DUUFAAN OO QORAAL WADATA XASAN AADAN SAMATAR DANTAA KALA FOGAYSA LABADII IS DOORTOO DUUR KALA XULNEE
Вставка
- Опубліковано 7 жов 2024
- SUPSCRIBE si aad ula socoto kanaalkeena
SHARE si aad ula wadaagto ciddeena
COMMENT si aan u wadaagno aqoonteena
LIKE hadaad ka heshay muuqaalkeena
WARCIMRAAN TV Dr ABDILAHI AFTAHAN
Copyright contents, reuse not allowed
HEES HEESO HEESIHII HEESAHA HEESTA HEESTII HEESKA HEESKII 🥀🌹🍁⚘🌷💐🌺🌹🥀🌷🍁🌺💐 HORE-U-MARINTA HIDDEHEENA, DHAQANKEENA, FANKEENA, SUUGAANTEENA IYO AFKEENABA.
DUUFAAN
ABWAAN CABDILAAHI AXMED NUUR indhabuur
FANNAAN XASAN AADAN SAMATAR
ABWAANKU WAA REER SANAAG CEERIGAABO SANAG ERIGAVO WAXA UU KU DHASHAY MASAGAN AMABASE DARISTII MASAGAN WAA MEEL DOOXOOYIN BEERALEY AH DUUFAAN WAXA AY KA MID AHAYD
QISO JACAYL OO DHAB AH BADINA HEESAHEEDA WAXAA QAADA AXMED CALI CIGAAL ABWAANKA HEESTAN LEH OO HADDA KU SAGNAA KENYA WAXA KA MID AH HEESIHIISA TA CAANKA AH EE CIGAAL QAADO EE TIDHAAHDA " WADNAHAAD LA BAYDHAA KU BARIIDINAAYEE " IYO QAAR KALOO BADAN INSHAALLAAH HADDAY NOO SUUROWDA WAAN IDIIN SOO WADA GUDBIN DOONAA QISADAN OO DHAN MACNAHA HEESAHOODA OO DHAN, CABDILAAHI WAXA UU AHAA BADMAREEN CIRMAREEN DHULMAREEN TAHRIIBAA TACABBIRAA DALXIISAA SHAQORAADIYAA RAGGA SOCODKUBWAA U DOOR HADDII MAWDKU DAAYEE JACAYL U RAACAY WAAD SALAAMANTIHIIN
Walaal aad baan kuu sallaamaya
Walaal abwaankaas berri hore ayaa ugu dambaysay samaynta heesaha waxa igu maqaala ah wuxuu joogaa Kenya waa nin weyn hada oo da' ah wuxuu noqday wadaad maasaajidka fadhiya kolkaa la xidhiidhis amuurahan ku saabsan ma leh wixii kale ee heeso ah ee silsilada khuseeya anaa kula wadaagi doona wuxuuna ahaan nin yaraan cadan ku koray oo ku weynaaday markii dambena yurub iyo carabaha ku dambeeyay.
Waynoo tu dambe oo san walaal
(subscribe) baan kula wadaagay hada
Halkaa baynu ka wada socon walaal wa bilaahi tawfiiq
SIDOO KALE SOO QOR BAYDAD KA MID AH HEES AMA IYADOO DHAN HEES AAD JECESHAHAY AMA AAD TAQAANID BA MAHADSANID
Heesta: Balanbaalis
Abwank: Ali salebaan Bidde
Fanaanka: Hasan Aadan
→ Sida Meel Barwaaqo Ah
→ Oo Buuro Dhaadheer
→ Wabi Baal Maraayoo
→ Barbarkana Daruuruu
→ Kaga Began Yihiinoo
→ Waaguna Baryaayoo
→ Bardihii Magooliyo
→ Ubaxii Gadaal Baxey
→ Balanbaalis Qalimo Leh
→ Hadba Laan Ka Boodaad
→ Adna Ii Bidhaantaa
→ Biligtaadu Waa Taa
→ Kalgacaylka Beertoo
→ Bilicdaad Wax Dheertahey.
→ Meel Baadku Hawroo
→ Maajiin Baldhiiliyo
→ Maadhiyo Baldhuuluhu
→ Baarka Isku Soohdeen
→ Aan Bahal Ugaadhiyo
→ Baryahaa Dad Soo Marin
→ Oon Wali Bur Laga Gooyn
→ Biyuhuna Qulqulayaan
→ Sida Loo Guban Baxo
→ Yaan Kugu Badhaadhaad
ADNA II BIDHAANTAA
MEEK BAADKU HAWROO
MAAJEEN BALDHIIDHIYO
MAADHIYO BALDHOOLUHU
BAARKA ISKU SOOHDEEN
OON BAHAL UGAADHIYO
BERYAHAA DAD SOO MARIN
OON WELI BUR LAGA GOYN
BIYUHINA QULQULAYAAN
SIDA LOOGU BEER-NAQO ..
Heestan waxa hal Abuurkeeda lahaa Rabbi hawnaxariistee Dr. Hersi Abdi Ali (Kolon)
Ilaahay haw naxriisto Abwaan
Cabdullahi Axmed Nuur
(INDHA-BUUR) (REER CEERIGAABO)
XASAN ADAN SAMATAR
CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD
WAAA QISO DHABA AADNA LLOGA YAQAAN CEERIGAABO WAAA CABDILAAAHI INDHA BUUUR
Thnks sxb waad keentay adoo qoraal ah ❤❤❤❤❤
Heesihii hore abwaan maskaxdiisa fadhido ayaa sameyn jiray dhamaan intii dhimatay allaha unaxariisto 🤲
Abwaan maxamed call kaariye ilaahey ha u naxariisto waa aabihii jaceylka umada somaliyeed
Walaahi bilaahi talaahi inuu
Aniga iga hadlayaad moodaa.
Thanks war cimraan maxamed sheekh isxaaq waa tol xalaal ah ilaahey ha barakeeyo dhamaan beesha xalaasha ah ee bah habarjeclo habarjeclo maaha qabiil ee waa bah aduunka oo dhan ayaa bah bah ah cimraan waa maxamed sheekh isxaaq ilaahey ha barakeeyo habarjeclo waa hooyo
7-May-2020
Dabayl iyo waxan
Duufaan dhex maray
Baraf duuban iyo
Waxan dhaxan dardhaday
Waxan dacar dhadhamiyiyo
Deebaaq waxan cunay
Dhamadka heesta
Dooxadii nugaal baan
Ku maraa dalxiisoo
Faras aan dakaamayn ban
U baxaa dushiisoo
Waxan dawdaba
Docaha iga yaal
Debec caaneheedoo
Nabad ban dakeeya
Waxay ka hadlaysa ninka raga ahi inay u fiicantahy inuu geed walba kasoo dhaco si uu u xamilo dirirta waayaha kadibna uu uga gudbo
Heestan Anigayba meelo badan iga qusaysaa
Dhalintii cuslaatay yaa ka jooga halkan
Wow.❤
SIDOO KALE SOO QOR BAYDAD KA MID AH HEES AMA IYADOO DHAN HEES AAD JECESHAHAY AMA AAD TAQAANID BA MAHADSANID
Heesta: Balanbaalis
Abwank: Ali salebaan Bidde
Fanaanka: Hasan Aadan
→Sida Meel Barwaaqo Ah
→Oo Buuro Dhaadheer
→Wabi Baal Maraayoo
→Barbarkana Daruuruu
→Kaga Began Yihiinoo
→Waaguna Baryaayoo
→Bardihii Magooliyo
→Ubaxii Gadaal Baxey
→Balanbaalis Qalimo Leh
→Hadba Laan Ka Boodaad
→Adna Ii Bidhaantaa
→Biligtaadu Waa Taa
→Kalgacaylka Beertoo
→Bilicdaad Wax Dheertahey.
→Meel Baadku Hawroo
→Maajiin Baldhiiliyo
→Maadhiyo Baldhuuluhu
→Baarka Isku Soohdeen
→Aan Bahal Ugaadhiyo
→Baryahaa Dad Soo Marin
→Oon Wali Bur Laga Gooyn
→Biyuhuna Qulqulayaan
→Sida Loo Guban Baxo
→Yaan Kugu Badhaadhaad
ADNA II BIDHAANTAA ...
MEEL BAADKU HAWROO
MAAJEEN BALDHIIDHIYO
MAADHIYO BALDHOOLUHU
BAARKA ISKU SOOHDEEN
OON BAHAL UGAADHIYO
BERYAHAA DAD SOO MARIN
OON WELI BUR LAGA GOYN
BIYUHUNA QULQULAYAAN
SIDA LOOGU BEER-NAQO
YAAN KUGU BADHAADHAA
ADNA II BIDHAANTAA
BILIGTAADII WAA TAA
KALGACAYL / KALJACAYL KAL-GACAYLKA BEERTOO
BILICDAAD WAX DHEERTAYAY !
Heestaan waxa hal abuuray Xisi Abdi ( Ali kolon ) Rabbi hawnaxariistee Aammiin
Hees midan ayaan u aqaan anigu.
Ilaahay hadhowro abwaanadeena Iyo fanaaniinteena
Woow waxan daa,in kuu qorin deeq loma helo dibnaha kuuma dhaafto
(Danta kala fogeysa labadii is doono duul kala xulee dar illaah ku samiro kuma deyrine garo)🎵🔥🔥🔥🔥
30/5/2022 iyo jowhar
Heestan waxaa sameeyey ilaahey ha u naxariisto ee abwaan maxamed cali kaariye oo ah aabahii jaceylka
Waa heesta kaliya ee aanan waligey ka daalin dhageysigeeda hadaan Kun jeer dhageysto xitaa
Waayaha nolasha
Iyo mustaqablka walwalka ah Sina Uma cabsi yara
Nice
Axma
Yaa fanaan samtar Sharma boy ma han wale
Waa xasuus dhaba
I mean abwaan maxamed cali kaariye
Axma gacete
Axyaa hees
Axya hees qliya allah ya cisi
Haa
WAAD MAHADSANTAHAY
SAAXIIB
Hestan abwanka qoray sangub
Shalaad dhalatee, waa la shubi jirey.
Waan joogeyba markii laxanka iyo luuqdaba loo sameyneyey ee cali shiikh jamac xafidsiinayey erayada heesta.
War heesta ninka qaada iska leh yaa dhegeysalahaa hadey macaaaa tahay
Waaw
Heestan sxb ninkaad ku sheegtay ma laha ee waxaa tiriyey oo iska leh nin reer ceerigaabo ah oo la yiraahdo CALI SHIIKH JAAMAC alle ha u naxariistee.
Indho buur xagguu masagan ku maqlay?!
SAAXIIB MARKII U HORRAYSAY WAXAA LEH BAA LA IGU YIDHI XASANBGANAY WAAN KU QORAY, NIN BAA SIDAADAASOO KALE IGI YIDHI NIN REER CEERIGAABO AH BAA LE OO KU DHASHAY MASAGAN QURBAHANA MARAY DHUL BADAN MARKAA IMINKA KU DANBEEYAY NAYROOBI WUXUU IGU YIDHI MEEL SUCUUDIGA KA MID AH AYUU KU SAMEEYAY DHOWR ITO TODOBAATANAADKII LAMBARKAYGAAN U QORAY SI TOOSA AYAAN UGA WADA HADALNA WHTSAPPKA ISLA ITO HABEENKIIBA WAAN SAARAY HEESTII WAXAANAN DIB U SOO GELIYAY ANOOBMAGACII KA BEDELAY , IMINKANA WARKAAGAN BAA KA DANBEEYAY , BAL HADABA ISBA WUXUU YIDHI REER CEERIGAABO WEEYE ANAA WAANIGA SIDAA HEESTA DISCRIPTIONKEEDA UGU QORAY, MARKAA WAXAA SUURE AH IN MAGACU KA QALDANYAHAY LAAKIIN ISBA WAA ISKU RAACDEEN INUU AHAA REER CEERI KAWARRAN HADDII LABADEENA IYO NINKAASI AAN WADA HADALNO ISNA AAN IDINWADA HADALSIIYO ANA DHEX IDIIN NOQDO ? SIAAN XAL UGA GAADHNO WAAYO MARKASTOO DIB LOO SAARO TAYADA IYO QORAALKUBA WAY DACIIFAYAAN LAAKIIN WAXAA KA MUHIIMSAN IN NINKII LAHAA LAGU QORO BAL MARKAA SAAXIIB INTAAS KA SOOBJAWAAB
@@warcimraantv2541 Waa arrin xaqiiqa sxb
CALI SHIIKH JAAMAC BAA LEH OO REER MASAGANEED AHAA Alle ha u naxariistee.
Ceerigaabo iyo Sanaagna ka soo jeedey.
War la hubo weeye
WAAYAHAY IGALA SOO XIDHIIDH 4493013 WHTSAPKA
WARCIMRAAN TV wa benteen bro hestaan ninka qoray waa sangub
Maxaa laguu qaldayaa bro
Tariq qof gu radlee weyii ani way Iso martay oo qihira iyan bil gudahed gagaso dhiqday
Mirihii cabdi dheere laxanka a.goobe codka x.a.samatar
WAAD MAHADSANTAHAY SAAXIIB
Heesta khadra daahir qaado doonyaha shiraacleh shimbiraha hawada lala kulul shuluxle heestaasi sidaan filayo waxay ka bilaabantaa
Sidii markabkii shuwaal ,shuwaalo shalayto yimi
Wlhi wa hees wan dhagestay wll 🎉