Dadka qalbiga ka jirran aya Culumada wax ka sheega weyna halmaansan yihiin wixii karama ahaa o Alle Weyne ku mannaystey Ambiyadiisa iyo Rasuladiisa ,haddaba miyeyna Axbaabta Saalixiinta ah, Alle Weyne siin karin karaamaad muuqda, wa siinaya o Alle cidna kalama tashado qofku karameynayo iyo qofku dullaynayo e Allow Awliyada ha nagu dirin aamiin aamiin aamiin,
Haw kani waa khuraafaat Ay baa lasiyaarandoona Iyo kadar oodibidhal Sidee buu nabigu صلى الله عليه وسلم Qarni١ koobaad imingu waxuu bootanyahay 1440 Seee
Sheekha inuu illaahay u soo noqdo ayaan u sheegayaa waxa uu ka sheekaynayo waa quraafaad diin maahan waxaan illaahay ha ka cabsado karaamo Ey laga qaatey xagee diinta islaamka kaga jirtaa mida kale Ey madow waaba shaydaan
Waxan ku maqli jiray sixirka wuu dulayaa iyo dab ma karayo ey ayaa karamdisa kamida war waxan diin ma ahan dadkas waa tageen abubakar inuu duulo iyo waxas iskuma mashqulin ee dinta wax u tara ey ayaa wax cafiyo oo roob kena si dulka aaran noqonayo Ala been badanaaa
irirsamaale oo qireysh noqday waa soo dhaweynaya, bal hadduu carab sheeganayo muu kuwa aan hoos sheegto.waxaa is weydiin leh qureysh ma kuu ogtahay in aad isku reer tihiin.
Masha Allah ilaahay ha u naxariisto sheekheenii waynaa oo waliga ahaa
Maasha Allaah. Waa Kaamo weyn oo Ilaahey, siiyay Owliyadiisa Diinkana nasoo gaarsiisay Allaaha ka,Raadinoqdo Shiikheeni Sh. Uweys,dheere iyo dhamaan muslimiinta oo dhan oo aan ka,midnahe meyd iyo xayiba dhamaanteen. Aamin
sheekh uweys wuxuu kayimid koonfur galbeed qabiilkiisana waa tuniy , tuniy waa digil digilna waa raxanweyn , sheekh Cabdurraxmaan zeylici wuxuu kayimid koonfur galbeed waa mirifle waa raxanweyn
Madad yaa waliyallaah madad yaa uweysii alqaaadiriyah
Mashaa Allaah
Allahu Akbar. ya sh Uways al-Barawi.
Mashaa allah
Masha allh مدد يا ولي الله
sheikh uways
Masha Allaah..
Waa ku faraxsanhy inaa arko tarikhda shikha 😢😢😢😢🎉
SUBXAANALLAAH HADAAN ILLAAHAY UMADA NIMANKAAN KASOO GAADHIN DADBAN WA GAALAYN LAHAAYEEN FASAHAAD AYAY UMADA LA DHEX GOOGAAN. ALL HA NAGA QABTO
Allah ku soo hanuuniyo
Allaha ino xafido sh.cumar jiilaani🤲
😂😂😂
Dadka qalbiga ka jirran
aya Culumada wax ka sheega weyna halmaansan yihiin wixii karama ahaa o Alle Weyne ku mannaystey Ambiyadiisa iyo Rasuladiisa ,haddaba miyeyna Axbaabta Saalixiinta ah, Alle Weyne siin karin karaamaad muuqda, wa siinaya o Alle cidna kalama tashado qofku karameynayo iyo qofku dullaynayo e Allow Awliyada ha nagu dirin aamiin aamiin aamiin,
Madad yaa waliyallaah madad yaa sheekh uweys al qaadiriyah
Waalaaleey alle ka cabso
Oo iska ilaali alle iyo adoomihiisa in wax wadaajiso
Madada waa gar gaar ilaaheey unban wax gar gaaree
Masha allaah
Sheeqeeniyoow. Illaahay. Mashaa. Iqdii. Karaamada. Badneey. Sida. Sheeq. Uweeys. Iyo. Sheeq. C. Qaadir. Jeelaani. Mecigooda. Allaha. Kaa. Chico. Anagana. Sidii. Kale. Allaha. Kubarakeeyo.
Axasanakallaahu li ajli qisatul owliyaa u allaahi
allah unaxariisto
Amaanta ilaahey baa leh
Masha Allah 😢🎉
Haw kani waa khuraafaat
Ay baa lasiyaarandoona
Iyo kadar oodibidhal
Sidee buu nabigu صلى الله عليه وسلم
Qarni١ koobaad imingu waxuu bootanyahay 1440
Seee
Subxanallah
Sheekha inuu illaahay u soo noqdo ayaan u sheegayaa waxa uu ka sheekaynayo waa quraafaad diin maahan waxaan illaahay ha ka cabsado karaamo Ey laga qaatey xagee diinta islaamka kaga jirtaa mida kale Ey madow waaba shaydaan
Adaa beentaa tabliqiyo xunkaa
Sxb waxaan waa qurafat shaydan ayaa u qurxiyayay waxan war dinta raaca hebel ayaa duli jiray haku haynin dadkas waa tageen Alle ka cabuda lkn wuu dulay ama eey ayaa karamadisa kamida hada waxba kuma tarayso
M.a ❤
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Maashaa Allaah sheikh Allaha ku Barakeeyo
Alaah
Allow ku naxariiso sayidii
Sheeko ciyaal miyaa dadka waxaas aad ku aqrinaysid caqli maleh miyaa subxanallah shirki waye waxaad fidinayso Alle ka baq
Kawarn sxb arintaan ilaahay baa toos loogu been abuuranaa oo ey madow oo sheydaan ah baa loo xatreynaa o qof dhintay baa lalahadlaa oo ey baa malakulmowd celinaayo oo ey baa wax barakeynaayo oo asxaabul kahfi baa Sheikh uweys ka fadli badnaa OK
Sheikh uweys quranka malagu sheegay nabiguna maka hadlay subxaanallah waa daalim cad odaygaan xitaa sidi asxaabtii ayey radiyallaahu leeyihiin
@@Bakarq3381 ,.
Aduunku alle hakugu cinqabo
Ilaahayban kamagan galnay bidcada iyo shirkigaad wadaan
مدد يا ولي الله
Osmaan khaliif bidnilaah raxmaani raxiim
Badanaa
Hada mawaxaad ledahay sheqow hawiye waa ahlu beydka nabiga waaye
Alle hadin soo hanuunsho umad luntay ayaa tihiine dadkiina waad lumise
m.a
Kani waa sheekh Shaydaan..
Xaasid ma aflaxo nin shaqaystay ilaahay dartii ayuu ahaa sheekh aways
Ey la ziyaranyo dinta xge ugu talaa
Alloow kuu naxariiso
Alle uma naxariisto cidii ku been abuurato
Allaha yaa cizak
Alla muxuu been sheegay mushrigaan, nabiga soo booqday, nabiga taaj u xiray, iyo asagoo yiri waad noo jeedaa wax nasoo huwi,
dadkan iyo Shiico waxay iska metelaan in Lagu xadgudbo Culimadooda iyo hogaamiyaashooda.
Ay baa qabrigiisa ayaa la ziyaaranayaa ma aho diintii nabi maxamed lagu soo dajiyey, ee diintee ku qoran tahay ay hala ziyaarto waa tee?
qof dhintay oo Muslim ☪️ xaq buu leyay Ey gaad ku sheegtay waa adiga se siyaaradu ma banana wana laga wanin karaa
Sheekhena waa mid afkiisa kherka baray iyo runta Beena wakafogyahay marla culimada Alle kaxishoda
Sheko xariir ayan maqli jiray 😅😅😅😅😅
Waa dambaawdeen
Sheeeeko caruureet ahaan Udhageesanaaaa😂😂😂 Afsomaligiisa xiitaaa lma fahmi karo
Staqfurulah, dadka shirki miyaad baraysaa? Ma qof aan ilaahay ahayn baa og waxa bari dhici????
Adeer Abtirka Soomaalida Magalo Qureys xataa Carab Isirkeenu waa Afrikan taasi ayku qanac Alxamdulilaah eynu dhahno
Adiga iyo carab DNA ahaan hiddo ahaan midkeenee wayn
Oo hada ma eyba ka siyaranaaaaaaa!!!!
Waxa lagu yidhi laba sifo oo wanaagsan oo uu leeyahay kaga dayo mataqaaanaa
Sheeq. C qaadir. Jeelaani. Todobo. Oday. Ayuu. Katirsadaa. Xabiibka. Scw. Waxaan kaloo. Sheequ. Sheegaayo. Waamaxay
ma hubtaa
GAALO
Abtirsigaan. Kalana. Xaguu. Usocdaa. Hawiye. Iyo. Oroomo. Wey. Isla. Dhasheene. Maxaa. Abtirsigii. Nabiga. Ukeenay.
War kan ma waalan yahay
Murtadiidin
Beeeenlooow Beeenaaale Alle Kafurtay ayaa tahay Mushrik
Gaaal diinta banaanka ah ayaa tahay mukhrij murtad ah ayaatahay
Kareeb afkaaga waahaabiyada ah culimada islaamka gaalayhow dusha Somaliga ka ah😎
Rasuulkane xoo u shegi wyi wax ka qarsanay mjirine ilahey aya u waxyo nayi yee 1400sno kahor wx oo rasulka shegay scw aa manta muuqdo iyo asxabulkahfi oo quranka lgu shegey side uwes dheere igu karamo badnan karaa wayaab jahilin baa tihin nax waha ayad baranesaan naxwaha ayaa dadka jahilinta kugaadan
irirsamaale
Sheka baraley o Jin_ insi uwaxyoda yuu umada ladaxtagaanye war nimanyahow waxan ya nagaqabta Qabuuriintan xun xun .
odeygaan ama waa beenaale ama waa jaahil murakab waaye
Waa caalim. Diintiisa ku dhoorsan oo muctarafa
Waa jaaahil si Khaldan wax ufahmay
Jahil shirki waye
هل الفرع شيخ أويس يربط لعلي بن ابي طالب ؟ ام هذا الخرافات الصوفية لكي يخدع الشعب الصومالي وينصرف من الطريق المستقيم.
Waxan ku maqli jiray sixirka wuu dulayaa iyo dab ma karayo ey ayaa karamdisa kamida war waxan diin ma ahan dadkas waa tageen abubakar inuu duulo iyo waxas iskuma mashqulin ee dinta wax u tara ey ayaa wax cafiyo oo roob kena si dulka aaran noqonayo Ala been badanaaa
Waxan umada ya kaqabta .qorta inii lagajaro ayey mudanyihiin kuwan dod iyo sheka kale lomaba bilaben
Dadka dhageesanaayo Aqli maqabn miyaaa😢😂
Kacabso
War niman yahoow soomaalidaan meel ay kasoo farcameen lagaran la'yahay Cali ibnu Abii Daalib miyaa lagala dhacay?
Wallee Igama dhaadhicin
Magacan soomaali shalay buu ahaaye maxaa lagu odjan jiray ka hor hadaadan garanayn aamus
Abtirsi iyo meel soke ayaad ka Sheekaynaysaaye nimankani Diintii illaahy ayay weerar ku Yihiin . Ee si dhaba halooga hir Yimaado.
Bin cali salid kulaha😂😂😂
Hhhhhhhh
Been
في الحديث الصحيح " الكلبُ الأسْود شيطان"
Ibnu qiyam waxu yidhi dadka madow abuurtooda iyo dhaqankooda markad aragto waxad arkaysaa in ilaahay ugu talo galay ina la adoonsado waadiga soo dhigay wixiisiye ma ogoshahay inaad adoon adami leeyahay.
@@libanali1626
Xagee buu hadalkaa ku yiri Ibnu Qayyim?
@@mahadow1 wax akhri muran looma baahna maad wada akhriday wax kasta
@@libanali1626
Xagee buu ku qoranyahay hadalka aad Ibnu Qayyim ka sheegtay?
Kitaab hebel uun igu dheh☺️
Kkkkkk Odaygii ugu waalida casaa waakan kkkk
irirsamaale oo qireysh noqday waa soo dhaweynaya, bal hadduu carab sheeganayo muu kuwa aan hoos sheegto.waxaa is weydiin leh qureysh ma kuu ogtahay in aad isku reer tihiin.
Adigaa ka jaahilsan odaygan Waayo meelsoke ayaad ka Jawaabaysaaye odaygani Fariin Shaydaan ayuu sidaa oo uu Baahinayaa.
خافالله هذاالكلام غير صحيح
Mashaa Allah
Waa runtaa walaal khayr rabi haku siiyo waan iskaday naayaa laakiin waligay waxaan oo kale ma arag qof dhintay baa qabriga ka soobixikara
Been