srail oo ku ceebowday isticmaalka qalab dagaal oo ay ka keentay mareykanka sabab laxiriirta Fuleynim

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • srail oo ku ceebowday isticmaalka qalab dagaal oo ay ka keentay mareykanka sabab laxiriirta Fuleynimada ciidankeeda,
    Iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Gasa,

КОМЕНТАРІ • 428

  • @faizaxasan-e1c
    @faizaxasan-e1c 3 місяці тому +15

    Hambalyo hambalyo sanadka cusub ee islamka sanadkan sanadkisa guul iyo nabad iyo barwaqo iyo caafimad ayan rajeyna sanadka cusub islamka

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 місяці тому +5

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين في غزة العزة وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا يا الله

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 3 місяці тому +9

    Waa Ceeboobeen
    Ceeb haku dhacday YAHUUDAAN Shacabka Caruurta iyo Haweenka Laaynaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 місяці тому +9

    Allah jabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow uhiili falastiin xuuti xisbullah aamiin carabeey dulow

  • @الصومالاند
    @الصومالاند 3 місяці тому +10

    اللهم انصر لفلسطين

  • @leylayibrahim9877
    @leylayibrahim9877 3 місяці тому +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي غزة يارب العالمين

  • @falisa576
    @falisa576 3 місяці тому +7

    Ilaahay Guul iyo Nasri deg deg ah
    Ha siiyo reer falastiin iyo xisbullaah
    Xuutiyiinta.Yuhuud iyo Amaykan Allaha
    Jabiyo hoog iyo halaag Allaha ku rido

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 3 місяці тому +3

    Yaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Kulicaam wa antum bil khayr
    Gurmad Awliyo

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 3 місяці тому +5

    Allaahu akbar allaahu.abak allaahu akbar tani.waa rabiga xaqa.ah nasrigiisii uu siiyay mujaahidiinta illaahay ayaa mahad oo dhan iskaleh

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 3 місяці тому +5

    Mujahidiinta ALLAH ha guuleyo

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +10

    Sax higradu waxay ka bilabatey markuu nabiga scw maka ka tagey waana sanadkii nabiga scw uu dhisay dowladii ugu horeysey ee islam ah
    Waaba la iloobay wlhy xajka iyo soonka iyo ciidaha bas baa lagu xisaabsadaa kawaran ilaahow na hanuuni aamiin

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 3 місяці тому +13

    Sanad wanagsan o kheyrkisa wato ALLAH nogadhigo XAMAAS IYO FALASTIN IYO XUTIYINTANA kuwi sanadkan guleysta ALLAH kadhigo AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH ❤❤❤

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 3 місяці тому +12

    ASC
    MUQAAWAMADA FALASTIN
    GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN.
    MUQAAWAMADA INSHA ALLAHA WAGUULIYSANI INSHA ALLAHA
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO
    DOFARINTA DOFARINTA DASHEY

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 місяці тому +35

    Alqasaam iyo saraayal qudus ilaahey yaa la jira Qof ilaahey la jiraana lagama guulaysto Alaahu Akbar. Guul mujaahidiinta falastiin.

    • @falisa576
      @falisa576 3 місяці тому

      Allahumma Amiiin

  • @alimunye1564
    @alimunye1564 3 місяці тому +4

    Allahu Akbar guul falastin iyo xuuti ishaa Allah

  • @mumedabdullahi3755
    @mumedabdullahi3755 3 місяці тому +1

    ALLUHU-AKBAR WALILLAHI-HAMDU!!!!!!!!!!!!!!!

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 місяці тому +4

    Ilaahay ayaa barakeeyey reer falastiin

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 3 місяці тому +8

    Kkkkkkk askari raaco qalabkas awal Maa laga helaayey yuhud wax kafuleesan malahan qur anka aya noshegay❤❤❤❤❤❤

    • @falisa576
      @falisa576 3 місяці тому +1

      Maraykan iyo xulufadisa ba garab
      Iyo gacanba siinaya Israel ee haday
      Kaligod ahan lahayeen mar hore ayey
      Xamas ku guulaysan lahayd dagaalka

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 місяці тому +22

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @OmarHassan-wg4um
    @OmarHassan-wg4um 3 місяці тому +3

    Alxamdu lillahi,Illahaw u gargaar faalestin

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 2 місяці тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 3 місяці тому +6

    Xaqiiqa anagaaba iminka iswaydiinaynaa goorma la gaadhey allaah xaqa ha inagu toosiyo dhamaad muslimiinta sanad wanaagsan

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 3 місяці тому +8

    Wcs ustaad nadaara sidoo kale sanag cusub oo kheer qabo ,wan kusuheenay kheersheegow ❤❤❤❤ ilaahow guulee walalaheen reer falastiin yahuud neh jabi aamin aamin yaa allh

  • @hamdiali7190
    @hamdiali7190 3 місяці тому

    Nadaara waa mahadsantahay waan ku faraxay sidaad noogu sharaxday sanadka islamaaka iyo xiliguu soo bilieday Maasha Allaah

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 3 місяці тому +10

    Sanada wanaagasana muslimiinta oo dhana.Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤sanad guura wanagsan❤❤❤❤❤yahuudana illlaheybada haku dara😊😊😊😊😊😊😊nacatulillkhi caleyk nacaladi haku dhacdo 😊😊😊😊😊😊

  • @OsmanNoor-k4m
    @OsmanNoor-k4m 3 місяці тому +1

    Allahu Akbar Walillahil Xamd 🙏 Yuhuud waa fuleyaal Allah hajabiyo Bi'idnillah 🙏

  • @farxiyofaysal2078
    @farxiyofaysal2078 3 місяці тому +9

    Allaah akbar

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 3 місяці тому +3

    wcs ustaad nadaara thanks كل عام وانتم بخير guul flstiin

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 місяці тому

    Jazakallahu khair masuul nadaara inaa sanadka muslimka nosheegatay musliminta baa wada horgal noqday gaal u daba dhaqaya ilaah xaqa hatuso amiin

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 місяці тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 місяці тому

    Wll mahadsanid guuleyso Sannadkan Sannadkiisa illahay cimri-dheer iyo cibaado suuban ha inagu gaarsiiyo dhamaanteen Aamiin ❤❤❤❤❤

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 3 місяці тому +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 місяці тому +1

    ❤wcs❤sanad cusub ee islamka ❤alaw sanadka cusub qayrkiisa nasii❤alahu akbar ❤

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 місяці тому

    Inshallah sanadkaa waa qeeyr muslimiinta iyo guul

  • @Libax962
    @Libax962 3 місяці тому +36

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 місяці тому +2

      Insha allaah guuleysta walaaleheen palestine amiiiiiiiiin yaarabi

    • @mohamednakruma2
      @mohamednakruma2 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Libax962
      @Libax962 3 місяці тому

      @@ugaasocismaan733 absolutely illaah idinkii wey gu leysan

    • @Libax962
      @Libax962 3 місяці тому

      @@mohamednakruma2 ❤️❤️❤️

  • @xuseyncabdicismaan5001
    @xuseyncabdicismaan5001 3 місяці тому +1

    Allahu akbar falastii guul

  • @SeeRabtaa-f8l
    @SeeRabtaa-f8l 3 місяці тому +11

    Allah akbar

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 місяці тому +3

    Sanad wanaag san oo wacan wll mashaallah

  • @Cumarcali-o8l
    @Cumarcali-o8l 3 місяці тому +1

    Maasha allaah yaa aqii allaha haku xafido inshaa allaah sannad wanaagsan

  • @mohamedabdishakur-xy3ip
    @mohamedabdishakur-xy3ip 3 місяці тому +2

    Mahadsanid rugcaddaa. ❤️

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 3 місяці тому +39

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @faizaxasan-e1c
    @faizaxasan-e1c 3 місяці тому +1

    Guul falastin iyo xamas guul xamas

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 3 місяці тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 3 місяці тому +1

    Cabsida allha a ku rididaay. Gazasa guul

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 3 місяці тому +28

    Alaha akabar guul falastiin sanatka cusub qeyrkiisa alahanasiiyo

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 3 місяці тому

    Maansha alaah sidoo kale sanad wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 3 місяці тому

    Illahay sanadkaan sanadkiisa kale nabad ha nagu gaarsiiyo khayr Aliaha ku siiyo adigana

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 місяці тому +35

    Sanad lamid ah mudane Nadaara🫡
    Sanad muslimiinta ay wadada guusha helaan ALLAHA kadhigo, InshaALLAH.

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 місяці тому +2

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @MahamudFarah-lv3xj
    @MahamudFarah-lv3xj 3 місяці тому

    Sanad wacan oo wanaagsan wynow nooga yeel aamiin aamiin aamiin

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 3 місяці тому +2

    Allah ceebeeyo oo duliyo oo jabiyo idimka Ilaahey iyagoo dulaysan ayay dhulka falastiin kabaxayan amin yaa Allah

  • @NimoMohamed-s5v
    @NimoMohamed-s5v 3 місяці тому +1

    Mashaa allaah ilaahay hakuxifdiyo walaalkey jazaakalaah qayr

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 3 місяці тому +1

    Sanad wanagsan sanad Barwaqo allow kayel

  • @jabartiali9478
    @jabartiali9478 3 місяці тому +3

    Happy Islamic New Year 1446, Allah subxaanuhu watacaalaa sanadkan sanadkiisa kale caafimaad iyo cibaado suuban Hana waafajiyo.

  • @YaasiinMacalinAbdikadir
    @YaasiinMacalinAbdikadir 3 місяці тому

    اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في فلسطين

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 місяці тому

    AALLAHU AKBAR

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 3 місяці тому +3

    كل عام صومال و فلسطين واليمن بخير بادن الله

  • @hamdiali7190
    @hamdiali7190 3 місяці тому

    جزاك الله خيرا

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687 3 місяці тому +2

    Illaahay ma joogoo suu u shaqaynaa iyaga. haku qarxo oo baabah allah haka dhigo

  • @nimohaji5440
    @nimohaji5440 3 місяці тому

    Allahuma sali alaa sayidinaa Mohamad

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Isreal. Oo. Isdhiibay. Oo. Waliba. Jabtay

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 3 місяці тому

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين الله أكبر

  • @claahigoohe3779
    @claahigoohe3779 3 місяці тому

    Masha allaaha kulu caama wa antum bikhayr

  • @Cisman-k8k
    @Cisman-k8k 3 місяці тому +2

    Alaahu akbar gas ha guulaysato

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 3 місяці тому

    Allahu akbar ☝️

  • @Abducubeda
    @Abducubeda 3 місяці тому +1

    Abucubeyda oo cawa so hadlii ❤❤ nadaara show

  • @ayaanAbdirahman-x1c
    @ayaanAbdirahman-x1c 3 місяці тому

    Alhamdulillah marba hadan Somalia joogo
    Jimco walba qudbada masjidka aya noola sodiraa iyo sanadka musliminta🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому

    Guul walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @AadanTalaasoow
    @AadanTalaasoow 3 місяці тому

    Insha Allah Gaza guuul macalin nadaarow sxb insha Allah

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 3 місяці тому

    Rabbi haw hiiliyo muslimiinta gaar ahaan Iyo dhamaan muslimiinta uhiilinaysa àaaaamiiiin yaa Rab

  • @CabdiCabdilahi-gw8jn
    @CabdiCabdilahi-gw8jn 3 місяці тому

    Maan shall allah

  • @Ifraax-z1q
    @Ifraax-z1q 2 місяці тому

    Ilaahey waxaa ka baryaa inoo guulgarsiiyo xuuti iyo falastiin iyo xamas iyo dhaman islanka Sanadkaan barakesan

  • @Cumarcali-o8l
    @Cumarcali-o8l 3 місяці тому +1

    Guul wanaagsan allaha ha siiyo sannadka cusub ee hijriya 1446 inshaa allaah

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 місяці тому +1

    WAA DALAMIIN EE HALKEEBAY NIYAD KA HEELAYAAN MASSIIBADO.

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 3 місяці тому

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 3 місяці тому

    Allaahu Akbar

  • @AbdulSharif-z7r
    @AbdulSharif-z7r 3 місяці тому

    ماشاءالله

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 місяці тому +1

    Warar khyr badan sheeg sxb Mr Nadaara.

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 3 місяці тому +1

    Saxa wasalaama sanadkan sanadkisa sama iyo siyaado allalaha nagu gaarsiiyo iyo reer gazza oo nabad ku ciida iyo musliminta oo allaah quluubtida mideyo iyo kuwan munaafaqiinta ah oo allaah umada ka hor warerjiyo kuwa ka qeyr badan oo sanadka hijriyada xoojiya allaaha kreno oo jiilka soo socda bara .qalabka israaiil ka ha lalabayna allaaha u siyaadiyo diyaaradahodana allaaha ka qabto reer gazza allaahuma aammiin guul falastiin

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому +1

    ❤s❤c❤w❤wcs wllken xasusinta tarikhda islmka ad dibno xasusineysa illhey qeer iyo frxd hakugu abaal mariyo wllken alayaxafidak addun iyo aqiriba🎉🎉❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 місяці тому

    Allaah jebiyo cadowga wax walba ay qabtaana Allaah la gooyo oo burbur iyo baaba’a Allaah ku salado, Walaahena Illaahey guul ha siiyo dhibtana Allaah ka dul qaado, aamiin

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe 3 місяці тому

    Masha Allah sanad wanagasa

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 2 місяці тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 місяці тому +1

    Kulu caam wa antum.biqeer sanadkan kisa.kale nabad iyo cafimad Allaha nagu garsiiyo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 місяці тому

    Machaallah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 місяці тому

    Islam happy day Eid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wcs falastiin free falastiin free falastiin free falastiin free

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому

    Ilaahey ha isku jabiyo yahuud

  • @hamdsaid4171
    @hamdsaid4171 3 місяці тому

    Guul instalar aalah

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 3 місяці тому

    Nadaaroow abuucubeyda warkiisa keen mahadsanid

  • @adonallah
    @adonallah 3 місяці тому

    Asc reer nadaara show Allaha guuleyo rer FalasTiin

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 3 місяці тому +2

    Wcs nadaaara show.Guul shacabka falastin.qabta.gasa

  • @AbdiMohamed-kw5fb
    @AbdiMohamed-kw5fb 2 місяці тому

    ALJAZEE

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 місяці тому +1

    ❤Al: Yaasiin 🔻🔻🔻🔻🔻🔻🇵🇸

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 3 місяці тому

    Allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 3 місяці тому

    Sanad wangasan Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @SahraMohamed-eh9pl
    @SahraMohamed-eh9pl 3 місяці тому

    Allahu akbar☝ 1446 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 місяці тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 3 місяці тому

    allaha jabiyo Isreal aamiin yaarabi