GABAR SOMALILANDER VS 5 WIIL || KALA BAX DOOQADA || WANSOO CELIYE DURIYADDA || YAA GULEYSTE CAAWA .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 590,679

КОМЕНТАРІ • 612

  • @kingmus76
    @kingmus76 Рік тому +43

    Ku saliya xabiibkeenii mohamed صلى الله عليه وسلم❤❤
    رمضان مبارك علينا وعليكم 🌙❤❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +114

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 Рік тому +38

    Gabar dagan Qurux badan kaftan badan waaye
    Ee qalbigeeda ilaaliya oraahyada qaar ka ilaaliya dhalinyaro.😊

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +55

    The best person ever the most know ledge able and the most shine Allah created is prophet Muhammad.(Scw)😍🥰💝❤❤

  • @asmahersi2575
    @asmahersi2575 Рік тому +72

    Barnaamijka waxaa fiican in hablaha sharaftooda lagu dhowro. Inamada meesha soo istaagayaa waxay hablaha meel kaga dhacayaan yagoo doonaaya in dhowr cisho social media ha la wadwado emotional damage kooda, taasina waxay keensatay in hadalkii uu ka lumo ixtiraamkii, xushmadii iyo dhawrsanaantiiba.

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 Рік тому +25

    Mashaa allah habadha waa gabadh aad u dagan balse haye hunter walal kuraygan bilaa akhlaqda ee gabdha af lagadaynaya waa inaad usheegtaa qiimaha gabdhaha inay ilaaliyaan aflagada ma wanaagsan mid ogal in walashii walx laga sheego majirto

    • @samiiraxiirey4198
      @samiiraxiirey4198 Рік тому

      Absolutely 💯💯👍 Mansha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲💯💯❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @deeqoali9305
    @deeqoali9305 Рік тому +38

    Jakarta he always speaks from the heart,
    And he deserves to be elected 🥲❤️

  • @hamdaizmail866
    @hamdaizmail866 Рік тому +12

    Akhas wll hada fariintayda aragto mar dambe haka qayb galin hadii ay xata kuso dalbadan haka yelin bila akhalaq weye waxay waxan aan raga ahayninba uff😏😏😏😏😊

    • @fihiimasiciid
      @fihiimasiciid Рік тому +1

      Waa kugu raacsaneyy ninka raga ahi dumarka wxba kama sheego ee waa dhoocilo sida dumarka lola tirdaso barteyy

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +59

    gabdhah reer somaliland caqli udaa qaabka ay uwareysanaso💙💚

    • @FardowsoIbraahim-nl2jk
      @FardowsoIbraahim-nl2jk Рік тому +2

      Somalind kuligod aqli malahan nin wala naag dhiman dhiman cml waye

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +5

      @@FardowsoIbraahim-nl2jk xanun miya ku qabti markada Somaliland maqashi xumada jabin laqa hadani kuwa si caqli lahin adan wada ka lidata marwalba

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому

      @@FardowsoIbraahim-nl2jk adaa dhiman dhimana oo laxa asaasaqadyay qarax baa maskaxda kaa qaadee

    • @FardowsoIbraahim-nl2jk
      @FardowsoIbraahim-nl2jk Рік тому

      @@baxsan xaa sheegoysa dhiman dhimaney 😏

    • @FardowsoIbraahim-nl2jk
      @FardowsoIbraahim-nl2jk Рік тому

      @@marwaqalanjo4902 haa aqli malihidin madaxa la adahiin

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 Рік тому +12

    Nacaskan gabadha dhahaayo waan kudili laha afsomali fican xita mayaqaano sida gabadha losojiito e haku sodarin mardanbo barnamijka Gabdhaha hala ixtiraamo caayda iyo aflagaadada halaga daayo keep going from germany 🇩🇪😷😷😷😜😜😜

  • @ayaanabdullahi7070
    @ayaanabdullahi7070 Рік тому +50

    Inamadan dhaqankaa ka xun gabadh somali ah ceebi meelna ugama timad gabadha xaqdhowra 😢

    • @maxamedciise_mcm9914
      @maxamedciise_mcm9914 Рік тому +1

      Abaayo waa kaftan wax walbo lis dhahaa no xanaaq teeda kle wax xadgudub ah isla dhahooyo faham anaga awladul caasimo ahan waa cadi

    • @ayaanabdullahi7070
      @ayaanabdullahi7070 Рік тому

      Kaftankuba waa runto la qurxiyey

    • @siradm
      @siradm Рік тому

      Ma yaabtay horta! Xishoodka Allow hnaga qaadin!

    • @siradm
      @siradm Рік тому

      @@maxamedciise_mcm9914 gabadhu xad bay lee dahay, ceeb waaye wax yaabaha qaar

    • @maxamedciise_mcm9914
      @maxamedciise_mcm9914 Рік тому

      @@siradm waxba ma fahmeysan reer gobolow ilbaxaa

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +44

    Jakarta, the man of style ❤❤

  • @Ashrafyare10
    @Ashrafyare10 Рік тому +47

    Yaxye hunter please 🙏 waxaan maaa codsanaaa aniga wan ku taageeraaa USA 🇺🇸 ayaa kaa soo salaamayaaa please sxb waxan kaa codsanaaa markaaa Edit sameenaysay qaladaad yar ayaa ka dhaco dumarka please 🙏 haylad saar xumaato Ha ii arkin bro hore u soco bro keep it up bro 🙏🙏

  • @bilalabdinuur3550
    @bilalabdinuur3550 Рік тому +50

    18:47 falembo is not easy 🔥

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Рік тому +8

    Masha allah tabaraka alllh ixtiram uda,gabadha iyo xush mad 🥰

  • @anizaosmsn4993
    @anizaosmsn4993 Рік тому +31

    Jakaarta maahane intiina kle aada udhaqan xuntihiin gabadha wa idin marti wxana wa game ee akhlaaqdiina io hdlkiina toosiya xeywaaninyehey🤨😎

    • @ismailabdi9996
      @ismailabdi9996 Рік тому

      That's great wlhi intas ayey fahmi la yihin gbr hada la hadlee weliga xushmad lagula hadlaa🙏

    • @fadumoawilali1088
      @fadumoawilali1088 Рік тому

      Xaqiqdi wlhi abayo

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 Рік тому +5

    Gabadha way is kugu tageen wa maskiin respect bay mudneed

  • @caashacuud7961
    @caashacuud7961 Рік тому +38

    Somalidu waxay ku maah maah daa dameraha tan ugu foosha xun baa ugu haraati kulul nimanka mesha soo taagan 3da ugu foosha xun baa ugu hadal iyo aflagaado badan😂

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +3

      Ma taqaana sababta waa kuwa og inaa la dooraneen marka looma baxo cabaadkooda 😂😂

    • @abdiraxmanaxmad
      @abdiraxmanaxmad Рік тому

      ​@@darishore814 no, wa iska kaftan qoofka dcad maaha 😅😅

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      ​@@darishore814😂😂😂

    • @rawanali8352
      @rawanali8352 9 місяців тому

      Sax 😂😂😂

  • @cabdifataaxismail3706
    @cabdifataaxismail3706 Рік тому +4

    Faleembahani waaa neeef caadiya imotional khaLad FahmaY😮

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Рік тому +40

    Labadan kalab emotional kiibay khalad ka fahmeen😂😂😂

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +12

    Yahye hunter wllh 1m buu u qalma hala gaadhsiyo❤️👏

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +20

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @omarmohamed-ri3uo
    @omarmohamed-ri3uo Рік тому +6

    Yahye hunter sxb wnnku wata lkn ninkan neefka ah e falembo hanala hor imanin wx jiro ma ahan

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Рік тому +10

    #Dameerta ta ugu #Fooshaxunba ugu biqlo badan faleenbo foolxumo Ayuu kudarsaday casaankii ama emation kiibu qalad kafahmay waa ogyahay Foolxumadisa inuu kuhadhayo lkn Yahye barnamijka qof edeb daran sidii gabadh yar gabdhaha ugu jawabaya hakusoo Darin Gabadha mooda inuu ninkan lasoo koree 😅😅

    • @Pintuomar321
      @Pintuomar321 Рік тому

      Wlhi wad ku sugtay wxay wxisu wa jikar iyo adlagado acuduka

  • @siciidgeedi9325
    @siciidgeedi9325 Рік тому +2

    Wr yaxyow zxp falembo iyo kashka wxa afka weyn labadoda barnmijka hka dayan wxn emotional ka mala ycniga ah

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Рік тому +12

    Ramadaan mubaarak walaalkayga qaaliga ah

  • @fardowsaosman6456
    @fardowsaosman6456 Рік тому +15

    gabadha midabkeeda haku caayina waa allaah ayaa u doore kole iney is cadeyn urajaynaa

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Рік тому +6

    Inanta hadal uma bahna m.nzhllh ❤

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Рік тому +15

    Jakaarta is the always aqdate jakaarta is the best style and funy keep going jakaarta nin aan taagyeero ragnima, ixtiraamka dumarka wax ka aqoon waan ku wataa saxb.

  • @xamdiomar7356
    @xamdiomar7356 Рік тому +2

    M.a jakarta waa qof an isla weynen misana xitiramka hablaha aaad ugu wanagsan nin kaas ba horumar gaari doono 👏👏👏

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Рік тому +3

    Jakarta waa nin ixtiraam badn guulyso wlka

  • @xiismaxamed8783
    @xiismaxamed8783 Рік тому +6

    Somalilander is muujiya idin meyee ❤❤❤

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Рік тому +1

    Haye insha filimka xageee codka lagu saraaa muqdisho mahanoo🎉🎉🎉🎉

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +10

    Hablaha Somaliland waa qaar kalsooni ku dheehantahay

  • @cabdinasircabdi4248
    @cabdinasircabdi4248 Рік тому +3

    Idiriska iitabo kusoodar sxb❤❤❤❤ ninkaas ayaaa talanti leh

  • @fatumamaxamuud8132
    @fatumamaxamuud8132 Рік тому +16

    Gabadha niyada ka Dileyn 😂😂 midkle kan Falenbo waa eberkiisa

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Рік тому +2

      Waxbaa la jikaaraa uunbuu maqlay

    • @fatumamaxamuud8132
      @fatumamaxamuud8132 Рік тому

      @@maahirkee3656 Haa wlh

    • @zakiyacusman1442
      @zakiyacusman1442 Рік тому +2

      Waa necbahay falenbo wallhi

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 Рік тому +1

      faleenbo muxuu ku hya meesha Caqliba hye sida dumarka loola dirsaduu bartaa isleedHy

    • @Pintuomar321
      @Pintuomar321 Рік тому

      @@apdirisaaqpersio9833 barnamijki cay iyo aflagado ayy uu badlen wa noce sual walba jikar kaga jawab

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +19

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyesanchoi
    @sakariyesanchoi Рік тому +18

    Jakarta wiil naxariis badan❤

  • @user-cd7rg7mx3e
    @user-cd7rg7mx3e Рік тому +3

    codka iga gadan walee alle haku barakeyo

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Рік тому +3

    Heyga Hadho Rer Xamar Ixtiraamkey Wax Ka Yaqaan🙆‍♂️

    • @anzalahmed-boqorada
      @anzalahmed-boqorada Рік тому

      Dad wan ixtiraamna laba qof oo iska hadashay hano qaban wll aniga ka xumaaday dhaqankoda iyada oo ixtirameysa

  • @ahmedsabca
    @ahmedsabca Рік тому +4

    sxb gabadhii reer bydhabo noo soo celi way shidnyd

  • @hanayqueen8545
    @hanayqueen8545 Рік тому +2

    I like Jakarta style wow it's cool 👍❤❤ am big fan of you man❤❤

  • @jilkacusub6556
    @jilkacusub6556 Рік тому +2

    Coming soon 600k my brother

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Рік тому +9

    Markan calankaygi somaliland arkay ayan so orday wlhi ❤

  • @ZaakiApdiRahman-gl5he
    @ZaakiApdiRahman-gl5he Рік тому +3

    Yahyow ku weyniye xaly kapo ee anfac nagu so celi habenka xiga legendow 👍

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Рік тому +18

    Waligaa Hala Shakiyin Qof Duriyada Ah 😂

  • @ayaancumar2419
    @ayaancumar2419 Рік тому +7

    Faleenbo nin weyn oo faaruqa😅😅

  • @Ummmustaf
    @Ummmustaf Рік тому

    Kashka iyo faleembo iyo kii kahoreeyay bo emotional bey qalad kafahmeen ,yahye gabdhaha sharaftooda ha ilaaliyaan nimankaan

  • @fartunhassan7788
    @fartunhassan7788 Рік тому +3

    Gabdhaan waa maskiin mar dambe hasocelin ragan wada eberka ah ha hor imaan abayo yaxye adigana gabdhaas raali galin buxa sii

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw Рік тому

      Miskin moho lkn waa kalsoni kiliya

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 Рік тому +7

    Kashka iyo inanta wa kaftameen wlhi😂😂😂

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 Рік тому +4

    Wilalsha reer konfurka wax ixtirama ma yaqanan wllhi

  • @niciimaawil8726
    @niciimaawil8726 Рік тому +3

    Waa wilal akhlaq xun oo an hablaha wax kaaqoon😢😢😢

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Рік тому +6

    Faleebo 🔥🔥🔥🔥✅

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Рік тому +2

    Yaxye chenelkaaga ka cesho deee kuwan

  • @queensamira6812
    @queensamira6812 Рік тому +4

    😢😢cunuga labaad wuu qaldanyahy swbtoo eh qofka kaftan ahan uuwax udhahaya ayadanah xanun iney gudaha kadaremeyso lagayaba yaxye saan xaq ma ahan dee😢😢😢😢

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Рік тому +1

    In aan aroore ahay deh❤🎉

  • @anzalabdi1234
    @anzalabdi1234 Рік тому +5

    First ahy 🤌🏾❤️❤️😂😭😂

  • @abdullahcabdi6719
    @abdullahcabdi6719 Рік тому +2

    Lph kuwa meshaan keentay uma hadlayaan sidii raga lugu yaqanay waa maxay sida ula dhaqmayaan gabadha

  • @mowlidachraf
    @mowlidachraf Рік тому +1

    Falembo légende 😂😂😂😂❤❤keep going

  • @zainstalent7887
    @zainstalent7887 Рік тому +1

    Jakarta vedioga uu ka jiro iska jeclahay dhamaan ku so dar doorashoyinka always waa ii dooran tahay❤

  • @apdikanihiis-hr3fm
    @apdikanihiis-hr3fm Рік тому +4

    duriyada somaliland wax kle waye

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 Рік тому +2

    Buskud waaa ixtiraaam bdn ❤

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq Рік тому +3

    I love gabdha duriyada❤❤❤

  • @fitahhd
    @fitahhd Рік тому +3

    legends ka mesha angu haayo seyga,faleembo,jakaarta

  • @ayaanlehassan4290
    @ayaanlehassan4290 Рік тому +9

    😂 war ragow inanta no ilaaliya

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +2

    Yaxye hunter kuwaan janaalkaada unacay war gabadha ixtiraama bismilaahi waa maxey waxaan aac iska leh😏😒

  • @yoonismaxamed-yq4hm
    @yoonismaxamed-yq4hm Рік тому +20

    FALEEMBO WHAT A COME BACK 😂😂❤🙌

  • @Robertson126
    @Robertson126 Рік тому +2

    Seyga the one and only boqortoyo 😎

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤😢😢😢😢😢

  • @papahassan5641
    @papahassan5641 Рік тому +2

    Niyoow haal codsi aflagada barnamijka halaga dayoo sidagale uu marayaa ❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +3

    Boqorka UA-camrada ee 2aad muqdisho iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 💖 😍

  • @abdisalamosmanaden7420
    @abdisalamosmanaden7420 Рік тому +2

    Jakarta waa wiil yaqaana sida gabdhaha loola hadlo

  • @cashoshekh4870
    @cashoshekh4870 Рік тому +5

    First one comanti 😂😂

  • @fartuunabdi9468
    @fartuunabdi9468 Рік тому +2

    Intaan jakarta ka ehen ixtiraam malahan ish😏

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Рік тому +2

    Jakartaa 😢love you Tolka kugu Xasusta

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Рік тому +1

    Falembo Wuu Xooloobay Wlahi

  • @ayaanabdirahman4938
    @ayaanabdirahman4938 Рік тому +1

    Ani ahaaan walhi halkay gbdhsi kujirto hdaad kujiri lahaaa walhi waan isladgaaali lahyn waaayo inamadu wy akhalaq xunyihiiiin

  • @hindamohamed9406
    @hindamohamed9406 Рік тому +1

    Aad bay u dhaqan xun yihiin ismana dhaamaan Jaarta mooye waa wax aan ixtiraam layn
    Inanta waxan kugula talinayaa wll inaanad ka qayb galin waligaa meel dad sidaa u liitaa joogaan waxad tahay gabadh asluub leh kalsooni leh muxtarama oo qurux iyo qaayo ba leh sharaf darro ayay kugu tahay inaad dadka noocaas ah meel kala soo muuqato
    Yaxye Hanter Barnaamijka qof damiir leh daawam maayo waase dhamaystat si aan uga gun dhaadho.
    Adiga laftaada sumacad darro ayay kugu tahay dadka dhaqan ka xumi

  • @HAMSETITAANI72
    @HAMSETITAANI72 Рік тому +6

    kashka oookiyaalihii muna miski ayuu xidhanyahay😂😂😂❤

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      Ookiyaalihii muna miski maaha ee waa ookiyaalihii mariyo harlin😂

  • @Cilow-gs1ob
    @Cilow-gs1ob Рік тому +1

    m .a dheh waryaa gabadha

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Рік тому

    Mansha Allah Keep going Yahye Hantar

  • @nimcoismaaciil289
    @nimcoismaaciil289 Рік тому +1

    Aqas caleeg ilahayow weligay xamar ha igeyn waamaxay ragan nocana waar gabadha aflagadada kadaya bismilah gabadhu waa idiin martiye wuxuna waa game ee wax run ah mahane gabadha qalbigeda ilaliya pls and pls Adiguna Raxmay wll majecli gabadh walashey ah oo dhiga Isaaq kujiro labahdile meesha iskaga socarar wlhy wandhaartee wilashena reer Somaliland 💚🤍❤️ Marnaba makasurtowdo in ay saas camal noo bahdilan Allah haynodayo wilashe na reer SOMALILAND 💚🤍❤️

  • @siciidgeedi9325
    @siciidgeedi9325 Рік тому +4

    Sidii dumarka bey gabdhaha la murmayan adna wd ba u qosli taliyow

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 Рік тому +1

    Nimankan aanan xishmada garaneyn Maxey ahayeeen
    gabdhan quruxda badan maba heli karaan

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 Рік тому +3

    Faleenbo hala yaabina habeenki horu isku jilciyo ay Ku laydhisay Laakin kuwan kale isagay kudaba dhinten😂😂😂

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 Рік тому +1

    Wr waxn doqmahaa gabadha hakufogaanina

  • @muxsincadnaan8949
    @muxsincadnaan8949 Рік тому +3

    JAKARTA IYO MARIA HARLIN WAY ISKU SOO BAXAYAAN ❤

  • @kakalyrics9877
    @kakalyrics9877 Рік тому +2

    Yaxyow haddan kula soo xariiri rabe wllhi mal maalin dhan muuqalkaaga ma arkin

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +1

    "The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @aaziadhawrzan5183
    @aaziadhawrzan5183 Рік тому +1

    Inanka leh
    Dhabar xanuun ban ka qaaday gabadha sharafteeda ayuu meel uga dhacay Hadan reer waqooyi nahayna waxaa wanu ka xanaqnaye
    Jakarta moyaane inta kle xuzhmada hablaha somaliyeed ba ku yar izh

  • @abdiliban1793
    @abdiliban1793 Рік тому +1

    Inbadan wan lasocday barnamijka lakin manshallah abayo cod ayad haysa quruxna kugu mayaro manshallah

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Рік тому +1

    Kan faleenbo la dhaho maba uheeseen anuu isagoo anshax xumada iigu jawaabaya

  • @zamiiryere1891
    @zamiiryere1891 Рік тому +1

    Jakarta boorama haduu yimi lagend waaye ķeep going

  • @Abdifatahdhuhabdi
    @Abdifatahdhuhabdi Рік тому +1

    Legenow cawo ma arko baryahan habeen dambe aan arko legenow cawa halkan baan kaa salamayaa ❤

  • @najahwarfaa2946
    @najahwarfaa2946 Рік тому +4

    Inantan waa inan qurux 100% qurux aqlaaq daganan xikmad iskugu darsameen😊😊😊

  • @hamdamohamed7737
    @hamdamohamed7737 Рік тому +18

    Jakarta he have beautiful heart.❤

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 Рік тому +5

    Horta waa yaabanahaye dadkan lagu leeyahay "Maxaad rajaynaysaan mustaqbalka" mustaqbal maa u hadhay xiligay kaga dhabaynayeen riyooyinkii yaraanta ayeyba joogaane.😂😂😂😂

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 Рік тому +2

    MIDA KALE BARNAMIJKU WA QOFKA KURSIGA KU FADHIYA LA MAQLO O SU'ALAHA LOGA JAWABO E MAHA INLA LA DODO BARNAMIJKI MA'ADAN FAHANSANYN MISE WAD UGU TALO GASHAY SIDAN WXY RERMI NIMADANI🤨

  • @abdiyare2077
    @abdiyare2077 Рік тому +2

    Qoftaan waa ay waalantahey😂😂😂❤ faleembo oo 4 u ogolaatey😂😂😂😂😂😂😢🎉

  • @axmediftiin3736
    @axmediftiin3736 Рік тому +3

    Shakarta nin aan tageero sababtoo ah man united vs waayo dhanka kale real Madrid