"Al-Shabaab Waa Khawaarij" Sheekh Shibli Xalqadda 2-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • "Al-Shabaab Waa Khawaarij" Sheekh Shibli Xalqadda 2-aad.
    ADIGNIIN:
    Amar la'aan Ha Qaadan Muuqaalkaan.
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 333

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  19 днів тому +53

    Fadlan Subscribe Saar Kanaalkeyga Abdijaliil Show.
    Waxaanu Hiigsaneynaa 100K.
    Waxaad nagu taageeri kartaa Subscribe,Like and Comment.
    Mahadsanidiin walaalyaal. 🎉❤

    • @Beenmasheege20
      @Beenmasheege20 19 днів тому

      Sxb waxaad weydisaa
      Arsenal khawaarij ayaad dhahdee waatee dowlada islaamka ey kasohorjedaan

    • @Mazim107
      @Mazim107 19 днів тому +1

      Culamada saxda ah wareeso sxb wahaabiyada wan aragne dhanka kalana wareyso

    • @user-cp5ke1or3b
      @user-cp5ke1or3b 19 днів тому

      Sheekha telgaramkiisa noo soo sher garee abdijaliil

    • @jaamacmuuse6941
      @jaamacmuuse6941 19 днів тому

      @@Beenmasheege20 2:31

    • @jaamacmuuse6941
      @jaamacmuuse6941 19 днів тому

      @@Beenmasheege20

  • @maxamedshukri9119
    @maxamedshukri9119 18 днів тому +16

    Cabdijaliil
    Qoraalka aad meesha ku soo qortay iyo hadalka sheekha waa kala labo
    Sheekhu waa khawaarij ma odhan lkn dhaqan khawaarij bay leeyihiin buu dhahay waana kala labo
    Ilaahay sheekha ha xifdiyo adduun iyo aakhiraba Cimriga iyo caqligana ha u barakeeyo

    • @mrkeepgoing7959
      @mrkeepgoing7959 14 днів тому

      Dhaqan khawaarij ayay leeyihiin iyo waa khawaarij maxaa u dhaxeeya.
      Ninka gaalka uu dilaayo laga helo masaajidka oo si gaalkaas loo dilo ay tahay in loo istaago irida masaajidka ninka gaalkiisa laga helo maqaayadaha muslimiinta miyaad rabtaa inaad ka ilaaliso xukunkiisa sharciga!
      Shabaab waa khawaarij.

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 13 днів тому

      ​@@mrkeepgoing7959tusaale dhaqan gaalo ayuu leeyhay iyo was gaal waa kala labo

    • @Dr.Wahrheitberg
      @Dr.Wahrheitberg 16 годин тому

      Alshabaab waa gaal khawaarij kilaab naarta waxaan rajeeniyaa inaa midh dilo insha allah gaar ahaan kuwa maamooyinka iyo shacabka iska dhulmiyo diigiina waa xalaal

  • @AbdirahmanAadami
    @AbdirahmanAadami 19 днів тому +75

    Xalqad 3aad ciddii ila rabta like

  • @Osmauk
    @Osmauk 13 днів тому +3

    Cajiib, waxaa ashqaraar leh siduu al-shabaab sheekha uga hadle si maangal, xaqiiqna ah, Runtii sheekhu waa bad xasilan.
    Waa episode xiiso leh, iyo daadihiye salfadhi iyo mug leh. Mahadsanidiin idil ahaantiin❤

  • @IbraahiimMaxamed0
    @IbraahiimMaxamed0 7 днів тому

    جزاهُ اللَّه خيرا،
    Sheekha si wanaagsan ayuu iigaga jawaaway su'aashaydii ahayd shuruuxda ugu wanaagsan Sunanta iyo saxiixaynka, Iyo raqaa'iqul quluubka iyo Taariikhda iyo Siirada. Sidoo kale Wariyaha waan uga mahadcelinayaa Sida uu fariinteyda si wanaagsan Sheeqa u gaarsiiyey.

  • @NouraMuslim
    @NouraMuslim 19 днів тому +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711013075 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|--................................・,..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・,’..・.،😢😢🎉🎉

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 19 днів тому +12

    shabaab wa kawarij
    dowladana waa cilmaniyiin kitaabka ilahey kalexday lawadawa wa mashruuc isma dhamaan ilahey hanaga dulqaado
    وَمَا أَصَابَكُم مِّن مُّصِيبَةٍ فَبِمَا كَسَبَتْ أَيْدِيكُمْ وَيَعْفُو عَن كَثِيرٍ 😢😢
    dhibkana nahaastana wa waxaan gacmahena ku keensanay

    • @smaliwolf
      @smaliwolf 18 днів тому +1

      suuro gal maaha akhii hadii ay khawaarij jirto sidoo kle waa in dowlad islaami ah la helaa ama khawaarijta ragga ka soo horjeedo waa in sifoooyinkiii Cali iyo cuthmaan lahaadaan wa illaaa ragaas khawaarij maaha ee waaa muhaahidin.

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 18 днів тому +1

      ​@@smaliwolfali iyo cuthaan maa hada nool heee....mujaahidiin hadey yihiiin maxaa moqadisho kaliya Ale ugu saliday may meelaha kale aadaan...mey etopia galaan may kenya aadan maxaa umada islam Alle ugu saliday oo kii wax yar amarkooda diiba u dilaan

    • @user-ys1ug6em5c
      @user-ys1ug6em5c 16 днів тому

      Markay wadankooda kitaabka ilaahey kuxukumaan ayeey meelaha kale aadayaan ​@@yusufmohd192

    • @mahadmohamud9067
      @mahadmohamud9067 12 днів тому

      Mujaahidin maa dhahday zoobe kuwa kudhamaaday ma gaaala khawarij waa dhaafen kuwaan ​@@smaliwolf

    • @HalimaBlabla
      @HalimaBlabla 11 днів тому

      ​@@yusufmohd192 wey adaan telegraamka kadaay, mediaha ayaa qariiyo.

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 19 днів тому +27

    فضيلة الشيخ الدكتور محمود محمد شبلي ❤

  • @Abdinasir-x8u
    @Abdinasir-x8u 13 днів тому +1

    Shiiq maxaxuud maxamed shibili Allah ha ku xifdiyo Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤Allah ha iga dhigo asigoo kale

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 16 годин тому

    Wareysi macaan weeye Mahadsanid macalin ❤

  • @user-qs4yp7ho7x
    @user-qs4yp7ho7x 19 днів тому +4

    جزاك الله خير الجزاء

  • @faysalabdi7138
    @faysalabdi7138 19 днів тому +12

    masha alaah shekh shibil alaah ha ubarakeeyo ilmiga iyo caafimaadka

  • @Mireyare889
    @Mireyare889 15 днів тому +1

    Ninkaan alle ayaa fahansiyey diinta alle ha barakeeyo sheikh Dr shibli

  • @ZakiHaji-y7q
    @ZakiHaji-y7q 19 днів тому +10

    Abdijaliil wa mahad santahay walal shehana Alle ha noo dhowro
    .

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 19 днів тому +11

    Khawaarij waxay imaadaa marka shareecada islamka oo barax diran la isgu xukumo lkn somaliya dastuur ay so qoreen gaalada midowday ayaa yaala hada guurguurte ninkii la dagaalama waxan aaminsanhy in uu xaq u leeyahy iyo maamulada dabadhilifyada ah

    • @Convini6
      @Convini6 19 днів тому +1

      1. In qof Muslim la dilo shacab ah aan dowlada soo dooran mid saxan miyaa
      2. In qof Muslim is qarxiyo sax ma aha Allah ma baneynin
      3. In center magaalada ama restaurant dad shacab in laku dilo sax miyaa
      4. Alshabaab waa ahlu naar

    • @Convini6
      @Convini6 19 днів тому

      Dowlada la dagaalan Hadaa rabto Lkn shacabka maxaa Loo qarxin? Why hotel, zoobe meelahas Loo qarxin

    • @ikranfarah6086
      @ikranfarah6086 19 днів тому

      Gurguurtaha aad sheegeyso hadaad u socotaan waa meesheeda asagaad is heysaan dastuur isku haaya ama siyaasad kaleba isku haaya shacabkuna iyagu ma dooranin in dastuur lagu maamulo ee nimanka ku maamulaya is raadsada hadaad doontaan ee halka su'aale ku waydiinayo waxey tahay boqolaalkii aad maalin dhaweed liido ku leyseen ma xasan shiiqbaa dhalay mise asagaa meesha fadhiyey
      Nacaladu ha idinku dhacdo xaq kuma sugninidiine illahey umadiisa ha idinka qabto qawaarij biyo is Marin ayaa tihiin

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      Kuwan ookale ayaa nala jooga magaalada sidee marka shabaab looga adkaadaa 😅😅 shabaab waa munaafiqiin 😅😅

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 19 днів тому

      Sheekhaan PhD fii Islam ayyu sheeganaya. masalaada khwaarijiminada maa fiqiiyeen saxiixan. Xukuun raadiska Xaasan munafiiq iyo barlamaan dumuqratiyaad la soo xeertey, qof malaa kuu tilmaami karaa khariij ilaa maa la' heloo xaakimul cadil min uluul amri calaa xukum kitaab.

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 18 днів тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @DHAY_GEEL1
    @DHAY_GEEL1 18 днів тому +2

    Hada si aan usoo daawado video Gan waxaan ksoo arkay tiktok qof kale ayaana soo dhigay adigana faaiido ayau kuu tahay lkn qofka soo dhigay asaga inayna waxba usoo kardhin ayaa laga yaabaa❤

  • @faariscaynte832
    @faariscaynte832 19 днів тому +14

    shabaab waa mujaahidiin shaki kuma jiro culumaasuuga waxba laga dhagaysan maayo tareenku wuu soconayaa kuwani haba iska qaylyaane

    • @AhmedNajiib12329
      @AhmedNajiib12329 19 днів тому +1

      Magaca Majaahid inaad baxsataan
      Mujahidiin laguma noqdo
      Ee xasuuqa umadda ay alshabaab kuwadaan
      Hadii aad raali ugu tahay
      Lasoco danbiga qeyb ayaa ka ledahay

    • @MaxamedQorane-g1j
      @MaxamedQorane-g1j 19 днів тому +1

      Dadka oo la xasuuqo miyaa mujahidnimo ah

    • @user-xw9hr6kh3c
      @user-xw9hr6kh3c 19 днів тому

      Jihaadku waa soconayaa qaaqlayaashu ha iska buuqaan

    • @abdirizakdahir7444
      @abdirizakdahir7444 19 днів тому +1

      HAL SHEEKH ALSHABAB MA ARKIN . FADLAN DIB ISKU SAXA CADAW UMADA HA LOOGINA

    • @hibaaqxirsi6145
      @hibaaqxirsi6145 18 днів тому +1

      @@user-xw9hr6kh3c jihaad miyaad u aragtaa in umad ashahadanaysa aad laysiin ordoo diinta si fcn usoo baro

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 19 днів тому +19

    Khawaarij waxaa ladhahaa sida shareecada qabto Qolo Walboo Ku baxda Madaxda Muslimiinta io Maamulkooda Shareecada Islamka Isku Xukuma 😢 aaway Dawladii islaamka io Madaxdii Diinta Kudhaqmayey Ay Ku baxeen shabaab 😢
    Ma Dawladada Ku dhaqanta dastuurka Gaalada Ayaa Muslimiin Ku tilmaameysaa ??
    Adga Io Dawlada Gurguurte 1meel Hanag liga Soo Bixiyo Aakhiro Insha'Allah

    • @its_acshkim
      @its_acshkim 19 днів тому +9

      Mid ban ku daraya hdlkaga ninkn cilmi kuma yara dad hdal ay dhaheen un buu sii hadl qady lkn mida an layabnhy ba waxa ay tahy war ninka miyuusan xasuusan in
      1-naaska manta ay dawkada xasan shikh nuugt inu kan isla waqtigan l nuujiyo yahuuda si indho la’ant u gumadaysa Gaza caruurta io hawnnka ku nool
      2-hay adaha isku sheega qaramada midoobay miyaysan aheen kuwa dalkeeni utashady ee bur-buriyay iyga oo donaya in illa xiligan in aysan wax dowlad l dhaho ka dhismin
      3- War miyuusan Fahasaneen dhuuxa ayadaha 10 (toban)ka ah ee suratul maida ku jira e katurjumaya xqiiqda galnimada wax logu yeero dastuur
      4- miyuusan ogayn in raggga u khawrij ku tilmamyo ay yihiin awooda kaliya e hortaagan gummaysatha cusub e salibiga ah
      5- war mawaxa uu illow sanyahy ragga u k hadlayo in ay leeyihin sirdoon awoodoodu sarreyso isla markana og cidda ay beegsanayan io sabbta ay ubeegsanayan
      6- mawxa uu ilowsanyahy in wadnkeena lagu dhaqo wax lagu magacaabo chabter 7
      Waxn jclhy xqqd in laga hadlo wdnk wax uu ku jiraa dagaal labao dhinac ah 1:siraac diineed 2:siraac jiratanka umad somaliyees
      Waxn huba malin uun xaqqu inuu so dahiri doon somli o idilna in israaci doonto allhn loo hogaansami doono

    • @muugso7775
      @muugso7775 19 днів тому +1

      Saxiix

    • @DaahirAli-zl2rk
      @DaahirAli-zl2rk 19 днів тому +1

      Hadaad diin sheeganaysan maxay inkaga bad baadin wayday waxa ilahay inka xarimay oo ah dhiiga muslimka mida kale hadusan xasan diin ku dhaqmin ma ado ka faajirsan ba diin kuso celinayo?

    • @Convini6
      @Convini6 19 днів тому

      @@its_acshkimma waxaa amaaneysa kuwa ciyaalka shacabka target ka dhigta hadey run sheegayan sida taliban ha iska celiyan Lkn why ciyaalka loo qarxin? Waa gaalo

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 19 днів тому

      ​@@its_acshkimxayawaan adigo kala ah baa iska nool sheikh shibli waciyiga maanta taagan iyo cilmiga diinta iyo 10ka aayadood o aad sheegeyso adigan jaahilka ah wukaga aqoon badanyahay ma waxaad rabtay adigo alshabaab ah in dastuur ba lagu dhaqmayaa intaad umad dhan u halaagtaan inuu idinku raaco adeer ninkaani wa nin aqoon leh maahan SHEYDANKA XASSAN LA DHAHO o qof walbaa iska gaaleysiiyo

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 19 днів тому +2

    Really your bring us something very nice my brother keep up

  • @Awraali
    @Awraali 17 днів тому +1

    Ilaahay sheekha ha barakeeyo

  • @DaahirIbrahim-nq9px
    @DaahirIbrahim-nq9px 17 днів тому +1

    Culimada allaah ha noo xifdiyo

  • @hamooganinjanada2458
    @hamooganinjanada2458 19 днів тому +5

    Allaha guuleya shabaabul mujahidiin nin nairobi ka raxeesanaya cidna uma baahna

    • @sportsclubsandgames
      @sportsclubsandgames 19 днів тому

      Shabaab marka mu jaahidiin miyaa ?

    • @AhmedAdr-n4f
      @AhmedAdr-n4f 19 днів тому +1

      ​@@sportsclubsandgameshaa wa mujaahidiin udaglama sharecada islaamka, Halka ay Dowlda Feederka qaadatay Dimiquqradiyad ama dastuuur ay ku raaligaliseyo reer Galbeedka, Americanka Al shabaab wa muajhdiiin Allah barakeeyi

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      ​@@AhmedAdr-n4fmujaahidiin iyo qarxinta masaakiinta war naga xishooda messha diin kuma haydaan waana la idin fahansanyahay 😅😅😅

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      Tuugo qaa imin ah ayaad tihiin munaafiqiin

    • @sportsclubsandgames
      @sportsclubsandgames 18 днів тому

      @@AhmedAdr-n4f dowladda iyo shabaab waa labo mashruuc mid saxan ma lahan mujaahid ma waxaa lagu noqdaa leynta dadka masaakiinta ah ?
      In dhalinyaro wax badan aqoon is qarxiya janaa galeysiin la dhaho ?
      Haddii ay shareeco u dagaalamaan
      Yaa u baneeyay iney xoolaha dadka reer miyigaa dhacaan sharecadee qabto in xoolaha masaakiinta la dhaco loo hanjabo kii amarkooda diidane l dilo ?
      Haddii aad ka tirsantahay hadda isaga tag ragaas

  • @rath_wahnyare1121
    @rath_wahnyare1121 17 днів тому +1

    Waad ku mahadsantahay soo gudbintaada lakin ani ahaan waxaa ila saxan ciwaanka inaad wax kale kadhigto madaama aanu shekhu sida aad hadalka u dhigtay aanu dhihin .
    جزاك الله خير .

  • @wilkaabdiqani1366
    @wilkaabdiqani1366 18 днів тому +3

    Wlh cid waiba somali ah way ogthy in uu meeshaan mashruuc xalane ka socdo uu ka jiro meeshaan

  • @abshiramohamed325
    @abshiramohamed325 12 днів тому

    Love sheekh xasaan xuseen runlow

  • @Thewho444
    @Thewho444 17 днів тому +1

    Has Somali hadaan ahay waan tagi karaa Somalia without documentation

  • @abdinasirmohamed-g7s
    @abdinasirmohamed-g7s 18 днів тому

    Masha'allaah Sheekh Shibili Allaha xifdiyo, Mashruuca Shabaab Waxaa Leh Cadaw Umada Soomaaliyeed, Nuuc Kasta OO ay yihiinba, Waa Mashruuc Lagu Dabar Jaraayo Diin,Dad Iyo Dal, intaba. Soomaaliyeey Baraaruga.

  • @ahmed-dekalimusse1175
    @ahmed-dekalimusse1175 15 днів тому +2

    Rabta Mise Rabto.
    Cabdijaliil waa Suxufi xirfaddiisu wacan tahay,
    Waxaanse kula talin lahaa;
    "In uu Suugaanta Somalida iyo Buugaagta inta badan sooyaalka u ah Taariikhda somalida uu akhriyo."

  • @user-cp5ke1or3b
    @user-cp5ke1or3b 19 днів тому +1

    @Abdijaliil sheekha telagaramkiisa noo soo sher garee❤❤❤

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 19 днів тому +3

    Masha allah
    Alaha kaa jazaaid siiyo
    Sh. D. Shibli
    Iyo Abdijaliil ba.
    Mhd sndiin
    ........................................NEXT
    FARMAAJO soo qabo.

  • @oneminuteoneprofit6420
    @oneminuteoneprofit6420 19 днів тому +2

    Alshayadiin kawaarij kuwa ugu xun weeye 😢

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 2 дні тому

    Drop shippin ka waxaan arkay Dr zaik nakir oo leh Waa xaraam maadaamoo wax gacan lagu hayo ahayn

  • @ismanzakaria8217
    @ismanzakaria8217 19 днів тому +5

    جزاك الله خيرا شيخي وحبيبي وقرة عيني شيخ دكتور محمود محمد شيبلي

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 19 днів тому +2

    Allah haku dhowro sheikhow

  • @zakariamohaShocow
    @zakariamohaShocow 19 днів тому +12

    Sheikh Shibili Allaha haku xifdiyo

  • @Mohamedahmadleabdi109
    @Mohamedahmadleabdi109 8 днів тому

    Sheikh Dr mohamud mohamed shibli❤

  • @AhmedAhmed-hr5sz
    @AhmedAhmed-hr5sz 19 днів тому +4

    Dhinac waxaa uu ilaalinayaa sheekh umal dhinacna waxaa uu ilaalinaya dadka ka shaqeysta forex Marka sheekh waa mid trader ah oo suuqa ka shaqeysta balse sheekh umal ayuu ilaalinaya😮

    • @HuskaAbdio
      @HuskaAbdio 19 днів тому

      Maya walaal sheekh umal sifiican ufaahfaahiyay

    • @abdihakimabdikadir9281
      @abdihakimabdikadir9281 19 днів тому

      Saa u fahantay lee kahadashay sheikh umal aa si fahfahsan uga hadlay oo dhahay aniga suaalo aa qabaa ina weydiyo iyo sharaxad dheer si aa uga jawabo

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 18 днів тому

    Masha allh Sheekh caqli io cilmi buu ugu jawabay su'aalaha .

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f 18 днів тому +2

    dadkeyga soomaliyed waxan uga baaqaya ineysan ka gamban xaqa sh shibli asoo lagu tiriyo culimada uga waa weyn geyiga somalia ayaa wuxuu laso taagan yahay dastuur gacan ku sameys ah ayaa ka qiimo badan kitaabka allah allow xaqa nagu sug guleeysta geesiyada towxiidka wadankan alle sukadisa idinka umaqan garabkina allah galo guusha waa dhawdah insha allah sh xassaan فك الله اسرھ

    • @URvimez
      @URvimez 18 днів тому +1

      Ma kuwa dhiiga dadka cabba ee baytkii Ilaahay dadka Ku dhex laaya ayaa diin wax ka og ee umadda halaaga ee hooyoyinka isku qarxiya ee caruurta agoonteeya.. Alshabaab iyo diin shaqo iskuma lahan .

    • @Mo_Amiin16
      @Mo_Amiin16 18 днів тому

      Oo bowe gormu yiri Waxas

    • @khaazihimad7751
      @khaazihimad7751 17 днів тому

      Nacala kudhalay khawaarij maa maa noo faanine😂😂 gablkoda wuu dhacay kuwas

    • @uzeirsantos2061
      @uzeirsantos2061 16 днів тому

      Cadeyn keen

    • @mahadmohamud9067
      @mahadmohamud9067 12 днів тому

      Yaah ma shabaab maa shacab umaqan kuwas khawarij waa dhaafen Eeyaha Naarta waligood Naxukumi mayaan guusha waa dhawdahay kulahaa

  • @ahmedyusuf6608
    @ahmedyusuf6608 19 днів тому +2

    Inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun sheekheenii shible ma heerkaas ayuu gaadhay is dhiibis iyo cabsi walaahi waa nasiib darro

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 19 днів тому +2

      wadaadka ganacsi ayaa nairobi uga furan, danihiisuu eeganayaa. heerka uu marayo waa inuu dhahaa dunida muslimkaa dhanaa dastuur isku xukunto, waxaas ma daliil sharci ah baa ? caadi ayey uga guurtay wadaadka cabsi ayaa wadnaha gowsay

    • @user-ys1ug6em5c
      @user-ys1ug6em5c 16 днів тому

      Exactly ganagsigiisuu ilaashanayaa

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 18 днів тому +1

    Diinta waxeey tahay win win ❤❤,Ribadu win win ma'aha

  • @khaliddahir7315
    @khaliddahir7315 19 днів тому +4

    Jazakallahu KheyRan shaykh Shibli.

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k 15 днів тому

    Allah ha barakeeyo shaikh maxamud shible

  • @maxedxusenfidaar3815
    @maxedxusenfidaar3815 19 днів тому +2

    Abdi jliil Dooda u dambeyso Culimo waweyn noo balami iyo hohaamiyaashi hore shabaab ee dowlada ku jiro waliba waqtiyada soo aadan

  • @footballmen1
    @footballmen1 19 днів тому +1

    ilaahay ha soo hanuuniyo sheikha waa من علماء الأمة

    • @cadaadsaalax
      @cadaadsaalax 19 днів тому

      Maka dhiiga daadinayaa culamaa diin ah ilaahay baadadka kala saari

    • @Convini6
      @Convini6 19 днів тому +1

      Ma waxaa taagerta kuwa shacabka dila,

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 19 днів тому +8

    Sheekh maxamuud maxamed shibli xfduhullaah ❤

  • @somaliaoutlet
    @somaliaoutlet 19 днів тому +7

    Shabaab waa khawaarij aan dhahno dowlada tuugada ah gaalada u taliyaan aan dad dal diin iskaba dhaafe aan dan ka lahayn maxay shareecada ku magacowdaa? Wax soomaaliya maanta ka liita falastiin baa kajirta waxaana nahay wadanka kusoo xiga falastiin oo la qabsan rabo hadaanu AS iyo maxkamidihi itoobiyaanku burburiyeen laga cabsaneynin marhore nalugu yaaci lahaa.

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      Mahada shabaab ayaad wanaag kusheegaysaa bisinka war ilaahay kacabso kuwaan shabaab waa munaafiqin lahubo

    • @somaliaoutlet
      @somaliaoutlet 18 днів тому

      @@MukhtarIsmacil-b1y shabaab iyo dowlada ma isku barbardhigtay wali inta meel fariistay mise idacadaha iyo argagixiso waye lagu so meriyay? shabab ani iyo adigaba nma naxayan lknse runta ah somalia dowlada kajirto iyada dhexdeda ma heshin karto inay dhib no badiyen mahe maxay so kordhiyen kowgi xamat amxaro ku imaden moryanti hore iyo shababki aya madax ka ah mamul goboledyada hal wax kuma heshin karan waxba dadki uma so kordhin in korkena lagu dagalamo turki cidamo galo hadana masar kenya itobiya xita cidan xogan loma ogola inay samestan wax aqri tarikhda baar. shabab afka ha iskaga taagine.

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 18 днів тому

      @@somaliaoutlet ok sxb su aal aan kuwaydiiyo in aad isqarxisaa ama qof toos isku qarxinayaa aan arkaa ma diin baa wllhi maskax kaa wayn ayaa kusaaran kowdheh sxb shabaab hal wanaag oo aay leeyihiin malahan dawladana wax waay kaqaldanyihiin lkn waa lasixi karaa lkn shabaab waa waa wasaq qof kastaa oo somali ahna inuu iska dhaqo aay waajib tahay marka sxb aniga adeecad kama dhagaysan ee waxaan arkay iyo wax aan toos ula kulmay ayaan kaala hadlayaa war hadaad ogaan lahayd shabaabka dhexdiisa waxa jiro sidaan maadan uhadasheen wllhi hada waxan rajaynaynaa in aan xogo badan kadiyaarino iyo ittus oo iitaabsii daalimiintaa

    • @somaliaoutlet
      @somaliaoutlet 17 днів тому

      @@MukhtarIsmacil-b1y SHABAAB MA DHIHI KARAN MAXKAMIDIHI WAAYE HADAY HAA TAHAY MAXKAMIDIHI DALKA WAY HAGAAJIYEEN DOWLADA HAL MAGAALO OO HAGAAJIYEEN IISHEEG?

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 17 днів тому

      @@somaliaoutlet maxkamadihi iyo shabaab isku mid ma ahan sxb shabaab wax aay haleeyaan mooyee waligoodna waxba ma hagaajin qarxin unbaay noo keenayn naarta Allah kufogeeyaa argagaxisada miyaadba qiil uraadinaysaa wllhi waa yaab

  • @khaazihimad7751
    @khaazihimad7751 17 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @DaahirIbrahim-nq9px
    @DaahirIbrahim-nq9px 17 днів тому

    @abdijalil wariye qiima badan guulayso sxb

  • @Muqaatalibnuxayaan
    @Muqaatalibnuxayaan 18 днів тому

    Sheekheyga alla ha ii kaa dhowro allow ii dhowro shiikheyga

  • @CabdifitaaxAxmad-v8f
    @CabdifitaaxAxmad-v8f 18 днів тому +1

    Janaalka shiiqa telegaramkiisa noosodir wlle adooraliya

  • @dahaar29
    @dahaar29 17 днів тому +2

    SHEEKO RAQIISA,KUWANI CULUMO MAHA

    • @mahadmohamud9067
      @mahadmohamud9067 12 днів тому

      Orod sh xasaan iyo kii hargeysa ka imaaday so dhageso meeshan ka carar Eeyaha Naarta

    • @dahaar29
      @dahaar29 12 днів тому +1

      @@mahadmohamud9067 Ada eeyaha naarta warya wax jbaro horta

  • @YacquubYusuf-l6v
    @YacquubYusuf-l6v 18 днів тому +2

    Wll wxad weydiisaa shiikh waalidiin soomaaliyeed oo ilmahooda oo xanuunada gaarka qaba oo lacaga ku qaata, marka ay dhakhaatiirtu ku yirrahdaan keen ilmaha aanu daweynee way diidan si ay lacag ugu qaataan dowlada marka shiikh maxalaalba mise xaraam

    • @Husni_l
      @Husni_l 18 днів тому

      Taas waa xaaraan wll

  • @clraxmaanzaadiq
    @clraxmaanzaadiq 19 днів тому +2

    Waraysiyo kasoo qaad shiikha walaal

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed9572 18 днів тому

    Video editka aad baa ugu helay software kee isticmaashaa Abdijaliil?

  • @arahmanpurcawi1948
    @arahmanpurcawi1948 16 днів тому

    Jasakallah shykhanaa allh haku janeeyo

  • @hamzemohamed4181
    @hamzemohamed4181 19 днів тому

    Sh shibli Alle dartii ayaan kuu jeclahay sheekhow

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 16 днів тому

    Ilaahayoow udambi dhaaf dadka ka ganacsanaya uber ka skip dish ka door dash waxyaabo badan ooysan ogayn ayay qaadaan, qaarna iyagoo og waxay qaadayaan ayay qaadaan..

  • @abdifataxyaasin7270
    @abdifataxyaasin7270 17 днів тому

    حفظه الله ورعاه❤

  • @cabdiraxmaanxaaji1482
    @cabdiraxmaanxaaji1482 18 днів тому

    Allaha ku xafido

  • @MuslimHasen-y7e
    @MuslimHasen-y7e 18 днів тому

    Part 3 4 5 pelease sxp abdijalil

  • @AbdurahmanPanda
    @AbdurahmanPanda 19 днів тому +4

    Shekh shibli baarakalahu fiik

  • @faizamohamed8558
    @faizamohamed8558 14 днів тому

    Wadaad wareersan

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 19 днів тому

    Asc shekh gabar ayaan waxaan ku mehersadey kitaabka qur aanka xadana waan kala tagnay kitaab intaan soo iibiyo masiin karaa

  • @dahaar29
    @dahaar29 17 днів тому +1

    KUWA 2024 SHIBLI CULUMO U YAQAAN NASIIB DARANA

    • @seidmahamed9825
      @seidmahamed9825 16 днів тому

      Adaa nasiib daran oo sheekh u aqaan oo aan la garanyn waxad tahy

    • @dahaar29
      @dahaar29 16 днів тому +1

      @@seidmahamed9825 aniga khasab maha in lay garto,xaqa ha lo hiiliyo

  • @deeqsiofficall6936
    @deeqsiofficall6936 18 днів тому

    Abdijaliiil Moalimka weeeyn ee somalida ah qabuuro ku xeeel dheer suuuqa mart uun wareeeysi ka so sameeey sida " Molaimuu iyo Zaki Hagarlaaawe"

  • @abdirazakali58
    @abdirazakali58 14 днів тому

    Su’aalahan ma aha su’aalo diin, waa su’aalo maadi (commercial, technological, business).

  • @luqmaanxakiim452
    @luqmaanxakiim452 19 днів тому +2

    Codka waa sidee mic xoogleh miyuusan eheen waa gaabanyahy

  • @hamzemohamed4181
    @hamzemohamed4181 19 днів тому

    Alle cimrigaaga ha raajiyo

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf9901 19 днів тому +1

    جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب

  • @FurrehMedia
    @FurrehMedia 19 днів тому +2

    Sh. Shibili illaahay ha xiftiyo

  • @user-nh9jy1tj9r
    @user-nh9jy1tj9r 14 днів тому

    Wll next ka sodig sheikh xassan hussein waa calim somaliyed oo an add u jclnhy

  • @banadirnet8309
    @banadirnet8309 18 днів тому

    Qeybta Siyaasadda iyo Qeybaha arrimaha Bulshada sida hadeer wadaadkan Caalimka ah aad wareysaneyso oo kale waa wax fican in aad isku dhex wado Insha Allaah, midaasi ku dadaal
    Guul Wacan.

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 19 днів тому +1

    Kheekha iyo weiyahaba alle ha idin xifdiyo khayrna ha idiinku bedelo wanaaga aad samayseen insha Allah.

  • @dahaar29
    @dahaar29 18 днів тому +1

    Sheekada raqiiska ah naga daaya shabab wa mujahidiin weeye khawarij maha sifoyinki khawarij ma leh

  • @osmanmohamed8657
    @osmanmohamed8657 17 днів тому

    Afghanistan was Wadan Muslim

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 19 днів тому +2

    Sheekh maxamuud maxamed shibli xfduhullaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
    @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 19 днів тому

    Mashallah diintu waa cadaalad

  • @CabdirisaqSiciid-sb2fl
    @CabdirisaqSiciid-sb2fl Годину тому

    ر حمه لله شيخ شبلي

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 19 днів тому

    Shabaab waa laguwareeri baaritaan halagusameeya waxaan diin madhihi karna waayo ummada in dadka diinta lagafiijiya

  • @ikraansharif3500
    @ikraansharif3500 19 днів тому

    Guulayso walal

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 19 днів тому +1

    Hormuud ayaa qawaarij ah hantida umada dhacday dalka imaaraat ayaa haysta ka hadal sheekh taas

  • @qisomaal
    @qisomaal 19 днів тому

    sheekha alle hanoo xifdiyo

  • @mohamedxussen-fu3yc
    @mohamedxussen-fu3yc 18 днів тому +1

    Hada ka hor waxaad tiri waxaan ugu tagay meeley ku xareysan yihiin london gabdho somaliyed da dooduna u dhaxayso 14-19 tiradooduna tahay 700 oo qaba aids halku ku danbeeyay warkagii 😂

  • @goobmaal
    @goobmaal 14 днів тому

    7:20 walhi waa runtii shekhu crypto currency lacag inay tahay marka hore waa in la xaqijiyo.
    Muran badan baana ka taagan waxaana xoog badan inay tahay supply oo aynan ahyn lacag

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 14 днів тому

    Oo kan aan uwadaaba hadduu kuqanacsanyahay,maxaa aniga iga galay sheikh!?.

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 19 днів тому +2

    Sax waa khawaarij niqaabada isku Qariya🎉😂

    • @itaqillaa
      @itaqillaa 19 днів тому

      Anigana ha la ii maydho😅

  • @Hunger388
    @Hunger388 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @mohaisacka
    @mohaisacka 19 днів тому +1

    M.a wlhi sh. Waa aftahan wax badan fahamsan cilmi ilaahy siiya,waxaan aad uga helay jawaabtisa Ku dhisaa cilmiga iyo Aqliga Ku dhisan. Sidoo kle siduu ula socdo sida maanta dunida isku bedeshay.

  • @AR-kf5wv
    @AR-kf5wv 19 днів тому

    Sheikh Dr. suasha delivery ga kulabo dhaha.

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 19 днів тому +6

    Somaliey wadaad xumo yuunan idin fatwoonin sababtu waxey tahy kii alshabaab khawaarij dhaho waxey ka dhiganthy dowlada wadada saxaabada bey kusocotaa asagoo dhahy oo kale marka loola dagaalaamaayo dowlad kitaabka allah ku dhaqeyso gaalana Ana Wali kadhiganeyn kuwaas waa ladhihi karaa lkn alshabaab waa mujaahidiin daliilna wey heetaan kaliya waxaan usheegayo waa kuwa aan heysan awood xog baaris oo laga qariyay iney arkaan warbaahinada iyo waxyaalaaha ey soo gudbiyaan As

    • @17jirchannel86
      @17jirchannel86 19 днів тому

      @@user-ot8ts7or5o waa xigmad cajiib ah

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      Wllhi in aaysan ahayn mujaahidiin waana munaafiqiin lahubo sxb dawlado saxaabo ma ahan lkn waa dad musliimin ah adigoo ookale waa kuwo masaakiinta iyo masaajida qarxinayaa ayaad leedahay mujaahidiin 😅😅 mujaahidnimo xaal qaadoooy😅😅

    • @Husni_l
      @Husni_l 18 днів тому

      Dhiig muslim inaa daadisaan ayaa idin fudud miyaa idinkoo xal u arka dowlada kitaabka Alle diiday iney nagu dhaqdo si wanaagsan ula tacaamushaan oo ummada diinta gaarsiisaan waxa leys dheer yahay waa imaanka iyo qofka siduu diinta u barto dowlada la dagaalama maaha shacabka waxa dhamaanaayo waa shacab dadka masajidada aad ku tooganeysaan waa shacab qof muslim eh oo hada kasoo baxay salaad baa tooganeysaan waxaana u dileysaan canshuur buu bixi diiday amba zakaatul fidri bil walbo ah ayuu bixi diiday Diinta islaamka maaha qal qal iyo dil iyo hanjabaad ee waa naxariis diinta islaamka inaa diinta inagu dhaqdaan qof diidan malahan lkn shacabka aad dileysaan baa diidan nahay wixiina waa qawaarij baadil cad baana kusugan tihiin diinta baro axaadiista baro baro dhiig islaamed halkuu taagan yahay

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o 18 днів тому

      @@Husni_l adigu shacb baa thy ilaahey kabaq sibareer ah in laguugu imaaday malagu dilay jawaabta waa Maya tan 2aad kan dhiigiisa labaneen lama dilo shacab hadii ladilaayo waa kaa lagu dili lahaa suuqyada kuwa buuxo oo laqarxin lahaa ee sidiirana ubaadh oo soo raadi hoteelada laqarxinaayo iyo sababta tan ugu danbeysay tusaale aan kaaga soo qaado liido beach waxaa joogay taliye ku xigeenka sirdoonka dowlada mashacabaa na kusii darso nin dowlada xilakaas uhaayo miyaaa 2 askari lasoo raacsiinaa jawaabta waa Maya waa kuwee kuwa lalaaayy habeenkaas mashacabaa ubadnaaa badalkeed shacabka xaqiiqda karaadi yaa dhameeyay shacabka oo xitaa waxaa lasoo bandhigay askari leh idaacada iyo telvetionada cidkuma arki karo sawir askari social media yuu kuqaldin dowladana hadaad aragto meelaha ey leeyihiin shacabkaa loogu adeega waa gobaad ey weerarka alshabaab ey kaga gobaadsanayaan waxaa sabab uah imisa qofbaa meesha lagu xiiray waa 1daqiiqo lagu qaban karo inta shabaab weeraro magaalada kafuliyaan waxaa kabadan kuwa labaajiyy ee ogow liajli adiga maskiinka ah oo aan wax ogeyn oo kale kuna soo gaareyn xaqiiqda jirta ee dalkaan dhalinyarada badan kuwa utura difaacidiisa daacad katahy waa AS waa kuwa dhiigoooda ubixiyay kitaabka allah in lagu dhaqmo dulinimana diiday dawarsi gaalo ee xaqiiqda raadi

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o 18 днів тому

      @@Husni_l Ani adi igala dood in ey as khawaarij yihiin daliil sax ah keen ama dadaalkaaga Ana waa iga diyaar inaa kaagala doodo xaqiiqada

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 19 днів тому

    ‏جزاك الله خير شيخ محمود محمد الشبلي.

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 19 днів тому +2

    Culimadaan wadamada gaalada joogta naga daaya OO Culumada jibil joogta soo waraysta

    • @Convini6
      @Convini6 19 днів тому

      Hooyada iyo argagaxisadaha tahay was

    • @17jirchannel86
      @17jirchannel86 19 днів тому +1

      @@Convini6 erayga argagaxiso waa eray ay gaaladu leedahaye ee wax kale keenso Ugaas kan gaalada udaaye

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      ​@@17jirchannel86in aay alshabaab argagaxiso yihin caruurta ayaa og gaalo ayaad af kabarateen 😅😅😅

    • @17jirchannel86
      @17jirchannel86 19 днів тому

      @@MukhtarIsmacil-b1y Ugaas argagaxiso iyo maafiyo waxay noqdaanbo wadankay nalaleeyihiin wa somali walibo wadankii kunool wadanka tag waxay yihiin so arag nin qurbaha joogo iyo gaal wadankeena mashruuc ku qaato hadalkooda Iska daaye

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 19 днів тому

      @@17jirchannel86 hhhh war anaga wadanka ayaan kula joognaa waliba hada meel aay qarxiyeen munaafiqiinta ayaan ka imid please did Ceelasha biyaha now broh waxaan joogaa xamar wax wanaag oo aay leeyihiin majirto munaafiqiinta shabaab

  • @MaxamedAbdulahi-re7tl
    @MaxamedAbdulahi-re7tl 17 днів тому

    Sheekhow Mar uun Hadaan Gacanta kugu Dhigno Ma sii Noolaan Doontid saa u Ogow waan la soconaa inaad Magaalada Nairobi Ku sugan thy

  • @Kibrani
    @Kibrani 19 днів тому

    Sheekh telegram kiisa halkeen ka heli karaa asxaabeey?

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 19 днів тому +3

    Alshabaab khawaarij miya Maya waa mujaahidiin jidka Allah udagaalamaya hadhowna idinka markii wadanka kitaabka allah lagu dhaqaayo aad aragtaan hadhihina waa mujaahidiin ee ukaadiya

    • @abdihakimabdikadir9281
      @abdihakimabdikadir9281 19 днів тому +1

      In shacab masakin waxba galabsan aa mujaahid lagunaqdaa miyaa

    • @Husni_l
      @Husni_l 18 днів тому

      Dhiig muslim inaa daadisaan ayaa idin fudud miyaa idinkoo xal u arka dowlada kitaabka Alle diiday iney nagu dhaqdo si wanaagsan ula tacaamushaan oo ummada diinta gaarsiisaan waxa leys dheer yahay waa imaanka iyo qofka siduu diinta u barto dowlada la dagaalama maaha shacabka waxa dhamaanaayo waa shacab dadka masajidada aad ku tooganeysaan waa shacab qof muslim eh oo hada kasoo baxay salaad baa tooganeysaan waxaana u dileysaan canshuur buu bixi diiday amba zakaatul fidri bil walbo ah ayuu bixi diiday Diinta islaamka maaha qal qal iyo dil iyo hanjabaad ee waa naxariis diinta islaamka inaa diinta inagu dhaqdaan qof diidan malahan lkn shacabka aad dileysaan baa diidan nahay wixiina waa qawaarij baadil cad baana kusugan tihiin diinta baro axaadiista baro baro dhiig islaamed halkuu taagan yahay

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 19 днів тому

    Suaal walba iyo jawaabteeda oo gooni gooni inoogu soo jar.
    Mahadsanid

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 19 днів тому

    ALLA MAXAA TUUG SHAAFIN QAADAY😅😅😅😅😅 LEGEND

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 19 днів тому

    War Cabdijaliilow su'aashaydii muhiim bay ii ahayd lkn maadan weydiin shiikha.