LII LIVE HOOYADIISA OO GURI QASIRI BOQORTOOYO AH IIBSATAY FARXADDA ADUUNKA 2022 HD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 69

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 роки тому

    Maash ahAll

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 роки тому +4

    Adeer waxaan guri weyn ku leeyaha degmada dharkeynley agagaarka suuq boocle markaan gadanaayey 1982dii waxay ahayd dhul duura oo howd ah waxaan ka bixiyey 25000 oo shilin somalia sidaaney ahayd haddana 100.000us ah hadda tani waaanis laakin lacagta nooma sheegin guuleyso wiilkeygi from Uk

    • @liilivemedia1325
      @liilivemedia1325  2 роки тому +2

      Adeer waa 1200 dolar waye

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 2 роки тому +1

      @@liilivemedia1325 wallaahi waa tubey taano waqtigii tubey taanoadigu majoogine waa xaraash camal

    • @nuroducale7302
      @nuroducale7302 2 роки тому +1

      Lii live
      Meesha magac maleedahay dhankee kajirtaa ceelasha mahad sanid.

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 2 роки тому +5

      @@nuroducale7302 waa agaarka masaajidka uunlaaye meeshaan ka gatay Booska 82kii qiimihii uu joogay waagaa waa 24kun oo shilin somalia haddana waa meesha ugu qaalisan Dharkeynley waxaa halkaas iigu dhashay 8 cunug waxaana ka qaxay 1994tii haddana waxaan ahay Abkow waxaanna channalkaadi ku xiranahay illaa waagii jafowgaaga intaadan guursan ee aad dhallinyarada ahayd 2019kii waxaan channallada somalida ugu jeclahay Lii live iyo Mahdi media guuleyso Adeer macaan ilaahey hakuu gargaaro adduun iyo aakhiraba

  • @sahrocumar4942
    @sahrocumar4942 2 роки тому

    Asc walaalow Qiimaha lagadaayo maxaad u sooraacin weeysay

  • @abdirahmanmahdi4826
    @abdirahmanmahdi4826 2 роки тому +1

    Horumar wacan brother mashaa Allah Allah barakeeeyo inshaa Allah

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 2 роки тому +1

    Beeraha roobka meeqa waaye ee afgooye halkii egtar

  • @awotokuuleyshaikh4278
    @awotokuuleyshaikh4278 2 роки тому +1

    Masha Allah walal mcn guul 🌹🤲👌👌👌👌👌

  • @user-iv2te1fs4k
    @user-iv2te1fs4k 2 роки тому

    Raqa. Kaga soo qor

  • @dfggccbnn4266
    @dfggccbnn4266 2 роки тому +2

    Maasha alaah walaakey horey u soco

  • @farhiaabdisaid3456
    @farhiaabdisaid3456 2 роки тому

    Haa sidaas oo kale meelaahs xiisah leh soo duub iyo madiino suuqa weyn ee madiino ilaa xoosh dad BADAN oo mar hore WADANKA ugu danbeysajy marka meelaahs madiino ugu muhiim San soo duub

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @JeeyAnimations
    @JeeyAnimations 2 роки тому +1

    Lii sxp meshan tuur waaye bee lacag la aan xitaa kuma rabo walahi waaaba ka cabsanaa waaba cidlo

  • @samiiroyusuf.mohamud7973
    @samiiroyusuf.mohamud7973 2 роки тому +3

    Keep going

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 роки тому +2

    Meeqa waaye qiimaha booski.
    Warkaada waa qabyo
    Ee soo sheeg qiimaha booski iyo magaca meesha...????

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 2 роки тому

    Keep going Legende lii live 💖♥️😁

  • @husseinomermohamed8156
    @husseinomermohamed8156 2 роки тому

    Brooo

  • @Jubbafilms
    @Jubbafilms 2 роки тому +2

    Keep.going

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 роки тому

    Maasha alaah tubaaraka laah ilaahow idiin xafdi aamiin yaa alah wiil duceysan aad tahay

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 роки тому +1

    Magaceed meesha?

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 роки тому

    Maasha Allaah

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 роки тому

    Adiga waxaa kaa khaldan waxaadan sheegin qiimaha dhulka

  • @amalayissa1325
    @amalayissa1325 2 роки тому

    Maashaa Allah

  • @geniabdimohamud2594
    @geniabdimohamud2594 2 роки тому

    Beecedo nososheg iyo meesha kalaxiriireno boosaska

  • @SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS
    @SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS 2 роки тому

    2022 HD kkk

  • @husseinomermohamed8156
    @husseinomermohamed8156 2 роки тому

    Lil live nin culusow saxiip waan kuwata runta ka hadashav

  • @halimaabdulle9244
    @halimaabdulle9244 2 роки тому

    asc.isowac.

  • @faadumoomar97
    @faadumoomar97 2 роки тому +1

    Asc walaalkey lambarkada i soo qor dhulkas wan raba

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 2 роки тому

    Dhulka qiimihiisa maa noo sheegtid

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 2 роки тому

    Telefonkaga Noosoqor san kulaso xarirno Adorali Ah walal

  • @Fatma-vm7fw
    @Fatma-vm7fw 2 роки тому

    🤲👌

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому

    Meeqa

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 2 роки тому

    Wiilkan waxaan kujeclahay dacada u usheegayo qimaha uu dhulka lagu gadanayo tuugi xasan toob walaga Nefsadey wlhi yarkan wadacad Alaha kubarakeyo dacadada kusoco macaruftada ha iska halelin

  • @husseinmohamedadan3911
    @husseinmohamedadan3911 2 роки тому +1

    Lii live sxb sare

    • @husseinmohamedadan3911
      @husseinmohamedadan3911 2 роки тому

      Jawigii ceelasha iyo ciidii carfooneed wn uxiisay Reer Baar xaraf Ceelasha biyaha alla lafoole wn idin salamay Qofkii dagan ceelasha ama uqaxay fooryaaye lika Ha iisaarto

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому

    Dhulkiii wacdaanka maa gadgadee

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX 2 роки тому

    Walaal meeqowaaye dhulka 6 qol.1 kii qol iyo musqushiise iyo walking closet .qiimaheese meeqo ooku imaanaa

  • @abdhirohussen2375
    @abdhirohussen2375 2 роки тому

    Lambarkaaga noosodir

  • @Ujgyu
    @Ujgyu 2 роки тому

    asc

  • @najmastars4664
    @najmastars4664 2 роки тому

    Wlal mellagala soxariir iii sheg..!?

  • @arsii360
    @arsii360 2 роки тому

    Asc

  • @najmaali3441
    @najmaali3441 2 роки тому

    Dhag dhag iga dheh

  • @seasesa1365
    @seasesa1365 2 роки тому

    Duur. Waaye

  • @hudacusman2012
    @hudacusman2012 2 роки тому

    Huriga qasriga ah meeyay waxba ma arkeee😙

  • @fadumaali5361
    @fadumaali5361 2 роки тому

    Xaafada magaceed

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad3956 2 роки тому

    Lambarkaaga soo qor hee si aan kuula soo xariirno

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 2 роки тому +1

    Macg so qor

  • @husseinmohamedadan3911
    @husseinmohamedadan3911 2 роки тому +1

    Dhulka qiimahiisa inoo soo sheeg

  • @xalimonasta6872
    @xalimonasta6872 2 роки тому +2

    Asc,lii,live,mahadsanid lkn qiimaha noosheeg,meeqa,waaye,lacagta
    lagu iibinaayo,booska

  • @queenema216
    @queenema216 2 роки тому +1

    asc lii live. meeqo waaye booskii

  • @meesheena620
    @meesheena620 2 роки тому

    Maashaa allaah waa meel qurxan .laakiin fadlan ciwaanka mid run ah ha ahaado waayo mamada gurigreedii qasriga ahaa ma hayno😂.

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad3956 2 роки тому

    Meeqo waaye talefan kusoo qor aan kula gadano

  • @husseinomermohamed8156
    @husseinomermohamed8156 2 роки тому

    Dad qar dalkod way inkiran waxay tadhan

  • @husseinomermohamed8156
    @husseinomermohamed8156 2 роки тому

    Lakiin gobelke

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 2 роки тому

    Ebow dhayga cunuga madaxa laga saro maa so dontay

  • @tanamzayn3187
    @tanamzayn3187 Рік тому

    Dadkii waa wash teen ar boos ha dhihinee iska daga waa dhulkii hanti guud 😂

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 2 роки тому

    ua-cam.com/video/7RJH9Co0G14/v-deo.html DEG DEG DAGALO DHARAR O KASOCDA&ABIYE O GARAY DULEDKA COMBOLCHA& TPLF O DHABAR JABIN------

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 роки тому

    Ee adiga flog marka aad duubto dib u dhegeyso qiimaha dhulka inta badan ma sheegtid xataa midkaad sheegto wiimihiisa aad laguu maqlimaayo

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 роки тому

    Beenllow meesha magaceda iyo lacagteda ayan idin shega ayaad dhahdey mana aadan sheegin