Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan

КОМЕНТАРІ • 209

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 16 годин тому +10

    Wallahi qalbiga ayuu i taabtay caruurta mcdkooda iyo dhibta heysata.yaa allah

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 11 годин тому +4

    Allahayow khaatumada kheyr noogukhatin.subxaana laah.kuwaa culimads laayay masaajidka ku laayay ma liibanayan.allahayow duli iyo daaranba ku rid. Aamin

  • @radwanigueh1576
    @radwanigueh1576 17 годин тому +13

    Waan Idin salamay
    Yasiin iyo cali haraare

    • @user-gn2ek4kg8k
      @user-gn2ek4kg8k 10 годин тому

      Wryaa reer kaftanaw ninkii badri ahaa waa badri food cadde hala helo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 9 годин тому +3

    Farmaajo waa Mareexaan Farmaajo Madaxweyne maaha waa Adduunyo

  • @breezeofeye3928
    @breezeofeye3928 Годину тому +1

    Caloow mahadsanid sida aad ubadka somaliyed ugu taagantahay hormarkoda meel walba eey joogaan jazaakalah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 годин тому +4

    Dugsii an ukacno wa sadaqo jariya ali xarare
    Guleyso
    Mahadsanidiin

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 11 годин тому +3

    guuleysta Somali america

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 11 годин тому +3

    Bismillaahi Raxmaani Raxiim wll, magaca Rag wali magaarin. Sawirkooda ayaan arkay waa wiilal yaryar kuwa masaajidka Wardheer lagu dilay, wallee somaali inkaar ayaa kudhacday, ilaahay hawnaxariisto

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 15 годин тому +7

    Asc Cali Runtan kujeclahay

  • @jamacsiciid3657
    @jamacsiciid3657 9 годин тому +5

    So funny thanks wariye Ali Hare And yasin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 10 годин тому +13

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

    • @mohabere6073
      @mohabere6073 8 годин тому

      Dhaarta oo Dhaartay wuu ka daweyay Hasan Shiikh maxamud waana Boqorka Somalia ee Odaygan Qamriga marko cabo iska dhex arkayo Muqdishu Iyo Hassan sheikh

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 годин тому +3

    Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad01 15 годин тому +7

    Wave qofkuu ugu diraya agoontaas, magaca sidan u qor (Muhumed Bule Abdullahi) sida shaashada ku qoran ee Somaliga wuu iga diiday lakin magaca English markaan u qoray wuu yeelay wave ka.

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 10 годин тому +2

    Waligeey Guddoomiye xaafadda wareegaya ma Arag.
    Xafaddaas Hoddan waa dagana ma arag guddomiye Siddaa u dhaqmay!!😊😊
    Allow Alle

  • @aliabdi5590
    @aliabdi5590 Годину тому +1

    Kusaliya scw

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 3 години тому +3

    CALI WALAALOOW HADAAN REER XAMAR HADAA NAHAY NAGAMA XUSHOON ILLAAHOOW AY BALAAYO NADHALIN

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 годин тому +2

    Asc Somali américain TV guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 годин тому +2

    Mesha dowlad kamajirto waa fowdo

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 41 хвилина тому

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 16 годин тому +2

    Ilaahow kuwaas meel ay joogaan adaan I gayn....hooyada sidii loola hadli jiray mooryaanta gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii dadka moqdisho ku nool noloshay ku kufsadeen....

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez 17 годин тому +3

    Waa dhacdiykii dhacay hanasooxasusin ali ilahaya

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 8 годин тому +2

    Sheekada masaajidka waa sheeko suuqeed so ma aha Ali @@@@

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 4 години тому

    Kaftanka siyaasada aad baad ugu mahadsantihiin sida aad dadka somaliyeed ugu iftiminaysaan wanaag iyo xumaan waxa wadanka ka socda

  • @SmilingGrizzlyBear-rt1jn
    @SmilingGrizzlyBear-rt1jn 16 годин тому +2

    Asc sidi shegow ali & Yasmin shegow waa jareer

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 6 годин тому

    Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji kuwani dawalad waxaba kamaoge waa jahilin wadanaki babiyaya😢😢😢😢😢

  • @haania2495
    @haania2495 16 годин тому

    Thank you Ali waa ajar aan dhamanaynin

  • @Qaayowayne
    @Qaayowayne 4 години тому

    I love you guys. I really like your show

  • @jamacsiciid3657
    @jamacsiciid3657 9 годин тому +2

    MR Harare

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 16 годин тому

    Salaan sare. Cali iyo . Yasiin

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 17 годин тому +4

    Cali munaafaq Baadhaae ooo ad tahay waxaan ku riyooday Cali x

    • @momindekk1
      @momindekk1 11 годин тому

      Adiga munafaqa qabilkaga sheeg

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 5 годин тому

    Ka xun e ad leedihiin wa agaasime e xasn damiim u shaqeeye isaguna damiim kale wa dawlad wada damiim ah, subxanallah

  • @FasYus
    @FasYus 15 годин тому

    Insha Allah waan kaqayb gali

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 16 годин тому

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimcumar6320
    @ibrahimcumar6320 4 години тому

    Hawiye waa raga Mogadishu leh, farmaajo waa mareexaan yaa diidan

  • @ibrahimcumar6320
    @ibrahimcumar6320 4 години тому

    Yaasiin waa raxanwayn Waa RRA lafta gareen

  • @ismailabdilaahi
    @ismailabdilaahi 7 годин тому

    Xadiiskii nebigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam
    Khyrakum man tacalamal quraan wacalamuhu 😅

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 16 годин тому

    Marexan Ha Jero, Woh Jiriin

  • @AlmadarMadar-f5o
    @AlmadarMadar-f5o 2 години тому

    Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv sido kalena magac caygu wa abdillahi ahmed madar oo jooga jabuti runti wan idin jeclahay sxbyal ali abdi hersi xarare iyo yasin abukar iyo yasin ducaleh iyo badri cisse iyo mustaphe martin iyo deeq darajo iyo abdirazack ali boss sido kale waxan ahay mid kamid ah tageerayashina kuwa ugu horeya insha allah sido kale waxan rajaynaya markan imado maraykanka in an mar'uun idin kala qayb kalo barnamiijyada ee somali américain tv mahadsanid...

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 13 годин тому +1

    Jzkh Caliyoow Waan Caawineynaa insha Allaah👍

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 12 годин тому

    Yaa Soomaalida wax u boobaya, inta gabdhaha laga dhabayo

  • @luqmanabdirahman2084
    @luqmanabdirahman2084 12 годин тому +2

    Yasinow iskadaaf inaad isticmaashid ereyga “bisinka iyo burdaha” waa shirki

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 17 годин тому

    Nin Cali yaqaan baan agay

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 Годину тому

    Waa qabyaalad

  • @mohamedabdullahi-r1g
    @mohamedabdullahi-r1g 9 годин тому

    Asc ww ali ninkii dambiilHA TURKISHA sawirkiisa enigma ma arag fadlan sher for us

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 16 годин тому

    My so Lovely Garissa

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 12 годин тому

    Hal waziir oo aqoon leh waxaa ku jira Mr. Biixi oo maaliyadda heysta.

  • @mukhtaaraxmed3291
    @mukhtaaraxmed3291 16 годин тому

    Wllaahi aadban uga carooday
    Degmada hodan ninka haystaa
    Wuxuu maamada kusameeyay

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 16 годин тому +1

    Waxaa jirey rag walaalo ah oo dadkii U diidey masjid aabbahood dhisay kana dhigay goob khamaar goob turub.

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 16 годин тому

    Xudni mubarag

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 4 години тому

    Dadka somaliyeed waxay u badan yihiin hogaamin sax ah o aan ku saleysneyn Qabiil - Somalidu waa hal qabiil o waliba ah unique indigenous ah -

  • @Kadam-HA
    @Kadam-HA 4 години тому

    Bashiir macalin cali.. waxaasoo kale inuu soo dhoweesto maaha madaxweeynaha dalka

  • @asharimohamedfarah7910
    @asharimohamedfarah7910 15 годин тому +1

    Hadalka gudoomiyaha ku hadlay xamar caadi ey ka tahay laakin dadkeena qurbaha joogo waa nala xuntahay

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 4 години тому

    Appointment should be done by merit not by clan !

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 13 годин тому

    Agaasimahan waxaa dhaley Xasan sheekh Maxamuud ayaan u maleynayaaaa

  • @ismailabdilaahi
    @ismailabdilaahi 6 годин тому

    Waa wax laga yakh yakhsoodo
    In wax lagu dhex dilo baytulaahi
    Ma sameeyeen qolyaha crstaanka ahi
    Tusaale ayaan idin siinayaa wasiirkii djergiga dhergiga ethopia burhaanu baaye weli waxaa uu no jiraa kiniisad ku taala Adis ababa waayo kiniisada cid lagula dhex dili karo
    M
    T

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 7 годин тому

    Somali iyadoo asalkeedi horeba dad axlaaq xun u dhashay hadana reerkan Hawiye waa ka ugu liita xaga naxariis darada

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 13 годин тому

    Jahli gaa oogu wacan waa cawaam aan diin sha qa ku la heen waa geel jira yaal

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 17 годин тому

    Soo dhacyeey war halasiiyo xaqiisa oo yaan la xanaaqin haddii xaafada lagalo kusoco Somale American Tv

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 5 годин тому

    Yaasiin soo celi isagaa milixdii barnaamijka ah

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 10 годин тому

    Asc.cali iyo yaasiin,
    Waan idin salaamay.
    Somali Qabiilka baa u diina intooda baddan
    Taa baa Runa.kkk
    (somali waa meherad Qabyaaladu😊😊

  • @BashirAli-s3l
    @BashirAli-s3l 16 годин тому

    Jihaan Xasan maahan ee Waziirka Gaadiidka halkaas iska sax Aliyow.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 16 годин тому

    Masajidka dhexdisa in lagu dilo waa Ciqaab daraan,kuwa ardeyda quranka dilay waa in lagu fuliya xaqa.

  • @AbidiwahidAbdalah-ce5lu
    @AbidiwahidAbdalah-ce5lu 16 годин тому +1

    Caliyoow wagad sanca jotay
    Illaiyo manta wan ku dawadaa ama ku dhegstaa runtii

  • @sacidy7294
    @sacidy7294 12 годин тому

    Oo may guryahooda joogaan. Naagahoodii iyo waalidkood bay soo dayaceen. Hala laayo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 6 годин тому

    Dagalkii
    Masar & Ethiopia aya loso raray somalia
    Waxana sida yelay xasan shekh
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @MursalCarees
    @MursalCarees 12 годин тому

    Asc ali iyo yasin wan didin salamay salan kadib magaceyda wa mursal cares salax oo joga Nairobi garisa iyo mandera iyo wajer kuso dara kaftanka siyasada arima badan oo somalida haysato aya ka jiran runti

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 13 годин тому

    MD Hassan Sheikh labadaas Nin deg deg Maxkamad Ha Udiro boosaskodana Haka Qaado Uma Qalmaan gudoomiyaha Degmada Hodan iyo Agaasimaha kutilmamay Reer Konfur Galbeed State ilmihii ethopianka dhaleen

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 13 годин тому

    Guddoomiyaha Degmada Hodan wuu saxan yahey ee ogaada.

  • @adama2578
    @adama2578 13 годин тому

    XASAN SHEEKH WAA INUU XILKA QARANKA KA QAADA WIILKAN QABIILKA SHAQO KA DHIGTAY KUNA CAANA-MAALAY
    MA ISTAAHILO XITAA BIITOONINIMO AMA BADHI-WALENIMO.XASANOW WAR NINKAN GURIGAAGA GEESO BAABUURKA
    HA KUU DHAQEE.

  • @abdinasirosmanomar19
    @abdinasirosmanomar19 16 годин тому

    Dandaawi baa ka horeeyay siisi oo xilkii buu iska dhiibay oo ku wareejiyay siisi waxaa magacaabay mursi kadibna mursi buu afganbiyay .

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 10 годин тому

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 9 годин тому

      Samigiisa Ayuu matalayaa halayaabin ninbuu jilayaa

    • @saja9892
      @saja9892 5 годин тому

      Walaal maxasan sheekh maxamuud baad la dhalatay isku aqlina waa tihiin ninka qosolkiisa maxaa kaa galay qosolkii xataa mala diidaa

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 15 годин тому

    Yaa

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 15 годин тому

    Raguu wasay. Ayaa lahayaaaaaaaaa

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 12 годин тому

    Hassan xaalufiye wuxuu nagu celiyey wakhtigii mooryaanta

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 12 хвилин тому

    Ali runtan ayaan kujeclahay 😂😂😂

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 17 годин тому

    Xaluyoow xishoodo aiggu waxaan nin si wa an kuu yaqaan

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 15 годин тому

    Sawirkiisa. Keena

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 12 годин тому

    Aan ku saxee calaw maalintii hore farmaajo kumuu xadgudbin kaliya laakiin wuxuu ku xadgudbay qaabiilka mareexaanka oo sidaad hadalkaaga horeba ku ishaartay uu leeyahay xaq umalaha inay madaxwayne noqdaan

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 26 хвилин тому

    😂😂😂 waa runta wallahi Ali

  • @ayuubmahamud73
    @ayuubmahamud73 15 годин тому

    Ali Let me ask you where is mr Yaasin we really miss him

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 10 годин тому

    Cali si uu barnaamijku xiisa u yeesho wiilku faalooyinka haka daayo hadalka uun hakaa guro

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 годин тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    الاخوة علي حراري وياسين المحترمين
    Hadii masjidkii lagu baxsan wayay xage lo cararin ???
    Wale akhiro xisab aya jirta
    Barito qabiil ku difacimayo maxkamada rabi markii la hortago
    😢😢😢😢😢😢
    Mahadsanidiin

  • @Mideye157
    @Mideye157 14 годин тому

    War kan xasan dhiiqa soo dira. Waa duli aan waxba garanayn ee wakhti dadka ha kaga luminina

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 9 годин тому

    Bashiir isaga ayaaba Amisom u eg😂

  • @yusufarale4740
    @yusufarale4740 13 годин тому

    Kadaa calow mida quruxda mahan jihane halkaa waad ku dhiiqeysatay😂😂😂

  • @abdi-gacalomar5820
    @abdi-gacalomar5820 12 годин тому

    War kan naga badal Caliyow, ama showga wuu xirmin 😢

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 17 годин тому

    Walaahay hadaan sheegi waxaan ofaat wak baxayaa

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 16 годин тому

    Si fican,Waay E ga Fog Da Hay

  • @FartunK
    @FartunK 16 годин тому

    dowlada ayaa ninka ugu sareeyo xasan shiikh ugu weenyahay baa aqlaaq laheen oo kuwa aqlaaqda xun ku wada dayanayaan

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 8 годин тому

    Yaasiin Abuukar waa wiil dhallinyaro ah oo la jecel yahay balse waxaan jeclaan lahaa in uu Barnaamijka Jiibin keliya ku lahaado balse aanu ka dhex gelin Daadihiyaha Barnaamijka Cali Xaraare

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 8 годин тому

    2014 oon tagey xamar waxaa la iisheegey 30 oo kenyati dhaleen lagu hayo dajoom iyo sablaale xeryahii qaxootiga ilaa hada meeqey noqdeen

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 8 годин тому

    Nimankaad sheegaysaan ina guurguurte ayaa lamida iyagu d
    Dad nool ayey dhibayaan lkn xasan dadkii dhintay ayuu tacadi kusameeyey

  • @zakariyadaud2426
    @zakariyadaud2426 17 годин тому +1

    1

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 14 годин тому

    The testFive year old QURAN
    1sano ilaa4sano quranka dusha kaakhrinsya isago malcaamaf quraan dhigan

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 17 годин тому

    Ma gadlaa Cali xadhaade anaa aqaane

  • @SacdaQurux-h6m
    @SacdaQurux-h6m 4 години тому

    Ale haw naxariito

  • @NurGacan
    @NurGacan 3 години тому

    Degamada Josan waxa dagnaan jiray reer waqoooyi ama reer somalind maanta waxa Dagenham caydh la yidhaa waligood xamar may iman wakhtigii siyaad bare

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 13 годин тому

    Caliyoow yaasiinyare CAQIIDADAA KA KHALDANE FADLAN USAX WUXUUYIDHAAHDAA (BISINKA IYO BURDAHA) waana khalade

    • @abdi-gacalomar5820
      @abdi-gacalomar5820 12 годин тому

      Wuxuu yiraahdaba waa wada qalad, wariyaba maahan 😂

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 2 години тому

    farmaajo keliya uma gefine mareexaanoo dhan ayuu u gefey

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 4 години тому

    What country should be allowed into Somalia Egypt or Ethiopia? As peace keepers!