CULUMADII OO KA HADLAY HEESTA AMXAARADA FANAANIINTA SOMALILAND SOO QAADEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 153

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 місяці тому +13

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
    m_source=qr

  • @FatumoAhmed-c4i
    @FatumoAhmed-c4i 3 місяці тому +16

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 3 місяці тому +19

    Nabiga Kusaliya SCW.❤

  • @35faduma
    @35faduma 3 місяці тому +13

    Scw scw scw scw amiin ya rabi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +11

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому +2

    GAAL URAAYO WALAAL KA DHIGO SUBXAANAALLAH. WAR AAWAYA QURAANKII RABBI KU YIRI MUSLIMIINTU WAA WALAALO

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 3 місяці тому +9

    Asc dhamantiin ana kaso hadlaayo Ethiopia soomaali iyada ayaa is xigta Ethiopia Yan iyaga iska badan soomaali ha isdayaan codow ayaa isku noqoteen wlhi wn ka xumahay 😢😢

  • @YousraaliYouri
    @YousraaliYouri 3 місяці тому +10

    Ilahow bogeena burcad isku mari 5taa Somaliyeed Mideh😢 From jibuti

  • @11naa44
    @11naa44 3 місяці тому +7

    Team muse ama Habar awal aya jecel amxaarada tartiib itobia u guura dadka amaan siiya

  • @harunabas4192
    @harunabas4192 3 місяці тому +1

    Masha Allah Abaayo lan dheeri ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719 3 місяці тому +4

    MashaALLAH❤❤❤❤❤shekh

  • @امعادلشيخ
    @امعادلشيخ 3 місяці тому +4

    ماشا ءالله تبارك الرحمن ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifatahahmed-e5u
    @Abdifatahahmed-e5u 3 місяці тому +1

    Waarun walaahi shiikhoow guul

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    culumada kalena waxaan ja rajeynaya in ay nin jecelka joojiyan oo ay iyaguna ja shaqeyaan midnimada ummada❤❤

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 місяці тому +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💯💯✌️✌️

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 3 місяці тому +5

    Walaalo gobold kiliya dowlad manoqdo. Guusha laguma gaaro bada somaliyeed in lagato. Good luck Walaalo

  • @Abdilahiinacisse
    @Abdilahiinacisse 3 місяці тому +2

    wan kaxumahya wayo calaka mahin lagubo waa caalaan somaliyed burama caalaaku waa caalaakeni wan caabaranaya burama see logubi amxar maleh somali waa somali 😢😢😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +1

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋❤ Somaliyedwaa waa lamatabtan GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯💯💯💐

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    sheikh cabdixayi allow ku xafid oo ku barakee ❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому +1

    Subxaana Allah. Amxaar oo gaal ah oo cadow geenii ah.

  • @abdikadirabdullahi518
    @abdikadirabdullahi518 3 місяці тому +1

    Subxaanalaah ilaahow xabashi walaal ha nooga dhigin

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 3 місяці тому +7

    Somaliya guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 3 місяці тому +3

    33 Sano Somaali oo dhan baa dhibeysneed oo ku dadaala yey in ay dhistaan dowladooda hadana marnaba lagama yaabo in etobiyaan cadowgeena aanan wadankeena siinin in intii ay dhaga heysteen Baan soo ceshaneyna Adigana waxaad doneysa in aad siisa an cadow amxaara badeena falastiin fiiri waxa heysta dhiig xaguu idinka aadey

  • @agray244
    @agray244 3 місяці тому +1

    Soomaali mid bay ahayd hadana Midnimadii way wada rabaan oo kuwii waqooyi kuladaganaa Baadoonaya Midnimada Soomaaliyeey Adigoo Qabiil kaliya ah baa doonaya go itaan oo aad doonaysid inaad Xasuuqdid ama kuxuusday Kuwii doonayay Midnimada Dulmigaasna aad doonaysid inaad ku Abusetid Soomaali waynta si ay kugula raacaan kala go a Soomaaliya oo ay kuugu gumeeyaan kuwa kugula nool Waqooyi siay adigoo Qabiila Cuqdad Qaldan wata Rayigaaga goitaanka uqaataan Subxaanallah Maantay nin walba deegaankiisu waa umadax banaan yahay Qabiil Qabiil ma gumaysankaro kii Qabiil Qabiil kale ugu hiilaya Dulmi Allah kajaasayn Ee Reer Isaaq Allah kabaqa Dulmiga Doqanimada Cidbaan gumaysan ama degaankiisaan ku Xukumin Alah baan ogalayn waxna kuu hagaagi maayaan hadaad goaysid ama Cid Xukumaysid adiga Reer ahaan isaaq ah samayso degaanadaada aad degtid laakiin walaalahan Soomaaliyeed oo doonayn rayigaaga faraha kaqaad

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 3 місяці тому +1

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil dadka neceb xamar bir liq cadowga xamar cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому

    Sheekhunaa baraka Allah, wa xafidaka Allah.

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 місяці тому +3

    Somalinimo

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 3 місяці тому +2

    waakaa diiday shiiqa waaloo sheegay in heestaas sobaxday

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      ANAGOO DHAN WAA NALOO SHEEGAY QALBIGENA KUMAY QORNEYN

  • @adanabdullah-yf3qj
    @adanabdullah-yf3qj 3 місяці тому

    Masha ala gabadhas run ku hadashey

  • @BatulaK-n8d
    @BatulaK-n8d 3 місяці тому +2

    Asc waxan kasodalaya keyna somali meel kasta oo jogan waa walalo yan ladababin

  • @RaxmoAbdi-sn9od
    @RaxmoAbdi-sn9od 3 місяці тому +1

    Scw

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 3 місяці тому +2

    SHEEKH CABDIXAYI WAA SHEEKH AY DHALIN YARADU AAD UGU XIRAN TAHAY MASAAJIDKIISA WAXAA SOO BUUXDHAAFIYA DHALIN YARO WAAYO WUU WACYI GELIYA, DHALINYARADA WUXUU KA HADLAA ARIMAHA BULSHADA

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    war cunug yahow caga dhigo sheikha yaa i iiday in wixii jira ii sax ah in uu ja hadli ka leexi shreikha❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +2

    AXMAARO WAXAY TIDHI SOMALI DHEXDEDA NAMA DEEQDO IDINKAA ISKA KEN XIGA !!!!!!!
    ALX SOMALI WAA SOMALI E YAAN LOQABAN MUUSE TUUG MAJNUUN CIIL QABE
    FANAANINTANA LACAG UDARAN WASA1DA

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 місяці тому

    Mash.allahshekh❤❤

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 3 місяці тому

    Sheekh siyaasad galey

  • @janira7480
    @janira7480 3 місяці тому +1

    Wa Hal qabil wa a ixtiraf radinayo war rerkan halke caqli logsaso ibiya woxoda ixtirafmaha wa cusurinimo uuuuf

  • @yaasiincaynshe6403
    @yaasiincaynshe6403 3 місяці тому

    Sheekha hadslkiisa faham ha dhihin somaliland uu u jawaabay sheekha wuxuu sheegay soomaali iney ayada is xigto dib ugu laabo hadaladiisa

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    wallahi ciftiraf daaye cagtaa leydin marin taas iga qor maanta

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 місяці тому +1

    Reer Boorame waxa la rabaa waa Dhulkooda in kastoo aynu Dalka wada leenahay difaaciisuna inaka dhexeeyo hadana Gobolada waynu u kala badanahay
    Waxaan Samaroon ka codsanayaa inay Dalka xagooda aan looga soo dhicin please

  • @barliinsharmake7418
    @barliinsharmake7418 3 місяці тому +1

    Kaxisho shiiqa waraa wacyagilinta qalad ha ufasirin

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 3 місяці тому +3

    Ethiopia soomaalida galbeed ku nool ayey baabi iyaan iyaga oo adeegsanaayo cafar weyaan si ay UGA qataan dhulka ay ku nool yihiin soomalidu

  • @aminanuur4946
    @aminanuur4946 3 місяці тому

    منشا الله تبارك الله❤❤❤❤❤

  • @abdulahicindag
    @abdulahicindag 3 місяці тому

    Zaki sxb waku salamay sxbow Canada jogaa adigana ku rabay inan si gar aha Kula so xariro iso jawab

  • @AhmedCabdi-ul2uf
    @AhmedCabdi-ul2uf 3 місяці тому

    Walaahibaan ku dhaatee dadkayga soomaalidu nusqaa Aqli iyo nusqaan niineed isaam mayninahay waar ilaahayka baqa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dad isku diina hadana isku afah axayismoodan siyaasi .inaad iku maqantihiin waalaynig soomaqanyahay🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sm.5191
    @sm.5191 3 місяці тому

    Sideed bananba madaxtoyada muqadisho lagama bedelin hadu muuse rabo inu dhoofo calanka ha meteelo🇸🇴ciid idiin didaay malahan idinka calan aan la aqoon lawareegaye 🇸🇴😎💪🏿lakin waa qasab. cawale

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719 3 місяці тому +1

    Gabadhfiicnfiican abaayo❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому

    QALDAAN CABAADWEEYN ALLAHA SOO HANUUNIYO

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    ku deysada cabdixayi runta kama gabado❤❤

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 3 місяці тому

    dadkaas dhiigma malahee karbaashbay yaqanaan daha gaas ilahey haku daayo

  • @salmiinsalmiish4619
    @salmiinsalmiish4619 3 місяці тому

    Gabadhaas o kale hadii ay wada ahaan lahayeen sommalilan Mar hore ayey guul gari lahayd lakin cuqdad 😔

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 3 місяці тому +1

    Habar jelo Ayaan amxaarada jecelo waa team mouse biixi

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 3 місяці тому

      Ina Adeer habar jeclo lama dhaho
      Ee waa Futo jeclo 😂😂😂

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      Kkkkkkkkk​@@farhiamursal7256

  • @agray244
    @agray244 3 місяці тому

    SHeekhaan Allah Hakabaqo Maashu Caasimad Soomaaliyeed Maaha ee waa Goof Qabiil oo Markasta lagu dulmiyo Soomaali waynta kale waxa dhiig kudaatay Xaqdaro ah from 1991 ilaa haduu Dulmigu Socdaa unukaa leh kasoctaa Walaahan laqayrayn inta Caasimad lawada dhistay Lawada Xoraytay Soomaali wayn kadhaxaysay May tuulooyinkooda dhistaan Caasimad dhisan oo Dowladu iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ugarteen Caasimad Soomaaliyeed lawdana dhisay Dowladuna Shacabka Soomaaliyeed udhistay Maalinwalba inuu Qabiil dad kudhaco ama kudilo oo uu yiraa waa goofkaygii Xaraam Ceeb Subxaanallah

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 місяці тому

    Amharada walaaødheh Afka Somalia Hanagahaleen I sasoodhaq

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 місяці тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HousseinGabe-ie7uw
    @HousseinGabe-ie7uw 3 місяці тому

    Allaya cissaka ya sheeq walaal kay somaliyed.

  • @HiboMahamed-uw1dv
    @HiboMahamed-uw1dv 3 місяці тому

    Wll mcn ethiopia aqoonsi kuuma hayse haisdaalin abiye aqoonsiguukuuhayo wadankiisuu kudabarilahaa

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn 3 місяці тому

    Xamar waa walaalahayo

  • @Asmar-x-n3t
    @Asmar-x-n3t 3 місяці тому

    Cadow aan lahey xamar melihun reer Somaliland

  • @JawahirCabdi-te3up
    @JawahirCabdi-te3up 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 місяці тому +1

    Oo maxay tahay guusha ku xiran in aad Soomaali ka go’do.

  • @qnus6858
    @qnus6858 3 місяці тому

    Wa enagu washten qashin laan

  • @injalxajarialxajari3515
    @injalxajarialxajari3515 3 місяці тому

    Dadka koonfurtu midnight ayay kuvdheggan yihiin
    -Goornay midnight dooneen
    -sameeyeen
    -jelaayeen
    -Aaminsanasmayeen
    Waxay oran kari la yihiin
    Dadkan maxaa heerkaas gaarsiiyey
    Maangabanaa
    Xikmad daraa
    Wax ayay samaysanvm jecelaa
    Caqliga ay Soomaalland ku soo celinayaan may ku mideeyaan intii koonfurtaa sii kala socotee

  • @JawahirCabdi-te3up
    @JawahirCabdi-te3up 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 3 місяці тому +1

    Gabadhaaan waarun qbyaalad wax matarto iyo cuqdad maxay taraysaaa😂😂😂🇸🇴

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 місяці тому

    Jek benalee runta jegaa thanks

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 3 місяці тому

    Sheek maha ee waa ubdete waxaad tidhi ilahay kugucadaab. Muxu ugahadliwayay xasadka xamar alah kuxisabiyo amiin amiin

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 3 місяці тому

    dameer aan saaranahay duusadiisa ima dhibto samaroon waa dameerkas konfurna warkeeda iga daa xadiisyada ku ugaarsataan ee naga dhamoow

  • @qnus6858
    @qnus6858 3 місяці тому

    Majecli qaraxlaan

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 3 місяці тому

    Cid tidhi somali ma ihi tidhi majirte qaraxland waxa noo dhaama daris wanaagsan qaraxland in lala qarey doonayaa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Inaga isaq sida nama yeli karo Britain u sacab tumi no gumaden cawan siyasada aqon caloshis u shaqeysta naga mid na cebeyay

  • @fatoum-zahraAhmed
    @fatoum-zahraAhmed 3 місяці тому

    Warya arur batihin itobia ayada aqonsi ubahan musse wa iyal itobiya dadkedi anaga ah qohoti banahay lakin somalilen way bukta afimadka Allah bihiya issaq izrarl utagey muhu aqonsigi usoqadanwayey duq adna owalatey ma habashi bey gursatey musse meshey adna ku wadaba mad uraii masuliad issaq horta ha iska bodbode wahyar iskadaya wuhu itobiya kasohelo eyu badnagasin somaliyey shibdaha lakin wahad ogata anu somali itobiya ahay somali waku fana somali

  • @FawsiyoMaxamoud
    @FawsiyoMaxamoud 3 місяці тому

    Asc Bro ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @xamudiman4867
    @xamudiman4867 3 місяці тому

    Nabi maxamed ayaa asxaabtiisii kuyidhi xabashi u hijrooda halkaas ayaan cadaalad ku ogahay macnaheedu wallaalkaa oonjritaankaaga ogalayn xabashiga jiritaankaaga ogol ayaa kaaba dhaw sheekh ma ihid nin shalay isagoo xor ah kuyidhi ixukun markaad adigoo i xukuma

  • @Aaminohaaji
    @Aaminohaaji 3 місяці тому

    Sh c xayihaday hooyo tahay maxaa loogu baqtiiyay c naasir m dahable

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому

    WADANKEENA DOWLAD ADAG ODAACAD AH ALAE HANOGA DHALIYO AAAMIIIIN
    BAQTI USUJUDE RABI HANA DHAAFIYO

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 місяці тому

    bada waa kaga kireynaya wax bilaash ah ma jirto laakiin guneysi in ay uska qabsadan aa ka diidan yahay meel aduunkoo dhan marqaati ka ah ayaa lagu kala baxaya anaga iyo itoobiya

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Shiq cabdi xayi si fican u hadlay heska dadka qaday isaga u gar tahay qof shaqo ku laheyn yanan lo dilin yiri isaga u cabsan isaq muqdisho joga dadka damir leyihin dhig leyihin every time hada gumado dhigoda dadiso hadane every time he's so dirto shiq cabdi xayi run shegay xamar iyaga every day jugta lagu haya wa lagu ma taga rer muqdisho hoyo waye hoya tihin wa leydin ku mataga iska dhaqa mataga hoyada dalka somalia tihin yiri wa run samir iyo adkeysi la raba qof na qabil ka tahay yanan lo dilin yiri

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 місяці тому

    Waa in IIdoorka laga saaraa woqooyiga iyo Togdheer waayo waa cancer ummadda ku yaal.

  • @MustafedayibAhmed
    @MustafedayibAhmed 3 місяці тому

    sheekhoowmarkiilalaynaayaysoomaalilaadlalaynaayaymaxaadugahadliwaydeen

  • @waawwaaw453
    @waawwaaw453 3 місяці тому

    GUUSHIINA ETOPIA MA HAYSO GUUSHIINA SOMALIWEYN AYAA HAYA NIN AD GUUL KA RABTO MIYAA LA CAYAA WALIGIN GOIMEYSIIN RER CUQDAD TAAS LA SOCDA

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 2 місяці тому

    cadow ayey nootahay dadka kunool somali italy

  • @MdMohammod-jh9fk
    @MdMohammod-jh9fk 3 місяці тому

    Nag ta. Nacnacda. Balan. Ma badeena. Ku walaloowdeen. Dugayaheey. Oo dugada. Wadato.

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 3 місяці тому

    aaqiro miyaad iga xigtaa nacasyahow daha gaas noolow waligaa midkale ka daba keen sheeq iyo sharifba ha cabaadeene waxba isuma nihin nacasyahow naga dhamaada

  • @maxamedcalijaamac9871
    @maxamedcalijaamac9871 3 місяці тому

    Somalidu wa midqudha sawraca sinjiga iyo afkaba

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman 3 місяці тому

    Zeila iyo lughaye ma moussa bixii leh ?

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 місяці тому

    Imikana reer xamar isaaq waa kuwaa xamar ku jarjaray markaa heestaasi waa waajibkood xasan sheekh haduu aqoonsanlahaa soomaaliland Xabadhi umuu yimaadeen jabuutin waa cadawga soomaaliya oo dhan markaa wuxuu isaamaaciil geele doonayaa inuu soomaaliya gacan ku haysto soomaslilandna gacan ku haysto inuu isku darna ma doonayo onay soomasliland xor noqoto ma doonayo inuu labafaba gumaysto ayuu doonayaa soomaliyana ma garanayso ismaaciilna burburkii soomaaliya ayuu ka faaiidaystay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 місяці тому

    Runtii Weeye Abwaan Daahe gaaas
    Inaadeer kay ina abtigay Allah haku
    Xifdiyo Isha Nacabku kuma gasho
    Al balata kaaga Filan Daaroodka
    Iyo Dameeraha aye wataan
    Maxay uga Hadali waayeen
    Abwaan Jaamac Kediya oo 90 jira
    Markuu lahaa Xabashidu waa Walaalehed Isaaq Yuhuuda ayuu ka
    Xun Yahay Habartiin u sheega
    Hawiye iyo Daarood is Wata
    1988 maad iga qaadeen maanta
    Oromo ayaad Sheegteen Reer binu
    Isra”iil baan Soo Wataa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      Kkkkkkkkkkkkkkk
      Waad qashifanteen
      Samali xaar ayaan ku noqoteen qadhmuun
      Dhulkana qaa dhul somaliyeed
      Qalbiga rabi ha idiin qabojiyo aamiiìn
      Axmaaro waraaqo ayey soqoren iyago leh taayada nahaysatee somali dhexdoda nama deeqdo yaaaab

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 місяці тому

    Afka qurunka SOO Urso

  • @Maryan-vv1rc
    @Maryan-vv1rc 3 місяці тому

    abaayo am xaaraan dulkaga iyo badada u raba inu sidas ku qato aqonsi u idin siin karona ma leh

  • @Maxmed-ms3fm
    @Maxmed-ms3fm 3 місяці тому

    🎉❤❤

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 3 місяці тому

    sheequ hooyadii lahad ku dheh sheeqow hooyada was

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 місяці тому

    Wa run casumadu wa meel la wada leyahay weye wana dalka dhan e somliya mesha laha xukumo ila tulo badiye iyo gobalbo dad xun xun e xiligan dadkan islam ka walalaha walidka isku ah kala fogenayo wa in la hor istaga mel kasto jogan 40 sana dil dhac kufsi tahrib lenayso qabilo isku dhamaday ilmaha somli o la qadanayo wiilashi o nago wado ah waxan hen malaga helay keno waxa faaida

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 місяці тому

    Itoobiya Nanoolato Nebigaa u duceyey Oromo waa wiilkii 9 ee
    Shiikh Isaxaaq dhalay Maxaad ka
    Ka Sameyen kartaa Odaye yohow
    Qalalan ee Alshabaabka ahi
    Habartaa usheeg Qadaad weyen

  • @AbdinuurXassan-zc5su
    @AbdinuurXassan-zc5su 3 місяці тому

    Kuw.gubaya.xashiish.ka.ee.gudabiirsi.xamar.waxbakama.aha.soomalilan.waakagudabiirsi

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dz 3 місяці тому

    Rer borama namay tusin waxay guben kolay wa kayn cidla ah hhhhhhhh

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому

    Kuma maqlaayee naga aamus baihanoo cadow yahow muslim matihiin

  • @safiyorooblejimcaale9998
    @safiyorooblejimcaale9998 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 3 місяці тому

    Adigu yaa tahay markaad keli is taagaysid, Sool Sanaag iyo Awdal midna idinma rabto e isaaq laand wax ku raadso. Reer laga site cafiskaba isaaq ma yaqaan