Waxaad qaban kartid hadii aad ku ekaatid marnaba dhaafi maysid waxaad tahay. ”😍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Waxaad qaban kartid hadii aad ku ekaatid marnaba dhaafi maysid waxaad tahay. ”PLZ SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 131

  • @gbdhaqerkajecel9063
    @gbdhaqerkajecel9063 5 років тому +67

    Asc walalhyga qorlkan inti argto adunyada dusheda nolol ferxdleh aqirana jano inti awlad hesato melwalbe Jogan allh ugu xifdiyo ani iyo intaan hesanin allh nawada siiyo amin yarabi

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 5 років тому +8

    Saluumi sweet gabadha cunto wey taqaan niyada haka dilin hadaadan ku qancin ha daawan lkn ceeb calek in aad qofkale labarbar dhigto dhexdooda ha kudhiman qamar waatii hadiyada ukeeneysey sax yaa igu raacsan farta taag

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 років тому +7

    Somalia|muqdisho waalaga helaa herblife lkn ma heleesid dad kuugu caawiya sdaa u isticmaali laheed iyo hadaa ubaahato meel aad kala xiriirto waa wax aad suuqa kasoo iibsaneeso ookaliya lkn waxaan rajeenaa in abyo muniiro ay noo sameeso caawiye herblife oo somalia noo fadhiyo
    Allaha nookaa daayee❣❣❣❣❣❣🤩

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha

  • @ramladahir6173
    @ramladahir6173 5 років тому +1

    Musiga maad kadeysid kheyr allaha ku siiyee

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m 5 років тому +9

    ياريت لو هذه اغنية بدون إيقاع

  • @ifrahbintuyusuf4305
    @ifrahbintuyusuf4305 5 років тому +3

    Masha Allah munira cdy iyo museygeda c/risaq isku wara abid

    • @maryanbule5
      @maryanbule5 5 років тому

      Masha Allah qoys qurux badan

  • @sumayosomali4026
    @sumayosomali4026 5 років тому +2

    Awalan Asc. Somali | moqdisho Herbalife we tala lkn mahelysid qof kuu sharxyo sida lo isticmlyo muniro abyo nga cwi plz hda rer Somali nahy

  • @user-y-2948
    @user-y-2948 5 років тому +1

    Mashallah | Allah Yaxfadkum Yaa rabbi ⌲👏⌲⌲👏⌲⌲⌲. Shukran 😍😍

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 років тому +2

    Habo mcnto qaali dumar kujecliyaa xapiipti alle ha ikaa xifdiyo.❤❤❤❤

  • @aragsanibrahim7344
    @aragsanibrahim7344 5 років тому +4

    Walashy muniro dar ilahy ayan kuu jeclahy marwalbo video yada inoo soobadi waa codsi oo walasha kaa codsanayso waan sugaa video yada walahi thanks

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +2

    ‏الله يحفظك انت وعيالك وأبو عيالك🥰🥰👍🏻👏🏼

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 років тому +1

    Asc Masha Allah Abayo Mcnto I llehe haku xafido 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fatumamohamed127
    @fatumamohamed127 3 роки тому

    Masha Allah abaayo shukrn

  • @Dhamestiran
    @Dhamestiran 5 років тому +1

    Msha allah abyo muniiro aragtidaada wlh wku farxa nolow

  • @nakeeypro3122
    @nakeeypro3122 5 років тому

    Masha allah ❤❤❤❤❤ I like it wlh allah ku xafido qaali 👍👍👍👍👌👌👌👌👌

  • @sucaadsunduschannel9329
    @sucaadsunduschannel9329 5 років тому

    Masha allaah xbbti kheer badan allaah kusiiyo video kaaka qoruxda badan maba ka dhargo anigoo wali siifiirinaayo oo iga dhamaada macalimadeena ayaatahay xbbti salaan sare adiga iyo familkaaka qoruxda badan farxad kunoolaada mcs

  • @halimaahmed9250
    @halimaahmed9250 5 років тому

    Masha Allah xapipti alpi munira Allah ha Ku xifdiyo adiga iyo ilmahaga

  • @qaalimohamud4900
    @qaalimohamud4900 5 років тому +1

    mashaallah don't ever give up

  • @nihaalaxmed4025
    @nihaalaxmed4025 5 років тому +2

    Asc abaayo muniiro waad mahadsantahay runtii markaan chanelkaga kuxidhmay jadwalka dhan wuu iihagaagay waad mahadsantahay adiga iyo familkaga

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +2

    Me too we love you🥰

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 5 років тому

    Masha Allaah Abdirazaaq iyo muniira ilaahay ha idin xafido

  • @amalsheqaley6027
    @amalsheqaley6027 5 років тому +1

    Masha allah abaayo ilxun kuma aragto

  • @nashaadxuseen8242
    @nashaadxuseen8242 5 років тому

    Masha allaah abaayo muniira alle ha ku xafido

  • @sarasararun7822
    @sarasararun7822 5 років тому +1

    Muniiro cadey wan ku salaamay wan ku salaamay xabibti qalbi 💋💋💋✋

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 5 років тому +6

    Walaahi rashiin qatar waxaataqaano qamar bint amir masha alah

    • @honestchannel6040
      @honestchannel6040 5 років тому

      Haa wlhi taas ayaa been aheen illahay hau siyaadiyo

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 років тому

    MASHA ALLAHA Hambalyo hambalyo Abayo MCN Thank you so much ❤❤❤❤💚💚💚💚💜💜💜💜💜💜💜💛💛💛💛💛💙💙💘💙💙💙💙💙💙💙💙💙💋

  • @fardowsastars
    @fardowsastars 5 років тому

    Masha Allah جزاك الله خيراxbbti

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 років тому +1

    Wwwwww masha allah

  • @farxiyocabdiraxman502
    @farxiyocabdiraxman502 5 років тому

    Masha allah xbibt muniiro waku xiisay allaha ino ka xifdiyo

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 5 років тому +6

    Holland ban daganahy jiim waxan u adi lahay walahi waa inad is qawisa ama wax kugu dhagan xirta wa dhib walahi

    • @faamadhudi
      @faamadhudi 5 років тому

      Lagama helo miyaa mid gabdho kliye ahaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel 5 років тому

      Rotterdam mid gabdha wuu ku yala lakin wuu fogyahy sis

    • @Bilan-cd2ow
      @Bilan-cd2ow 5 років тому

      Mcn maxa kugu kalifaya dhajis waxa jira surwaalo balaadhan oo hoostana cinjir dhab ah kuleh ood modaba haaf ama goono sidad utaqanaba iyo shadhasha bakistani oo isna gacmaha kuleh cinjir oon ku kadedayn dabadana waxa laga hela tukamada hindida bakistanida marmar turkida

    • @ruumichannel
      @ruumichannel 5 років тому +1

      Walal wan xijaabta waan ka xishona sarwal raga mesha buxa walhi

    • @umm.maherahmed9569
      @umm.maherahmed9569 5 років тому

      @@ruumichannel ukhty masha Allah Allah ku xafido hijabkaga kugu adkeyo ya rabi sidada ahaaw gymka birta orodka guriga keenso ama banaanka kuso soco ukhty muslimah i.A

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Рік тому

    Asc Fiiro Gaar ah waa abti xiis

  • @fadumocadey9244
    @fadumocadey9244 5 років тому

    Asc May rajo waxad isheegta Kareem u fiican mad madowga wejiga pigmant ka nadifiyo magac ciisa iso dir waxan joga norwen.

  • @myhamichannel
    @myhamichannel 5 років тому

    Masha allah abayadey qaliga allaha noka deysto

  • @caishacadey3249
    @caishacadey3249 5 років тому

    Wcs masha Allah qaali alle gacantaada hakubarakeyo abaayo

  • @naanimoha3965
    @naanimoha3965 5 років тому +1

    Haa waalakenay herbal life muqdisho waxaay talaa shirkada hormud bakaaro Kasoo horsedka dhanka qoraxkasoo baxa waxadhan way Hayaan waxii fahfahin ah fcb kooda boqo herbal life kuqor waa arkee mahadsanidiin

  • @umramadancade6730
    @umramadancade6730 5 років тому

    Masha alah quruxey farxaf kunolada

  • @sumayasiman315
    @sumayasiman315 5 років тому

    Masha Allah walashey muniira thanks

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 5 років тому +2

    Sharabaad xitaa dadbaa ugaranaya hhhhhh reer hargaysa ugaranaya

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 5 років тому

    masha aleh abayo jesakaleh kheer

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому

    Maasha'llh

  • @laylaahmed1902
    @laylaahmed1902 5 років тому

    Wa sax lkn waxaa ilowday inay ayada naso hor istagtay waxay tahay unba laka shegayaa kalay xurayadul qowlka noo diid uf

  • @degaa1276
    @degaa1276 5 років тому +1

    Abayo markaa caatoodid àyaa shaydaan kaa dhaxhadlaayo ee ladagaal maxaa yeela korka waa cawro

    • @degaa1276
      @degaa1276 5 років тому

      Astuurka kudadaal inshallah qeer

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 років тому

    ماشاءاللہ الله حافظ في أمان الله روووعه😍😎🙋

  • @maryanaden5719
    @maryanaden5719 5 років тому

    Sharabaadyo waaladhahaa muniiro kudarso shukran

  • @shukrimohammed2257
    @shukrimohammed2257 5 років тому

    Sharabaadana waa layidhaa from Hargeisa

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому

    Anaa u horeyo reer my rajo iso boqada

  • @mssbasma993
    @mssbasma993 5 років тому +3

    hargaysa wan ku arkay wllo herbal lifta

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed359 5 років тому

    Masha ALLAH.😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖

  • @queeniqriiza4885
    @queeniqriiza4885 5 років тому +1

    Habo muniiro herbal life xamar wa lakeyne 💕💕

  • @faadmafaraxsan9969
    @faadmafaraxsan9969 5 років тому

    wa sax qaali dumar nolow

  • @ismahaanmaxamed9180
    @ismahaanmaxamed9180 5 років тому

    Wa run wax wal ba isku day ayey u bahan yihiin

  • @faadumoabdi8887
    @faadumoabdi8887 5 років тому +1

    Asc wll wan ku cusbahay wan ka helay

  • @fartuncabdullahi7692
    @fartuncabdullahi7692 5 років тому

    asc abaayo barnaamijyadaada waa jeclahay

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 5 років тому

    mashaallah family qurux badan love idinku ahay

  • @simankujcl6282
    @simankujcl6282 5 років тому

    Masha allah

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +1

    Blja crb I love💋💋

  • @fardowsafarah8112
    @fardowsafarah8112 5 років тому

    Asc muniira walshy dar alle baan ku jeclahay balse aan kaa waaniyo gymka dumarka uba banano iska daa gurigaada ku sameeyso

  • @sadiamustaf7415
    @sadiamustaf7415 5 років тому

    Masha allah abaayo ❤🎋🎋⚘👌👌👌👌👌

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 5 років тому

    allaha idin barakeyo😍😘

  • @hafsoabdi7308
    @hafsoabdi7308 5 років тому

    Waan kujecelhy walaashey

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому

    Masha allah qali

  • @hodanabdulqadir2158
    @hodanabdulqadir2158 5 років тому

    Mashallah Familie qurxon

  • @amaalclaahi1896
    @amaalclaahi1896 5 років тому

    Muniira caday ku jecliyaaa mcnto gabadhaaaa isku egnahay kkk

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 5 років тому

    Haye waaxishoodi

  • @najmahyusuf5225
    @najmahyusuf5225 5 років тому

    Masha allaah abaayo atahY

  • @fatimaabdala5772
    @fatimaabdala5772 5 років тому

    Masha

  • @faadumocadey7515
    @faadumocadey7515 5 років тому

    Wwww Msha ally xbbti

  • @samiraadhanmohamed6527
    @samiraadhanmohamed6527 5 років тому

    Mansha allah abayo

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 5 років тому

    masha Allaah Abaayo mahad sanid jasa kallaah

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +1

    🥰🥰

  • @mamadaryeelchanel491
    @mamadaryeelchanel491 5 років тому

    MashaAllah abayo💖👍

  • @laylaahmed1902
    @laylaahmed1902 5 років тому +2

    Gabadha wan jeclahay lkn hadalkeda show of ka ah an necbahay hadal qatar cml ay iska radisaa

  • @hadiyamohamed4645
    @hadiyamohamed4645 5 років тому

    muniira xaga cumto kariska wa lagaga wacnyey

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra1731 5 років тому

    Asc abyo lambara ana ubahnay

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +1

    😋😋😋👍🏻👏🏼

  • @degaa1276
    @degaa1276 5 років тому

    Walaal astuurka kudadaal

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @indhouroon6790
    @indhouroon6790 5 років тому

    Sharabado ban dhahnaa anaka 🧦🧦

  • @xalimosacdiyonuurxasan607
    @xalimosacdiyonuurxasan607 5 років тому

    Haaa soomali xamar weeyne iyo baakaro kasoo horjeedka hormuud ayaaad ka heli kartaan heerbalef

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 5 років тому

    ASC Dadkeygiiyow subscribe isara

  • @maryamaherballife2281
    @maryamaherballife2281 5 років тому +1

    Somaliyee indhaha haistirin subuskarabka isaara

  • @mawadaaden6956
    @mawadaaden6956 5 років тому

    Masha allah

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 5 років тому

    Haye waaxidhoodi

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @fatmahali5241
    @fatmahali5241 5 років тому

    Masha Allah