Sxb ugu horeyn aad baan kuu salaamay Runti waxaa isoo jiitay sida quruxda badan ee aad muuqalka ugu soo hagar Qof Edit ka Yaqaana ku fahma Kara codeynta iyo wxwalba inaba caadi ma ahan Keep up walaalkey ❤🎉
Welkam to Indonesia bro, Jakarta Caasimada maso gaaraysaa mise Bali ayd ka laaban, Wadankan somali aya ka buuxda iLaa gobolada wy jogaan, Waa runtaa dadka wadankan udhashay Aduunba Lama socdaan dalkoda ayey ku qanacsan yihn xata luuqada English-ka ah wy yasaan ma bartaan mana xiseyaan mxan uga baahanwhy ayey ku dhahayaan waa sida Turkida oo kale, Waagii anku cusbaaa wxay idhihi jiren wadankiina roob maka da'aa coffee ma laga helaa mrkasaan La yabi jirey dadkan mxa ka qaldan cmL wxad arkysaa 70 jir ku dhahaya waligey wadankyga kama bixin aduunka kalena war uma hayo, Marka so dhowaw bro Selamat datang-
wlhi been maha anigaba oday 70 jir ah oo aan airportka malaysia ku arkay oo indunosia ah wuxu ku leeyahay mapka iga tus meeshay ku taalo somalia inaga marka school dhigan jiray baa naqanaay wadan ugu muslimka badan aduunka in xagaas yahay
Chanalkada waxan koso biri 2024 bishi kowad Muqal yela oo aan dawana waa uu yar yahay muqal kasta Dawanlod ayan so dha daa si aan wax badan ugu fa ida xitaa kii 5 saac Dawalond ayuu ii yahay mahadsanid 🙏 ustad waa kogu day daa Alaha koxafida ❤
2011 ayan sudan tagay gobolka kurdufaan maba garanayan somalia markan suqa tagnay ayay nagu yidhahden qabilked tihin markas ayan nidhi somali walahy wuxxu yidhi waligay maqal marka ayan ku idhi america ma garanaysa markas ayay yidhhden haa marka ayan ku nidhi jaar ban nahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣imika waba ninkan o kale
Asc Warsame the money you exchanged was 100 dollars as I understand not 1000 dollars try to understand the english pronunciation is difficult for the money changer girl
Ciid wanaagsan asxaabta kusaliya nabi maxamed scw ❤❤❤ team warsame
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️
Warsame bade Nin waayo arraga💙🩸
Thank you verry much
Ciid mubaarig dhamaan asxaabta Warsame bade 🎉❤.
Sxb ugu horeyn aad baan kuu salaamay Runti waxaa isoo jiitay sida quruxda badan ee aad muuqalka ugu soo hagar Qof Edit ka Yaqaana ku fahma Kara codeynta iyo wxwalba inaba caadi ma ahan Keep up walaalkey ❤🎉
Sxb ka soo hadal dalka indonesia nolasha maciishada iyo dadka somalida ee ku nool dalkaas kuwa qaxootiga ah iyo kuwa ganacsatada ahba mahadsanid
Welkam to Indonesia bro,
Jakarta Caasimada maso gaaraysaa mise Bali ayd ka laaban,
Wadankan somali aya ka buuxda iLaa gobolada wy jogaan,
Waa runtaa dadka wadankan udhashay Aduunba Lama socdaan dalkoda ayey ku qanacsan yihn xata luuqada English-ka ah wy yasaan ma bartaan mana xiseyaan mxan uga baahanwhy ayey ku dhahayaan waa sida Turkida oo kale,
Waagii anku cusbaaa wxay idhihi jiren wadankiina roob maka da'aa coffee ma laga helaa mrkasaan La yabi jirey dadkan mxa ka qaldan cmL wxad arkysaa 70 jir ku dhahaya waligey wadankyga kama bixin aduunka kalena war uma hayo,
Marka so dhowaw bro
Selamat datang-
Sxbow inaan imaado ayaan rabaa xog ma iga siin kartaa
Inteee kala soo xiriiraa walal
Contact rabaa bro hadii ad indonesia wali joogto
@@Mohamedibrahim-ni1ff
Contact ma RABTAA mise wadka maranty
@@ibrahimmaxamudxasan-gf9ln
Ma Iska dhafty
Cajiib ❤ aad ban uga heley wlhi
Walal is ilaali allah ku ilaalsho❤
Insha allah, Shp @Warsamow Waan tagi dona dunida dafaheeda insha allah, wax kasta hada ayay bolow yihiin❤
Hore u soco loh
Masha allah waxaad ku nooshahay nolol uu rajeynayo qof walba oo dhalinyaro ah.
Ustaaad warsame bade
Warsamow zhp indonesia ana Jooga wanad no dhumatay ciyaalki hore Borama
Amazing! Dhiirigeliye iyo niyad dhise ayaad u tahay dhalinyarada soomaaliyed Warsame Bade Thank u.
Ustaad adiga oo mahadsan qof wax badan joogay wareysi la yeelo, si aan wax uga faaidno.
Waxn jeclaan lahaa inaa weydiiso suaalo ay kamid yihiin.
1: qaabka lagu imaado
2: maciishada, kirada iyo guud ahaan nolosha
3:qofka inta bishi ku filan
Inaa kris daawato waa laga dareemaa😂
M.a ustad 🔥👍
Warsamoow baladkii raaxadee Borama ayaan kaa soo salaamayaa inader.
Ustad vlogs noo bilow bishiiba 2 ilaa 3 video oo vlog ah
Illaahey hakuu barakeeyo anigana illaahey haiisahlo insha allaah
masha allaah safar qurux badan oo wax badan kasoo faa ido Allah hakaga dhigo mudane
Ustaadi mahadsanid waaxaad moodaa inaan isku riyonahay
Xaqiiq dii
Waaxaad tahay qof aan Ku daydo mahadsanid 🙏
Sidokalena waxaad tahay dhirigaliyahayga
ciid wanagsan sxb waxbarashadiisa iyo habnololeed kisa nogah soo war bixi sxb
@warsame bade ma rabin inuu iga hor tago qof somali ah bali 😂😂any way manshaAllh sxb
ok bro you are my model
M.a Allaha ha noo Rumeyo riyadaani❤
mashallah bali waa meel qurux badan
Macalimuu zalaman❤
Jiro joog ustaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤warsame bade in the sky
Masha allaah lakiin shp bal nooga waran sida online lacag looga sameeyo❤❤❤
I will do that's is vary good trip
Vary good trip
Aniga xataa sanad ayan joined Istanbul waxii kadbeyeye waaankso tagey
Manshalaaah pro bashaal wacan.
Passport wadanke haysata zxb.
Asc warsame sxb video San dhirigalin be notahy adiga nasino iyo dhulbarasho Marka labda dhinacaba waka faide hore usoco sxb
Thanks brother keep go
Ninkaagan aan shandadaha kala garanayn, ee dadka shandadahooda qaadanaya waxaa ku haysta baqdin iyo travelling planning knowledge
Thanks
Ustaadii ❤
Walal pls ka so war bixi dalkaan 🙏 🙏 walal
Asc walal waxaa kaa codsanayaa wax barashada qarashka guryaha iyo nolasha iyo visaha information oo dhan adigoo mahadsan fadlan
wlhi been maha anigaba oday 70 jir ah oo aan airportka malaysia ku arkay oo indunosia ah wuxu ku leeyahay mapka iga tus meeshay ku taalo somalia
inaga marka school dhigan jiray baa naqanaay wadan ugu muslimka badan aduunka in xagaas yahay
Mash Allah ❤❤❤❤
22hours kaliya 3jeer baa labadaly title ka taasna waxa keentay qofka soo galyey inuusan khibrad ulahayny conten writting iyo qaabka loosoo jiito qofka attention kiisa ❤ hadii aad ubaahnathay waan kaa caawin kara title ka muuqaalka aad soo galinayso
Dadka lacagta online kasameyo interview kasoqad
Asc ustad dropshipping lacag ku bilawilahaa wanhayaa balse address laan ihayso icawe❤😢
Walaal mahadsanid.
Digniin: Laptop-ka dhabtaa aad saaraysid iska ilaali walaal, uma wanaagsana caafimaadka macdantaada, radiation iyo heat labadaba wuu sii daayaa device-ka aad isticmaalaysid.
Waaruntaa lakiin magaciisa hadii lafiiriyo waa ( lap) oo laga wado dhabta iyo top oo laga wado saarid ama korsaarid micniheeduna waa dhab lasaare😂😂
Dalka Ugu Amniga Badan Aduunka
ua-cam.com/video/ZZWdieIAeqE/v-deo.htmlsi=IxCqRM9EVgDORcjQ
Wll waxaan jeclahay in aa qoraa noqdo hadana waa ka cabsadaa maxa igu la talinaysaa wll
talow gorman sida ubashali ana😢
Way kuu gaadhay walaale annaguna wn sugaynaa maalinta
macalin no soo badi
Warsame Badde free stock footage ayu isticmaalay😂
Ustad iso jawab de
how's it weather mr warsame?
Sch journey gaagii 2018 kii waad ku guulaysatay
Chanalkada waxan koso biri 2024 bishi kowad Muqal yela oo aan dawana waa uu yar yahay muqal kasta Dawanlod ayan so dha daa si aan wax badan ugu fa ida xitaa kii 5 saac Dawalond ayuu ii yahay mahadsanid 🙏 ustad waa kogu day daa Alaha koxafida ❤
Pls muuqaal aan hadda so dhiGaY so dawo wax badan ayu noLoshada ka badalayaa
Sweden waligaa ma tagtay?
Teliyow guul I.a
Kaligaa masafri kartaa yaa meelaha kusoo kal tusaayo
Yogjakarta city tag wle nin somali ah ali ladhaho baa joga
Swizerland waliga matagtay
Asxabey😂 Bali intey ku tala
Indonesia ay kutaalaa
Meela badan boqo war bixin buuxda ka keen blz blz walal codsi
BUSHAARO BUSHAARO Dhamaan Daawadayaasha iyo Guud ahaan Asxabta ku Xidhan Boggan 15-ka bishan april oo ku beegan maalin isniin ah Waxaa wasaarada deegaanka ka bilaabmaaya Dhir qaybin sidaa darteed Halaga faa'ideysto oo Qof waliba Gurigiisa,xafiiskiisa,Dugsigiisa,masaajidka xaafadiisa ama goobaha xaafadiisa haka beero dhir waa fursad Halaga faa'ideysto, Asxaabeey Fadhiga ka kaca oo Dhireeya Magaalada iyo guud ahaan Wadanka Asxaabta Joogta Gobolada iyo degmooyinka Hala xidhiidhaan Xafiiska Wasaarada Deegaanka Ee Gobolkiisa ama Degmadiisa.Waad Mahadsantihiin,
Warsame bade waxaan leeyahay Iyo dhammaan youtuberska Dalka haka qayb Qaatan wacyigelinta Dhir beerista Dalka.
Waad Mahadsan tihiin.
2011 ayan sudan tagay gobolka kurdufaan maba garanayan somalia markan suqa tagnay ayay nagu yidhahden qabilked tihin markas ayan nidhi somali walahy wuxxu yidhi waligay maqal marka ayan ku idhi america ma garanaysa markas ayay yidhhden haa marka ayan ku nidhi jaar ban nahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣imika waba ninkan o kale
❤❤❤🎉🎉🎉
Reer ma.leedahay horta nolosha ma dalxiis qudhaa horta dadka qaar uyaqaanin
Maxaa kaa galey
@@MR.X1Y3
😀😀afjooga looma adeego adiguba maxaa iga kaa galay
@@cabdiraxmanmaxamed3093 maxaa kaa galay markale
Haters
Asc
Warsame
the money you exchanged was 100 dollars as I understand not 1000 dollars try to understand the english pronunciation is difficult for the money changer girl
Yeah waa $100 sarif ahaan Bali waa hal milyan OO rupiah cidan English ka ayaa ku adag hhh