Axxmmed waxaa uu kolsoonaa Fanax oo ay isku qabiil yihiin Laa kiin Cabaas Gurey kama suurtowda in Axmed loo soo maro Cabaas Axmed Iyo Jubbaland wuu u dhimankaraa Laakiin Laluush ma siisto Qadiyadiisa Guul Cabaas insh Allah
Iimaanku qaba illahay mid ka badan illahay hasiiyo o xalaala ciil qabena illahay baa ka waajib qadanaya maxa yeelay somali dhac dalki la xarashay umadi dhibataynayo marka bal aan eegno uuraysate waxay umuli doonto wuxuu wax ku doonaya sidii nin an dhimanayn o xisabi sugaun
Dowlada jubbaland guul iyo gobonimo ❤️❤️🌹🌹❤️🔥🔥🔥💪💪🔥🌹❤️
Axxmmed waxaa uu kolsoonaa Fanax oo ay isku qabiil yihiin Laa kiin Cabaas Gurey kama suurtowda in Axmed loo soo maro Cabaas Axmed Iyo Jubbaland wuu u dhimankaraa Laakiin Laluush ma siisto Qadiyadiisa Guul Cabaas insh Allah
Sayid Ahmed madowe hadaan reer Puntland nahay waan garab taagan nahay. Waxuu nagu sameeyey cafis. Guuleyso Habayar 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Guul jubaland
GUL MR A Madowe
ilahayow ha ucalfin aamiin wuxuu helikara intuu lacagta qaato inuu carkudhac dhaho lkn iman malaha nin walalkii khayanay ninku aaminay hadad khayanto aakhariyo aduunba wadeedi insha allah ilahayow cidkasta oo hunguri dhafsatay qadiyada dadkisa jititanka jubalan allow fashilo haucalfin cimrihoda allow koob tiim hunguri oo fashil aamiin yaarabi rabiyow axmed geesi xaqa kugule oo xafido ilali ciidanka wadaniga iyo bulshada inta xalasha ah ciidanka jahadaya halganka xaqa ah allow kugule oo noxafid aamiin guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🔥🇬🇲🇬🇲🔥🇬🇲✌️🙏
Lacagi wax😢❤❤mata.rato
Kista buu noo qaadi laha
Wxuu xoogaa lacaga ku bedeshey dhulkuu ku dhashay iyo dhiiga tolkiis waa khaainu wadan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hadaad tabasho qabatid ma jubbaland baad ku burburinee ma guriga hooyadaa baad dab galinee
Xasan dhiiqo waligiis fashilaad kama weeyanaado
Nuucaas kuma leyn meeeyn lkn manta wqxan oganey inaad qabyalada kudhereyso.sxb ahmed madobe waxow kasii liiitaa shababka wana ladilaaa sxb kalay adigu dufaac!!!
Kani wa wax kama xishoode
Wariye-matihid
Hee muxuu yahay 😂😂😂
Guul Ahmed madobe
Moxow dembi Lee yahay marka
Jubaland Xamse marxuun ayaa in la burburiyo waxaa loo isticmaalaayaa waa isaga marxuunka nool.
50 wiil ee urur samaale dhurwaaga haloo loogu oo eberrr halaga dhigo.
Dembiile marbaa laqanan axmad dhuxul waa kansar
War ogadenkan ayaga wada baahan iyaga is iibinaya wad arki doontaan madoowe oo laga kala dhuuntay
Dowlada somalia ma haysto millions aad sheegayso o kaash ah beenale.
Iimaanku qaba illahay mid ka badan illahay hasiiyo o xalaala ciil qabena illahay baa ka waajib qadanaya maxa yeelay somali dhac dalki la xarashay umadi dhibataynayo marka bal aan eegno uuraysate waxay umuli doonto wuxuu wax ku doonaya sidii nin an dhimanayn o xisabi sugaun
Ninkaas waa in la dilo waa khaa,in wadan khiyaamay dowlada jubbaland
Beenaĺe
Beenaale caan baxay
Qabiyaalist afqashuush qaran maxaad gaogtahay ogadeen waligod itobiyaa guumesan jirtay hadanh axmad madoobe halahsnh qabiil dartisle uhadlesa markeesid dhibka uu kuhayo dadka gobalkaas kulanol