great job coldoon..Somalidu gooay joualism ka baranayaan. Coldoonm maaha ka wax xidhay ee wixii dhacay ayunbuu inoo soo bandhigay marka afka ha gooyinina inanka. Subxaanalaah
Cabdi maalik coldoon iminkaan xabsi ayuu ku jidhyaa waxaana ka mid ah waxa loo xidhay hadaladaan iyo ku lamid ah marka madaxda soomaaliland waa ka ligood talisyaal ee soomaaliyeed usoo duceeya weriye cabdi maalik muuse coldoon in alle ka soodaayo
xaqqiina waad heleysaan walaal waana ka xumahay waxa idin garay wan ka hooyayaa aadban uga xumahay waana dareemayaa xanunkina dhanbeyna u dhici doobtaa arrintan laakiin walaak hilbehennaa isku yalla ogow waa mididaadu haku haku mudo ilaahay xal kheyr qaba ha keeno kitaabka ilaahay ban u bahan nahay ee dad nagu dhaqa oo ka run shega allaha nosoo saaro allow somali oo mida cumrigeyga gaarsii
Magaca iska marka hore mar labaad cid jamhuuriyada Somaliland ay dhib kubhaysaa ma jirto Wixii sharciga dalka ka hor yimaada ayuunba talaabo laga qaada✌🏽
kkkk beerkaan ka qoslay iga wale cabdimaalik coldoon waa fanaan rasmiya kuna fiican inuu matalo filimaanta wuu keenay wixii ay ku hadli lhaayeen qolada wasiirada sheegta ku ye ii wad warka etoobia kkkkk nin qaran cabdimaalik halkaa ka wad oo ha u joojin guulwadayaasha iyo kuwa qabyaaladu hagto
Cabdimalik great movie! Laakiin kuwaan commentska qoraya waxba ma fahmaan! Caqli iyo aqoon darro isku darsadeen! War dadkiinaas maskaxda yarri Cabdimalik wuxuu idin tusayaa kuwa kuraasta, talada iyo siyaasadda ku hardamaya fikirka ay ummadda ku baabi'iyeen! War haddaadan fahmeynin murtida iyo ulajeedada filinkani waxba ha qorin. Orod oo iskuul psychology and physiology soo baro
This is not real. Waa majaajilo loogu talagelay in dadka latusiyo sidii loola dhaqmey fanaanintii reer somaliland ee tagey xamar. Kudos to whoever is behind this segment. I believe it carries a great message
c.maalik hadad habar jeclo tahay balwaynu eegi in lagu xidho iyo in qabyaalada lagugu sii daayo wxd tahay qof an aqon sida wax loo matalo dadkuna dhamantod wax ma matali karaan
agoon xoolo kama dhicin eexana rag kama galin hadii a an xagaa tagay xeebta jabuuti ee somali laga xaday maxaa ligu soo xiray? waa erayadi qays ee isaaq ka kacay maxaa muuse coldoon lagu xiray?
abdimalik waan ku taakera lkn run ahaanti riwaayadadan wax ayaa iskaga qasan inta aad is leedahay dawulda somalilnd wax ka sheek ma laga yaaba in aad samacad xumo isku riday run ahaanti intaa wan ka waysina ee hos ha isu ridin ban ku dhihi laha
abdmaalik nin arimaha bulshada ka hadla baad ahay waan ku taageeri jiray siyaasad in aad gasho ma ahayn sxb very sorry walee .......... xamar waa magaalo somaliyeed laakin maha inta fanaanku tago in uu yidhaaaho somali hays raacdo xaqayagii baa xamar ku maqan sxb
wlhi zhp zidan sharfta kaga dhcysee ziyazada faraha ka qaad ama zi cadaalada xisbiyada u attack wlhi aniga tageerahagan ahay lkn broh cadi iska dhig shacbka qalpiyadooda zi izku mid ah u kasbo niyoW
Wadani baad tahay sxb. Waxan in ummada ah Somaliland karadinayay qof sidan u hadla, oo dhibka itobiya kuhayso Somaliland kahadla. Abdimalik, ma'aha nin wadankisa neceb mana aha nin caqli yar kuwa sidas umalaynayow. Lakin wa nin khalad iyo gumeysi farasamysan oo uu arkay u adkaysan waayay...
Runtaad kahadashay, sheekadu Somalia ama Somaliland way kawayntahay, ee waxay siyaasiyiinta soomaaliyeed ee cadawga ku ah dalkooda iyo dadkooda waxay doonayaan inay shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah dhamantod ay isku diraan oo ay isku socon, taasna maka aqbaleeno.
waxan layaabi jirey somalida caqli yaradeeda walal kaa iyo nin islaameed kalama garanayaan xataa hadii waqooyi go'do macnaheedu maahan in walaalahooda ay dhaqanka iyo dhiigaba wadaagaan necbaadaan waxaas caruurta wax magaratada ah ayaa laga dhaadhiciyey in koofuri waqooyi necebtahay waana hubaa in ay jecelyihiin waxaan hada ka hor wadamada carabta jaamacad wada dhigan jirney wiil reer waqooyi ah waan is baranay sifiican markaabuu qolkeygii ila soo degey ayan kadib wuxuuna aad u aaminsanaa waqooyi in ay go'do dhalin yaro kale oo reer waqooyi ahna waa noo imaadaan markaa bey ku leeyihiin ha is daalin dadka walaalahaa ladhaqan hadaba waad ladegantahay xumaato miyaad ku aragtaa ,markaa buu leeyahay may lkn in aan go'no ayaan rabaa wey ku qoslaan waa wada reer waqooyi ,somalidu waa walalo
Nacas! Aan ku saxo abdimalik waa nin habar yonis oo Isaaq ah, sidoo kale Xidigaha geeska ee la xidhay 3 baa ah isaaq marka laga reebo nimcaan hilaac. Caadifad isaaq baa ku hayso u dhimo.
Ninkii fahamayo uun baa fahamay coldoon hadlka waad saftay
filimkani waa cool I like it inabacaadi maaha viva soomaaliland 👍
Cabdullaahi Cabdikariim walaga yabaa inaan filimkan markii hore aad ulama qabsan lakiin goordabe ayaan fahmey ileen cabdimaalik codoon waa the biggest faqash in somaliland waad ku mahadsan tahay waanada
Cabdullaahi Cabdikariim lakiin cayda jooji hadaad dadka wax ushegeyso do u understan?
cabdimalik nolow walal nin wax badan og ayad tahay kkkkkkkkkll
great job coldoon..Somalidu gooay joualism ka baranayaan. Coldoonm maaha ka wax xidhay ee wixii dhacay ayunbuu inoo soo bandhigay marka afka ha gooyinina inanka. Subxaanalaah
Yaaa 2024 daawanaya like saar 😂😂😂
Wlhiya Coldoon Waa Nsab sarbeebta yaqaan Walle Somali dhalada tahaY💚💚💚
abdimalik caadi ma ahan wlhi wax fcn ayuu ka helay ilahay haku daayo wll nin rageed noloow
Cabdi maalik coldoon iminkaan xabsi ayuu ku jidhyaa waxaana ka mid ah waxa loo xidhay hadaladaan iyo ku lamid ah marka madaxda soomaaliland waa ka ligood talisyaal ee soomaaliyeed usoo duceeya weriye cabdi maalik muuse coldoon in alle ka soodaayo
wax garad
soomaalidu waa somalia oo qudhiya insha Allah
xaqqiina waad heleysaan walaal waana ka xumahay waxa idin garay wan ka hooyayaa aadban uga xumahay waana dareemayaa xanunkina dhanbeyna u dhici doobtaa arrintan laakiin walaak hilbehennaa isku yalla ogow waa mididaadu haku haku mudo ilaahay xal kheyr qaba ha keeno kitaabka ilaahay ban u bahan nahay ee dad nagu dhaqa oo ka run shega allaha nosoo saaro allow somali oo mida cumrigeyga gaarsii
umu siham s anagu Somalia ilaa ay magdhow naga siiso dadkey naga leysey mooye walaal manihin xabashi ayaan walaal lanahy ninka xamar jooga kan adis ababa Ayaa iga xiga
hhhhhhh geeesi geesiyoow Alle haku dhowro garaadkaga wacan baad kuhanatay quluubteene Allahayoow kaqabo ooka dhowr wixii udaran wadaniga dhabta ah waa kan ookale soo baxa oo soo bandhiga waxqabadkiina guul eynu gaarne gumeystihii hore weynu arkeynay hadaase kadaran Aqligaa nalaga gumeystay hoheeey sooomaalaay hurudooy hurdada aynu katoosno
cabdimalik filmkan wuxu Ku cabiraya dhibka Somali laad Ku heyso faniinta kkk thanks ilaah adigana haso badbaadiyo xaqiiqda dadka tusaye
Magaca iska marka hore mar labaad cid jamhuuriyada Somaliland ay dhib kubhaysaa ma jirto Wixii sharciga dalka ka hor yimaada ayuunba talaabo laga qaada✌🏽
waah wow Somaliland waah wow Somaliland i'm from ethiopia and i love Somaliland waah wow Somaliland i love Somaliland
Thanks
We love Ethiopia 🇪🇹 our brothers ❤
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war qosolkaa iga dhamaaday sheekadaan bilad ayay mudantahay yaaaaaaaaah
manshallaah walee ishuu ka tuuray wixii lagu xiray xidigaha arintaas ayeey ahayd afkaaga caano mcn lagu qabay akhas xornimo daro xagay ka socooto
waan cambareynayna hadanahay shacabka kuhadlo afka somaliga falki logeystay xidigaha geska Africa.
kkkk beerkaan ka qoslay iga wale cabdimaalik coldoon waa fanaan rasmiya kuna fiican inuu matalo filimaanta wuu keenay wixii ay ku hadli lhaayeen qolada wasiirada sheegta ku ye ii wad warka etoobia kkkkk nin qaran cabdimaalik halkaa ka wad oo ha u joojin guulwadayaasha iyo kuwa qabyaaladu hagto
Kkkkkkkk c/malik nolow Walalo Daacad Illahay baadthy
waa miskiinad lahadlaysa oo leh waryaa coldoonow allow aan nalaga xidhin
ka yar oo itoobiya ka yimid wan ka helay mashaa allh wu shiidanyahy noolow in adeer
Cabdimalik great movie! Laakiin kuwaan commentska qoraya waxba ma fahmaan! Caqli iyo aqoon darro isku darsadeen! War dadkiinaas maskaxda yarri Cabdimalik wuxuu idin tusayaa kuwa kuraasta, talada iyo siyaasadda ku hardamaya fikirka ay ummadda ku baabi'iyeen! War haddaadan fahmeynin murtida iyo ulajeedada filinkani waxba ha qorin. Orod oo iskuul psychology and physiology soo baro
waaa xaqiiqo jirta somalida tuulaba tuulada ku xigta ayaa la sudhay oo la yidhi cadwgaaga weeye anakuna walalaynu nahay waa run riwaayadan waana arin taagan
Dadku qosol bay moodayaan Lkn waa dhab weeye Somalia iyo Ethiopia markay noqoto Ethiopia waa walalaheen✌🏽
2021 ya daawanaya ?
2020 wllkay waad i dhiiri galisaa coldoon
This is not real. Waa majaajilo loogu talagelay in dadka latusiyo sidii loola dhaqmey fanaanintii reer somaliland ee tagey xamar. Kudos to whoever is behind this segment. I believe it carries a great message
Iminkaan daawanayaa riwayadaan
2019/12/13
Mancha allah mancha allah libaax waan kugu tageeray filmkan guul ayaan kugu ogahay incha allaah guuleyso wll
filimkana waxa uu muujinaya siyaasada qarsoon ee ay laabta ku hayaan siyaasiyiinta soomalida maamushaa, waa siyaasad ah kala fogee aad marba mid ugaadhsatide,waxaan maalin walba maqlaa ciidamada soomaliland ee cadawga hortaagan(jiida hore) waa soomali cadawgaasi, iyo hadal kale oo odhanaya dalada aynu wallaalaha nahay ee ethopia ,makaas c.maalik iyo sxb way mahadsanyihiin sir bay fashiliyeen ,waxayna kamid yihiin inta sida xorta ufekerta.
mahadsanidin .
coldoon yaa xidhi kara waaweeynka waayeee! . reer waqoyiga, waa u dhameeysay abdimaalik. caqligay ka wasanyihiin, ithopan , shushumis yaaah!
Wale runtaa ka hadashay cabdimaalik sxb barteedad dhigtay
Kama daalo ilaah amarkiis video gaan because waxaan jecelahay marka uu cabdi malik oranayo qiyaamo qaran baad sameeyseen lol
somalia guul sidoo ucabiraa muuqatay ayadoo dhamah maatee socotaa
waa sarbeeb nin aragti dheeri wuu fahmayaa ujeedada c.maalik nacasna loo sheegimaayo
marka an Cabdi maalik wuu sii ficnaa
coldoon saas haduu u ogaa maxaa xamar geeya aad ayaan uga xumahay xariga nabadoonka somaaliyeed freeeeeeeee cabdimaalk
Coldoon waanin qalbiga kanool Kkkk waana muwaadin
waa wax lala yaabo In halgankii dalkan in jees jees uu ka dhigto inankan yar ee shaadhka Wadani sitaa maqluubka u xidhay !!!!
Coldoon rageedii sxb, majaajilo aad u qiimo leh, micno wayna xnabaarsan :)
ابدااع. يا عبد المالك😂😍
kkkkkkkkllk waa runtii Ethiopia ayaan ka jecelahay somalia good
aad ethopia dalka nooga bax you think somaliya iney ku baryeyso orod gaal rac baad tahay aids kugu dhac dhofaryahay
Allah xorriyadii ha u soo celiyo
Ala run badana hahahhahaha Ina aderow intan sidanahay hormar majiro noolada
dadka reer waqooyigu waligood creative bay ahaayeen dareenkooda cabbira
Hhhhhhh c maalik rabi haku xafido
coldoon nolow walal nin wax badan og dadka fahmay baa fahmayo waxa laga hadlayo
Loooool " Reer hebel oo Qaran ah maka qaaday kkkk caadi maaha
kkkkk ethiopia sidiloga dambeyole day yahu
+Leyla Reer hebel oo qaran ah ma ka qaadey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, ana waan ka heley intaasi.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waaaa waqaci wadanka ka jira saxiib Cabdimaalik muse coldoon lkn iska jir ethiopianka yaaanay ku gaaadin weligaaa waaa cadaw
hhhhhhhhhhh allaaa yacizak coldoon wallhi meesheediibaa dhigtay
kkkkkkkkk cabdimalik muse waad iga qoslisey runti waa fikrad qofkasto aqli leh daremi karo hhhhh alow kuda nin halyey ah
Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk istaqfuranllaah abdimalik Illahow hadda xoriyadada Kuusoo celi walee waa actor Siduu ithopia hab u sii yaa I dishay looolz
2020 yaa daawanaya👇👍
WAA FATAALIIN HALGANKII WADANKA WAXAY KA DHIGEEN WAX LAGU CIYAARO
kkkkkkkkk wale qosolka ikadha meysei abdi maalik qof ki wax garad ayaa fahamikaro
Waxan qosol uunba looga jeeda adeer balse qofkii sharciga dalka uyaala ka hor yimaada ayuunba talaabo laga qaada✌🏽
c.maalik hadad habar jeclo tahay balwaynu eegi in lagu xidho iyo in qabyaalada lagugu sii daayo wxd tahay qof an aqon sida wax loo matalo dadkuna dhamantod wax ma matali karaan
Walee barteedad dhigtay
rayigayga silanyo iyo saylici way ku khaldanyihin xadhiga wayo qaf kasta oo somaliya mashu rabo buu somliliya ka tagi kara wana xoor lakin ninkan cabdi malik waxan moodi jiray inu intan ka culusyay hadu somaliynimo uu hadlayo maxu kililka shanad itobiya uga dhigaya maba itobiya uusiyay
agoon xoolo kama dhicin eexana rag kama galin hadii a an xagaa tagay xeebta jabuuti ee somali laga xaday maxaa ligu soo xiray? waa erayadi qays ee isaaq ka kacay maxaa muuse coldoon lagu xiray?
Subxana Allah 😂😂😂 this is soo good
hhh Ma isagoo Shalay fikirkaa aaminsanaa buu imika Isdhalanrogay
😀😀 Cabdi Maalik Wllhi Nin Waxbadan Og❤
War ninkan badowga ah yaa wax u Sheega waa la yar faaniyey mar kaa suuisla baxay maxaad xamar ka taqaanWaa in la xidhaa
abdimalik waan ku taakera lkn run ahaanti riwaayadadan wax ayaa iskaga qasan inta aad is leedahay dawulda somalilnd wax ka sheek ma laga yaaba in aad samacad xumo isku riday run ahaanti intaa wan ka waysina ee hos ha isu ridin ban ku dhihi laha
haa waa ka badbadiyay
Fadumo Ismail
ciyalka ayeeyada unoqon dhoonto waxaa kudihi doonto biri ayaa hargeysa,burco iyo beerbera somali dhagnaan jirtey. Toolaye coldoon maxaan udageesan weyne. waad orandonta saas.
kkk wale rageedi wad dhigtay halkeeda farintuna wayna so gaaadhay
walahay waa good example
ahahaha waa filim wanaagsan 😃
Ilaaahay baa igu og waan qoslay
nin wayna waa tahy hadana hadlkaaga 5jirku kuma hadleen naacda meesha kala tag
hahahahaha wllhi wan qosley yakula socdi yurub geyo kulaha kkkkkkk
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wkhi waan qoslay itoobiya iga baano
Tan barnamijka maahan abdimalik
walee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa nin wadani somali ah cabdi malik
coldon sxp galkacyan shaqo kasine imow wadani dhabatahaye
Nin waxbadan og dadka Rer waqooyiga waa la waaley ilaahoow dadkeyga wax fahansii xamar waa dalkeeni dadkuna waa dadkeni
abdmaalik nin arimaha bulshada ka hadla baad ahay waan ku taageeri jiray siyaasad in aad gasho ma ahayn sxb very sorry walee .......... xamar waa magaalo somaliyeed laakin maha inta fanaanku tago in uu yidhaaaho somali hays raacdo xaqayagii baa xamar ku maqan sxb
mnsh alah halyeey halyeey soomaliyed
hhhhhh wa film qibrat leh ee iskuda'a macnihesa inat fahanten....macnaheda wa xalada Somalia iyo Somaliland mesha eytakantahy manta
wlhi zhp zidan sharfta kaga dhcysee ziyazada faraha ka qaad ama zi cadaalada xisbiyada u attack wlhi aniga tageerahagan ahay lkn broh cadi iska dhig shacbka qalpiyadooda zi izku mid ah u kasbo niyoW
Wa bilaa caqli dadkaas waayo wax walbo wa laga hishiyaa waana lawada dhaqmaa wa doqomo doqon dambi maleh
Wadani baad tahay sxb. Waxan in ummada ah Somaliland karadinayay qof sidan u hadla, oo dhibka itobiya kuhayso Somaliland kahadla. Abdimalik, ma'aha nin wadankisa neceb mana aha nin caqli yar kuwa sidas umalaynayow. Lakin wa nin khalad iyo gumeysi farasamysan oo uu arkay u adkaysan waayay...
kkkkkkkkkkkk itoobiya marku dhahyo walahy wan qosolay adeer halka kaga hay wad shiidantihin
Nin cadow ah ood og tahay iyo Mid aad isleedahay waa walaalkaaOo kuu cadow ahi maxay is dhamaan???
C/malik madaxwaynaha dalka somaliya maxu isugu so sharaxi waayey wax wadani ah asaga lahaya iyo dad yar oo an wali so shaacbixine
kkkkkkkkkkkk waxaan kahelay markuu leeyahay...makaqaaday ..... reer hebel oo qarana....... yaaaaaah
Runtaad kahadashay, sheekadu Somalia ama Somaliland way kawayntahay, ee waxay siyaasiyiinta soomaaliyeed ee cadawga ku ah dalkooda iyo dadkooda waxay doonayaan inay shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah dhamantod ay isku diraan oo ay isku socon, taasna maka aqbaleeno.
ay ay dhaley coldoon wlhi in lagu xidhi
kkkkkkkk
c/malik coldoon
great message!!
waxan layaabi jirey somalida caqli yaradeeda walal kaa iyo nin islaameed kalama garanayaan xataa hadii waqooyi go'do macnaheedu maahan in walaalahooda ay dhaqanka iyo dhiigaba wadaagaan necbaadaan waxaas caruurta wax magaratada ah ayaa laga dhaadhiciyey in koofuri waqooyi necebtahay waana hubaa in ay jecelyihiin waxaan hada ka hor wadamada carabta jaamacad wada dhigan jirney wiil reer waqooyi ah waan is baranay sifiican markaabuu qolkeygii ila soo degey ayan kadib wuxuuna aad u aaminsanaa waqooyi in ay go'do dhalin yaro kale oo reer waqooyi ahna waa noo imaadaan markaa bey ku leeyihiin ha is daalin dadka walaalahaa ladhaqan hadaba waad ladegantahay xumaato miyaad ku aragtaa ,markaa buu leeyahay may lkn in aan go'no ayaan rabaa wey ku qoslaan waa wada reer waqooyi ,somalidu waa walalo
Claahi Cabdalla walaal anigu reer somaliland baan ahey waa runtaa Somali waa walaalo laakiin aan goane ayey noo diidayaan Ethiopiana waxay ku odhanayaan Somalia wey idin xasuuqdey wanna run anagu magaca somaliba waxaanu ka jecel nahay walaalahayo Ethiopia
Hhhhhhhhhhh hhhhhh😍
kkkkk qosol iyo bar wlhi waa tusaale
hhhhhhh rageediii dhulka wlhy
jecliyaa riwayadan wuxuu sheegaya oodhan waarun xamar waa cadowga somaliland waxan lahadlay dadka reer somaliland ogaada aduunka meelkasto ad jogtaan hailaawin a. wixii lainogeystay never!!!!!!
masha allah xaqiiqda a yaad tabateen
Matalaadada ayaaba cajiib ah sxb...
waa sida ethopia rabto inay isdilan calama kala duwan wataan korna laga xukumo , xayla selasa horay udhahay somali rabayad magasho ee qaar lasaxib qaarna cadow kadhigo kulina wada dil oo ha aaminina xitaa haday sxb kula yihiin,,,,. im 100 percent somali , i dont hate dowlada aan wali helin xornimada somaliland , haday helaan kama xumi waayo horomar badan baa iga muuqda waana isku filan yihiin,,,,
Ninkii aragti dheerbaa dadka ugu Ayaan darran, july 9 2024
Wlhi coladon waxathy nin nidhafay hhhhhh juuuuuuu juuuuuuuu
Cabdimaalik la xidhi maayo waa HJ, laakiin masaakiinta Samaroon la xidhaa sida Nimcaan Hilaac. Somaliland cadaalad ma taal
Nacas! Aan ku saxo abdimalik waa nin habar yonis oo Isaaq ah, sidoo kale Xidigaha geeska ee la xidhay 3 baa ah isaaq marka laga reebo nimcaan hilaac. Caadifad isaaq baa ku hayso u dhimo.
+omarN war cirro waa OGADEN
+Abdi Fatah adeer hooyadii baa ogadeen ah isagu waa nin isaaq ah. Wax hubso sxb. Xidigaha geesku waa wada reer somaliland.
hhhhhhhhhhhhhhhhhh
siduu itoobiya laabta ugalinaayo beerka walaahi hhhhhhhhhhhhhh
Abdimalik sh.Musa coldoon😍😍😍