Xamda Queen Xus Jaceyl Official Video HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 137

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 роки тому +41

    Heestan ninkeyga markaan wada hasaawi jirney 2018 ayaan u direy caawa xasuus baan galay walahi
    Cadho ayaan ku kala maqanahay laakin heestan waaa inaan u diraa
    Jaceylkana xiisa iyo xuf iyo orod baa dilee xagaaga ka dhawr walal xujadu haynaga hadhee 💟

  • @Sheikhana321
    @Sheikhana321 4 роки тому +26

    Heestan waan jeclahy waliba si xad dhaaf ah jacaylkaygii koowaad oo aanu kala hadhny 4 yrs ago ayaaa xasuusihiisi igu soo maaxanyaan markn heestn maqlo😥♥️💔💔💔💔💔

  • @same6001
    @same6001 4 роки тому +36

    Heeshaha Xamda waa heestan ta aan ugu jeclahay! Si kastaba! absolutely talented!

  • @khadardirirkhadardirir2358
    @khadardirirkhadardirir2358 3 місяці тому +5

    Heestan waxay ii baxaysaa 12/7/2024
    Xagaaga ka dhawr wll xujadu haynaga Hadhee😢💔

  • @hannalovely4176
    @hannalovely4176 6 років тому +100

    Macaankeyga ayaan u diri jirey .markaan wada sheekaysan jirney hadana waan calfaday oo aduunka ugu jecelahay my sweet husband Abdirahmaan ❤💘💑

  • @nimcoaxmedxusen
    @nimcoaxmedxusen Рік тому +3

    Adaaan raga kaa xuzhee xbb isii wadnaa ❤inga keenu waa xurme ada xadhka u hye 😢xbb waan kuu xiiizy alle hyzkeen tuzo ingoo nabda 😢iyo dhamn inta qof ee jcylkoodu ka fogyey 😊 25 my 2023 malin khamiiza malinta aan nolshyda la kulmo ayaan wada dhagyzan dooona hadiiii alle igu simo inzha allh ❤

  • @same6001
    @same6001 5 років тому +19

    Xamda waxay ahyd fanaanad in badan ka horeysa fanaaniin badan!

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 3 місяці тому +6

    Heestan waxaan dhegeysanayaa maanta oo ay taariikhdu tahay july 06,2024 4:00pm
    Runtii dhowr sano qof ma jeclaan oo in markale qof I niyad jabiyo ayaan iska ilaalinayey lkn ugu danbayn waxaan jeclaaday wiil aan kala magaalo joogno oo aan dareemayo inuu yahay qofkii noloshayda iyo qalbigayga u qalmay. Wiilkan illaa immika goortuu qalbigayga sidan u kasbaday baan garan la'ahay!
    Ogow inaan si xad la aan ah kuu jeclaaday qofkaan doortow.
    "Qalbiga adigaa xidhoo xeryaad ka dhex oodatoo xagnaba uma guureysid." ❤😢

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 Місяць тому

      Qofkii noloshaa na kala fogaysay ugu danbayn waxaan ogaadey inuu qof xun yahay 😢💔

    • @xayatt1319
      @xayatt1319 Місяць тому

      @@hodanhimilo7072aad bn uga xumahy wll sowj wngsan oo salixa bogaha ka dhaya alle hkugu deeqo 🤲❤️

  • @juweeriyaapdikarim2030
    @juweeriyaapdikarim2030 4 роки тому +12

    hadaan haleley in aan dhagaysto /2020/6/21/runtii si dareen lehe ayey qalbigeyga utabatey /waxaan haleley in aan galab axada dhagaysto cidii iga dabeysay like love

  • @niciimadaahir-qt5ww
    @niciimadaahir-qt5ww Рік тому +4

    jacaylkan xiiso iyo ordba dile xagag ka dhawr xbbi xujado haynag hadhe Ax 😢💕11 bishi 6 2023 alleh nabad haynago kulmiyo mcnkayag wan ku xiisay 😢💕💕♥

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 2 роки тому +5

    xurmiyo dhaqan so jireen hadan xushmad lagu dayn jacaylku xaqisa hanan inaga kenu wa xurmo xargaha afiga uhaye marnaba xisadisu damin hppi masii wadnaa adaa raga ka xushee🥰😌

  • @hannalovely4176
    @hannalovely4176 6 років тому +13

    Qalbiga adigaa xidhey sawjkeyga aan aadka u jecelahay Abdirahman❤😍😙.

    • @abdi3703
      @abdi3703 5 років тому +1

      Hanna lovely mnasha allah wllo

    • @wardabintuosman2703
      @wardabintuosman2703 3 роки тому +1

      Waa markii labaad aan kugu isla heestan wlo Alle haysu kiin daayo xaajiga

  • @XabiibmowsarXabiibmowsar
    @XabiibmowsarXabiibmowsar Рік тому +6

    Heestan cawa igu soo dhacay after 9 years 2023

  • @sadamabdirahman7513
    @sadamabdirahman7513 6 місяців тому +6

    Xurmiyo dhaqan jiriyo xanano hadanu helin hadan xushmad lagu daryn jacylku xaqisa hanan inaga keenu wa xurmo xadhkaha adiga uhaye marlyba xisadisa dami 🥺💔 18 /4/2024❤

  • @BashirAhmed-ne4kk
    @BashirAhmed-ne4kk 3 роки тому +6

    waa 4/4/2021 waa hees dareen taabadle runiii Alle ha innagu casuumo janooyinkiisa waasaca ah aamiiin

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 4 роки тому +11

    2014 markey so baxday waxbadan ayaan xasustaa runtii heestan xamda hada 2020 waqti lockdown aan so radiyey✌
    Xusuus hore

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 3 роки тому +3

    Fananada kaliyeen tageeero hamda queen but hda fanka wey ka baxdey❤❤❤❤always you will be my fav singer

  • @caraaleofficialchannel8491
    @caraaleofficialchannel8491 2 роки тому +11

    Xasustaan gabar jaceyl naga dhaxeeyay ii soo diri jirty markii hore ani ma jacleyn ayadaa jaceylka ku horeysy lknse aniga ayuu igu danbeyay ayada hadda waala qabaa caruurna wee u joogaa anigane wali iskaaabulo😓😓😭😭

  • @besmaaxlaam7263
    @besmaaxlaam7263 Рік тому +4

    Xagaga Ka dhowr walal xujadu haynaga hadhe 🥺❤️🫀

  • @cabdiraxmaanmuller3796
    @cabdiraxmaanmuller3796 3 роки тому +7

    Memories 2014 cawana Eid ramathan 11 / 5/ 2021 liketa haYla dhafin

  • @inacalihmuhumad256
    @inacalihmuhumad256 6 місяців тому +13

    Still listening 2024❤😢

  • @aladiincuetat6247
    @aladiincuetat6247 6 місяців тому +4

    Inta 2024 dhagaysanaysa ayaan si khaasa usalamaya

  • @kaizemouza6995
    @kaizemouza6995 4 дні тому

    Hamda abdi kiinal heestan xus jacayl waxan dhagaysan jiray wakhtigay soo baxday 2014 waxan ku xasuusta laptop ay walashey isiisay oo ay jamacada igu tidhi ku dhigo ayaan heestan kala soo dagay youtube.ka cawa waxan dhagaysanaya 10.sano kadib 2024 imika hamda way ka baxday fanka alle dambigeeda ha dhaafe

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Рік тому +1

    xamda cabdi kiinaal fanku haduu qof noqon lahaa xamda queen ayuu noqon lahaa

  • @sundusabdi4363
    @sundusabdi4363 9 місяців тому +4

    Amazing 2024 inta halkan timi wa idinsalamay

    • @huseineidow5714
      @huseineidow5714 4 місяці тому

      wan ka qaadnay Asluub Badan😂

    • @munira9762
      @munira9762 3 місяці тому

      ​@@huseineidow5714aneh wakasiqady😂

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 2 місяці тому

      Wan ka qaaday huno 😢

    • @huseineidow5714
      @huseineidow5714 2 місяці тому

      @@hoodoilkacaz8228
      si qaas ah ban ku slamay

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 2 місяці тому

      @@huseineidow5714 mahdsantahay huno alleh haku sharafo ❤️🤚

  • @cabdirashiidsulub711
    @cabdirashiidsulub711 8 місяців тому +2

    Heesta habeenkii aan dhagaysanayey waxan joogay jigjiga waxay xili danbe oo uumiyu seexday lkn 2:55 PM
    Waxa ka soo wareegay wakhti badan
    Habeenka waxan daremayeye jawi kale cawan waxan darenaya kas mid ka sii xun waxad modaa in wax kasta is dabalen❤

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Рік тому +5

    Heesaha aan ujeedooyinka gaarka ah u dhagaysto ayay kamid tahay.
    Dareenno xiiso ah oo aan joogsi lahayn ayaan ku dareemaa mar walba oo aan dib u dhagaysto heeskaan.
    "Jacaylka hadmaan xusnaa
    Aday kugu xirantahee"

  • @HaniitaHana-qj6gf
    @HaniitaHana-qj6gf 11 місяців тому +3

    Heestan heesaheeda ugu jeclahay mudo 5 sano ah oon xishiish lahayn wuxuu ku so gabo gaboobay waxba kama jiraan waxan heestan aad u dhaggsan jiray mar aan ka maqnaa jamacdna ku jiray habeeno badan oo xasuusleh iyo maalmo qurux badanbaan so marnay nolol wacanban ku rajaynayaa qofku wakhtigu na kala fogeeyay😢

  • @mohacr7534
    @mohacr7534 3 роки тому +5

    Hamdi waxay ahayd fananad fanka qur xinaysay💥💯🙂

  • @maherhusen-yg7ck
    @maherhusen-yg7ck 6 місяців тому +1

    Xisku Kalgaceylku dago 😢❤axya fanaanad 2024

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 2 роки тому +20

    Still listening this favourite music

  • @kaabeacademy666
    @kaabeacademy666 3 роки тому +6

    2020 yaa inta daawanaysa like inagu muujiya

  • @xamdicumar9612
    @xamdicumar9612 4 місяці тому +1

    Myhassn qalpiga adiga xidhy Mcn❤️💕🌹 wn ku jclhy nolosheydi🌎❤️

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 роки тому +6

    1 August 2021 xaalad-kale😢❤

  • @Raganimo-10
    @Raganimo-10 2 роки тому +7

    Xamda 2022💔😦

  • @ibraahimabdirezak5914
    @ibraahimabdirezak5914 3 місяці тому +2

    Stil 7/14/2024 Sanado badan kadip cwaa dhgyzanaya heestan😮

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 2 роки тому +1

    Somalidu waaxasidee anagu waanku taageerijirnay hada noolow walaal qaaali adiyo xaajigaagu

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse 2 роки тому

    Naftaan ku xasilin lahaa anoo xilo kuu noqdee xabiibi mcn cabdinuur❤️❤️

  • @OmerAlice
    @OmerAlice 11 місяців тому +2

    Qurux iyo cod ❤ queen waxa loyidhi Ben maha🫅

  • @filsanbare7963
    @filsanbare7963 3 роки тому +3

    Ayaamo xasuus badna hes xasus igu laha iyo wakhti horre 😭😭

  • @munira9762
    @munira9762 3 місяці тому +1

    jacelka aman xusna ade kuku xirantahe❤😢

  • @nasraebraahim6424
    @nasraebraahim6424 10 місяців тому +2

    Hppi Isii wadnaha❤

  • @qcqadan1371
    @qcqadan1371 Рік тому +1

    Naftan ku xasilin lahaa anoo xilo ku noqdee 7/12/2022 duhur abaca

  • @hamdaabdi3737
    @hamdaabdi3737 4 роки тому +7

    Heestan wiil an wada shekaysan jirnay ayaa iiso diray ana maan jeclayn kaa
    Ana waxan udiray ku kalo oon jeclaa xasuus wlhi wnka qoomameya imika 😣

  • @NimcoYar12
    @NimcoYar12 4 місяці тому +2

    Still 2024😢❤

  • @amaalomar8080
    @amaalomar8080 2 роки тому +1

    Listening 2022this sonGg yarntii film ku barty imkana ❤cdi ufahmyaaa😊

  • @CabdiCasiis-d9p
    @CabdiCasiis-d9p Місяць тому

    Wah wah hamda Queen 👸

  • @maxamedcabdi7263
    @maxamedcabdi7263 3 роки тому +2

    Ayaamo xasuus lahaa ayaa soo marey
    Hamda queen

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 2 роки тому +2

    Xiskuu kalgacaylku dagay qalpiga adiga xidhoo xeryaad ka dhec oodatee xagnaba uma guurayside ❤

  • @ahmedabdilahi9889
    @ahmedabdilahi9889 3 роки тому +3

    heestan abwaanka sameeyey miyaad taqaaniin

  • @AhmednourYousuf
    @AhmednourYousuf Рік тому

    Boqradii fanaka❤

  • @Zhatiyayyy
    @Zhatiyayyy Рік тому +1

    24/5/2023 9:28 heestan wlhy si gaar ah ban ujeclahay 😭💔

  • @ClkariimAhmed
    @ClkariimAhmed 4 місяці тому +1

    Qooqa mxaa ka daawo ah😢

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 2 роки тому +3

    Still listening 👂 2022🎧🌎🥺

  • @Ilwaadjanno
    @Ilwaadjanno 5 місяців тому +2

    23/5/2024 Ahmedoow kumEeh 😭😭

  • @macaaneyahmed1135
    @macaaneyahmed1135 5 років тому +3

    Wlh waa hees aan qiirodo markan dhageysto ilaa iya htnna wn jclhy

  • @aminakalba2438
    @aminakalba2438 7 років тому +2

    wa hees qimabadan ruuntii jaceylku armaan xusna adey kugu xirantehee hamda queen nolow gabar somaliyed

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +4

    2021?

  • @abdiasiiselmi6228
    @abdiasiiselmi6228 Рік тому

    Quruxdii fanka xamda ❤🥹

  • @salmaanlabobaale3180
    @salmaanlabobaale3180 Рік тому +2

    I miss you Hamda queen😔👋

  • @hassanadan8368
    @hassanadan8368 Рік тому

    waaaw qofki xigmad leh baa garanaya doqona yeelkadi

  • @fadxiyaadan6697
    @fadxiyaadan6697 3 роки тому +1

    Still watching 2021

  • @ANFAC-t7u
    @ANFAC-t7u 8 місяців тому +1

    it girllllll

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 2 місяці тому

    Still listening 8/4/2024😢💔

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 6 років тому +6

    Ayaantaad aqbashaynu xusaynaa xiisihii dhanksagu wali kama dhamaan dhamacduna waa dhabtoo jacaylku degoo dugsi aad ii noqotide nabarka adaa dhayee fikirbaa nafta dilee dhambaalkan ku dhiiroo soo dhawee walaaal xamda

  • @MohamedAbdilahi-ir4ex
    @MohamedAbdilahi-ir4ex 3 місяці тому +1

    2024/6/30 i like this 🎵 ❤

  • @SamiraIsmail-l2h
    @SamiraIsmail-l2h 3 місяці тому +1

    Istill listening 16 : Julia 2024😢

  • @xamseaxmedxayd547
    @xamseaxmedxayd547 5 років тому +4

    Buhuu bahaa weeye lkn xamda queen waa dakhar codkeedu wllhy

  • @AxlaamMire
    @AxlaamMire 5 місяців тому

    2021....2024

  • @cllaahiaxmed7244
    @cllaahiaxmed7244 Рік тому +2

    Mar kan guurzado ayan islayntay da daysinayaa

  • @sacdiyomfanax9614
    @sacdiyomfanax9614 3 роки тому +2

    Iga daba deyo

  • @muniirapdi2635
    @muniirapdi2635 5 місяців тому +2

    28/4/2024😅

  • @maymona9820
    @maymona9820 Рік тому

    Still listening 7/29/2023

  • @hamdialli964
    @hamdialli964 6 років тому +4

    Jacaylkeygii Ex kuxasuusta runtii mar walbo iisodiri jire calaafka maxandhihikara farxadkunoloow 2 year wadasocene

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 роки тому +1

    Hamdi qouen thanks very much is girl beautiful is a love me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i love you

  • @ClkariimAhmed
    @ClkariimAhmed 4 місяці тому

    ❤😊

  • @UmalkhayrCabdi-e8h
    @UmalkhayrCabdi-e8h Місяць тому

    28\8\2024 😢❤

  • @qcqadan1371
    @qcqadan1371 Рік тому

    I ❤️

  • @NachmaMuztafe
    @NachmaMuztafe Рік тому

    Maalin madaw 10/7/2023 sacada 15:12 😢😢😢💔

  • @naomirage7882
    @naomirage7882 5 років тому +2

    Berigu jcylku ihelaley dhagysan jiry xasuus qaliya

  • @ceeshamaxamedahmedkuluc8601
    @ceeshamaxamedahmedkuluc8601 7 років тому +3

    ❤🔐

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому +3

    Facebooks

  • @KowsarDiirshe
    @KowsarDiirshe 4 місяці тому

    6/6/2024😢💔

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 2 роки тому

    Gabadhaan fankii wuu ku socdey

  • @xaliimogood7828
    @xaliimogood7828 Рік тому

    🥺🥺2023

  • @axmedcali1676
    @axmedcali1676 Рік тому +1

    Waxni hees way dhaaftay naca ku yaale

  • @kslimowyare8021
    @kslimowyare8021 Рік тому

    💔💔💔💔💔💔💔

  • @ahmedfaatah2894
    @ahmedfaatah2894 Рік тому

    Xujadu haynaga hadhe ax ya hees

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому +1

    Sheers

  • @ugbaaddhaqtar1103
    @ugbaaddhaqtar1103 3 роки тому +1

    Wed/30 Dec/ 2020

  • @Abdek4823
    @Abdek4823 3 роки тому +1

    XISKU GAL GACYLKU DAGEY QALBIGA ADIGA XIDHO XERYAAD KA DHEX OODATOO XAGNABA XAGNABA UMA GUUREYSIDE M M Z C M IPRAHEIM🥀😢🙏

  • @munira9762
    @munira9762 3 місяці тому

    2024/7/3😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому +1

    Kages

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 3 роки тому

    Ahmad muxu fanku ku tabay

  • @azmakhadan5223
    @azmakhadan5223 8 місяців тому

    After 9year kadip waykan 11/2/2024❤

  • @raysabdiqadir1859
    @raysabdiqadir1859 Рік тому

    17/9/2023/ 01:25

  • @ilwadjamalcabdi252
    @ilwadjamalcabdi252 2 роки тому +1

    🥺😨😢

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Рік тому

    Kii

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Рік тому

    Bye kii

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Рік тому

    😈😈Kii bye