Dhaqanka waxaa Jaan gooya afar qodob oo kala ah Goobta la joogo Goorta lajoogo Duruufta lagu jiro iyo Aaminaada bulshada Wax cusub oo aan kaa bartay mahadsanid ❤
ماشاء الله تبارك الله عليك ...بارك الله على رجاحة عقلك وذكائك وافكارك الطبية . aadanow alle maskaxda hakuu barakeeyo waayo wxd dhisaysaa garaadka iyo wacyiga dhalinta ❤🎉🎉
Thank you Adan waxa somali ku socda wa dulmi ay ka galeen dumarka maskinta somaliyeed wayo dulmigo badan ayagu inta badan ku socday meel kale logma imaan. Sifo fican iyo daqaan fican ma lehin . Ayan daro somali inan ka dasho😢
Nio aadanow waxan codsan laha ina podcast ka sameyso xisbiga talo ku nool iyo gudoomiyahaas dadka inta badan kaso horjedan ee leh wa alshabab kuwi badali laha 👍anu koley waku racsanahy dadkena nasib xumo sidi islam naceybka logu bahinayay her waxay marayaan in qofku hadu idha kitabka quranka in lagu xukumo weyi wadanka in la odhanyao alshabb ba tahay inkasto alshabb in wax layska waydiya Habonthay
Waa Ruubta Sxp Waaxanba Kaa Caabsi Qaaba Marka Wadanka Alshaabab Laga Xooreeyo In Diinta Gabiigeedaba Laga Tanaasulo Siyasad Ahaan Iyago Ku Gaabaanaya Alishabbab Kale Maa Aqbaalayno Tasna Aay Keento Qof Waal Oo diinta Kuu Sheegan In Indho Alishabbab lagu Fiiriyo
Talo ku nool maxay gooni is kugu istaageen oo magacaas iskugu bixiyeen waa su.aaal kuwaas talo ku noolka la dhaho iyagaba laf timir waanu arki doonaa inshllh waaqiciga lagama hor dhaco😅
Waxey ilatahay Qaarkood ishaad karridey sida dhabargaraaca,Gudniinka Fircooniga ah lkn Kuwo Badan Logical fallacies ama مغالطات منطقية ayaa ku jira Gaar ahaan tan اسقاط التاريخي ladhaho. Kolley Codna Lama duubi karo Faallana lagu kala dhergi maayee. Ku salaamayaa uun zxp❤❤
dhaqanaka somaligu sicada bu dumaraka u dulamiya waxayabo badan oo diiniyan xarana baa,dumaraka lagula kici jirayi hada wayi kala yaradene ayeeydayi marakan la dhekisato wana yabaa😮
Masha Allah alle maskaxda iyo cilmiga ha ku baldhiyo wx badn baa ka faiday wagan school faslka 6aad aha ayan dhign jiry madada suganta heerin iyo dhabar garac san is wydin jiray waga somalidu ma bila diin bay ahyeen wxay cawrda gabdha in ninka ilmaderdi ha la qabtn suasha maclinki waga no dhigayy wn suali kari wayy then inan iska amuso wlhi wagii bad I xasusiy
Sahanka xogaha iyo sahan podcast Ogaansho Annaga production Waaberi media Somaliyey aqoon garaad badni iyo hurda oo laga tooso lana jaanqaado caalamka afartan kannaal lasoco iyo kuwa kale ee waxtarka leh barnaamijyadooda iskana ilow kanaalada aan waxtarka lahayn maalaayacniga ah
Aqoon yahan keenoow runahaanti fekirkaas waan aaminsanaa in aan iska faano oo kaliya haseyeeshee aynu runta isku sheegin in aan nahay dad diinta islaamka sheeganaya hadana dhinac walba dulmi kudhisan Imika waxaan ogaaday in wixii aan aamin sanaa ay wax kajiraan
Somalidu badankooda waxey dhiiri galiyaan dadka malaa yacniga kahadla oo ay ku xiranyihiin balse dadka dhiirigalinta ubaahan waa adiga oo kale iyo dhamaan kuwa kula mida😊hadii aan awoodo 10m ku gaarsiin lahaa anyway horay usoco wllkey💯
Dhaqanka waxaa Jaan gooya afar qodob oo kala ah
Goobta la joogo
Goorta lajoogo
Duruufta lagu jiro iyo
Aaminaada bulshada
Wax cusub oo aan kaa bartay mahadsanid ❤
Wax nool alle caqliga ha kuu barakeeyo. Ragna aadanoo kale alle ha nooga dhigo.❤
Waa run wll,dhaqankeenu qayb xun iyo qayb fiican ba uu Leeyahay,waxa waajib ah inaynu miisaanka caqliga iyo cilmiga saarno oo wixii xun iska reebno wixii wanaagsana sii haysano.
ماشاء الله تبارك الله عليك ...بارك الله على رجاحة عقلك وذكائك وافكارك الطبية .
aadanow alle maskaxda hakuu barakeeyo waayo wxd dhisaysaa garaadka iyo wacyiga dhalinta ❤🎉🎉
Sodhawowo aadan sahan 😊😊
mahadasanidi walal
sxb aadan Sahan alle Haku barakeeyo nin aragti dheer ayd tahay wxaad ka soo warantaa
dhinaca tijnoolajiyada
Waa podcast qiime weyn kufadhiya
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaad markale soo laabatid 😊
Podcastkaan camal wan radinaye
Mahdsanit جزاك الله خير
Waan kuu xiisnay Aadanow❤
In muddo ah ayaan kugu xidhnaaa, waxaan kaa faa'iday meelna kamaan faa'idin, sidaad indhaha iigu kala furtay Allaha kaa abaal-mariyo Aadanow. :)
M.a amiin walal
Thank you Adan waxa somali ku socda wa dulmi ay ka galeen dumarka maskinta somaliyeed wayo dulmigo badan ayagu inta badan ku socday meel kale logma imaan. Sifo fican iyo daqaan fican ma lehin . Ayan daro somali inan ka dasho😢
M.a wlllo barnaamijyada aad nala wadaageyso Alle hakaa abaal mariyo
Mahadsanid ustaad mawduuc muhim ah ayaad taabatay khalad badanna laga fahamsanyahay
Wa muqal ad ucajiib mahadsanid wll
Nio aadanow waxan codsan laha ina podcast ka sameyso xisbiga talo ku nool iyo gudoomiyahaas dadka inta badan kaso horjedan ee leh wa alshabab kuwi badali laha 👍anu koley waku racsanahy dadkena nasib xumo sidi islam naceybka logu bahinayay her waxay marayaan in qofku hadu idha kitabka quranka in lagu xukumo weyi wadanka in la odhanyao alshabb ba tahay inkasto alshabb in wax layska waydiya Habonthay
Waa Ruubta Sxp Waaxanba Kaa Caabsi Qaaba Marka Wadanka Alshaabab Laga Xooreeyo In Diinta Gabiigeedaba Laga Tanaasulo Siyasad Ahaan Iyago Ku Gaabaanaya Alishabbab Kale Maa Aqbaalayno Tasna Aay Keento Qof Waal Oo diinta Kuu Sheegan In Indho Alishabbab lagu Fiiriyo
Talo ku nool maxay gooni is kugu istaageen oo magacaas iskugu bixiyeen waa su.aaal kuwaas talo ku noolka la dhaho iyagaba laf timir waanu arki doonaa inshllh waaqiciga lagama hor dhaco😅
Masha Allah Dib U-Soo Laabasho Wacan Halkeeda Ka Wad Ustaad
Wll kuso dhakhso poadcastiyada inti karankaga ah kolay hawluhu way badan yihiine
Mahadsanid ❤
Ilaahay caqliga ha kuu daayo walaal aadan wllhi wixii uurkayga ku jiray unbaad ka hadashay
Waxey ilatahay Qaarkood ishaad karridey sida dhabargaraaca,Gudniinka Fircooniga ah lkn Kuwo Badan Logical fallacies ama مغالطات منطقية ayaa ku jira Gaar ahaan tan اسقاط التاريخي ladhaho.
Kolley Codna Lama duubi karo
Faallana lagu kala dhergi maayee.
Ku salaamayaa uun zxp❤❤
Ustaad mahadsanid 🎉
Mahadsanid wll 💯
Aadan khadar cali rooble❤ inader alle haku sharfo
Soo noqosho wanaagsan walaal Aadan ❤😊
Aadan sahan nin run badan M.a❤
Adanow mahadsanid wlo jazak allhu khayr
😂😂Adan sahan Allaha kubarakeyo wll qali
waxa ladhaha somalidi hore waxayi ahayene dada wanagasan oo xalala miirada lakin waben oo wali laha sayiidi maxamed cabadale xasan
musuqmasaq somali waa maharadedi
Xaqiiq weeye sxb sahanow
Walhy Dhaqankena waxyabo xanuun badan oodumarka dhibaya kabuuxay
Waa run wll👍
MashaAllah
waano faaidaysay
Anigu sanado horaan go'aansaday wixii diinta kaso inanka tanaasulo
Masha Allah, Allah haku barakeeyo ustaad aadan sahan
Masha Allah ustad waan sugaaye xalqdan ❤
😂😂 Haa hadii aad ilmahaga jeclatid waa lagula yaabayaa oo waxay ka aminsanyihiin in uu ilmahagu kibir badanayo
dhaqanaka somaligu sicada bu dumaraka u dulamiya waxayabo badan oo diiniyan xarana baa,dumaraka lagula kici jirayi hada wayi kala yaradene ayeeydayi marakan la dhekisato wana yabaa😮
Horay u soco wll podcastsyada nuucan ah noo soo badi ❤❤❤
Mahadsanid 🥰
Aadanow noo soo bada podcast yada
google podcust kusoo dar insh allah
Subaxaanallh maanta uun baan ku baraarugay
Aaad ayaad u mahadsantahay Aadan Sahan❤
3 sano Ka hor waxan Amiinsanayn Aniga iyo Asxaabtayda Haadi Aad Aragto Xayawanka Miijagargarta Waxa Qasab Ahaayed In Aad Diisho Hadi Kale Cawa Naska Hooyada Ayeey Qaniini Ilaahay Haa Inaaga Cafiyo intaa Inaagu Maqan Xayawaan😂😂
Masha Allah alle maskaxda iyo cilmiga ha ku baldhiyo wx badn baa ka faiday wagan school faslka 6aad aha ayan dhign jiry madada suganta heerin iyo dhabar garac san is wydin jiray waga somalidu ma bila diin bay ahyeen wxay cawrda gabdha in ninka ilmaderdi ha la qabtn suasha maclinki waga no dhigayy wn suali kari wayy then inan iska amuso wlhi wagii bad I xasusiy
Wan Ku Salam Shbx Adan waxa ficina inaad no aburto google podcast
Ilaahay hakaa albaal mariyo shaqadaad u hayso umada 🤍🤍
USTAAD ADANOW WAXAN KA CODSAN LAHEYN SXP INAD PODCAST AD NO SO BADISID
ADOGO HOWLO KALE HAYSID WAN OGNAHAYE WALALE ❤❤
Wllhi waa xaqiiqo jirta 😢dumarka soomaliyedow naga rali ahada😢😢
Mashallah dhaqankenu quruxbadanaa❤
Dhaqanka somaliga oo kaliya maaha ee way jiraan waxyabo uu la garyahay waxaas oo xumana waxay ahayeen waxyaabo durufo iyo deekanku keenay
Wlle Adanow dhaqankeena waxa kalo dulmi ah in qofka kaa wayn haduu ku dulmiyo waalidkaa odhanayan adigaa yare raali gali waxay leeyihin dhaqankeena qofka yar siwalbo looga qaldan yahy waa ceeb inu qofka ka wayn raali galiyo
😢😢😢😢😢ax walaaahi subxaan allow noo gargaar 😢😢😢 dumarka ka naxay qeyb xun ayaa jirtey runtii oo badan
Channel cusub miyaa ❤❤❤
Sahanka xogaha iyo sahan podcast
Ogaansho
Annaga production
Waaberi media
Somaliyey aqoon garaad badni iyo hurda oo laga tooso lana jaanqaado caalamka afartan kannaal lasoco iyo kuwa kale ee waxtarka leh barnaamijyadooda iskana ilow kanaalada aan waxtarka lahayn maalaayacniga ah
Asc wll waan ku frxsanhy inaad soo laabto
Wxd ka hadashay qodob aaad muhiim u ah
Inaad marhore soo sheegto ayey ahyd
Waaba wax lagugu xidhayo markaad inaan tahy❤❤
Alla haku sharfo wll
Aadnow qosol baad igu dishay😂 wax aan ognhy in uusan waxba ka jirin baan nalagu cabsiin😅
Wll please and please mawduuca qabyaalada ka soo hadal waxa maanta halkaa aynu taganahy iyo sidaa ay dadkeeni isku cunayaan inoogu wacan
ustaad Adan sahan ,si fiican baad u falanqaysay dhaqanka somalida , runtiina qodobada aad tilmaantay dhamaantood waa xaqiiq waana wax jira ,aad baad umahadsahay ,🧐
Sahanovski somali
Zxp Qayb Labaadna Kasoo Samee Mawduucan Intan Wuu Ka Sal Balaadhan Yahee
Adoon bay unoqodeen qofku ma cabiri karo waxa udiidayo
Aqoon yahan keenoow runahaanti fekirkaas waan aaminsanaa in aan iska faano oo kaliya haseyeeshee aynu runta isku sheegin in aan nahay dad diinta islaamka sheeganaya hadana dhinac walba dulmi kudhisan
Imika waxaan ogaaday in wixii aan aamin sanaa ay wax kajiraan
Wax si daacada u hadla adaan ku arkay nimanka badankoodu ilaa culumada ku dhahoo nimankay dhinaca saaraan
Qurafadka kale waa in habeenki mas inan lasheegin hadii kale wuu iman😂
12:02 waxa kaloo kamid ah Talyaaniga iyo Soomaalidu waa isku dhaqan weliba dhanka cuntada
Dhaqanku waaba ka na wareeriyay😂😂😂😂
1:09:34
Buugii soo dhameystir
43:51 saxiiix 💔
Dhaqankenu wuu adadka 😅 waayahana badallay
Wlhi wa good point wllo
Hhhhhh😂 cajiib wayey walahi
46:05 😂😂😂
Waar aadan maxaad bari hore noogu sheegi wayday podcas kan mabaan ogayne
Qurafadka waxa kamida ilmaha yar habeenki looma heeso 😂
Nio maxaa ku gubaaya 😂😂😂 nio orod oo Holland tag wax ka baqeelsan majirto shacabkooda
Inatat maqneday wax u qalma wat laimaady
Dhaqanka Soomaaliyeed waa muqaddas ciddii ka tagtana waa tuug waana la laynayaa
😂😂😂😂😂😂😂 islanimo xata ka fog wana waxa umad dhan udagi ladahay sharia diinta ben ba kashegnay runtu wa xanun hhhhhhhh
Diinta islamka muqadas ah ! caado reeban bay diinti tiri
Sidee markaa aadan wax jiilka
jiil lasamayn jiray looga tagi karaa se maxaa maanta arkigan kukeentay inagoo sannado badan aadan sahan inoo furnaa maxaa barmaamijkan .mahadsanid
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 war Qosol baad igu dishay shoodhe.
Waxad I lowsanatahy diiqo
Mic hadan qabsan laha waxan dhihi laha bad tidhi se dadkena dhaqan bay sidi diinti muqadas noga dhigayaan
Wll dhqankena waxyabo bdn xun way ku jiran sidas sila mida in bdn fcn❤
M.A❣️❣️
waxaad ilawday qaybta haybsooca
Suaal rer bariga iyo reer waqoyiga wey iska lahjad dhowyhn sidn filayo
Dhawaq ahan isku pronunciation Maha lkn waxyabo badan isku mid Ka yhin
Dhaqanku wuxu ila mid aha un ayad qurana fahankaygi ayad wx ka badashy noso badi podcastiyada
Adanow mala odhankaraa dhanka xunbaadka eegtay dhaqanka somalida wayo halwaxuu ku wanagsanaa nomad shegin
Intaa xun hadii lagaa jaahil bixiyey mahadsanid buu kaa mudanyahy👍
Somalida woxodu dhaqan may ahayne cawanimo iyo jaahilnimo ayay ahayd markasay hadda ku odhahanayan dhaqankii ayaa laga tagay😂
Nin iyo naag is qabaa markay macaamilayaan ma kufsibaa (halkaas 45:00 waad ku fogaatay amaba fikradaha qaar ayaa kugu jira oo kugu fogaaday)
Haduu khasbo waa kufsi 😮qof bani aadan ah oo aad isfahmi kartaan maxaa khasab keenay weeliba xaaskaagii waa raganimo xumo
@@sahramoha2430kufsi mahn nya nin iyo naag is qabo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
walahyi aadanowo waxana ku qosalayi khurafadaka oo waxan ahayi reer gobolo barii anan miyi tagayi baa maradi iga dilacadayi marakasan isa idhi irabad 🪡 ku tolo marakasayi isalti xafada i aragatayi kadibana waxayi iigu tidhi marada habeki lato,shawaxayi idhaa kamuda mitida qabueaku jira 😢 anaa wana naxayi 😂😂😂
Hada baadiyaha boqolkiiba 60 waxaas wa ka guren waxaas
Sidee dhaqan bulsho loo badali kara kaso hadl aadanw
Dhaqanki somaliyed waxba ulamaad hadhin😂