Nin yahay macaabiishaada sida joogtada kuugu xiran sanado baan ahay laakiin baryahaan caaajis badan ayaa soo galay. Waxqtiyada lagu sugayo ma soo gashid maalmaha qaar ma soo gashid saaxiib naga hagaaji meesha waa lagu sugayaa ogaw. Musasal ahaan ayaan u dhagastaa. Thank you x
Manshallah waa dhulkii hooyo
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah cimrano iyo baarliin ilahaye cafimad hakusiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
Roobka jiingada ku ada,ayo jecliyaa, xasus waaye, yaa jiingad ku soo koray sideydo kale.
❤❤aniga
@@MowlidBashir-o3b
♥️♥️♥️⚘️⚘️⚘️
Cimran manta bac weyne ayaa dhax fadhisa masha allaah asc wr wb
Lamahuran wa cosjilal bedhahan anixt wUxisaye❤❤❤❤❤❤
Masha Allah cimran
Nin yahay macaabiishaada sida joogtada kuugu xiran sanado baan ahay laakiin baryahaan caaajis badan ayaa soo galay. Waxqtiyada lagu sugayo ma soo gashid maalmaha qaar ma soo gashid saaxiib naga hagaaji meesha waa lagu sugayaa ogaw. Musasal ahaan ayaan u dhagastaa. Thank you x
Salaan sare wllka mahadsanid
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
Asc Wll cawey jiingan ayah ku.caweneysay
Kibirka ALLEE BU,USUGNADE KALIYEH ee astahilkisaa laga warawiye
salallaahu caleyhi wasalam
Waa wii baaracay
Mash alla
Kkk wale kuwa hada jooga waxas waxaba Uma arkan ineey dhado
Asc imran
Ninkaasi waxaa haayey kalsooni ka'aan oo waxaas oo godoba u galey.
Gabar waxaa layiraahdaa naagkata oo aan dawayn kamuuqan midlaqabo mid lafuray mid asn wali laguursan mid wax dhashay waa layiraahadaa inan gabadha aan wali laguursan inan ama gashaanti bigro
Jeka Dada Noda Ina ader kkk
Shaqrteda warabna
😂😂😂😂😂😂
Scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤
Dumarka makhraati wy galaan
Been badanaa reer baadiyah. Yaa yidhi dumar markhaayi ma noqon karaan