Masha Allah gobolka Awdal maxaa qurux iyo barwaaqo taal, wariye howl fiican baad qabatey umada halkaas degan Allah ha u barakeeyo barwaaqadaan aad na tustey, inta aan hayna Allah ha siiyo. Amiin. Qofka isku haysta biyo, dhul- beereed iyo buuro nimco aduunka ka maqan ma jirto.
Masha Allah dalkeena nimca fadhida alle nabada iyo barwaaqada aan haysano alle Ha ino siyaadiyo walalaheena somaliyeed ee kalana alle nabad iyo barwaaqo ha siiyo waa maalin ciidul carafaye allahuma amiin
Maan sha Allaah. Adeer waan salaams. Duqa magaaladu waa Adeerkay. Wadanku waa bilaa dawlad e dadku wuu dadaalay. 32 ssno oo aan hal dariiq la dhisin. Dadka qudhuuda wax badan ayaa ka maqan. Ardayda Beera ee Camuud u taga wixii cuduro ah
Waxaan ku talin lahaa in khudradda hadda laga beero dhulkan barakaysan , lagu daro geedka saliida qaaliga ah ee olive oil laga sameeyo, waa geed aad ugu haboon, beeralayduna lacag wanaagsan ka heli lahayn, oo xataa dibeda loo dhoofin lahaa.
@@medhassan1953 hal qof oo aqoon u le beerista olive tree waa lasoo kereysan kara oo mudo kooban dadka barilahaa. Waxa laga keeni kara : falastiin, Morocco, Tunisia, waxa ugu haboon oo ugu hawlyar in lasoo helo nin khabiir ah oo Syrian ah, oo laga yaabo in xataa Hargeisa iyo Borama ay joogaan. Hadii la dadaalo wax kasta waa la qabsan kara.
kelamda heesta ha laga saro rabi waxan duraan saday duransi waa dirasho qof aad ku shaqysanayso kale walidka ilmo uu duransado malaha sowta la yidhahdo wax kale ku bedel kelamda awaalow mashan masha Allah barwaqo wana lagu tabcay ilahay ha idin barakeeyo
The two states that merged together in 1960 were Somaliland And Somalia to form the Somali Republic. In 1991 the south has reverted to Somalia, which the Northern part is not part of in this name so Awal regions comes under Somaliland as in before June 1960.
TAKALE MAGAALOOTINKU IN TAY YAR YIHIIN AYAA LOO SAMEEYAA QAABKA QURUXDA MAGAALO GAAR AHAAN BIYO QAADAYAASHA IYO MEELAHA WASAKHDU MARTO JIDADKA INTA MAGAALO AY YARTAHAY AYAA LA QABAN KARAA MAR HADII AY FAAFFTO OO IS DHEXTAALO WAA DHABAATO
@@marisacillahi1537 ASC,Maxaa dhacay ?Meher miyaaddan ku dhallannin?, Maxaa yeellay! Dhulka aabbo ciddii aan dhahayn, Ee dhahaysa dhulka hooyo, Meher kumma ay dhallanninne. Wa BILLAAHI tawfiiq.
ILAAHOOW GOBOLKAN AWDAL KA ILAALI ISHA XAASIDKA AAMIIN
Mashaa Allah. Dadku markay Nabad haystan, dadalana, barwaqada Allah u siiyayna ka fa‘iidaystaan. Waa iska sidaas🙏
Mn shallah illahaw nabada noo siyaadi😢🤲 SOMALILAND markasta nabad iyo horumar❤
Masha Allah gobolka Awdal maxaa qurux iyo barwaaqo taal, wariye howl fiican baad qabatey umada halkaas degan Allah ha u barakeeyo barwaaqadaan aad na tustey, inta aan hayna Allah ha siiyo. Amiin. Qofka isku haysta biyo, dhul- beereed iyo buuro nimco aduunka ka maqan ma jirto.
aad baan ugu raaxeystay muuqaalkan quruxda badan ilaahay degmada Baki ha barakeeyo mahadsanid faysal
Manshalaa gobolka somalia wax walbo laga helo waye Awdal Aqoontii iyo dad xadaariya biyo durdure buurihii badii iyo jaziiradihii dhul banan beero dahabkii shidalkii mashala inshala wa imana mar un waqooyiga❤
Waa runtaa walaahi, ilaahow soomaali garansii in dhulkooda nimco kasta taalo.
Mashaa Allah.barwaqada Allah u siiyay allow u siyaadi anagana na sii inshallah !!!!!! from saylac 👮🏼❤🙏
Mnshallah deegaan aad tacab loo galiyey ooy aad uga shaqeeyen dadka dagani ilaahy xooga haw barakeeyo wadooyin fiican waa muhiim in ay yeelato madaama khyraadkedu aad u badanyey❤
Masha allah tabarikalaah wa dad shaqysanaya meelaha biyaha leh bay nolol taala sidas u shaqysta walalayaal
Masha Allah illahow bar waqada u siyaadi reer baki iyo somaliyo dhan ❤❤❤❤
Masha Allah dalkeena nimca fadhida alle nabada iyo barwaaqada aan haysano alle Ha ino siyaadiyo walalaheena somaliyeed ee kalana alle nabad iyo barwaaqo ha siiyo waa maalin ciidul carafaye allahuma amiin
Mansha allah dhulkeena hooyo waa barwaaqo ee ha loo kaco qurbo wax ka keeni mayno walaahi ❤❤❤❤❤
masha allah barakallah allaw dalka iyo dadkaba no xafid islaax dhexdhig qrux badana dhulku👍
Mashallah Awdal State quruxbadana
Yes cousin! we will visit here one day inshaAllah ilahay how siyaadiyo
Awdal state of Somalia 🇸🇴
Mnshlh deegaankayagii ruqi mesha ku dhashay allow brakee ❤🎉
Maan sha Allaah.
Adeer waan salaams.
Duqa magaaladu waa Adeerkay.
Wadanku waa bilaa dawlad e dadku wuu dadaalay.
32 ssno oo aan hal dariiq la dhisin.
Dadka qudhuuda wax badan ayaa ka maqan.
Ardayda Beera ee Camuud u taga wixii cuduro ah
08/03/2024
Masha Allah dhul barwaaqo ah oo Dadkisu ka faa'ideysteen weeyi, wx soosaar intaas ka bdaN ayy sameyn karAaN hddii la dhiirigaliyo oo la sameeyo jidad ficN, seed wanaagsan iyo khubaro cilmiga beeraha taqaaN.
Waiye adnA aad bd ugu mahdsantahy soo bandhigida barwaaqda, nimcada iyo caqabdaha hysta dad Deegaanka
Asc. Maansha Allaah barwaaqada Alla siiyey. Gaajo waa laga baxaa qofkii wax beerta oo nabed heysta.
Maasha Allah
Allow noo siyaadi nimcada
Waxaan ku talin lahaa in khudradda hadda laga beero dhulkan barakaysan , lagu daro geedka saliida qaaliga ah ee olive oil laga sameeyo, waa geed aad ugu haboon, beeralayduna lacag wanaagsan ka heli lahayn, oo xataa dibeda loo dhoofin lahaa.
Walal geedkas wuxu ubaahan yahay dad khibrad uleh qaabka loo beero
@@medhassan1953 hal qof oo aqoon u le beerista olive tree waa lasoo kereysan kara oo mudo kooban dadka barilahaa. Waxa laga keeni kara : falastiin, Morocco, Tunisia, waxa ugu haboon oo ugu hawlyar in lasoo helo nin khabiir ah oo Syrian ah, oo laga yaabo in xataa Hargeisa iyo Borama ay joogaan. Hadii la dadaalo wax kasta waa la qabsan kara.
@Abdulkga. Waa fikir aad u fiican waa in geedkaas iyo kuwo kale oo loo baashan yahayba laga beeraa dadkana la baraa habka loo beerto.
Masha allaah tabarikalaah illaahayow😂nabada noo adkee dhulkeena nimco iyaa fadhida guul soomaaliland ❤❤
Mash-Allah. Let's go Somaliland 🎉❤🎉❤
Weriye faysal fifa
Shaqo wacan ayaa uhaysaa bulshada soomaaliland meelwalba meel baa bookhanaysaa ,quruxda dalkeena soo bandhigaysaa
Mahadsanid
Masha allah wll waa dhul qurux badan alxm adna waad ku mahadsantahay soo gudbintaada lakiin wll barnaamijyada heesaha aynu ka dayno oo alle ka cabsano uga yaraan waxa kasoo raacaya inta daawata oo denbi ah yaysan wax sahlan kulan noqon
Mahadsanid wll
Maansha allah muuqaal cajiiba
Faysaloow khayr ilaahay haku siiyee heesaha inaga daa
Wax kale inoogu bedel
Wll muqalka heesaha ka daa ama kuwa bilaa music ah saar mahadsnid
Baki waan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaaga sidaad usoo duubtey oo Heersare ah ❤❤
Waa run Faysal..please put some islamic nasheeds without music.
Khyr badan ilahay haku siiyo. Aad baa wararkaga iyo documentaries loo xiiseya.
Incha allah baki beer baan ka iibsan hadduu alle idhaahdo
Mashaa allaaah Mashaa allaaah Mashaa allaaah horomar wacan o wanaaaagsan hore usocda
Faysal Fife zxp #Legend bad tahay anigu wan ku wata zxp Muqalo qurux badan weeye Hore u soco War uun maha inad soo gudbiso mnsh all
Masha Allah 💯hanbalyo nabad baa wax lagu dhefsada alle haynoo adkeeyo
ASC, Maashaa ALLAAH, wa TABBAARRAKALLAAH,
ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha innoo bareakeeyo waddadda , si sahlanna ha innooggu hirgalliyo AAMMIIN,🤲.
Teedda kalle waxa aydin tidhaahdeen ha lagga soo qayb qaato dhismaha waddaddan,
Taasinna waa tallo fiican .
Siddaa awgeed,
TALLO XUMMO, TAHLUUKO KA XUMMI MA JIRTA'E.
Tallo muhiim ah igga hooya ,
Dhawaannahan waddo kasta oo BOORRAMMA iyo guud ahaanba qarranka SOMALILAND lagga dhisaa waxa ay noqdeen kuwo uggu badnaan ku burburra toddobbaaddo.
Taasna waxa sabbabba,
1.Musuqmaasuq xagga gaammurka iyo qurruuruxa ah.
Markaa cidda waddo kasta dhismaheegga ka masuul ahi waa in kolka horre ay xalliyaan mushkilladdahaas oo dhawaannahan caaddi iska noqotay,
2. Ta labbaad waa musuqmaasuq ku saabsan xagga carro- tuurka, Iyo lakabyadda ( The layers)
Xagga carro tuurka waddooyinka waxaa dhawaannahan dambe laggu dhisaa carro gudduuddan iyo xataa tu Cawlan oo wax wayn aan dhaammin oo aad u jillicsan ,
Oo aan looggu tallo gallin in waddo laggu dhiso,
Siddaa awgeed xagga carro- tuurkanna waa in aydin insha ALLAAH addeegsataan carraddii maddoobbayd , Ee sibbidhka ahayd , Ee laggu dhisi jirray guryaha , Ee loo addeegsadday laammiggii uggu herreeyay BOORRAMMA.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Masha Allah guul guul guul guul guul guul awdal
Mashalah
janadi dhulka Gobal an dhalasho ka so jedo jecliya inan cimriga inta dhiman kugu nolado..Ilahay nabada iyo barwaqada hayno siyadiyo
msha allh Msha allh Barwaqada iyo nabadaba allow Usiyadi
Mashan ma afgooyaa quruxdeeda mashallah
Maya, waa gobolka Awdal tuulooyin ka mid ah walaal Baki iyo Ruqi baa la dhahaa.
Mansha allah ilahay nimcada iyo barwaaqada iyo nabadaba haw siyaadiyo baki from burco
Thank you walaalo.
Maasha alaah wll soo badi muqaladan❤❤❤
😢😢😢😢 Somali ilaahay wa unimceyey barwaaqada alhamdulilah me dhahan wa ayaga hal mel kuso aruurey isku laaynayan dhul balaaran iyo barwaaqadisa wato lakin dadki somali dhul isku dilayaan 😮😮😮
reer baki way nimcaysan yihiin maasha allah
dhuusaqurmoone magacaa waa iga qosliyay
Ninkan Faysal ah haloo magacaabo abaal marin. Warbixinadiiso waa layaab. Haa, Awdal waa dhul quruxsan. Waxaase isii cajabiyey sida warbixinta loo diyaariyey.
kelamda heesta ha laga saro rabi waxan duraan saday duransi waa dirasho qof aad ku shaqysanayso kale walidka ilmo uu duransado malaha sowta la yidhahdo wax kale ku bedel kelamda awaalow mashan masha Allah barwaqo wana lagu tabcay ilahay ha idin barakeeyo
Masha allah dhulkeena nimca fadhida❤❤❤❤ guul somaliland
❤❤❤❤Baki Vivres old yeah thé Places Baki thanks you ❤❤❤❤
Wixii indhaha u roon ugu yimaada faysal Fifa maanshalaah
Masha Allah dhulkayga barwaqo waye Allow ino siyadi lkn dhulkayga mahaysto siyasi hanleh oo dadkisa kuhogansha waxsorsarka dhulkoda
Masha allah faysal fiifa wariys dalkiisa u hagarbaxey viva guul baki somaliland ❤❤❤❤💚❤🤍
Fadlan wax reer ruqi ah halkan ha iga soo xidhidho waxaan u baanhnaa inan beeraha ruqi madl gashtoo
Horta Qolama tahay
@@AB-im6de 😂😂😂😂😂waa reer maxamed
manshaa Allah it's a wonderful place wow
Degmadan beer iib ah iiga raadiya pls
Manshallah ilahay ha usiyaadiyo
Beertii ayaanle weeye
Maanshalaah maanshalaah ilaahay ha idiin barakeeyo ma meeshuu ina abiib ka yimid miyaa haduu halkan ka yimid muxuu sida geelayda ugu qayliyaa
Ilhan, 🤣🤣🤣😅 waad iga qoslisey.
😂 haaa degankii laga soodortay weeyi ninka inaderkay ah 😂
Ruqi iyo baki sow Awdal maaha.
Samaroon dhulkaa jabhad xornimo doona geeya. Soomaaliland, Soomaaliland gudaafadu ku celcelinayaa toban jeer.
Waa xaasidnimadii Reer Hargaysa wuxu diidan yahay inuu afka soomariyo Awdal.
Haa degaankani wuxu ilaa 15km ka xigaa Borama dhinaca bari. Waa woqooyiga Dila iyo Bariga Boorama.
@@omaali2898waa somaliland adeer anaga imika ku leh dilaac dee aan aragne
@Mahamud, haa walaal waa Awdal degmooyin ka mid ah.
Mansha Allah tabaraka Allah
REER SOMALIAND U SOO JEESTA ADKAYNTA NABADA IYO IN AAD HORUMAR I JEEDSATAAN WAAD ARKAYSAAN WAXA KA SOCDA GEESKA NABADU WAA NOLOL
Maasha allah
Safar salaama
Insha allah ❤❤
step by step, Wax Walba waala iska helaa Hadii eey Nabadi Jirto....Waa Dhul aad Barwaaqo u ah oo Cagaaran indhahana u Roon..
Waa meel qurux badan masha allah
Mabada, nabada kulahaa. Reer Awdal nabada wali lagu khuukhiya ilaa goorma.. nanadu qof walba danbay u tahay lkn hadiii ay dhan kararayn nabadl maaha. Nin inuu kugu dulnoolado raba nabadiisu macno iyo mabda kuma fadhido e khayaamoi iyo qiiq isku qaris.
Mashaalah Allow Somaliland dhowr
Waa meel qurux badane magaca halaga beelo❤❤
❤❤😊
Heesuhu waa xawaashka barnaamijka doqoneey
Alle somalia barwaaqo ayuu siiyay aanay dadka kale haysan hambalyo reer baki waa muwaadiniin shaqaysanaya
Halkani maaha somalia waa degmada Baki ee gobolka awdal ee dalka somaliland ❤️🤍💚
Meeshu maaha somalia adeer waa wadanka gaarka ah ee somaliland from boorama
@@awilmax1028ma adaa ka dhigtay war sadexdaada tuulo ku ekaw Awdal waa Somalia 🇸🇴
Masha Allah 🎉🎉
Wll inaan maalgashto baki ayaa jeclahay ee beero iib ah miyaa ka heli karaa??
Faysal fita legend 🙌 👏 ❤️
Hore usoco wariye faysal viva
Muusikada iyo heesu Waa xaaran waaye
Waa waddo muhiima
Waliba macdantaa dhex jiifta
Masha allah
Faysal waa meeshi xildhibaan maxamed abiib ku ooyi jiray kkk
Maansha'alaa
MASHA’ALLAH
Woow beautifull Somalia
The two states that merged together in 1960 were Somaliland And Somalia to form the Somali Republic. In 1991 the south has reverted to Somalia, which the Northern part is not part of in this name so Awal regions comes under Somaliland as in before June 1960.
SIYAASINTA IYO KUWA MADAXDA SHEEGTA ALE IDIN CIIQAB WABA IDIN CIAABIYE BAL RAFADKA SHACBKA KA HAYSTA WADO LA,AANTA DAY😢😢😢😢
Wadadii way socotaa waa la dhisayaa siyaasiyiintuna way shaqaynayaan
Mudo dheer ayeey ka hor joogeen in la dhiso wadoyin gaar ahaan gobolka awdal xitaa haay'adaa bixinaya kharashaka maaha wax khasnada dawlada kaga rabo imika waxeey ka maarmi waayeen khudrada la geeyo hargeeysa markaasey imika wado yar oo caataa dhisayaan 33 sano kadib
Maasha Allah ilahay how siyaadiyo
MshaAllah
Maa shaa allah
Mansha allaha dhulka hooyo is
Mansha Allah shaqo wacaan baad umadiina u haysaan nimaan shaqaysan shaah wa ka ????baki balad beerashada ku wacan weeyi ilaa ruqi
Rugihii cilmiga 😢
Good travel 👍
MR FAYSAL, IT WOULD BE BETTER WITHOUT MUSIC.
TAKALE MAGAALOOTINKU IN TAY YAR YIHIIN AYAA LOO SAMEEYAA QAABKA QURUXDA MAGAALO GAAR AHAAN BIYO QAADAYAASHA IYO MEELAHA WASAKHDU MARTO JIDADKA INTA MAGAALO AY YARTAHAY AYAA LA QABAN KARAA MAR HADII AY FAAFFTO OO IS DHEXTAALO WAA DHABAATO
Wa sax waa dhibatada hada muqdisho heysata wado xumo
@@bushra445 Haa sidaasay xamar lahaan jirtay meelaha boost neerootinka oo talyaanigii u sameeyey bilowgii hadana hada way sii waynaatay
WADEGANADI H BAHANA WADOOYIN HAY WAY AHA SI WAXSOO SOOSAR KA US OO GADHO MAGALOOYINA!!!
Ruqi iyo baki ma wada wada tagta
faysalow Ninkaasi ma Khudrad Ayuu Sidaa igu Casaaday Malaha 10 Babay ah ayuu cunaa maalinkiii
😂
😂😂
1. DHULKA AABBO WAAN JECLAHAY, U DHALLASHADDIISIIYE,
2.DHOOHANNE HAWEEN SIIYAANSE KU NACAY, DHISNAANSHIHIISIIYE,
3.DHAARSE WAXAN KU MARRAYAA , INNAAN, DHEDDIG LAHAANNAYNE.
War maxaa daldalin
@@marisacillahi1537 ASC,Maxaa dhacay ?Meher miyaaddan ku dhallannin?,
Maxaa yeellay!
Dhulka aabbo ciddii aan dhahayn,
Ee dhahaysa dhulka hooyo,
Meher kumma ay dhallanninne.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
@@muxammad2413 dhaqan xumada naga latag dhul aabo layne
It's beautiful Somaliland is great country the wonderful farmers need investment our wealthy peaple should do that it's potential export resources
Somali businessmen and theur politicians are corrupt and crooks to core. They never think about tommorow and the common good.
Qaab Organic ah Baa Laguxalinkaraa Cudurada Beeraha Kudhaca.
Dhulyoowga Somalidu Degto Meeley ahaataba Waa Wada Cidlo, War Guurka Halabadiyo Si 10 Sano Walbaba 5 Ilaa 10 Milyan Dad siloohelo.
Magala Baki Aad Bay U Yartahayn Miya
Sidaas ayaa la qaatay ayaan qabaa anigu waayo ma haystaan dawlad daryeesha ubadkooda sida cafimaadkooda,waxbarasho,iyo shaqo abuurkooda
@@engmatan1308
Dowlada Laguusheegayo Waa Shacabka, Shacabkiina Wuuxumaaday marka Mucjisana Cirka Noogamasoodhaceyso Ee Waa Inaan Dhaqdhaqaaq Sameenaa.
Xiliyadii Casriga Mugdiga Umaddaha Horumaray Waxaa Door Kaciyaaray, Waa Kaniisadaha, Laamaha Degaanka Bulshada, Ilaa Macadyo iyo Qaab Dowlad Dhismeed Lagahelaayay. Umadda Iyagaa is aruuriyay oo Diwaan sameystay, iskuulo sameystay Iyo Jaamacado, Aruuriyayna oo Qaarna Tarjumtay Culuumwalba . Shirkadahoodaba Waxey Kubilaabmeen Qaab dadaal, Shaqsi ayeey kabilaabmeyn. Marka Somali oo Meelwalba iskuhaysata, Hubna Lagusoodaldalayo, Gaajo iyo Colaada Dultaagan , Makuulatahay in Ay Kobci doonaan? Ileyn Qaxana wuusiisocon. Marka Lagumaqasaarayo Kobaca , Bulshaduna Wey sii balaaran oo Dhulalkale oo Banaan baa Magaalooyin Noqon. Waa Faaido.
Rizqigana Allah dhiiba Ogoow Waa Iimaanka inaad Taa Qudheeda Aaminsantahay.
Somaliland beel dhulka somaliya Dhel juhalyahow
Baki wa casimada gobolka woqooyi
Mahad sanid. Sxb faysal fiifa waxa. Dareemaya nimcada. Qufka ku maqaan deebada. Wayo. Qudarta dabiiciiga ah markay dokanka taalo walahay ma awoodno inano caadi u istiicmalno biishii hada ku darso waxanu jugna reer galbeedka dhaman waxanu cuno wa. Bacriimis an ahayn daabeecii hadana waxan an arkaa qudar wada dabiicii ah
TUUGSI IYO HAAYAD ILA GORME SOMALIKU JIRAYSA????
Ruqi aan udhashay
Niyow wali miyaad degan tahay Ruqi mise waad ka haajirtey?