Baki | Beeraha Ugu Badan Soomaaliland | Quruxda Beeraheenna🥑🧄

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2024
  • Dhulkeenna hooyo buur, bad, beer, bannaan, sooyaal, qurux iyo meel walba oo bilicle waxaan naawilayaa in aan tago, oo aan idinka idinku dalxiisiyo daawasho ahaan; idinkuna igu taageera daawasho iyo subscribe taba.
    SUBSCRIBE ​⁠‪@cadceedka‬
    Facebook : / cadceedtravels
    Instagram : / cadceedka
    Tiktok: / cadceedka_

КОМЕНТАРІ • 57

  • @juuwaryele
    @juuwaryele 3 місяці тому +4

    Alllah gobolkaa awdal qurux ayuu allah dhigay wlhi alhuma barik

  • @abshir1974
    @abshir1974 14 днів тому

    Waligay ma arag baki lakiin dalka nimcaataala hadii sida Mulkiilahan uga faaiidaystay ee wakhti I you maal maskax galiyaya halaga faaiidaysto mulkiilahan. He is roll model kudayasho mudan 👏👏👏👏👏👏👍

  • @nimcomaxamuud8753
    @nimcomaxamuud8753 3 місяці тому +2

    Masha Allah ❤❤Somaliland oo dhan allow barakee

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 3 місяці тому +1

    Maa shaa allah

  • @MrOska114
    @MrOska114 3 місяці тому

    MashaaAllah waa beer aad uwanaagsan oo lagu farxo. Ta kale geedka aad natustey iyo miraha lagasoo gooseyba canbe maahan, shamaamna maahan ee waa Baabey.

  • @user-vi7vy6tq5t
    @user-vi7vy6tq5t 3 місяці тому +2

    Halkaa ka wad libaax muuqaal cajiiba weeyee aad baad u mahadsantahaye

  • @siciidcaliyusuf7448
    @siciidcaliyusuf7448 3 місяці тому +2

    mansha allah waa muqal qurux badan iyo meel bilicsan wll cabdicasiis cadceed noosoo badi kuwan oo kale

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 3 місяці тому +2

    Mansha Allah mahadsanid waankaa haynaa 🎉

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 3 місяці тому +1

    Mansha Allaah, very beautiful

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 місяці тому

    Beertu waa so beautiful manshaa Allah tabaarka Raxmaan

  • @badr3628
    @badr3628 2 місяці тому

    jazakAllahu kheyr

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Baki waa meel barwaqo ah masha allah ❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 3 місяці тому +2

    Fadlan drone kaoo qaad degmada oo dhan iyo beeraha,

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 3 місяці тому +1

    Wow maaaasha allah maaaasha allah walal cadceed wlahi arkaaa quruxda Gobolkeyga allah ha noo siyaadiyo nimcada❤❤

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 місяці тому

    Baki nice

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 3 місяці тому +2

    Masha allah waxan aad kugu bogaadinaya inaad muqaladada ka ilaalisay music wad ku mhdsntahay

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 3 місяці тому +1

    Maansha alaah

  • @abshir1974
    @abshir1974 2 місяці тому

    Manshala nololba Kama maqna markaad beertaaa iyo jawigaaa haysato Alaha u barakeeyo up tabcaday dalkeena nimcaaa fadhida Alaha u barakeeyo

  • @abdirashidmohamoud1172
    @abdirashidmohamoud1172 3 місяці тому +1

    Mashallah waxad natustay beero qurxoon iyo jawi kala kacsan wll, cadceeda sii dhacaysa wax lo dhigo malaha💚

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw 2 місяці тому

    Asc Bro IS the very good job thanks you Bro

  • @Rayan2026kk
    @Rayan2026kk 3 місяці тому

    walhi walal markaan dawanayo relex ayan dareemaa iyo nafis mash alaah tankale mooska yar yar moos sokorooy ayaan u naqaaan waa kaftan intaaaa

  • @haybeofficial996
    @haybeofficial996 3 місяці тому

    Wow manshallah Baki waa meel quruxbadan oo barwaaqaysan 😊inshallah one wan tagi dona 🌷

  • @Ahmed-pq3ct
    @Ahmed-pq3ct 3 місяці тому +1

    Horay usoco sxb.

  • @rashkabarre
    @rashkabarre 3 місяці тому

    Good Job

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 2 місяці тому

    Great job bro and the places you choose are very beautiful and unparalleled, but the mistake is that you moving too much Try not to move too much intentionally recording
    Keep up bro 😎

  • @OHH2004
    @OHH2004 3 місяці тому +1

    Mansha Allah beeraleyda dalka suuqa ha loo ilaaliyo oo mihiimad ha lasiiyo dalag wadanka ka soo go'a dadku ha iska daayan iibsiga midhaha wadamada kale laga keeno markay ka maarmi karaan aduunyada beeraleyda midnaan baa lasiiya dadka iyo dawladuba Cadceed waad ku mahadsantahay muuqaal wacan waraysiga badi

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому +1

      Maalin way fahmi doonaan lama'huraannimada beerta dadkeennu insha Allaah

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 місяці тому

    You so funny bro thnks

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 3 місяці тому

    Masha allah wll from Burco waan ku taageera❤

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 місяці тому

    Somalidu wa xaar wal waal xata wa in uu kenyati wax u beera

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw 2 місяці тому

    IS the Awdal Baki oo samaron Saïd Courtry

  • @Cabashofficall
    @Cabashofficall 3 місяці тому

    Cadceed ana gormaan ku raaca 😂❤

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 3 місяці тому

    Caalin aw gaab😂😂😂

  • @abdisalaandaahiraliqayaad2897
    @abdisalaandaahiraliqayaad2897 3 місяці тому +1

    Masha allaH Dhulkii xuduntaydu ku. Aasnayd zxp hadii aanku ogaanlahaaa anaa ku casúumi laHaa inkasta oo aan Hargeisa joogo

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому +1

      Buqdhada Il'Goray iyo Geedaha Da'aya xog maka haysaa

    • @abdisalaandaahiraliqayaad2897
      @abdisalaandaahiraliqayaad2897 3 місяці тому +1

      @@cadceedka zxp Geedaha da Aya gaadiid Laguma tagi karayo lugna waqti farabadan ayay qaadanayaaan baLse buqdhada ilgorey waala tagi karaaa zxp oo gaadiidku tagi karo

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 3 місяці тому

    Sxb buqdhada ilgoray tag meeshaa ugu qurux badan degmada baki 9 km u jirtaa degmada waan ku gayn lahaa lkn waan ka maqnahay baladka.
    Waa il biyo buurka soo boodaysa.

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому

      Buqdhada Il'Goray iyo Geedaha Da'aya ayaa ii qorshaysnaa se waan ka gaadhi wayaay, dib ayaan ugu laabanayaa labadaasba 😇👊

  • @cabdalabarqadle6384
    @cabdalabarqadle6384 3 місяці тому

    Cadceedow inaa cuntaa rabtaye sxb iska cun wuu go aye ku lahaa 😅😅😅😅😅

  • @user-ms2im5qy5i
    @user-ms2im5qy5i 3 місяці тому

    Wr neo kaalay waad izka baxzataa un dadma kaxayzid

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому

      😁 waan joojiyay dad kaxayntii walaal, aniga ayuun baa socdaala

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 3 місяці тому

    Kwrn Baki Sida Boorama oo Kale ma u Qabow Dahay.

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому

      Jawigeeda ma sixi karo se xilli kulul ayaan ku beegmay

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 3 місяці тому

    Maasha.allhaah lkn waqii roob bilowga ahaa ayaad Baki tageern baan u malynayaa.. Mida kale videos muuuqaal kiisu ma wuu koobanyahay . Inaa meel yara saraysa ama gaaadhi kor kiisa la koro oo si fiican dhul muuqaal balaadhan la arko oo la siworo ayaa aad u qurux badan lahayd.b Thanks

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому

      Dronetii ayaa naga xumaatay, si wacan ayaan idiin tusi lahayn e

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 місяці тому

    Bal ninkan gadhka leh ee waliba magaalada wax ku bartay ee dadka babayga shamaamka ugu sheegaaya

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому +2

      Muuqaalka intiisa kale oo dhan wuu saxan yahay, halkaas khalad inaad ku dhaafto inta kale ayay ahayd 😇

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i 3 місяці тому

      Filter ka u badi intaanay huguriga soo dhafin takale xabad Mini drone ayaa kugu fiican top view kaa daboosha

    • @ugieismo8550
      @ugieismo8550 3 місяці тому

      Waar waa babay miyaad indha la dahay

  • @user-ok5wl5lp9z
    @user-ok5wl5lp9z 3 місяці тому

    Hawl iyo shaqo wanaagsan baad wadaa lakiin waxaan codsanyaa lhaa in Dhulka aan dawad siiso Qol yahinan africa jooga wax dhibsaday camera 🎥 idin kuub ba wejigiisa Ku haya 1000 jeera wa la idin arkay Markaa dad Ku waxay danynayaan inay dawada degaan ka kul ka xoolaha tulsale anigu 29 sano ka hor ba Wadanka ka maqanaa dad ila mida iyi kuwa iga badana waa jiraan Ee si barnaamijka Loo dawado dad ka tusa degaanka dhaqanka I apologize if I offended thank you

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому

      Waa aragti wacan waan samayn doonaa insha Allaah

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 3 місяці тому

    Cadceed wa reer magaal intu cabe goostay kulaha wan taabto uu goaay uun 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @cadceedka
      @cadceedka  3 місяці тому +1

      Waad iga qoslisayba 😆😆