"Shacabkii Iyo Awoodii Oo Dhami Waa Kulmiye, Musharax Baan Ahoo Waad I Diiriseen" Wasiir Saajin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 5

  • @AAYA23
    @AAYA23 8 годин тому

    Wllhi Kulmiye wuxuu Noqday Wax Liita Libaaxyo ayaanu u naqaanay Lkn hadda Waa Dad Waalwaalan ilaahay Baa mahadle nasoo Gaadhsiiyey anagoo Kulmiye Oo Dad waalwaalani haystaan La tartamayna. 😂😂😂 Hambalyo Reer Waddani Iyo Kaah.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 годин тому

    Qurcud baad gudaysaa ciidagale 20sano oo ay Ucid ahaayeen Feysal cali waraabe wuxuu dhaafi waayay 4%

  • @Yaab_yaab
    @Yaab_yaab 8 годин тому

    Duhur ayad hawawiyaysa adeer

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 6 годин тому

    Waar ninyohow been ha isku sheegin shacabka isbadalka doonka ah qalbiyaddoda haku cayaarin dadku waa wax garad inyaroo laysugu keenay qol gudihii ayuu ku leeyahay shacabka oo dhan ayaa ila socota waa aragti liidata waa inoo doorashada insha allah from awdal

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 5 годин тому

    Kkkkk musharax nimada du adaykuu tala