Ma is dhaheenin waxaa jirto hooyo gabadheeda gaalo ogu waceeso wlaahi🥹🥹🥲by

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 3 місяці тому +9

    illahey galadan shartoda dhinac haka mariyo waayo caruur Muslim in gaalo lo dhibo ma fiicno

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 3 місяці тому +3

    Ilaahey hacaawiyo gabadhaas waan kula qabaah Hooyo xun majirto ❤❤laakiin dadka qurbaha joogo waa xaasidiin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому +5

    GABADHAN🎉WAAN AQAAN💘💖💓❣️💕💕(SUB HAN ALLAH)!! Waa FARIID CAQLI BADAN💞💞💕💕UBADKEEDA💖💖💓💓SI WACAN U KORSATA 🎉JAAR BAANU BERI AHEYN(RABI) SHARKA GAALADA HAKA XAFIDO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +4

    Wey jirta sanadkan hooyo fiicaan ma jirta hooyoyin masiibo ah a jirta Subxanallah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому

    Gabadha hala dajiyo ALLE hacaafiyo

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka 3 місяці тому +6

    Laxoowla walaa quwata ilaa bilaa walhi wa ciil

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 місяці тому

    Subxaanallah ilhayo muda musliminta badbadi

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 3 місяці тому +3

    Sax ilaahey ha caawiyo miskiinta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Cayuuniyahye-ez7gn
    @Cayuuniyahye-ez7gn 3 місяці тому

    Waa jiraa walid caaqa lkin ilaahey hasoo hanuunsho

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka 3 місяці тому +4

    Yurub waxa joogo ma fiyoooba bisinka 😭😭😭😭

  • @____0934
    @____0934 3 місяці тому +3

    Wlhi somaliyey cuqubo anan fahmayn aya nahaysata magaranayno xaga ay cuqubadu nagatimid subxanallah ilahayow dhibka noga gargar😢😢😢

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +3

    Waa hooyo narcissistiska waaye Allah ka qabto bisinka

  • @MaryanCabdi-r3w
    @MaryanCabdi-r3w 3 місяці тому

    Ayada iyo carurteda allah ha xifdiyo ☝☝🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 3 місяці тому +1

    Bismilaahi wlhi it's very painful taasi hala soo hubiyo gabadhaana ilaahey ha u gargaaro 😢😢😢😢

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 3 місяці тому +3

    Illhy faraj ha ufuro

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud 3 місяці тому

    Subxanalaah aduunyadii waa dhamaad ee hala ducayisto oo xadhiga alle hala qabsato naar iyo Jano dhayal looma samayiin

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 місяці тому

    Wax baa qaldan gabar hooyadeed iyo aabaheed joogaan sideey baraha bulshada ugu ooyneeysaa. Gabadha armeey aheyd gabar waalidkeeda hadalkooda maqleeynin markeeda hore.

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 3 місяці тому +4

    Asc walsha, adunka waa,isbadalay,subxanalaah, walaahi mesha,kuyawo jogto bisinka,,waalid,xun majiree ilahow qeyr inshlaah

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +3

    Iyda rabto iney lacag ku qaadato marka gabdheeda ayey walaaleysa hooyo mahaan waa habaar qabto bisinka

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 3 місяці тому

    Subxanalaah

  • @marwokeydsan6236
    @marwokeydsan6236 3 місяці тому

    Abaayo soomaali ayagaa isku dulman Wlh inta dulmi familkeeyga Ii geeysatay gaal xitaa iima geeysan

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 3 місяці тому +4

    😭😭😭😭xanun weyna somali cuqubo kuhabsatay walaahi

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 місяці тому

    Haday xataa gabadheda cafimad ahan ugu shikisay may hayso ilmaha iyada 😢😢😢

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 3 місяці тому

    Alla hala caawiyo

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 3 місяці тому +1

    Waa runtaa abayo hoyoyinka qalbigeey kawada xanun sanyihiin abayo qalbiga u qaboojiyo wlh 😢😢😢😢😢

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 місяці тому +1

    Subxaallaah

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 3 місяці тому +4

    hoyo ilmahed hadey washan xita wa iney iyada cawisa maxa galo mesha kenayo wlhi adabn uga xumahay waxa qurbaha kasocdo wa ayan daro 😭

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +2

    Haday xanunsantahay ama si kale udayacday hooyadu iyadaa la rabay inay caawiso oo ay quraan ama isbitaal geyso wlhi yurub walad iyo waalidba waa lawada waashay

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому

    Hah 😢😢😢😢😢 ilaahow ubadkeeda ubadbaadi

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 3 місяці тому

    Asc, walaal samir, wali waxad leedshey waqti aad u doodi karto caruurtadi, in yar afkeyso,Allha kuu xifdiyo caruurtada. u duceeya hooyada.wbt

  • @SugraCadey
    @SugraCadey 3 місяці тому +1

    illahaw uga celiye galada

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily3414 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +4

    DNA halaga qaado laga yaabey ineysan dhalin ileen waxaan hooyo mahaan

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 місяці тому

      Abaayo haku danbaabina. Laga yaabee in gabdhaan ay aheyd gabar hooyadeed ku caasisey oo ay hooyada hadalkeeda maqliweeysey, teeda kale dadkan soo tahriibey ee yurub joogaan waa dad maskaxiyan u xanuunsan. Gabar hooyadeed joogto hooyadeed iyo iyada ayaa xiriir fiican ka dhaxeeynin.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 місяці тому +1

    Miskiin inay hooyadeed saas yeesho ma ahayn waxay ahayd gabadheeda inay dhakhtar nafsiyan ah ay u balamiso u raacdo.Ilmaha ay ayeey u tahay hayso 😢😢.

  • @nimoadam3544
    @nimoadam3544 3 місяці тому

    😢😢😭😭😭😭

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 3 місяці тому

    Inee ku dhashiye dhiig iska qaada hooyadaa

  • @Faizadaud-w2r
    @Faizadaud-w2r 3 місяці тому +1

    😭😭😭 xanun badanaa alla berka

  • @ZaynabAbdi-b3s
    @ZaynabAbdi-b3s 3 місяці тому +1

    Waxa ka yaabtid maqley ama arkey yurub waa mel musibo ah allah meel khery maban hanogu badalo

  • @saynf
    @saynf 3 місяці тому

    Hadey domestic violence ku dhacey iyada, lagama qadan karo. Calashan iyada iyo carurta aya khatar ku jira. Illahey ha soo hadeyo hooyada. Wale hooyoyinka qaar aya xuman wada, jealousy, iyo hablahodi la xintamaya. Allahuma najeyna

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 3 місяці тому +1

    Dad badan oo xanuusan ayaa jira oo loo maleenayo ineey gacal yihiin. Walahi waa MURUGO hooyo soomaaliyeed maalin walba saan ineey u ooyso.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 3 місяці тому

    Hooyooyinka qaar xun baa jira waxaan arkay hooyo ilmihii ka koreen oo gabadheedii caruurta kaqaaday intey dawlada u waday si ay ceyrta u gu qaadato

  • @nyg1162
    @nyg1162 3 місяці тому +1

    Walaalayaal hadu cunuga maskaxiyan uu xanunsaado, takhtarka dimirka uu ubahanyaha, naftiisa ama naf kale uu dib uu geesankara, hoyadeed hade saas dartis uu guyertay dadka ilmaha badbadiyo, wee kusaxsantahay.

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 3 місяці тому +2

    Gabadha isku buuqbaa ku dhacay mar hadii aya eey iyo mas arkayso lkn hooyadeed wa inay caawiso oo wadankii geeyso lagu quran saray hayada oo dawlada laga qariyo

  • @farhioismail4880
    @farhioismail4880 3 місяці тому +2

    Ohinta wey ku dacawen karan e ayado amusan hatirado ninka dhaley carurta ey ku xanaqsanyin sida ey i dacaweyen cururteydi horaba wan korsadey Hoyo ku filan carurtoda ban ahay

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 3 місяці тому +2

    Yaaarabi

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 3 місяці тому

    Subxanalah gabadhan hadleeyso iyo tan soo deysay barnaamijkan ama waa hal qof ama waa mataano walaalo ah runtii aad iyo aad ayey isugu eg yihiin see idinla tahay dadoow

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 3 місяці тому

      Gabadha chanel kan leh hooyadeed waa dhimatay walal

  • @MunaApdilaahi
    @MunaApdilaahi 3 місяці тому +1

    Walid casiya wujira😢 nasriney qli ano 15 sano jia,ba hooyo guriga intay iga xidhato ban gidarada ka ayi jiray ano ka cabsanaya in laikufsado ama dhibato kale iso gadho🥺alx calakulixal Alle haugargaro maskiintas adbay uxanun badantahay dadka kugu dhaw markay cadaw kugu noqdan😢😢

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 місяці тому +1

      😢😢😢😢 qisadada qisay ixasuusisay 5sano anoo jira hoyaday malin inay iqawisay guriga igaxirtay hadii lay kufsan lahaa kawaran marka walashay iskul katimi ban dharkeda qaar kala baxay hada anaa hoyaa waxan heysta gabadh 2sano jira waligayna waxa uma quuro talaw hoyaday maxa kaqaldana 😂😂😂

  • @LumnaMohamed
    @LumnaMohamed 3 місяці тому

    Pls let's stand y her and to this grandmother that goes round cames round. Inshallah you will be okay,

  • @Geedkaas
    @Geedkaas 3 місяці тому +1

    😢😢😢😢

  • @Fardowsa-ev1lk
    @Fardowsa-ev1lk 3 місяці тому

    😢😢😢😢 sorry

  • @nyg1162
    @nyg1162 3 місяці тому

    Sharciya jiro ilmaha dhel dhel liskama qaado.

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 3 місяці тому

    Subhanallah subxanallah ilahay gabdhan qalbiga haa uu qabojiyo 😢😢😢😢

  • @nyg1162
    @nyg1162 3 місяці тому

    Laba saano cunug xaanunsan aa guri ku heesana, ma socaneyso.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому

    labada dhinacba in la dhagaysto weeye
    cadaaladu.
    Hooyadeed iyo goyskeedu xumaan lama rabaan
    gabadhooda sababo jira laga yaaabaa.
    Gabadha maskaxda cadi u ma eka hada. Waxay
    u baahantahay caawin gaar ah.
    Waa suragal in dhib loo gaystay walibana
    ninkaasi sidan u waalay sidan miskiinta

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 місяці тому

    Sorry sweet

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka 3 місяці тому

    Naxkamada daahir calasow aad dheh sorry😢😢😢walhi

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 3 місяці тому

    Walid xun meell kaste buu joogaa ee ogoow

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 3 місяці тому

    Qoys kasto dhib a heysto mid amusan iyo mid hadlo ilahow no gargaar

  • @marshalbruxel
    @marshalbruxel 3 місяці тому

    yaabka adunka naagtan walaan wax sifican u waaasa miya la wayay waayo gabartan wax waasssa bay rabta

  • @Namiisha
    @Namiisha 3 місяці тому

    Wlhi waa yaab maalin kasta gabar ooyneyso ma dawanaa😢

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 3 місяці тому

    😢😢😢😢Ax

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 місяці тому

    Sheeko walba laba dhinac bay leedahay. Soomaali fudayd bay xukun ku ridaan, wadamadan la joogo fawdadeenii oo kale ma aha. Maxaa jira oo keenay in police la maro? Gabadha aragteen hooyada sababteeda ma la waydiiyey? Kawaran hadii sharcigu sidaa yahay? In ilmuhu khatar ku sugnaa? Gabadhu ma fayoow dahay mise xanuun baa jira? Caadifada iska daaya.

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 місяці тому

    Subxaallaah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +1

    Hah 😢😢😢😢😢 ilaahow ubadkeeda ubadbaadi

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому

    labada dhinacba in la dhagaysto weeye
    cadaaladu.
    Hooyadeed iyo goyskeedu xumaan lama rabaan
    gabadhooda sababo jira laga yaaabaa.
    Gabadha maskaxda cadi u ma eka hada. Waxay
    u baahantahay caawin gaar ah.
    Waa suragal in dhib loo gaystay walibana
    ninkaasi sidan u waalay sidan miskiinta