RASMI RAYS, QUEEN MUSTALIIFA & QAARKALOO BADANOO QASQASKA QURMAY QASAAYA KAANKARO YEEY IDINKU RIDIN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 142

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +11

    ua-cam.com/video/kG4VEjgVJRs/v-deo.html
    KUSOO DHAWAADA CHANNELKEEYGA KALLE, CAAFIMAADKA AYAAN UGA HADLAA FADLAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    wacyigalisoy wacsney weynaherd jeceley waaxidked caabudaay waslid ducadiis qabtoy wasyeel iyo dhalasn urooney waligaa weyne wehelki ahaw aamiin🤲🤲❤💖💋💘🥰💞💙💚💞💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜🇸🇴

  • @ummmuhammad9727
    @ummmuhammad9727 3 місяці тому +1

    This is so important matter thank you sister

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 3 місяці тому +18

    😭😭😭subxanallah.illahay umada haka qabto dumarka sunta walaaqaya😡😡kuwa sunta walaaqaya waxa ka daran kuwa ka ibsanaaya oo caafimadkooda dhawacaya😭😭 thanks naciima nuurka👏👏👏💙🇸🇴💙❤️🌹❤️well said.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +4

      Mahadsanid walaal!

    • @ruqiyaherow2454
      @ruqiyaherow2454 3 місяці тому +1

      Asc naima wakusalamay adiga iyo family walasheey isoo ducee muraad ayaan leeyahy thanks sis

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +2

      @@ruqiyaherow2454
      Walaal muraadkaada Allaha kuu sahlo, adigana Allaha bari salaatuleelka tuko!

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 3 місяці тому +1

      👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏mashallah tabarakalah abayoy hajojini arintan wacyi galinta ah bishiba 3 mar kasohadal melkasto halagu shergareyo dumarka somaliyed wey babaen wlhi ad aya ogufarxay arinkan ad kasohadashay xita jirkoda wey uran wlhi oo bilahi ana arkay gawar habaryartey aya iscadeyso sidi hilib kubtay camal aye uu urta wana gawar nadafad bada lkn hilibkeda aya uro dala cadar ah aye borsada kuwadata qolka ey kujirto Malagali karo berka aya kuxanuna 🥺 nin darti aye maqarka iskaga digen yahu

    • @mamamuslim1003
      @mamamuslim1003 3 місяці тому

      waxaaba kadaran abaayo reer miyigiina waala gaarsiiyo lagu halaagay

  • @haa8793
    @haa8793 3 місяці тому +2

    Walaaley kuqeyli o dheh iskuma kalsoonidiin shakhsiyadana malihidiin

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn 3 місяці тому

    Maansha allaha barakilahu fiiki ❤

  • @yunnaali3117
    @yunnaali3117 3 місяці тому +6

    جزاك الله أختي ،قال رسول الله (ص.ع.و) من رأي منكم منكرا فليغيره بيده فإن لم يستطع فبلسانه ،فأن لم يستطع فبقلبه ودالك أضعف الإيمان)).😢😢😢

  • @amal8631
    @amal8631 3 місяці тому +4

    Manshallah, thank you for creating awareness about this problematic issue.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +6

    Subxanalah waxa laha qada skin cancer waa la huna Somalia naago joogo lugaha gacmaha biya galay maqarka xanun ka qaden jahilnimo😡

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +5

    Ceebta a igu daran dadka ay tusayan waxay qasayan subxanllh subxanllh yaab waa jaahin illahy haka qaabto umada corokoda ur qashin

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 3 місяці тому

    Mansha allaah wacyigelinta in alle kusohanuuniyo horey usoco❤

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 3 місяці тому +1

    Yaaa Allaha😢

  • @sunshinef4679
    @sunshinef4679 3 місяці тому +4

    Walashay ilaahay haku sharfo. Aad iyo aad ayaa ugu riyaaqay warkaada wanaagsan! RN ayan ahay, waxbadana ka fahasan chemicals kaan gabdhaheena iyo wilasheena loo qooshaayo! Dad aan wax qorin, aqrin, chemistry aan waxba ka aqoon hadana rabaan in ey dhahaan creams ayaa idin samenay wax tar leh. Wallahi waa ka xumahay dadkeyga somali jahligooda meeshu marayo! Ilaaaaahow na samata bixi!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Mahadsanid walaal!

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 3 місяці тому +1

      Chemical engineer isku badaleen 😂 😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому

      Its fashion now young girls start bleaching themselves when they get their period becus they believe they are grown adults who can make their own decisions

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +11

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @deqanasir219
    @deqanasir219 3 місяці тому

    Naima walashee moduc fican so qadate daka u bahan in logique digo qatarta ledahay qasqaska thanks❤️❤️🎉 abaayo

  • @IamserialdesignationN
    @IamserialdesignationN 3 місяці тому

    Masha Allah thank you for talking about this. Ha jooojin ka kahalkoda reero iscadays

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 місяці тому +3

    Waa sax

  • @haa8793
    @haa8793 3 місяці тому +1

    Subxaanalaah malin waxaan kukulanay nin iyo naag re mombaased ah runti waana dad aad soomalida uneceb waxba kama qaadayan laakin wexey nugu xamanaayen qasqaska waa mangaab nimo waa kalsooni laan

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 3 місяці тому +3

    Ascw wrwb abaayo macan ilaaheyha haku xafdiyo

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 3 місяці тому +9

    Subaxanallah waxaan baafafka lagu qasaa ma qasqaskii baa allow naga qabo alla gabdhahaan ummadda halaga qabto walaahi cudur ayey faafini hayaan

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +3

      Waxaan arki jiray sabta markii laqabo caano geel baaldiyaal lugu qaso Manta waxaan aragnaa hali baafafa lugu qasaayo lkn naagkastoo waxaa isticmaasha ayadaa ka shalayn

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +3

      @@afnaanmohamed9765
      Ayaga weey is neceen wexeey halaagayaan bulshada!

  • @UmuMaxamed-hw2ly
    @UmuMaxamed-hw2ly 3 місяці тому +2

    Mamo guuleyso oo waligaab haliicen

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 місяці тому

    Asc waaku salaamay naciimooy ayaantaan waa mashquulay khayr iyo barwaaqo iyo bash bash baa idiin rajaynayaa waa loo baahan yahay gabdho adoo kalaa oo gabdhaha wax fahmaya wax usheega.

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 3 місяці тому +1

    Bismilaahirax maani raxiim umada Allaah ha ugargaaro

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 3 місяці тому +4

    Subaxanallah cajiin miyey qasyaan 😢😢 allow ka qabo umada kuwan iyo kuwa la midaba

  • @sucaadoaxmed59
    @sucaadoaxmed59 3 місяці тому +6

    Waxan Ku qoslay markay isbitalka tagan iskuma eko dhaqtarkii ayaabo yaabayo wallahi subxanallah

  • @syo9329
    @syo9329 3 місяці тому +5

    اللهم كفناشرهن ما أصاب من مصيبة إلا باكسبت إيديكم ولا حول ولاقوة الابالله

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 3 місяці тому

    Asc merci beaucoup ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 3 місяці тому +4

    Ware dumarki cusbitalad ka buxan walhi vwadna xanun laga heley illahow bad badi gandhahen somaliy warshad ma qabne warshada aan heysano waa dumarka gesiyal noo dhale yaa cadowaga Naga difaca

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 місяці тому

    Toofiiqda Alaah nawaafaji

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 3 місяці тому +1

    Asalamucaleykum sister thanks this video is great I am wondering the people who are buying this product are they aware who is making. It's hell subxanala.

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 місяці тому +5

    Mashallah habiibti wa runta illaahay a ku barakeyo

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 3 місяці тому

    لا حول ولا قوه الا بالله

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 місяці тому

    Subxanalla Allow nabadbadi ❤❤❤👍

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 місяці тому +1

    😢😢waa naxdin war maxa dawlad katihiin bulashada somliyeen waa wada sumysanyhiin gacmo shisheeye intan lagaarin gacmaheeniii isku toooooooganay😢😢😢😢😢😢😭😭😭☠☠⛔🚫🚫🚫

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Walaahay waa halaag weeye somaliya usoo hoyatey nagahaas waxlaga qabto dayuusta sunta

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 місяці тому +1

    Absolutely qof jaahila oo isagiba daayacan sun u soo qasay qofki ka raadsanayo isaga ka sii liita

  • @Najmamo-g6s
    @Najmamo-g6s 3 місяці тому +2

    Asc wan ku salamay habo nimco wa runta wa wax la wayay qof ka hadlo o ku dhirato nagaha xaqa allah tuso waxan lacag badan bay ka sameyan e waxa ka qaldan dadka u tagayo o ka gadanayo haddi ay wayi la hayen waxkale bay bilabi la hayen

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 3 місяці тому +1

    Gaal cadalada mayaqano Nacimay Nin 50 qof halmar diley baa xabis lageliya hadhowna lagso fasaxa xabsiga gaal ba cadalad yaqano marki ladaaho wan yabaa wayo dhaldhalaka lasiyey cadalad ee adunka bes baa ilahi dhaldhalalka kusinaya akhirana waxba kumalahan ilahi sarirohoda ayu dahab uga dhigi laha lakin muslimka aya kufitnobilaha subhanallah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +2

      Dhulalka Islamka oo Somaaliya koow katahay 50ka sanaba lama xero, Ninkii dadka dilay ayaa lasiideeyaa kadibna qof kalle oo miskiin ah booskiisa lagu badalaa oo caruurtiisa agoon laga dhiga, meesha kii wax dilay uu XARAGOONAYO GUURSANAYO DIBADANAHANA UU WAREEGAYO. DIINTEE AAMINSAN YIHIIN KUWAAS??

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 3 місяці тому

    Waan ku salaamay naciia 😂wiilasha waa in ay yiraardan gabdho cad cad ah marabno si ay u yaraato in leys cadeeyo😂

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 3 місяці тому +3

    Mashallah, that's true.👏👏👏

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn 3 місяці тому +2

    Asc nima jazakallah kher nagaheen hadaan lays kaqaban umada wallahi khatar ayaa lagu sugan yahay 😢 nima walal ay arinkaan inbadan kasohadl umadeena waxay maanta wax ka ibsadaan. Inta badan dadkan waxmagaratadade ah walhi waa runtaa waa nago uwashay nin oon kasoni laheen because markaa aburkii Allah badalaysid ama aad kacararaysid wax anad aheen iskadhigaysid kuli waxay war kadhidhiteen hormarkay laga xunyahay yaa huu cadan adan lahee oo naftada ku qamaartay ilmah xataa walamariyaa silodhaho ilma cadcaday dhashay ileen iyaad cade hhhhhhhhhhh waxaan aqaana nago madoobaa oon karan waayay waayo kadib saynoqdeen waxaa lagu dhihi namaa isndhaqdid nagi waa gacan kuhayne walahi nacima kuligood waa dad aan aqoon laheen oo nolasha kufashilmay thank dear naim

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 3 місяці тому +1

    Waa run keenyo waa lugubabay😅😅😅😅😅

  • @11naa44
    @11naa44 3 місяці тому +2

    Kuli wxa tiktok ga caan ka ah wey gadaan qasqas

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 3 місяці тому

    Xasbunallaah waxan aad moodo inay Sab walaaqayaan Qof miyaa Jidhkiisa marinaya ,
    Waxan haystaa Midabka Soomaalidu dhahaan Madoowga waanan jecelahay weligay Dawo ma tijaabin

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 місяці тому +2

    Subxanalhi walhi wn layaba markan arku naga waxa bartaye markeye naga an waxa baran dhaheso abayo maxa uruun wajiga gadgago ah

  • @UgbaadAbdihakem
    @UgbaadAbdihakem 3 місяці тому

    Nicimo khyr alle hak siiyo

  • @ridhwanadam1103
    @ridhwanadam1103 3 місяці тому

    100%

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +2

    Ramadaankii baa intaasoo kuntuneer oo bur dhacay wadankena la keenay calooshii iyo maqaarkii iyo maskaxdiiba wadankena waa loo tashtay

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 3 місяці тому

    بلاستيك نفسه يجيب المشكله

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 місяці тому +1

    Dowladda hawsheedi gabtay, inay dumarkan sunta walaqooya inay jailka wada dhigan ahayd .

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 місяці тому +1

    Hoolaa taalaa waa halqabsi aad i weyn Walee howl weyn baa taalo naagahaan in la report gareeyo waaye umaddii waa bi'iyeen intii ay kalsooni darradu heysay ayey ka faaiideysteen markasey caafimaad iyo lacagba seejiyeen kuwaan iimaanka Allaha galiyo .

  • @اااتا-و5ي
    @اااتا-و5ي 3 місяці тому +2

    سبحان الله ايش هاذول لي يعملو مرض نفسي كيف يحطون جراثيم دا علي جسمهم يارب نجينا من مصايب الدنيا

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому +1

    Masaakiin waaye jahliga ayaa biyo dhigtay😢

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 місяці тому +2

    Sax ka banan baxa suntan maqaarka lagu dilayo

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂waa shuuro cad io shuuro cas waaba la walaaqayaaa waligay tanoo kale

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +4

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ku jecliya misssss u❤ subxanllh subxanllh yaab umada cuudur aye waadan subxanllh waligay wax la qasay ma gadanin acdubilh yaab

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +1

    Aduunyo waxaan joognaa sun baafaf lugu qasaayo lugukala tartamaayo tii gadataaba tu kale ugu faanayso oo midabkii rabi noo dhaliyey uu noqday caay

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 3 місяці тому

    Waa naga warersan

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 місяці тому

    Waa ayaan daro in waqtigaan 2024 cudu lagato

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 3 місяці тому +1

    Halis weyn waaye😢

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 3 місяці тому +1

    Thank u for talking about this because we need this because people buy that is not good for people. 😢😢😢😢😢😢 is sad

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 3 місяці тому +1

    Yaaab badanaaaa maxaawaaaye seee uqasaayaaan shamiiito miyaaa teedakale kalar ilaaaah abuuuray ayeeey badalaayaan bes waaye haday ar kaan kuwa gato weeeba nacaaayaaan uf😂😂😂😂

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 3 місяці тому +1

    Somalia dowlad baa ka jirta, markaas dowladu xeer ha kaso sarto dawada laysku wadeyo.

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 3 місяці тому

    Naag cad ilmo madoow wadata waa ceeb isku xishooda oo ilahey ka baqa bisinkah.

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 3 місяці тому

    Cream yada wixi la arkoba walaysku dardaraya wixi la arko ba marka ilahay aya umaqan dadka anu waxba garan wayey 100 cream aya lasyku qasyaa oo aqoon an lolahaym

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 місяці тому +1

    Walahi oo bilahi gabar adeer keey dhalay ayaa marsatay weyna ku dhimatay, gabadhaas hoyadeed ma ey san heysan gabar kale ayada oo keli ah ayay kahey satahay gabdho,ee dad yahow isku badnaada😎

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 3 місяці тому

    😂😂😂 naciima ilahay dartiis aan ku jeclay walahi

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 3 місяці тому +1

    Dee kuwa iibsanayaayi miyey caqli daranyihiin

  • @leylaabdi9044
    @leylaabdi9044 3 місяці тому +4

    Waliga xaqa ha kagaba walashen allah kugugarasiin 👌

  • @ilovemyf
    @ilovemyf 3 місяці тому +7

    Waxan waa wax aad looga xumado naag aan waliged school tagin oo qorin aqrinina intay boomatada boogaha lagu dhayo iyo kalar timaha biyihisa ayey isugu qasan waxas ay dabanaya. 3 days unbau ku hayan. Waxan waxaa bilowday Ayaan dhalad. Waana waasheen

  • @fatimadagan2492
    @fatimadagan2492 3 місяці тому +1

    Doqon iyo habeena madoow eewax nogagataan kuwas

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 3 місяці тому

    Xasbunalaha wanicmal wakil wlhi wey udamatay nagahan jirkoda waxa marinayo wan kufarxay nicimoy marka kasohadashay arintan hakahari hana jojin wacyi galintan bishi 3 mar kasohadal hade kusurta gasho hana lasher gareyo si ey mel fog ugarto xita dadka marsado kimikadan jirkoda wey uran sidi hilib kubtay camal aye uu uran anaa arkay gabda marsado oo agtoda lafadisan karin ilahay haka madobeyo lkn dowlada aya masul kaeh dadkan waxa ey samenayan albabada halaiskugu dufto nicimo abayo good job keep going ila janatul firdowsa 🥰

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 3 місяці тому +1

    Gacan cada naagta wax walaaqe kkk waxad mooda in dhiigiba lagamiirtay caadanka xitaa saas umacada

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 3 місяці тому +1

    Maasha allah ❤ ❤❤. Codkaaga allaha kubarakeeyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому +1

    Scw scwscw scw

  • @whome4851
    @whome4851 3 місяці тому +1

    Oo maba ogeyn in "qudde" 🪵 🥄 uun loo bahanyahay in kareem lasameeyo. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @saharaismail4315
    @saharaismail4315 3 місяці тому +1

    Jazakallaahu qeyran

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 3 місяці тому +2

    Scw wan kusalamey nacima walal ..waqti hore waxa hos lo xaman jirey gabadha iscadeya hadana hhh doqon iyo haben ba madow bey dhahan ..mana oga si dhab ah dhibatadey leedahay arrintan lkn ani waxan oran laha wacyi galin aad uweyn balaraba wayo bulshadu kumaqancayan dukaamo laxiray o kaliya ee waxa lobahan yahay fahanka ama dararka ama cawaqibta uu leeyahay dawoyinkaan ..wayo xata dawoyin waxa layiri logutalagalay xanunada qabowga ee feeraha kudhaca ayey qaatan si ay uburtaan mana buurtaane bac la afuufay bey u ekadan hhh ...aad bad ugu mahadsantahay video gan wacyi galintana tv yada qaar ba ficneyd in decomantry film ay kasameyan waa arin aad masiba u ah tunti 🙏🙏🙏

  • @anabbile386
    @anabbile386 3 місяці тому +3

    Subxanaallah 😢

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому +1

    Wcs wrb

  • @11naa44
    @11naa44 3 місяці тому +1

    Abdinasir Sola xanunka laga qaado qasqaska ayu so helay wxa na la dhaha Cummings Syndrome hadhow na skin cancer isu bedela sido kale beerka iyo kelyaha aya dhawacma sameyn weyn ayu ku yeesha

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +2

      Hortiisaa layaqaanay, wuu soo maqlay dheh wuu soo helay hadhihinee, Sola dhaqtar miyaa? Waa wariye, dheh wuxuu soo maqlay ee hadhihin wuxuu soo helay!!

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤🎉

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 місяці тому +2

    💯 facts, wa wax laga naxo,

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 3 місяці тому

    Maansha allh naciima camal alaha noo so badiyo waa qof qaali ah ilaahay hanoo xifdiyo naciima 😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 3 місяці тому

    Subxnallh😢

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 3 місяці тому

    Galkacayo baan ku arkay baldiga dharka lagudhaqo oo taqaqaya markaas baan dhahay intee gada inta ugu yar o 5 qado dhan wa 2 dollar waxa iska qasayay wa wil yar

  • @_Koto
    @_Koto 3 місяці тому

    The number of men the person marries, how many kids she will have, and the time of his death. It is already written

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 3 місяці тому +1

    Walahay kuwan hadan dadka laga qabanin cuduro halis ah oo aan dawo lahayn baa wadankii loo dhaman doona Nairobi ayaan tagay laba bilod ayan joogay jirka dimarka cabsi cabsi ayaa kaa qabanaysa wayna isugu faanayan waxas wayba la fiicantahay

  • @aishaahmed583
    @aishaahmed583 3 місяці тому +1

    Naima aniga aya arkay dhowr bil kahor mar an Kenya jogay ayan arkayy mama kolor qurxon o madow leh an kudhahay clourkena aya ledahy waxey igu jawabtay adinaka wa wada cadihin adi len ka arkay qof madow ee magala maka iman miyaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Haa weeyba kula yaabayaan!

    • @aishaahmed583
      @aishaahmed583 3 місяці тому

      Haa walahi waxeyba tagan tahay dadkina wax bey is mariyan ee adiga meel badiya ma ka imatay marka dadki adunka wey nala yabanyahin dad midabkodi ka guray ban noqonay ee masha kasii wad wacyiyalintaa allah ka abal mariyo abayo jilka so koraya ayey wax badan ka badalee

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 3 місяці тому

    M.a👍👍👍

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 місяці тому +3

    Shaqo kale allaha u sahlo waxan shaqo maaha aniga waaba kabaqaya waxas horteyda lagu qasaayo isku qanacsanaada

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 3 місяці тому

    Side u walaqayanaba igudaran zab ine karinayan cml taaskalena qalabki dhismaha eso qadatay salamaad wlh waba xishonayan 😮😊

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 місяці тому +1

    Mashallah Mashallah abayo good 👍 👏 🙌

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому +2

    Chemicals aaqoon ulahey biochemistry ah ayey iskudareen

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh 3 місяці тому

    Subxanallah oo waxan miyaa wixii cagadaha qurqurxan kujiray😳😳 xaram calek. Dadka gadanayo aa kadaran.

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 3 місяці тому

    ❤❤❤❤😊

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому

    Dad aqoon iyo qibrad uleh ma ahan kimikadan ay isku qasayaan umada ayey ku haligayaan ayagoo fiirsanayo lacag siday uga tabci lahayeen waxaa laga qaadaa cancerka maqaarka ku dhaco

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 3 місяці тому +1

    Mundul gubtay mundul gubtay kama noxo xata waxba ma dhalan qaarkod

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 місяці тому +2

    Mida sibrirka guryaha lamriyo wax ueg ewalaqee yaap alha soomli soohadeeyo dal baoow yaa kuleh maqlijire

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 місяці тому

    Argagaxisadii waay noocyo bateen
    Argag qabuuro fagoowga
    argag kimikada sameysa
    argag qarxiska
    argag geelkii oo isagoonool lugaha lag boqmogoonay
    Subsanala
    Dalkii iyo daadkii oo ladulmiyo horan uogeyne
    Had qabuurihii iyo xoolihii la cunayey baa sixun loola dhaqmayaa