XAFLADII UGU WEYNAYD EE TAAGEERADA MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH EE NAIROBI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 роки тому +5

    Hambalyo xasan sheekh maxamuud we love you ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷❤️❤️❤️

  • @luulhassan942
    @luulhassan942 2 роки тому +5

    Hanblyo adeer Hassan shiikh Mohamuud

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +2

    Hambalyo madaxweyne Xasan shiiq illaahey hakaadhigo kii dadkiisa u cadaalad falo.

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 роки тому +4

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 роки тому

    Maansha Allah tbrka.

  • @mohamedaden1444
    @mohamedaden1444 2 роки тому

    Xayawaan

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +3

    Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali mahadsanid
    wll please pin

  • @samiroahmed8626
    @samiroahmed8626 2 роки тому +2

    yahuuu

    • @luulhassan942
      @luulhassan942 2 роки тому +3

      Caaaac😜🙃🙃🙃🙃mudane madax weyne Hassan shiikh mohamuud guul iyo goba nimo insha allah

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 2 роки тому

      Yur

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 роки тому +3

    tarsan waa sax hadalkiisa mucaarad yaan lagu noqon hala taageero soomaali oo dhan guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul insha allah madax wayne Hassan shiikh mahamud 🌹⚘

  • @abdallaalas647
    @abdallaalas647 2 роки тому +2

    Guuul madax weyne xasan sheekh

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 2 роки тому +2

    Ilahow.tosi.aminyarabi

  • @alhamdulilah257
    @alhamdulilah257 2 роки тому

    MASHALLAH ALXAMDULILAH
    SOMALI HESHIIS AH O DOWLADAHA
    DERISKA LA HESHIIS AH

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 роки тому

    Hambalyo dadkeyga we gulesten

  • @sihaammahdi7883
    @sihaammahdi7883 2 роки тому

    🆎️🥰Xasan sheikh na hogaami🥰

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 2 роки тому +1

    Mashaa Allah somalia hanoloto

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 роки тому

    Mansha Allah Somali oo heshiis ah waxay ka muuqataa xafladaan ❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌹🌹🌹💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xamdixasan5809
    @xamdixasan5809 2 роки тому

    Hambalyo mudane madaxweeyne xasan sheeq garabkaaga allaha galo

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 роки тому

    Soomaaliya ha noolaato Guul Guul Guul.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 роки тому

    Maxaad taageeresaan Calanka baaba idinka qaladan.
    Ee Calanka saxa

  • @safaabashiir3804
    @safaabashiir3804 2 роки тому +1

    Kenyan xun uf

    • @cadar1499
      @cadar1499 2 роки тому +2

      Waxaan la yaabaa dadka Kenya dagaal iyo naceebka la raba 30 sano eey Somali kenya dul joogaan hantida dhismaha iyo ganacsiga eey ku leeyihiin Somali ma maleeyn kartid dhul somali na weey u talisaa Kenya aniga waligeey Kenya ma tagin lakiin Dariskaada aad ku qasban taahay lama coleeysto Somali dhulkeeda ha uguurto hana dhisato lakiin daris naceeyb ka ma fiicna

    • @subaneysubaney8994
      @subaneysubaney8994 2 роки тому

      Yahuuu

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +3

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💟💙💜