Kalimad Qiimo Badan oo Uu ka jeediyay Xalay Sh Xassaan Xafladii Khatinka Riyaadu Al Saalixiin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 гру 2022
  • BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 45

  • @osmanmahamad6369
    @osmanmahamad6369 Рік тому +25

    Anigu Sweden ban degenahay Hal casharna ima dhaafin Daarul xadiith iyo Qallaafe Media baan ka la socday 171 casharba Jazaakumullah khayrul Jazza

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 Рік тому +7

    لك الاحترام وتقدير نحبك قي لله يا شيخنا يا اباسلمان

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 Рік тому +5

    ماشاء الله ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك ويغفر ذنبك

  • @bintisharafabdinasir3945
    @bintisharafabdinasir3945 Рік тому +4

    Manshaalah alow barakey mishan rabey bukahadley jazakalahu qeyran

  • @sacdiyamohamed4364
    @sacdiyamohamed4364 Рік тому

    Sheekh xassan Allaha. Barekeyo in Sha allha

  • @aminamusdhaf3803
    @aminamusdhaf3803 Рік тому +4

    Mansha alah alow carbkaga naar kadow adunkana kukuxafid. Shekhanaa

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 Рік тому +3

    Allahu akbar sheekh xasaan alle hakubarakeeyo

  • @yassincabdirizaaq8560
    @yassincabdirizaaq8560 Рік тому +2

    ASC MASHALLAH Sh Xassaan xuseen

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Рік тому +1

    Jzkhayran ,wabaarakallahi fiikum.

  • @abdisamadisak3541
    @abdisamadisak3541 Рік тому +3

    Masha'allaah Sheikh alle habarakeyo hana xifdiyo
    Waxaan jeclaan laheyn ama an codsan laheyn
    Axaathiis taa oo risaalo lagu jamciyo si oey unoqdaan mid umada anfaco iyo fadalka oo sheikh dhigay
    Rer Daaro Xathiis baan ka sugeynaa codsigaa

  • @MohamedAhmed-zr3du
    @MohamedAhmed-zr3du Рік тому +2

    لله درك يا شيخي الحبيب أحبك في الله

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا ياشيخنا الفاضل أطال الله عمرك ورعاك ارسل سلامي من مدينة عيلواق في شمال شرق كينيا

  • @axmedcusmaan5537
    @axmedcusmaan5537 Рік тому +4

    Masha allah

  • @guleedcaydaruz3012
    @guleedcaydaruz3012 Рік тому +1

    Mnsha Allaha Shekh Xasan Xusen Allaha ku xafido 🤲

  • @abshirmaxamuud8745
    @abshirmaxamuud8745 Рік тому +1

    Sh xasaan Allah xifdiyo Allah sugo cimrigiisa Allah dheereeyo

  • @adamisxaaq5160
    @adamisxaaq5160 Рік тому +4

    Jazaakallahu kheyran sh.xassaan xuseen ilahey haku xafido maanta culimo dhan waxaa nooga haray adiga iyo inyar soomaaliya meela kamid ah laku ceyrsanaayo oo la laleeyahay waa khawaarij ilaahey ha idin sugo mida kale maanta soomaali xaalkeeda ma fiicno diin ahaan marka laka hadlo waxaad arkeysaa qof shanta waqti tukanaayo oo markaa kusoo hadal qaado diinta haluku dhaqmo oo ilaahey kitaabkiisa hala dhaqan giliyo wuuba kuku xanaaqaa maalin dambo salaanta xitta si fiican makaaka qaadaayo uku dambeen waxaan ilaahey ka baryaa inuu qoyskaan soomaaliyeed hanuuniyo haduusan hanuun la damacsaneen umad kale oo wanaagsan oo si dhab ah u caabudo oo kitaabka iyo sunnada dhaqan gilineeso haku badalo …Aamiin Aamiin.
    Nabi maxammed ( N.N.k.H) markii abuu daalib geerida ku timid ayuu nabi maxammed ( N.N.K.H) adeerkiisa ku yiri :-
    يا عم ، قل : لا إله إلا الله ، كلمة أشهد لك بها عند الله .
    Abuu jahal iyo cabdullahi binu abii umaya oo goobta joogay ayaa dhahaayeen abuu daaliboow ma maanta rabtaa inaad ka takto diintii cabdul madalib iyo awoowayaashada ?
    Nabi maxaamed ( N.N.K.H) kama zuulin inuu adeerkiisa diinta uku yeero oo kalimada towxiidka haleyshiiyo illa uu allah kasoo dajiyo aayadaan .
    قال تعالي ( إنك لا تهدي من أحببت ولكن الله يهدي من يشاء وهو أعلم بالمهتدين ) .

    • @bilankhadar3582
      @bilankhadar3582 Рік тому +1

      Akhii maanta inyar ayaa fahansan intaa ee alle xaqa ha nagu sugo

    • @adamisxaaq5160
      @adamisxaaq5160 Рік тому

      @@bilankhadar3582 Aamiin wll

  • @ciise7775
    @ciise7775 Рік тому +1

    Jzklq sheekh ILLAAHEY haku xafido Amiin Yaa Rabi.

  • @nomadchannel2823
    @nomadchannel2823 Рік тому

    May Allah bless our sheikh. Waiting for the tafsiir of the Quran to be the next in the line.

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274 Рік тому +2

    As salaamu caleykum daarul xadith maa soo gudbinkarta axadhitka u calimku shegay qoral ahaan , qolka darul xadith jzk

  • @cabdulaahiuk8670
    @cabdulaahiuk8670 Рік тому +1

    Maasha allah jazaakalaah

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 Рік тому

    جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @siciidjaamac2241
    @siciidjaamac2241 Рік тому

    جزاك الله خيرا... شيخنا الحبيب💚

  • @sheikhabdiladifabdikarimma532
    @sheikhabdiladifabdikarimma532 Рік тому +1

    M.a

  • @noormahamud4081
    @noormahamud4081 Рік тому

    جزاك الله خير الجزاء

  • @muxsinyare7980
    @muxsinyare7980 Рік тому

    Jzk allah khayran shiikhanaa

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Рік тому

    Allow khayr ku sii

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi1740 Рік тому

    Niyaw sh xasanaw qabyaalada ka daa majliska

  • @xaazim8663
    @xaazim8663 Рік тому

    Cabdirshiid Cali Suufi Sheekh ima ahaan, waa gaal hees u istaagey

    • @Allasheikh.
      @Allasheikh. Рік тому

      Wll xukunka iyo deg degga iska dhaaf .
      Hadduu dambi galay allah haka cafiyo adiguba waxaa tahay aadane waadna gefi kartaa .
      Wll inaan xaqqa isu sheegno waa waajib oo aan isi saxno.

  • @walakiinsheege720
    @walakiinsheege720 Рік тому +2

    Nasiib xumo malintii labilaabaayay joogay khatinki joogi waayey

  • @absameahmed463
    @absameahmed463 Рік тому

    Sheikh Abuu Salmaan Xafidahullah

    • @absameahmed463
      @absameahmed463 Рік тому

      Rer Daarul xadith waxan idinka codsaneynaa ina sheikh noga Cod Sada inu tafsiirka quraanka kariimka uu noo bilabee

  • @mascuudxajji692
    @mascuudxajji692 Рік тому

    Manshalh alaha yaxfadhka shekhana
    Sharta gaalada alaha.kahayo xaqana alaha kugu sugo

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 8 місяців тому

    کما سبق تشتد علی الطالب وسياتي تشتد علی الشيخ

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 8 місяців тому

    العلم لا يقبل الجمود

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Рік тому

    Wax badan baan kafaaiiday intuu kitaabkan..ilaahay sheekha iyo qalaafe media , imaam shaafici media khayr aan lasoo koobi karin inuu kasiiyo.

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 Рік тому

    Shaydaan xasaanow hadaan dib wax kaaga dhagaysto bidci xun oo adiga oo kale ah ayaan ahay🥺wax kasta ma diin ayaad nooga dhigi duli baad tahay