Maxaad kala Socotaa Wadahadalada Maamulada Somaliland Iyo Khaatumo State.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 57

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 10 днів тому +5

    Anoo dhagaysan dhamaan
    waxa loo baahan yahay labo maamul oo daris ah oo nabad ku wada jooga gobolada waqoyi

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 9 днів тому +1

    Thnk you Axmed Yasin Garad Kulmiye wuxu ka aminsan yahay kililka Dowlada inay xukunto Lkn Reer khatumo inay yihiin Falago somaliland ka tirsan

  • @AxmedAbdi-t1y
    @AxmedAbdi-t1y 9 днів тому

    Asc wadahadalka sln,iyo,khaatumo,wax,maca,masookordhinayaan,waayo,halbadani,haan,mabuuxsho

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 10 днів тому +1

    Garaad Kulmiye Xaal ha bixiyo, ma waxaanu u xiisnay xasuuqii ma waxaanu u xiisnay 8 Bilood oo laascaanood la garaac Ayay, MA waanu u xiisnay dadkaygii la xidh xidhxidhanayay ee lacagta lagu soo daynayay ma waxaanu u xiisnay 100 kii Halyeey ee Afka loo Duubtay

  • @UteGiblan
    @UteGiblan 9 днів тому

    Koomade STATE ayaan ayaan soo dhawaynaynaa

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 10 днів тому +3

    Laascaanood somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MaryanM-zc3ps
      @MaryanM-zc3ps 10 днів тому +1

      Somalilan xasan shiq ba xukumo

    • @fabulous-dy7kq
      @fabulous-dy7kq 10 днів тому

      @MaryanM-zc3ps Mogadishu wasakh 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @AhmedIbrahim-ut3wm
      @AhmedIbrahim-ut3wm 10 днів тому

      @@MaryanM-zc3ps tokii Ethiopia 🇪🇹 bad siyey 😂 ictirafka SL su u jojiyo

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 10 днів тому

      Anigu ssc khaatumo ayaan ahay, adiguna isaaq Qudhmis ah ayaad tahay

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 9 днів тому

    Asc adeer khaatumo khawaariij lahadli mayso saxaro qore dheer ayaa❤laysaga tiraa xabad ayaan kuwada hadlaysaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 10 днів тому +1

    Guul shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 днів тому +5

    I really can't believe it people trying to be blind or what Reer Harti SSC KH we are standing where we cannot go back there is a blood between us.

    • @hamzamuse6393
      @hamzamuse6393 10 днів тому

      Chill out only 2k ppl died 1 million died in Rwanda with different ethnicity and look at the development they've made harti kulaha you dulbahante were attacking majeerteen with isaaq help for years nothing is by force but forgive ppl and allah will forgive you

    • @AB333East
      @AB333East 10 днів тому

      @@hamzamuse6393 khaatumo state of Somalia 🇸🇴

  • @JamaalDhool
    @JamaalDhool 10 днів тому +1

    Muuse biixi markuu lahaa dds soomaalind laga suu duulay waa Reyaalatiy

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 10 днів тому +1

    Cayaarta naga daaya Niman yohow

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 9 днів тому

    Khatumo dhiigeeda ayeey u daadisay in aan Somali la kala gooyn .

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 10 днів тому

    Wariyaa muxuu waxa dadku sooqoreen kuwa uliita kakhriyayaa

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 10 днів тому

    Faysal baa saxan rag lamoodka daarood waa faashil doqomo ma hadaad kawada hadleeysaan wadahal dhiig daadasho dheer ka bacdi oo snm aan meel iska saarey

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 9 днів тому

    Odaygaan dhalay lahas
    itoobiyaan baan ahay meeshiisa ha Naga joogo
    SSC Khaatumo weli kama bogsoon xasuuqii musse bixi

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 10 днів тому

    Reerkaas waa reer kibray ilaahayna waa ogyahy soomaalilan waa reer

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 10 днів тому

    Wax wada hadal ahi ma jraan ee xabbad baa laysu haysta,

  • @AhmedGulledigulledi
    @AhmedGulledigulledi 9 днів тому

    Asc will somalia is somalia Muslim

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e 9 днів тому

    Khaladka labaad ee kulmiye galay waxay ahayd wuxu yidhi jamhuuriyada Somaliland halka uu magaci ssc khaatumo uusan sheegin kuna soo koobay lascanod kulmiye haduusan na ixtiraamayn meeshiisa hayska joogo

  • @ZiyaadCabdi
    @ZiyaadCabdi 10 днів тому

    Daaroodow. Mawixii idinka idinla wanaagsa n ayuunbaa isugu sheekaysaan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 10 днів тому

    Wariyaha aadbuu uqaldanyay wixiisuna waa iskudir waayo inta soomaali ama isaaq siyaasi leeyay ayuu faysal cali waraabe oo cayda qabiilada iyo cayda shaqsiyaadka kunool oo isaaq nacay sooqaatay muxuu kawadaa

  • @ahmeday9290
    @ahmeday9290 10 днів тому

    Aniga oo ah suldaan fidhin waaxaan Lee yahay ssc waxaa laga qabsadey degmadda carnauba oo aykuyaaleen guryii dhulbahante in laqabto marka hore dhulbahante waa ddaarood hade diideen nabad waa in laqa to burcoiyo Sanaa saynabadda kuqaadan

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 9 днів тому

    Madaxweynaha cusub ee beesha reer Shiikh Isxaaq, waxaan aaminsanahay inuu balamo loo qaaday isagoo doorashada badin.
    Waxaan reer Shiikh kula talinayaa, in nabada ay kula taliyaan dowladooda.
    Dagaal ka dhex qarxa Dhulbahante iyo Isaaq, mid ku eekan doona 2daa reer ma noqonayo.
    Nimanka balamo u qaaday Cirrona, niman dan ka leh “somaliland” (wali dhul aan ka mid ahayn bay sheega ayaan), oo aqoonsi la doonaya ma aha.
    Nimankaasi, waxay rabaan Soomaaliya gacan u soo gasha, oo gacan tooda ku jirta. Hadii ay waayaan sow ma aha, inay Soomaali isku dhameeyaan inay ka xigaan. Balan kasta oo Cirro loo qaadayna - inay u fulin doonaana, waa war kale - mid Isaaq in yar oo faa’iido ah ka soo gaadhaysana ma aha.

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 9 днів тому

    Dad aad moodeysid iney kula haybyihiin oo ka shaqaynaya inaad waligaa labadaada garbood is dagaalaan uun,taasina ay dan utahay cadawga somaali ku xeeran,ayeynu dad keenii moodaynaa, laba ninoo somaliya haday heshiiyaan cadawgu waa uu ka naxaa.Goormaynu Hurdada ka kacnaa.😢

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 8 днів тому

    Khatumo hadal iyo falanqo uma bahno sas ula socda cawan ayad tihin

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 8 днів тому

    Wale dhulbahante hadal ma wayo 😂😂😂 muxu yiri wu saqiday dhulbahante dhaban wanagsan iyo hadal wanagsan dhig wanagsan quud xalal ah gob weye wale dhulbahante engiris ba waxba ka qadi wayay ma snm ba wax ka qadi karto from qabri dahare

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm 10 днів тому +2

    SSC🚮❌ SSB✅🦊💛

  • @Somalicowboy77
    @Somalicowboy77 10 днів тому

    Because Ree laasconod waxay arkeen in Somaliland wax udhaamo ay jirin

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 10 днів тому +1

      Garaad Kulmiye Xaal ha bixiyo, ma waxaanu u xiisnay xasuuqii ma waxaanu u xiisnay 8 Bilood oo laascaanood la garaac Ayay, MA waanu u xiisnay dadkaygii la xidh xidhxidhanayay ee lacagta lagu soo daynayay ma waxaanu u xiisnay 100 kii Halyeey ee Afka loo Duubtay

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 10 днів тому

    Microphone kiina dhinaca Maxamed Dubad aad buu u liitaa

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed 10 днів тому

    Munafaq.ma.uriyo

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 10 днів тому

    Rer ssc khatumo waxay u dhowdahay isaq oo hada kudhumanaya argagixiso in ilahay kusababo gacanta ssc khatumo oo dhowan ay gacanta ssc khatumo ay sogelayan ceefigabo iyo burco Oo wax danbe oo isaq kudhumalasto ama uu shegto meeshaba ay kabsxdo waa dhowdahay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 10 днів тому

      Adigoo adoona miyaa sidaas uhadlaya acuudu bilah khamrada caruurta ka daysta

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 10 днів тому

    Ahmed Yaasin aan ku saxe sool ma,aha ee waa sool,Sanaag iyo Cayn

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 10 днів тому

    Dagaalku kama dhicin arinta ‘waan go’aynaa haduuna “somaliland” nahay. Ee “somailand” oo dhan baa dulmi socota ahayd, haday siyaasad iyo mabda tahay.
    Haday leeyihiin anagoo reer Shiikh Isxaaq ah baanu dhulkeena goosanaynaa, cidina ma haysato, oo yaga, dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo qaramada midoobay bay ka dhaxaysaa.
    Ee arintu, waa; reer beelaha Harti ka mid ah, oo wax siyaasad ah aynan ka dhaxayn, oo kala qabysan, bay;
    - been (sida heshiis baanu gaadhnay)
    - mabda been ku dhisan.
    - reerihii oo la isku diro, oo hub la iskugu dhiibo.
    - Dulmi (muwaadiniin beegsi loo dilo)
    - ‘Xoog baanu idinku haysanaynaa, yaa dirsaday saladiintina’,iyo ‘meeshan “somaliland” baa ka talisa’.
    - barakac
    - duqayn 8 bilood socotay, oo la burburiyay magaalo boqolaal kun dagaan.
    Waxaasi wax dad Muslim ah iyo dowlad ku sheegooda ku dhaqmaan miyay tahay?

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 днів тому

    Beenti cagdheerta oo bushqadaysan halkana dhirigdi lagu yiqiin soo saydhinaysa

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e 9 днів тому

    Ninkan tv ka daadihinayow iska sax hadalka ssc khaatumo dheh waxaad soolay nasid garan maayee

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 днів тому

    Cadheere idin ma sidi midgaanta naagaha rag u hagaajise keedu qudhmay bal weligiin la soo taagan tihiin miyaan xoriyada ummada kala haystaan damaceen malina idin gelin mise damiir ma lihidin.scc wa somaliland wana ku qasbaa tahya

  • @AlleyaqanMtaani
    @AlleyaqanMtaani 10 днів тому

    Adeer sida aad hadalkaaga u dhigtay waa qalad, isasax fadlan, somaliland waad sheegtay maxaad u sheegin la'dahay mamulka SSC khaatumo.

    • @AhmedIbrahim-ut3wm
      @AhmedIbrahim-ut3wm 10 днів тому +1

      Huwanta Lascnot 😂 ya yaqana

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 10 днів тому

      Tuulay rabaan in manto dhan laga hadlo

    • @AbdirahmanAbdi-k5e
      @AbdirahmanAbdi-k5e 9 днів тому

      ​@@AhmedIbrahim-ut3wmmagalaadu waa timi waxad sidatana Kaa furatay 500 maxabis ahna Kaa qabatay

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed 10 днів тому

    😂😜😜😜😜😜🤪

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 8 днів тому

    Kan muxu isku walalaqaya waba funny