WAX KABARO DABEECADAHAYAGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 435

  • @alizakiofficial2353
    @alizakiofficial2353  3 роки тому +304

    Aad ban Ugu mahadcelinaynaa Qof walpa Oo Kamida Asxaabta Kuxidhan UA-camkeena 🙏❤️
    La’aantiin Madaxaa Na Xanuuni😂❤️

    • @AYsar.official
      @AYsar.official 3 роки тому +2

      LA aantin Mdaxaa Nafuran

    • @lakicismaancabdi7316
      @lakicismaancabdi7316 3 роки тому +2

      Marka aad haysatid wllo kumaa weeliya waxab mawaysid.waan idinku fanaa

    • @fahiimaiskufilan9105
      @fahiimaiskufilan9105 3 роки тому +2

      M. A Ali zaki imtixaan baa Tahay UA-cam kii xitaa suud baa uso gashan hees iskaba daaye imisa arji baa kuyaal horta 😂

    • @ikranmuhumed9239
      @ikranmuhumed9239 3 роки тому +2

      Kkkkkk oo cda waxa kale laga sugaya

    • @beelladahir6032
      @beelladahir6032 3 роки тому +1

      M.a horay u soco bro

  • @fahmohussein1734
    @fahmohussein1734 3 роки тому +42

    Ilaahow qabriga hanagu madoobeen buu inanku ku cilciliyay
    Aamiin Aamiin yaarabi

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому +56

    Welcome to daad laa wayeey sodhowada ani waa yara xanuun sanaya ee asxbta iso duuceya😢❣️♥️

  • @istaahilmahdi3687
    @istaahilmahdi3687 3 роки тому +53

    C.jibaar wax walpa oo wangzn wuxu dhahay hipaaq maazha allah cali zakina wax wlpa oo fican izagga izka dhigay🤣

  • @hamdamalaboofficial6898
    @hamdamalaboofficial6898 3 роки тому +15

    Markani waa mrkay legends kulmaan mansha allah wlldahay in bdn ayaNu idin sugaynay😊

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 роки тому +8

    Wiikaa cabdijibaar wlhi roxaan igu jirtaa jecel I love you so much gacaliye 🥰

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 3 роки тому +21

    Hibaaq gobaad Ali zaki Abdijibaar gacaliye waad salaamantihiin😍❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +16

    Duriyadi nolada cabdi jibar wa maskin❤💋

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 3 роки тому +3

    Abdijibar gacliye hibaaq gobaad iyo ali zaki nafta idinka raaliya wlalahay aan jeclahay farxad igu nolada 🙏🏻👑❤

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 3 роки тому +34

    Heesta Aad Isla Soo qaadeen ee WALAALNIMO #Intro uga Dhiga Muqaaladiina Wey Ila qurux badnaatey Idina Rayigiinah.
    Zalaam Gobeed❤️👋🏻

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 роки тому +13

    Ilahey baa ku dharte dar alla u qoslay keep going walalaheyga qaligaa wan idin jeclahay wlhi

  • @xawohiradabdiqueenxawo1400
    @xawohiradabdiqueenxawo1400 3 роки тому +7

    Wllo waan idiin xiisnay ee noo soo badiya vediowyada 😭😭😭😭

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 3 роки тому +2

    cabdijibaar qof qalbi wcn ku wattaa lipaaah
    sidoo kale labadiisa garab waad salaamantihiin

  • @qaalicqaadir3978
    @qaalicqaadir3978 3 роки тому +3

    Marka walalo is jecel tihiin wa iska farxad mar walipa farxad ku waara apid walaladey👑🥰♥️💯

  • @khowtharyasindirie8211
    @khowtharyasindirie8211 3 роки тому +6

    Keep going Pro Alizaki iyo hilaac horeeya u socdo ❤❤❤❤❤

  • @sahraabdiqadir1571
    @sahraabdiqadir1571 3 роки тому +5

    🤣🤣🤣🤣🥀🥀🥀🥀 keep going my brother's and my sister 😂🤣😂🤣

  • @sundusaminalmas3400
    @sundusaminalmas3400 3 роки тому +3

    Bro noo so badiya idin ko maad san allah ha idin xifdiyo walalhay masha allah ❤😍❤😍

  • @mubaarikmkofficial8749
    @mubaarikmkofficial8749 3 роки тому +11

    Saddix legend oo aan taagero 🖤🔥#Ali zaki #Hibaaq #C.jibaar

  • @sacdiyomuuse4556
    @sacdiyomuuse4556 3 роки тому +5

    Maasha allah wakuslmy adi iyo temkaaga abowe cali zki 😍

  • @farxiyaabdilahi4234
    @farxiyaabdilahi4234 2 роки тому

    Cali wllo waan kyu salamaya wlahay aadigiyo hiipaq maarka parnamuj duu basin beerka ixaanuuna qoosol awadi lkiin soopadiya dee miskiin cabdi jiipar

  • @muhiimmoha3637
    @muhiimmoha3637 3 роки тому +6

    cali zaki cabdijibaar hibaaq sida waligiin ufaraxsanada wllo is jecel🥰

  • @cudooninasiciid5789
    @cudooninasiciid5789 3 роки тому +23

    Keep going pro alizaki🙏😍✌

  • @CimraXasanmaxamed21
    @CimraXasanmaxamed21 8 місяців тому

    Wlĺ cali zaki wan ku salamay salan kadib parnamijki mad daysen

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 роки тому +3

    From Kenya keep going Al fanaan

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 3 роки тому +12

    We really miss you guys am happy to see you again together

  • @ahmedmaxamed7677
    @ahmedmaxamed7677 3 роки тому +2

    Welcome back siz and brothers

  • @nadiiracismaan-u2x
    @nadiiracismaan-u2x 8 місяців тому +2

    Cali saki is not easy 😂😂😂

  • @masaalcilmiabdullahi7086
    @masaalcilmiabdullahi7086 3 роки тому +1

    Aliya kulaha runta kahadla ManshAllah wall qalbi wanagsan alle hakudhowro huno

  • @zumayamohamed6124
    @zumayamohamed6124 3 роки тому +3

    Thanks wllky ali saki saad codsigayga u fulisay🥰🙏🙏

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 3 роки тому +10

    KEEP GOING 3LEGEND HIBAAQ CALI AND C/JIBAAR

    • @Wardaofficl
      @Wardaofficl 3 роки тому

      Anba ku soo dhacy walhi ina maxamed

  • @axmedmuuse7797
    @axmedmuuse7797 3 роки тому

    Zxp aliyow reer burcaan ahay wana ku tageera whli hargeysa igu soodhawee

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 роки тому +4

    Ma sha allah hibaaq Abdijibar iyo Ali zak wan idinsalamaya 👏👏👏👏❤👍❤

  • @ayanmusa645
    @ayanmusa645 3 роки тому +4

    farxadii/qosolkii oo Ali zaki ah keep going zxp qli

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 3 роки тому +1

    Ali Zaki wad nafahmeysa wllh nin yara khaa,ira kulaha c/jabar waligis eraygas mamaqlin hormar wcn ayn ku rajeynaaya abwe

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 3 роки тому +3

    Sheeko iga qoslisay Abdijibaar wlhi ayadoo eey ii tahay xili dambe ayn qosol dartii deriska ii maqli green😂😂😂😂🙏 love you guys 🥰🥰

  • @Talasameofficial
    @Talasameofficial 3 роки тому +7

    Team ali saki alle ayaan idinku dharshee ii sara sabiscirb bilis hayla dhafin🙏😓

  • @caskaofficial122
    @caskaofficial122 3 роки тому +7

    GAR IYO GARDARO WAAN IDIN WATA BROTHER

  • @daganhussein7450
    @daganhussein7450 3 роки тому +5

    Wllhay wn idin jeclahy wlhi keep going 💯💯💯💯💯👏👏👏👏🙏🙏🙏

  • @xamdacalikoosaar6964
    @xamdacalikoosaar6964 Рік тому

    Cali saki Wllkay hore u soco

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 роки тому +1

    Fanaaniinta hargeysa waxa aan ku jclhy waxaa ka mid ah iyaga dhan sida ay isku jecel yihiin, taas badalkeedana fanaaniinta muqdisho eysan isku jecelyn, Noolaada walaalaha aalbiga🙏❤️

  • @aswaaancabdilahi5798
    @aswaaancabdilahi5798 3 роки тому +3

    Hibaaq and opd/jibaar kacaliya and Ali zaki 🦋♥️ nafta idinka raalaiya🥰🔮

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 3 роки тому +7

    Cabdijabaar qof furfuran noqdee Extisi mia USO labatay 😂😂😂

  • @shirwacapdisamadapdisamad2722
    @shirwacapdisamadapdisamad2722 3 роки тому

    Aadbaan idiin taageeraa ee isku daba joogteeya barnaamujyad aad soodaynaysaan waliba waan yaabnay oo waxaan isdhnay dadkii halkay maraa aad baan idiin salamYaa asc wll

  • @masaalcilmiabdullahi7086
    @masaalcilmiabdullahi7086 3 роки тому +3

    Walahay wanu idin xisney nosobadiya muqalada 😍😍😍

  • @abdifitahismail3309
    @abdifitahismail3309 3 роки тому +3

    Waa la idin xiisay soo dhaawada sxbyaal🙏❤

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 3 роки тому +6

    Cali zeki waa qaxar soconaya wllhy

  • @maryanruun1379
    @maryanruun1379 3 роки тому

    Caliyow vedioga xiga nooga soo shekeya saad isku barateen one love waan idin jecelahy iinoolada ❤

  • @longlifeabdi
    @longlifeabdi Рік тому +3

    Arooskeeda kadib maa coment soo raadsatay inaa eegto

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 3 роки тому +4

    Aad baan idintaby wllhi Big Fans Legend s AlI Zeki N Hibaq Gobad N Gcaliye
    Nolosha Frxd kuqaata

  • @abdicilmi5696
    @abdicilmi5696 3 роки тому +4

    Keep going happy Brothers

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 3 роки тому

    Mnsha allh walalo aan jeclhy wada jirkoda iyo farxadoda vidio badan hda janisku idin samaxo naso sameya Wan idin tagera noloada abid hibaq dheeman iyo cali saki cljabar gacaliye

  • @somalilandergirl6237
    @somalilandergirl6237 3 роки тому +7

    Idin jeceliya jidhkaygii👑😍😍 abdijibar funny😂😂😂

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 3 роки тому

    wada jira abidkiin wllo is jecel saad isu jeceshihiin baan ana isula kiin jeclahy wllhi waan farxay markan viedogan arkay one love dhamantiin😘😘🥰♥️♥️

  • @asmamohamud4306
    @asmamohamud4306 2 роки тому +2

    😃😃😃😃😃3diinan qof dar ilahayba idin jeclhy ano furin waxa ka hadalysaan baan sii qoslaba Go forward sister my Brothers 🥰❤🙏🙏🙏

  • @SafiyaCabdilaahi-yk3di
    @SafiyaCabdilaahi-yk3di Рік тому

    Masha aalh wllo gulaysta markasta❤❤❤❤ali saki iyo hibaaq gobad iyo abdi1

  • @sacadmousse9126
    @sacadmousse9126 3 роки тому +2

    3 diinba sii niiyadan iidin salmay 👑✋
    Waa hadi arko hadi kale aana iska radiyay wcm 🤴

  • @hibaaqcabdiraxmaan3834
    @hibaaqcabdiraxmaan3834 3 роки тому +10

    keep going team ali zaki💯

  • @rahodjiboutien5490
    @rahodjiboutien5490 3 роки тому +1

    Keep going the best ❤❤🇩🇯👈

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому +7

    Run bay sheegeen.. Cjibaar dulqaad. Shaqo hibaaq, sawir cali zeki. 😂 Yaab ❓

  • @CashaCllaHi-ie7qv
    @CashaCllaHi-ie7qv Рік тому

    Calli m.a ilxumi kuma aregto lkin wlhi wn jeclan laha inad noso padiso

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 Рік тому

    Run bay sheegeen.. dulqaad c/jibaar funny waa dad is jecel walaalo ah

  • @barwaqosso7405
    @barwaqosso7405 3 роки тому +1

    Hada Ali zaki iyo Hipaq gobaD beerkay icaseyaN 😂😂😂🤣 funny weeye lpadazi

  • @monam7931
    @monam7931 3 роки тому +3

    Mansha Allah Soo noqo wangsan XIDIGAHA walalha

  • @zhermo.king._7397
    @zhermo.king._7397 3 роки тому +1

    Maxaa inigudhacay Medey walltinimadiinii baryahan is
    Lamasocotaane

  • @shaakirmaster6506
    @shaakirmaster6506 3 роки тому

    Zxp cali waxa weye inanki markad iska qadaysay sawirka ku salamay

  • @rayaanhariir2923
    @rayaanhariir2923 3 роки тому +4

    Maansha alah lkn ikraan soon qabta wlayaal

  • @asmacali5549
    @asmacali5549 2 роки тому

    Cabdi jibaar gacliye ayuunba xaqiiqada ka hadlay🥰🥰🥰

  • @muniiragalaydh114
    @muniiragalaydh114 2 роки тому

    Keep goiny my guys or pro Ali saki

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 2 місяці тому

    Isoobaoqda asxaabat aboowe cali zaki❤

  • @salmacabdi123
    @salmacabdi123 3 роки тому +1

    Gobtii reer burco ismuujiya 💔🖤💯

  • @hodanabdiahmed1668
    @hodanabdiahmed1668 3 роки тому

    Wan din jeclhy wlh Ali zaki hibaaq iyo abdijabaaar so bdiya barmamshyada

  • @hindacraxmaan9457
    @hindacraxmaan9457 3 роки тому +1

    Cali c raxman c lahi hibaaq Yusuf cabdi c jibar maxamed Ismail wlldy maxan Idin xisy❤❤❤❤💟

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 роки тому

    Han idin saxee walidaa la shega nocyo badan ta dharka la tuurta un maha shakiga iyo khakha iraduba wa qayb walida ka mida barnamij ka noso badiya 🥰🥀🥀🔥

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 3 роки тому

    M.allah wlaldey waan idin sugeyne inbadan soo dhawaada, mar danbe hainaga maqnaanina

  • @zalmaofficials5144
    @zalmaofficials5144 3 роки тому +3

    Alle ha idin sharafo walaalnimo

  • @FardowsaAbdi-j1e
    @FardowsaAbdi-j1e 9 місяців тому

    ❤❤❤ wadaa cid camrdaa dee 🎉🎉

  • @ismailtimo1031
    @ismailtimo1031 3 роки тому +3

    Ali zeki cabdijabar hipaaq Haalkina idinku zalaamaya walaalyaal

  • @zuhourdiamond1365
    @zuhourdiamond1365 3 роки тому +1

    Wada Jira Oo nabad Ahaada Wlaalady is Jecel👑

  • @zaahir2238
    @zaahir2238 3 роки тому +2

    MADAXA ISKAABULADA WAAN IDN SALAMAY..🖖🖖

  • @sacadkaabe7179
    @sacadkaabe7179 3 роки тому

    Maansha allah dad qaalia aleh ha idin sharfo
    Barnaamujyada xabad xbad hees ah bila music kuso Dara

  • @xafsafaysal227
    @xafsafaysal227 3 роки тому

    Wll wan ka helay ee pls noso sameya barmaamijyo kalo badan oo qosol ah

  • @missabdure2852
    @missabdure2852 3 роки тому +1

    Inu ali ugu zawiro badan yhy wan si garty wlhy manshallah walala qalbiga wadajiro nabad gala

  • @adnabaashe9717
    @adnabaashe9717 3 роки тому +4

    Keep going bro❤️💗😘dhamaanteenba

  • @farxaanmaxamed5926
    @farxaanmaxamed5926 3 роки тому

    M.cha allh dad iz jecel alle ha isku kiin daaY0🥺💜🤲

  • @clraxmannaxaris3314
    @clraxmannaxaris3314 Рік тому

    Masha.allah❤❤❤❤❤

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 2 роки тому

    Wllo ana jclhy ilhy hadin xafido 😍😍😍

  • @igatasho1073
    @igatasho1073 3 роки тому +1

    Yog dhera somaliland qof aa kudaydo wlhi wakuata geera lpx labo mahin 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @muusecali3659
    @muusecali3659 3 роки тому

    Ex burcaawi we loye you

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 роки тому

    Wlalayaal update ahaada wixi inta ka danbeya sida si ku dhaama youtubka shida wnu idin xiisne,wlhy kaftankii wn u xiisny noo so badiya muuqaladan kle

  • @ayaanabdi2852
    @ayaanabdi2852 3 роки тому +4

    Welcome back walalayal

  • @kuwayz_65
    @kuwayz_65 3 роки тому +2

    Wll waxn idinkula talin lahaa inaad video noosoo badisaan

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 3 роки тому +2

    Wow dadkayagii ❤ wlcm markale

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 3 роки тому

    Soo dhawaada soo dhawaad wllyaaal keep going wllo ali zaki se noo soo badiya inshallah

  • @hoodocabdi5341
    @hoodocabdi5341 Рік тому

    Kkkkk hibaaq ayaa igu fiican m.a wan idin taageeraa

  • @nimcomukhter5165
    @nimcomukhter5165 3 роки тому

    Cabdijibar hibaq calizaki sidaUwadasocda
    💗💗💖💖💖❤❤🖤🖤🖤

  • @salmadeeqa4572
    @salmadeeqa4572 3 роки тому

    Hoore usoco waliga Wllo mansh allh wll qli guul iyo goobanimo walaldayi

  • @nimcoqali4914
    @nimcoqali4914 2 роки тому

    Sadexdiina mawalalatihin isoo jawaba

  • @honitaofficial9996
    @honitaofficial9996 3 роки тому +2

    Wllhi waa iga qoslisaan walalyaal beerka icasayseen gara aahan hibaaq🤣🤣🤣

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 3 роки тому +1

    Ali zaki hibaaq gobaad cabdijibaar gacaliye wllo is jecel🥰🥰