Inaad maalqabeen sare noqoto kuma xidhna dadaal badan oo kaliya lkn wa mid nasiib iyo qadar alae ah waayo dadki way wada dadaalayan lkn adoon islahy billionaire ama millionaire ayad noqonaysa ayay hadana wuxu si anad filanayn u kala kacayan way jiraan barnamijyo ka tayo fiican kuwa dadkani ku tajiren hadana si lama filaan ah ayay ugu kala kaceen arsaqadu wa mid xaga alle ku xidhan
Waxaas oo dhan waxaa ka hanti badan cidii 2 rakac dukata fajarka kahor. YAA ALLAAH.
Sax weeye
masha.allah tasaa xaqiiqa ah
In aaa 2 rakco tukadid kuuma diiideyso in aa billionaire noqatid
Taaas ayaa xaqiq ah
DHalinyaradeena, Haku dedaalaan programmingka🥰
Inshallah hadu allah yirahdo aniga hamigeygo wainan kamid noqdaa dhalinta adun ugu tajirsan. ama kan kuwad e adunka ugu tajirsan!
Waa ku mhdsnthy sida quruxda badan a ino ku soo jedisay brnmlkan
Wah 1982 and 29 years old 🤔
Sxbow xoga dhagaha aa ka culsutahey an fila 39jir aa la dhahey lama dhihin 29
@@abdirahmanfarhan8481 waanu fahaman🤤🤣🤣😁😁
Dhagool miyaa tahay 😂😂
Waa 39 jir ayuu yidhi
1992 ayu kawada ha uqaban
Barnaamijka sida dhiiga ii dhexqaaday xulashada dunida
MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA DALKEENA SOMALIYA WAA ANIGA O AH ABWAAN XUSNI XASAN XUSEEN O KUMAGAC DHEER ABWAAN QARNI INSHA ALLAH E ILLAHY HAII FUDUDEEYO RAJADEYDA ADUUN IYO RAJADEYDI AAKHIRO INSHA ALLAH
AAMIIN AAMIIN YAA ALLAH AAMIIN YAA MAALIKUL MULKI DULJALAALI WAL IKRAAMI AAMIIN YAA WADUUDU
Mansha Allah horufadhi Medio 💕🙏💝
Inshallh millionaire
Zxb waxaan idinka codsanayaa in aad noosoo badisaan barnaamijkan waa barnaajim aad u muhiim ah
Inaad maalqabeen sare noqoto kuma xidhna dadaal badan oo kaliya lkn wa mid nasiib iyo qadar alae ah waayo dadki way wada dadaalayan lkn adoon islahy billionaire ama millionaire ayad noqonaysa ayay hadana wuxu si anad filanayn u kala kacayan way jiraan barnamijyo ka tayo fiican kuwa dadkani ku tajiren hadana si lama filaan ah ayay ugu kala kaceen arsaqadu wa mid xaga alle ku xidhan
Wax Muslim ah malaga waayey dadkaas waxan xasuustaa iyado 20ka ugu hanti badan uu kujiro sheekh saki alyamani hadase 100ka kumajiraan saan filayo
Xulashada Dunida My Favorite Program
Maansha allah waa programme muhiim ah
100 bilyan waxaa iig Qaalisan cabsida alaah iyo rajada danbi dhaafkiisa kaliya
Great
Mida shisheye wad araktee hanteda warma kaheso waxas dhan luuq ayey galayan hadanso bandhigo
Wooow
Snapchat Waligey ma isticmalin
Hadane ha isticmaalin
Anagu maxaan ku mashquulsanahay qabiil iyo daciifnimo
HORUFADHI MEDIA AAD IYO AAD BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA CAALAMKA OO IDIL 👏
Thanks
Milyandheer
Bilyandheer
Dadkan online ka lacag ka sameeyaan anagana qabiil eryanaynaa shitt somali Ku khasaaray wlhi 😡
Ok Somali away Billioner ah ? ana noqon doono insha allah
Wajiran somali bner ah waxa kamida axmed nur (hormuud) 2.3b iyo abdirashid (dahabshiil) 2.1b
I a Waxaa Rajeeynaa Inaan Billionaire Ka Noqdo Halkaas
Aniga Waxaan Ahay Qof Ka Isticmaalo Forex Iyo Cryptocurrency Iyo IQ OPTION Waxaana Ahay Dad Ka Somalida Dad Ka Wax kabaro
waa forex trader ninkaasi
DAWLADA SOMALILAND WAXAN U SHEEGAYA IN DALKOODA LAGU CELIYO WIXII HARGEISA JOOGA EE REER SOMALIA AH
Mawduuca waxaas muu ku saabsan yahay adneh uff dheh
Dawladda somaliland waxaan usheegaya in aan idin diiday ictiraafkii
@@aliyusuf9790 😀😀😀WAXAN KUU SHEEGAYAA ADIGA INAAN LAGAA DAJINAYN CANDHO MAYDLAHA
@@GaBal_DaYe 😀😀MAYEE ANIGAA ISKA QIIROODAY OO DOONAYA INTA MUQDISHO JOOGTA EE REER SOMALILAND AH IN LASOO SAARO
@@qurbaawis642 haaa lkn inaga nacasta io bilaa caqlida ookle Uma dhaqano kamana aqbali doono in mamulada ay raafaan muwadininta somaliyed ee ah somalilander..
HORRUFADHI MEDIA waan idin wataa
Mshlaah
Adunka kale dadkisa wax qabad ma lahan miya