Wllo hargeisa waa lagaa jecel yahee waa inaad tagtaa sahra kiina halkaasaad ka helaysaaye hhhhhhh waanu ku jecelnahay wllo full taageero kuu haynaa reer somaliland
nimco qani kkkk ma yabtay awalban yabijiree malinbaan arkay kulee ( gawar =gabadh iyo nawad =nabad) wan yabay lakin markidanbaan fahmay a actions somalida qaar kuhadlaan😂😂😂 xarafka B sida W bay ugu hadlaan
Sahra kiin fananad maca jilaa ruwayada qooto qooto qeyb weyn ka qadatay hargeysi waa hoyada fanka ugu kaley fan dhameysa ck bro wlhi xaqiiqda ka hadasha hore u soco lilpilil wuxu dhigi dono inad naso gidbiso ayaan ka sugeyna from to hargeysa madaxad no saranthy sxp
Walhi waa reaction kii ugu horeeyay aan imsa jeer ku cashcishdey sahra kiin qof aan jeclahey ck waan ku siina sahra kiin soo doono😂😂 adeyey ha laga xishodo
sxp waaba Naga gadaY heestaN caawa igu horeysa waanba Ka helay heesta .gabadHa Miyaa Soo caaN bixinaysa ayan u fahmaY..waa Nagu socotaa sxp Hore u soco team Ck.one family💯🙏
Zxp ck hal wax ayaa dadka dhere tahye ama youtuberad dadka maa xaqirtida dadka la bintoda ayaa sisaye walhi waliga sida hadad oo socatad wad hormaraysa zxp ina badan baa kugu xirna gofarward pro
King Ck Wan Kuu Cimaamaday Bro Qoftan Adee kugu Soo Baxee Inkastoo An Anu isku kaa rabay hadane hadan iyada ka heshay Waa caadi wll like dhac igu siiya inta ila darentay Ck inuu ka helay Sahra kiin👍👍
Ck intaad qof reaction ka bixinaysay waa reactionkii ugu horeeyay aan 11 times ku cel ceshaday laakiin tabliiq liil baliil reactionkiisa ayaa ka wanaagsan waana sida loo kala garasho wanaagsan yahay
Walhi inkabadan 3jeer ayaan ku ceshtay my brother omar hore usoco tageero buuxda hno 💋💋💗👌🙆♀️💗💗kama daalo dawasha videoyada 💗💗🙆♀️👌🙏
Masha allaah abayo Wan kusodhoweyheena qali
Ani labo jeer❤❤🤣wa qoslay wlh
@@myqueenhabonkaahiye4517 thanks
@@hamdamunira5448 qurxaya quraanku waa halkiisa intaasi iyo dabadana waa dhagaystaaa
kkķkk adi xataya ck wakawaloya asxabta
Allaah ya sharfak, Allaah ya cizak my brother King CK, i am Team Ck Forever sxb.
Waqal wstudio sxb isoo qabo wanku bahanhye
Waqalka shaqalka
Mudane ila soo xiriir arin muhiima ayaan kaaa leeyahy
@@fantasticofficial5187 Facebook iga lasoo xidhiidh
OK mudane Cabdulahi cabdirshid xasan ayaaa Ku qoran OK igal hadal
Aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin 🙏
Sahra kiin ku taageraa
Sahra u are the best Somali rap girl
🙏
Sahra kiin ka ogolaw wiilka wuu ku jeclaadayee
Way ku rabaaN
Sidookale
*jidka isbaaro italaa soomaalay like ta iska baxiya😂😂🤣🤣🤣*
hhhhhhhhhhhhhhh ku saaray wlalo
Caadi ma ahan
Ck hadii aad hargeysa timadid sahra kiin wanu kugu sharfeyna 🙏👑
Inta quranka jecel like dhac kusiiya
Inta Jecel In gbdhan iyo Liil Bliil Hees isla soo qaadan like isku muujiya
👇👇
Zakariye Mudey fadlan subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Hhhh ck waad ika qoslisay
äijjä chillaa
Lm
M
Lil balil iyo gawadhan iney Islasoqadan Hees macan yaaa igu racsan❤️❤️❤️👌
Mumino Shalle walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Waa balan anaa like kuusarayo hye isaar nooh balan iga qadayee 🤣🤣🤣
Wn ku saaarnee ku dhiimo mana ka raaabne in aaad noo saarto kkkk
@@ayanitac5379 abayo thanks♥️🙏
@@asliissack3469 😂😂😂😂 sheekada hawaynayn dee
@@zaacidyareofficial2112 kkkkkkk okay
Saacidow malays gaadaa 🤣🤣🤣😂😂kuusaaray bro
Sheekh iyo fananba anagu naga dhasha 👸❤️😂😂😂hablah reer sheekh isaxaaq❤️💋👸
❤💋
Peen maha😘
Aad iyo aad
Thanks xbiib
Buc waan kaaqabtay beenta😁😁😁😁😁
Hargaisa isla joogna wa isku xafdAnu nahy🎶🎵🎵🎵💖
Kadibna 🙄
Lord Madara Waaa jcln lhed ina daris ahatan waxpa ha is mashqulin🖕🤫
🤣🤣🤣🤣 yaab micnaha Lb haku waco sax 🤣🤣🤣🤣
salan naga garsi huuno
@Luul Hajji hhhh 😂🖐 ok
Raectoin Qofwalba wo bixi kara Lkn king CK🦁oo kale qof U bixin karo ma jiiro saan aminsanhy😎
CK waxaan ku leyahy mar waliba qalbi nadiif kuku ogahy❣
Sabir Abdulkadir walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
@@体育频道-h1b Oke Wll qali🔥
Ck👊 inu😂 qofta😎 kahely ✌Hadi 😜ad 💘ila👇 argty 🤑like🤑 dhac👆 igu si👆
Ck sahra kiin ayuu ku qabsaday reer somaliland ka soo doono inanta ck boqortooyo❤
Ck nolow pro ku jeclhy tageero buuxday ku ahy💋❤💘💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Liil baliil somali music to the world inta tageerto like
Isku mujiya☝️
Wllo hargeisa waa lagaa jecel yahee waa inaad tagtaa sahra kiina halkaasaad ka helaysaaye hhhhhhh waanu ku jecelnahay wllo full taageero kuu haynaa reer somaliland
princess ayan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Ck hargayza kaalay waa lagaa jecelyahee inzha Allah kugu zoo dhawaynaynaa👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Ck aan kugu daro zhp waa gabadh Reer burco ah oo waliba Garxajisa Boqortooyada WAQOOYI dadkii Somali fanka uhoreyay guduudo carwo iyo cabdilaahi qarshe .ayaa Adeer iyo Eedo u ah🤙👌🙏🤝👑👑👑
@@rashidmohamed8697 garxajiz waa reer tolkay alle ha dhawro viva reer purco🌹🌹❤🌹❤🌹💋🌹 caazimadeenana hargayza caday alle hadhowro❤❤🌹❤🌹❤❤🌹❤🌹❤
princess ayan my be ada ka helaye magaaladan baas eed cid walba kuso dhawowoda haysaan kuwiinan dumaree miyaanu idiinka guurnaa Dhaga war yaa ilaahay umadiisa garanaya
Inta Jiif Ku dawanaysaa like👍 isaar👍
kkk
Alle dartisa like igu saar
Liilbalil damac Galy miyaa hhhhhh Like saar inta maclin ck xush meysa
Ck brother heesta kal iyo laab ayay u shidantahay adna waaba nagasii gaday walle reactionkaaga laguma qasaarayo views-ka waqal studio ee heestaan cirkuu u tagayaaa.
Keep going kaabe
Yaa ila joogo ani qofkii ugu horeeyay ayanba ahee 🤣 Team Ck like saara😍🙏
Saamiya Ciise walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Ck gabdh ma kuu keena wan isnaqaaney waliba wa qof aad uwangsan ruuntiii dadinmo leeh manshllah sahra kiin keep going my dear
Iskuxariri he ninka naagta wuu kahalay
Team Ck And Family Ck waa Waashay wlhi like saaro hadaa igu Raacsan tihiin💖😁
Hargeisa laga hela sahrakiin❤❤❤❤😍
صلو على النبي محمد صلى الله لأنها جمعه مباركه☘❤
Scw
Scw
dr abdalla Warsame scw
صلوات الله وسلامه عليه وعلى آله وصحبه وسلم .
dr abdalla Warsame walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Inta somali jecel like ii saraar🙏🙏💯
Maya naag fanaanad ah kuguma ogin
Waxas camal maigu socohayo usi
Inta ku qososha anoo kale like✌
🤣🤣🤣🤣
Waqal UK boy mashAllah he is good😍 gabadhaana top waaye heestaan see usoo qaadey😍👍👏👏👏👏👏👏🙌
Ma sha allah sahra kiin xidigta hargeisa waa fananad heesba heesteeda ka danbaysa waxkale ay tahay hore u soco fananad qaran
Cida dariska wxan oo kle mrke arkan wxe dhahaan (War wixii hore quwa) 😂😂😂😂😂😂
the king of FootBall walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Quwa mise quba hhhh
nimco qani kkkk ma yabtay awalban yabijiree malinbaan arkay kulee ( gawar =gabadh iyo nawad =nabad) wan yabay lakin markidanbaan fahmay a actions somalida qaar kuhadlaan😂😂😂 xarafka B sida W bay ugu hadlaan
@@Degaliah 😂😂😂😂Waad iga qoslisay wlhi Sister wax baad aragtay hhh
Nawad aa hhhhhh
Gabtii reer hargysa sahra kiin ❤
Ck kuu doonayna😂😂😂
Nin miyaa ladoona mise naag 😱
Waaw waa sidaa Arintu waan u dooneynaa brotherkeena wuu kuu qalmaa Sahra Kiiney Adigaa Casharka dhigay KING CKna wuu akhriyay maxaad ka dhihi lahayd Jwb Wacan
War bal anna wax iiso raadsha
Ck hargeysa nogu kaalay waa laguugu soo dhawaynaaya nin qalbi nadiifale aya tahay 👏👏👏👏😍😍😍 ku tageerna hada reer hargeysa nahay
Dad aa garaacdiin allaha idiin sahlo sxbey ck kuuma soo socde kama kaftano ck hada tagerihiisa nahay marka meshaanle kadawo ck hadaa xiiso uqabtit😞😞
@@bahjomohamed4917 naa amuus wad uraysa adi yaaku dalbaaday horta bastaraad xuno doc kaa yeedha ayad tahe
@@boqoradasomalilan1825 waxkale
Wah
Haaa warun ck wuu inoo imnyaa waa nin ficn
Ck walhi waqal_safi ayukunura magacas wankuguracsanahay brother legend of reaction boqorka reaction 💓🔥🔥💪🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴
Niyo Ck face kaga sa ka dhigesy aba ku hesta keep going 😂✨🔥💜
Ck i.a qoftaan mustqblkaada ayee nqoonee sxp niyada kheyr usheeg bosskygah❤❤
Khadar Hindustani walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Caadi mahan ck qofta way uqalantaa waa xabad shidan 100%
LB wiil saleeban io ck hore usocda ✅✅
Pro qapil waa qurun ee naga daa wlhi 😭😭😭
Kkk heestii oomaar uu zoo dawaDay noo😂
Wll gacmaha hadey nabad ku qaban hos kudufo
🔽
🔽
🔽
Ilahy hamigaga haku rumeyo hoyadhadha na janadha hageye
Subscribe iisaar wll
@Absalam Vlogs WN kuusaray wll
@@abshirhaji147 SUBSCRIB ISAAR WAAN KUU SARAYE
@@abdiadan269 Horan kugu sary wll
Aar wixihore quba🤣 kkkkk Walahay xata halhayskayagi bad baratay niin culus ck hore usoco 👍
Ck ku jecliyaa nolow mar walba iga qoslisaa wllhi one love❤❤
Shukri Ahmed my name sake
ck marka aad reaction bixineyso hal mar oo kaliya ma fiirsdo wan kusoo ceshtaaa runtii
LoNe Girl channel walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Dhagax dhigo qofta king ck anaga ducada waa nugu ogtahay 🥰🥰🥰🥰
Lolo Ibrahim walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
TEAM KING CK FADLAN LIKE HALAYSAARO✔✔
Team ck
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Reaction 10 mar ka badan waan daawanooyaa wlhi
Ck we love you my brother keep it up 👍 ❤️❤️❤️
Dariska wax noola kujira kulahaa🤔🤔 wuraa nagamad xishoon CK🤣🤣🤣
sahra Ahmed calin sahra kiin💯
Waqal studio 💯
Location Ka Royal plaza 💯
♥️👏
ck libiniyadaas yey idhafin wlhi wa iga qoslisay team ck idin salamayaa❤❤❤❤❤❤
Hoogay Hoogay😂😂😂war Heestu wanagu socota no wad vivi Ck💕
Sahra kiin REER BURCO ❤️👏
Ck seedi nala noqo waa kuu jeednaaye 😂😂😂😂😂😂
Sahra kiin maaha fananad cusub waa fananad Heeso badan leh♥️🔥 ck Anaa kuu joga Hargeiza anaa kuu doonaya🤣 sahra kiin
hhhhhhhh runtaa najma
Gabadhan ribayadaha ayeey keeni jirtay sahro kiin in la dhoho ayaan jaclhy hadaan qaldanahayna iga sax
Sahra kiin Axmed caalin❤️🔥👏
Araweelo walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
*Hoyga fanka wa hargysa* 😍😘😇😍 yaan lis xaqirin
Haaa
My brother ck waan ku siin gabadhe somalind markaad timad insha allaha soo diyaar galawa hhhhhhhh keep going my brother
Ka baro waxa ee tahay Sxbtinimada la sheego King Ck & LB one love ❤😍😍
Mo Abdulkadir walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
@@体育频道-h1b firing in abti Mel walbo ika horesa 🤣😛
Sahra kiin fananad maca jilaa ruwayada qooto qooto qeyb weyn ka qadatay hargeysi waa hoyada fanka ugu kaley fan dhameysa ck bro wlhi xaqiiqda ka hadasha hore u soco lilpilil wuxu dhigi dono inad naso gidbiso ayaan ka sugeyna from to hargeysa madaxad no saranthy sxp
Wlh wan idin qiray
sacad Ishqi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Waa runtaa 🙄
Sahra kiiin waa fananad jirta❤🙏
Hhhh haplahayagu zidaazay raga uzoo xero galiyaan idinku faana goptii hargayza 😂ck ba nooso gacangalay😂😂
Ck wa run qoftaan wa boqorada codka❣❣❣💟💟💟
Walhi waa reaction kii ugu horeeyay aan imsa jeer ku cashcishdey sahra kiin qof aan jeclahey ck waan ku siina sahra kiin soo doono😂😂 adeyey ha laga xishodo
She is top with beautiful voice Maasha allah
Inya Aamisan in qoftaan CK iyo LB hees la soo qaadi doonto #Like Dhac ha igu siiyo wllhi 🙏🙏🙏
Kingmohaazcade Kingmohaazcade walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Kkkk Hadaad ila dawanasid ayagoo kala tagay saxibadan 🤣LIKE Saar bro
Waaw way igadantahay hestan 👌inabo caadi ma,ahan masha, allah 😍👍👍
Aryaa Odey xayow Mnsha allah dheh gbdha🥴😂
reaction kan inuu lil baliil soo galo wan sugaayay wlhi lil baliil nin wayne iga dheh ku taageer sanahy ck sidoo kale adna sxb qali 🤣😌😌😌
Anas Axmed walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
War ncla sheydan ku yale hadaan teamCK nahay an udoono qofta CK
Hargaysa hada joogto aragto qoralkyga plz usheeg sarha inu king ck ka heley😍🔥❤️🌹
officials ana joogo hrgyza
@mascud official 😀😁😁😂😂
Abdùlkãdī4 Jéylååñí Ha4geisawi . Raadi zxb qofta soo hel una sheeg
Imbadan aaad baan ku tageraa ck waxaa ku leyahy kp going
Walalayaal waxaa like ta ku aragteen aaan arkee halmer dhac kusiii
Waxaas camal ma igu soco haayoo,usi 🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣
😁😂😂😂😂
14:40🎤 daawo mar kale
🙏 xildhibaan ayaa dhagax dhiganayo 😂😂😂
Kal iyo laap ayaad iga qoslisay bro
CK Keep going
Sharma_boy_ Official walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Radio online wan ku saaray ee iisaar sxb mcne
Naguwada waynagu socotaye ck io xertiisa🙄😅❤👑💞🌹😍
Sundus subscribe isaar abayo qali.👈💖👍
Sundus Moha walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
@@体育频道-h1b ani waa kuu sare wllkei
Ck. Kaalay. Hargeysa. Joogta noo kaalay😂😂
sxp waaba Naga gadaY heestaN caawa igu horeysa waanba Ka helay heesta .gabadHa Miyaa Soo caaN bixinaysa ayan u fahmaY..waa Nagu socotaa sxp Hore u soco team Ck.one family💯🙏
She is so beautiful and nice voice best reaction from ck😍😍😍😍
Samsam Mohamed Hassan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
@@体育频道-h1b waan ku saarey walkey keep going
Team CK all the way iyo Lil-Baliil keep going...
20:43 qosolkaa iga dhamaade😂😂Ck fanaanadoo Iska gadooya😍😍lkn wee isku soo baxaayan🤣😍🤩🤩
zahra fatima walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
@@体育频道-h1b haye wll qaali
Waar waa askariyad jiidahore qorigeeda lafadhida Sara kiin hore u soco askriyay iyo fananad buuxda
Zxpkeyow Ck qofta waadba kaheshay wan ujedaye muguu mala xariirtido 😜
Zxp ck hal wax ayaa dadka dhere tahye ama youtuberad dadka maa xaqirtida dadka la bintoda ayaa sisaye walhi waliga sida hadad oo socatad wad hormaraysa zxp ina badan baa kugu xirna gofarward pro
Waxkle sahro kiin inta kaheshy like
King ck wax kle nio keep going bw zxp😂😂😂😂😂
Ck aboowe ha lo gurmado xageey jogata anaa ku radin
😂😂🤣😂😅😅😅😅 CK pick pro liilballil wallayaal keep going 😉
Ck gabarta aniga xitaa waan ka helay nambarkeeda hadey kuu soo dirto luuqa iigu soo dir yaah 😂Qaraabada ayaan ahayee🤣😂😂😂😂🤣🤣
yuusuf cade ka cade 😂😂😂
Majirto waxaas Gabadhu Reer Koofured way neceb tahay hoy jooga shaarbahay dhulka idinku xidhiye 😂😂
@@hodanmohammed2758 maxaad Ku qososhay Abaayo mcn
@@idontcare6856 reer kofur ayada marabaan eè cadi iska dhig
@@fartuumafartuuma7572 Hadaanay Rabin maxay Ugu washeen 😂😂
Wllshy zahra ahmed calin sahra kiin 💋💕💕💕 hore usoco
Ck wansugaye Reaction kada keep going walalkey ck iyo liilbaliil
Ilhaan subscribe isaar abayo qali.👈💖💖💖💖👍
Ragu 3sec ayey wax ku jecladan aya la idhi shaw wa run😂😂😂
Qosol waynaa 😂😂Jacayl maahe waa ka helitaan kaliya Jacaylku waa Gooni see wax U wadaa Gabadhay 😂😂
Wlhy Pro WaqtigeygH ✌ Inta Badn Dawashda VedioYada Ad Nagu Madadalinysid 🙆♀️Wan kuwata 🤪👊
King Ck Wan Kuu Cimaamaday Bro Qoftan Adee kugu Soo Baxee Inkastoo An Anu isku kaa rabay hadane hadan iyada ka heshay Waa caadi wll like dhac igu siiya inta ila darentay Ck inuu ka helay Sahra kiin👍👍
Ck intaad qof reaction ka bixinaysay waa reactionkii ugu horeeyay aan 11 times ku cel ceshaday laakiin tabliiq liil baliil reactionkiisa ayaa ka wanaagsan waana sida loo kala garasho wanaagsan yahay
Royal palaca ayay ku dubeen heestan waa hotel shidan magala dhinaceeda kuyala 💖💖💖🎵🎵🎶🎶
Best reaction ever 👍👍👍👍😊sahro kiin ❤
Sahara kiin inata qarniga
Wixi igi racasan like
Naagtan Cod Iyo styl labadba Way Ledahay Lkn waa Cunsuriyad INta Really life U TaQana Like
Yahuu war gabadha beenta kadaa.
@@sleepingbeauty.8359 miyad TaQana De iska Amus
@@jokajokaj.c.c1098 Niin batahaye gabadha kahar.
@@sleepingbeauty.8359 Nio Ma Cajin Mana Habrin eh Runta Un Ban SheGay
Abdi Awil Wa Runta Sxb Horumar Bay Gaadhi Lahayd Iyada Iyo Axmed Raysba
ck king reaction wlhi heesta wad naga kaday 🤙🤙
mohaa official33 walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo
Ck waxaan reaction kaweyn
Ck adeekuu xidhantay hoooooogay
Aniga xata waan kahelY Gabadhan