Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mashalaah naciima waad caatoowday keep going ❤
Masha Allaah my beautiful sister Thank you so much ❤❤ wcs wr wb ❤
Naciima qaymaha aad siisay afsomaliga mahad sanid walasha soomaaliyeed digroorad naciima Masha allah
Mashaa allah naciimooy waxaan waxwalbo uga cararaa waa ku cayilee laakiin hada waa cunaa insha allah adigana qayr allah haku siiyo
Mansha Allah looska waaba jeclahay 😊thanks
Thank you sister Naciima ❤
masha allha allha haku jiseeyo xbtiii
Asc Màanshaallah Allaha idin Xifdiyo idin BarakeyoAamiin ya Rabi
Asc waaku salaamay abayo waa arkay nin dhahaya lawska kan ladubo faaiido lagama helo kan cayriin oo fresh kaa bes baa laqaadan karaa .mise haduu duban yahay iyo hadii kale waa isku mid
Asc bayo aniga dhaqtarad ba iso qora sha xabo biyo lad high habeki subix ficiq can want ceeri hidiyalagiisoqory
Shukrn qaali hooyo uurleh ma qaadan karta 3 bilood oo hore
Asc
❤
Drso naciiimo asc vitaminada ma iska wadi karaaa abaay
Asc abaayo jazaakumulaah kheyr Abaayo pls cudurka yirinka ayaa dhib igu haya wax lagu daaweyo ma jiraan? Pls jawab isii abaayo hadii ad wax kataqaano
Waxan isticmalaa wulnit miskaas kawaran abayo
Asc Naciimo ma looska oo dhabaa mise waa qaar kamida
Looska abayo Hooyo early pregnancy wax muu u dhimi karaa Naciima
Wn ku salaam Abaya waxan jogaa wadanadaa qabowga ah waxan qabaa gaas iyo calool istaag waxan isku arkay lafo xsnuun iyo cago olala dhakhtak Wn utegay dhiigaga buu iga qaaday wuxu igu yire waxba maqatid waxan iri vatimiinada igaqad wuu yiri kuwakale waa oky lkn vatimiin 50 baa haysataa umana baahnid in aad qaadato aniga makii lafuhu aad II xanuunaa baan canaa waana ku fiicnadaa marka abaayo maxaa igula talinansaa Mar marka qaar arootii waxaan moodaa in cagaha ah irbada igaga taagan yihin PLZ abyo iiso jawaab mahadsanid alaaha kharhaku siiyo 😢
Isku cudur baa nahay lkn aniga waxa leygu yiri ilbaa ku heysa xasad baa kugu dhacay
Mashalaah naciima waad caatoowday keep going ❤
Masha Allaah my beautiful sister Thank you so much ❤❤ wcs wr wb ❤
Naciima qaymaha aad siisay afsomaliga mahad sanid walasha soomaaliyeed digroorad naciima Masha allah
Mashaa allah naciimooy waxaan waxwalbo uga cararaa waa ku cayilee laakiin hada waa cunaa insha allah adigana qayr allah haku siiyo
Mansha Allah looska waaba jeclahay 😊thanks
Thank you sister Naciima ❤
masha allha allha haku jiseeyo xbtiii
Asc Màanshaallah Allaha idin Xifdiyo idin BarakeyoAamiin ya Rabi
Asc waaku salaamay abayo waa arkay nin dhahaya lawska kan ladubo faaiido lagama helo kan cayriin oo fresh kaa bes baa laqaadan karaa .mise haduu duban yahay iyo hadii kale waa isku mid
Asc bayo aniga dhaqtarad ba iso qora sha xabo biyo lad high habeki subix ficiq can want ceeri hidiyalagiisoqory
Shukrn qaali hooyo uurleh ma qaadan karta 3 bilood oo hore
Asc
❤
Drso naciiimo asc vitaminada ma iska wadi karaaa abaay
Asc abaayo jazaakumulaah kheyr
Abaayo pls cudurka yirinka ayaa dhib igu haya wax lagu daaweyo ma jiraan? Pls jawab isii abaayo hadii ad wax kataqaano