12- sheey oo bidaarta sababta oo infak-shanka ka midyahay iyo sida loo daaweeyo dr timajilac.......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  Рік тому +2

    walaal hadii aa suaal qabto la xiriir whastapp number +256726188693

  • @SheekeeyeYt
    @SheekeeyeYt 2 місяці тому

    Thanks

  • @axmedshida7324
    @axmedshida7324 Рік тому

    Dr qanjirka dhunta ixanuunaa eee sidee lodaweeyaa mahad nid Dr jawab wacan

  • @maryanmohamed8918
    @maryanmohamed8918 2 роки тому +1

    masha allah

  • @soomaaliasoomaalibaaleh4415
    @soomaaliasoomaalibaaleh4415 2 роки тому +1

    Abdiwali
    madaxa inta hore ilaa kalabarka wax ayaa iiga socsocnaya mararka qaar iyo marka aan sujuudo sanka dhacaan cad ayaa ka imaanaya markastana maaha tintana meelahaas way ka go' go aysaa maxaa sababa doctor jawaab kaa sugaa??

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 2 роки тому +6

    Darasad la sameyay tinta dhaqista laga badiyo waxay u nugusha hay bidar isbuci 1 hal mar in la dhaqa timaha ama farti bari ba mar bu cafimadka tin t ku jira shampoo dhacday na yaan lagu qabeysan lol

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 роки тому +1

    Inte kala so xarira dr?

  • @guuleed7538
    @guuleed7538 2 роки тому +1

    Asc Dr waxaan waayay dr soomaliyeed oo ka hadlayo xanuun la igu soosheeygay kaasoo ah ''polyneuropathy'' waa nooc kamid ah neerfaha wax kabadan 2bilood ka raadinaayay google iyo youtube waana ka waayay kaliya waxaa arkaa ajaanib anagane ma aqaano luuqad aan soomali ka eheen malaga yaabaa inaad ka soo hadashid adiga Dr goormeese ka soo hadli doontaa

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  2 роки тому +4

      Ok walal insha allaah waakasoo hadlaaa bartamaha bishaan insha allaah si guud nerfaha ayaa kusoo dhax daraa