ISBAR BAR DHIG MOTO FEYKON MAXEY KU XUN TAHAY MAXEY SA KU FIICAN TAHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @zakariyecali8474
    @zakariyecali8474 6 місяців тому +1

    Macalin Kwrn yamaha taas ayaan wadanaa

  • @baalcade936
    @baalcade936 2 роки тому +1

    Uztad mahdsnid

  • @lileasy7466
    @lileasy7466 8 місяців тому +1

    Macalinka Hada wadanka waa amni Mooto fekon Madiino xita waaku aadi karta

  • @engdirshe8135
    @engdirshe8135 2 роки тому +1

    M.a ustaad ad ayaa u mahadsantahy jazaakallah

  • @canshuurmuuse214
    @canshuurmuuse214 2 роки тому +3

    Nio saxibo waxan raba inaan gato moto fekon celis nadiif ah ee 400 ama 500 ma lagu hela

    • @ridwaanhassan9571
      @ridwaanhassan9571 10 місяців тому

      Sxbow ma gadatay anigana inaan gataa rabaa

    • @toosane1
      @toosane1 4 місяці тому

      ​@@ridwaanhassan9571sxbow magadatay aniga xitaa waan ubaahnaa

  • @samewade1185
    @samewade1185 2 роки тому +2

    Macalin waan ku salamay waanad mahad santahay waxad iisheegtaa magaaceda Motoda , loo gu talo galay Rafka ama bacaadka Marka Somalia la joogo thanks

  • @maxamedqays7896
    @maxamedqays7896 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @M_e93
    @M_e93 Рік тому +1

    Maxa ficaan feykonta fm mya mssa GP ??

  • @عبدألنافععبدألقادر

    Ustaad kasoo hadal mootada lagu magacaabo RX150 oo xiliyadaan dambe isticmaalkeedu wadanku kusoo badanaayay inaam soo iibsado baan rabay adoo mahadsan

    • @DucoMedia
      @DucoMedia  2 роки тому

      Ok lkn siwirkeeda ii so dir lanbarkaan 615993760

    • @DucoMedia
      @DucoMedia  2 роки тому

      615992760

    • @lafaHore
      @lafaHore 2 роки тому

      @@DucoMedia haa ustaad mootadaa kasoo hadal magaceeda waxaa la dhahaa znenRx150 waana mooto sheelaro ah magaalka ayaantaan kusoo badaneysa

  • @maxamedqays7896
    @maxamedqays7896 2 роки тому +1

    No sobadi

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 2 роки тому

    Moto fekon celis ah nadiif ah 3 boqol dolar malaga helaa