadooyinka
Macalin waan kuwataa
Mahadsanid
Aboowe fiiri mar kii gadaal loocelinayu ma culees baa
Macalin inaa barto
Waa lagu baraa
Farinsonka mxaa kawada
Masha Allah
Shukran
Iyo macalinkiisa
Welcome pleace bro
Keep going pro 😜
Shukran sxb
Waxwalba inlabarto waalobahanyahay
Ana wan rajeynayaa
wxa thy nin ummada udaneenaya sidey ku horamilaheyd wa mahadsanthy runti waa casharo aad uxiiso bdn casharada aad channelka soo gelisy m.a
Fekon celis nadiif ah$300 maku helaa
Sxb waa u baahnaa meeqa weeye lacagteedu
From tiktok
So dhawow duco media
Keep going
Ok
Laakin feekom aan ka cabsi qabaa
Keep goinng
Mahada sanit sxb ku so dhawow duco media
Sxb hdii aan kuu imado ma ibaresaa mise sidaan onlenka ayaad dadka kubartaa
Keep going my pro
Ok
you prolly dont care but if you guys are bored like me atm you can stream all the latest series on instaflixxer. Have been binge watching with my brother recently xD
Ok
Wll wan ubahanahee inte laga helaa wlllw
Halkaan oo ah Duco media
Intee waaye uustaadi meeshaani
Daara salaam
Ustadi bajaj raba ina barto xage kala so xariiraa adigo mahadsan
615992760
Asalamu caleykum magaceydu wa idris ducale wxaan jooga magala wajer-Kenya, waxankuxirinahy channel ka #Ducomedia aad iyo aad anugufaideeysti channelkan waxnnakabarti wax badan, marka Andaawdi cashirida Damaan Hori aankawati mortada o Hada wanwata,
Aadbu umahdsanyahy maacalinka
Shukran wll so dhawo marka xigta aniga magaceyga waa ducaale abahaa ayaan sami nahay wlhi
@@DucoMedia shukran Wll cashira Deeraad ah ankasugeeyna insh Allah,
الله يحفظك من كل سوء
AMIIN WLL
Wwww
Masha Allah mcln fcn
M.s
Shukaran
Casharka homeyga nogaceli
Wall xagee jogtaa
Mogadishu mise?
Muqdisho
@@DucoMedia muqdishu dhankee
Haaa muqdisho ayaan jogaa
Hilwaaa
Naaji
Intee wye xaruntaada aan imade
Wwwww
Ddddd
Walal halkee jogtaa.muqdisho miyaa mise gobol jb
Muqdisho
Macalin wan ku salaamay waxan rabaa inan barto gaari geer ok waxana rabaa inaan bishan shanteda bilaabo hadii alle idmo numberkaga qaaska ii sheeg si aan whatsappka kaala soo xiriiro
+252615992760/+252618992760
Ardayga saxda ah waa kan su aasha badan marka ustaad ado raaliya waxa dhahday kan shidaalka kalajara marku kaa go ilaa dabaqaas wakutagikartaa ok marka asiga mawaxa isticmala marka ee shidal dartiis udanto mase ayadoo socota wa la isticmalikaraa
Maya kaliya marka oow shidalka kaa go lee la is ticmalaa
kan macalinimo shaqa kumalahan waa reer miyi
war hadalka badan soo gaabi eee casharka gal muxu ahaa waxaan
ma wuxuu moodaa inuu farmaja daawanayo muxu ugu cel celinaa 1 hadal
Sxp ninka dhiiri gali hadalkiisa waa loo baahan yahee
M.a
Shukran
Keep going
Ok
M.a