WALIGA MA SAMAYSA ?..... 😅| CHALLENGE QOSOL AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 2 роки тому +48

    Fadlan inanka Ha lasoo dhaweeeyo asxaabey

    • @Hamoudiabdi
      @Hamoudiabdi 2 роки тому +1

      Hhhhh hala so dhaweyo kulaha ya tahy kumapa aqanee😂😂

    • @neimamed1648
      @neimamed1648 2 роки тому

      Haye lkn Mustapha Ben ayu shekaya ana RER xawadle aha

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 2 роки тому +21

    Muniir waa obeera cade walalkii qosolkiiyo qofa 😂

  • @mudan3817
    @mudan3817 2 роки тому +7

    Dhusadu sadex mag bay ledahy
    1. Biqaa nura
    1.Samtar dhugweyn
    Iyo3. suraa San gal😂😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +2

    Keep going Rasuulkena Muxamed Scw scw igula saliya

  • @nimajama54
    @nimajama54 2 роки тому +6

    Wiilka muniir la dhahayo abeera isu eek yihiin😂😂

  • @entent1595
    @entent1595 2 роки тому +5

    MASHA'ALLAH keep going hard apty you tha legend

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 роки тому +6

    Iso boqda walalheyga somaliyed ee an jaclahay ❤iso boqda oo youtubeka iso kala kiciya please❤😊

  • @nasiinhassan5956
    @nasiinhassan5956 2 роки тому +4

    Man dartii baan udaway so funny wllhi❤😂

  • @mishtimukhtar1186
    @mishtimukhtar1186 2 роки тому +3

    Xawaadlan daganahy magacygu waa hanii mustafe wuu I garanayaa😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 роки тому +4

    Woow cawa aadban u qoslay soobadi barnamijyadan ookale 😂😂

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi 2 роки тому +6

    Isaaqii Hawkuwa ilbaxay 😂😂 youtube kiina imikay fahmeen 🤣

    • @haniahmet2407
      @haniahmet2407 2 роки тому +3

      You tube Wax reer dhan lagu asteeeyo Mhee Naga xishood Wiilashayadu ilbaxnimada Way udhasheen hno 😂

    • @Hamoudiabdi
      @Hamoudiabdi 2 роки тому

      @@haniahmet2407 hhhhh 😂😂

  • @btsfangirl6914
    @btsfangirl6914 2 роки тому +3

    Muniirow Doqonsanidaa Ninkan Mustafe Chanelkisaba waa Shaxshax miidhane Hada muxu Isla madoobaynaya War Jambiga U Fur waxan Doqonka ah

  • @bateeyabeauty7955
    @bateeyabeauty7955 2 роки тому +5

    Muniir baa idiinku daacadsan😂😂

  • @Haaahhk2
    @Haaahhk2 2 роки тому

    Horta raga so dhawee midkaaste mic sii kolay wad iska baran UA-camr cusuba tahe keep going

  • @DahaboAbas-mk5lp
    @DahaboAbas-mk5lp 10 місяців тому

    Haaye madaraw wll mcn ❤❤❤❤

  • @rooblekhadar3519
    @rooblekhadar3519 2 роки тому +2

    Zxp haniyad jabinee keep going 😊🙏❤️

  • @hoodoabdi1979
    @hoodoabdi1979 Рік тому

    Inankaa xawaadle dagan kolay waa nuux Ismail sababtoo ah hadiibu u maseerayey hablaha jaarka

  • @Ladifa39
    @Ladifa39 Рік тому

    Allah ha isku kiin so celiyo gobaad iyo muttafe

  • @Dayr12
    @Dayr12 Рік тому

    Maanjamaal ma Cabdalla jamaal walaalkiiba

  • @naimaahmed365
    @naimaahmed365 2 роки тому +2

    Wllhy beerka i casadaya saan u qoslaya mid wayn maya lkn mid yar kuye maan Jamal 😂😂😂😂

  • @mohamedabdikasim
    @mohamedabdikasim 11 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi 2 роки тому +5

    Mustafe Show Shoogbaa haystee Ma raganuu iskla way yahy 🤣🤣

  • @neimamed1648
    @neimamed1648 2 роки тому +1

    Wara Mustaphe benale halke benta ushekeysa mad ilowday ana RER xawadle

  • @idilali7415
    @idilali7415 2 роки тому +1

    Mustafe manta morel malhn

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 роки тому +2

    Maan jamaal abdale jamaal wllkiis miyaa u u eegyahee xataa codka masha allah

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 2 роки тому

      Haa waa walalkii

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 2 роки тому

      Haa

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 роки тому

      @@hamdaqueen5278 haa sax haye qali

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 роки тому +1

      @@sadiriyaaally2539 haa aadbuu ugu eekaa waanku sosocay uun haye thanks wll

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 2 роки тому

      @@ayaan850 💋🙋‍♀️

  • @Qalbisame_channel1
    @Qalbisame_channel1 2 роки тому

    Muniir omar maxamuud obsiiye😘😘😘noo soo badi zxp

  • @muzhmuzh9994
    @muzhmuzh9994 Рік тому

    Muniiirow illahy ka baq ooo iska bixi hno khyr hele 😂😂😂😂

  • @faadumodheeman9441
    @faadumodheeman9441 Рік тому

    Wlhi qosol iguma hadhin 😂😂

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 2 роки тому +1

    Wllhi mustphe waa beenale💯🤣

  • @adnamohamed3689
    @adnamohamed3689 2 роки тому +1

    walhi saan u qoslayeey naftubaa iga bixin kuwanaa umadeenaha maha 😂

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 2 роки тому +1

    Ilaahy amarkii dadkaan talent talentiba Uma baahna ree soo maaliland hadalkooda ayaaba iska funny ah koley Ani wan idin wataa wayadana aad baad iga soo hor bax baxdaan.. 😁

  • @istaahilhassanelmi5807
    @istaahilhassanelmi5807 Рік тому

    Adoo ninlabalamay nin ninkale makaracaday waliba malahormartay amta cabdi wiilasha jaritiinka kadaa🤣🤣

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 2 роки тому +1

    Thelegen wllky keepgoingpro

  • @umalkhairmohamed7606
    @umalkhairmohamed7606 2 роки тому +3

    Musthape xaarabo su,aasha ha imacaanayn kulaha😂

  • @miskicismancilmi3765
    @miskicismancilmi3765 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂
    Waan fuuray wllhi

  • @israaadam4136
    @israaadam4136 2 роки тому +2

    😂😂😂😂manow alle ku gar garo 😂

  • @hothoobseiye7916
    @hothoobseiye7916 2 роки тому

    😭😂😂fadiradu hotelku wxa u aha ki adiga io mubarik kaso cuni jirten mouse aha malaha inder

  • @dalmara6466
    @dalmara6466 Рік тому

    Waxooguba waa dj dhuusaye 😂😂

  • @FfiskaJyare
    @FfiskaJyare Рік тому

    Waa
    Anga

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 2 роки тому

    Ala manow lanbarkad lahadazhay uxidhanyey hhhhhhh

  • @shadiaabdi2801
    @shadiaabdi2801 2 роки тому

    Mnzhallh keep going noso badiya

  • @preciousheart4237
    @preciousheart4237 2 роки тому

    Mustafe gobaad hadanay mesha ka muuqan qosol iyo shaxshaxdi ma jirto miyaa 😅

  • @deodrop6802
    @deodrop6802 2 роки тому +1

    mustafe ma hurdu kaso kacay shaxshaxdii faraha badneyd cawa meday wll 😔

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 2 роки тому

    Gacantu ma kuu fadhiistay kulahaa😂

  • @fathihersi3414
    @fathihersi3414 2 роки тому

    abowe fidyowga musica kadhexyeraya kadami

  • @madinaomar8624
    @madinaomar8624 Рік тому

    Wan cusbahay hodi hodi

  • @sabrinsalah4550
    @sabrinsalah4550 2 роки тому

    Af somaligiinaa adeeg 😂

  • @hafzaeid4947
    @hafzaeid4947 2 роки тому

    Wllhi mustafe waa fariid walalkay qli ii noolaw🥰

  • @mudan3817
    @mudan3817 2 роки тому

    Maan Jamaal waa khamrji weyndaay😂😂😂😂

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 2 роки тому

    Akhas bahasha iskaba maydhaan ila imika urta iyi banafka 😂😂😂

  • @duudidaud6983
    @duudidaud6983 2 роки тому

    War wll iska da bila tallent tahye

  • @ritaajahmedd4535
    @ritaajahmedd4535 2 роки тому

    Mushtafe ani ma I ilawdy sas miyabinoo danbysy dadka ha iska dhadhicine

  • @rahmaismacil7587
    @rahmaismacil7587 2 роки тому

    Noso badiyaa 😂qosolkiba iga dhmaadey

  • @saynabali6295
    @saynabali6295 2 роки тому

    Mustafe muxu isla kibrinayaaa ba layidhi😏

  • @mariamohamett1252
    @mariamohamett1252 2 роки тому +1

    Maan😍😂

  • @fatimaahmed5179
    @fatimaahmed5179 2 роки тому +1

    Su,aalo madhaxa ish 😂😂

  • @rockylady514
    @rockylady514 Рік тому

    Madiar anigaaba janbi
    ga ufuray

  • @yaxyemustafe3629
    @yaxyemustafe3629 2 роки тому

    Hore usocda zxbyaal

  • @muhacarabiyozuuri6510
    @muhacarabiyozuuri6510 2 роки тому

    Hhh aana idin dhunkane ikalay

  • @caashaguul7556
    @caashaguul7556 2 роки тому

    Kan mustafa kagh shego waa juug

  • @nejjmajama6614
    @nejjmajama6614 2 роки тому +5

    Mustafe mxaa heley maanta 😂

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel 2 роки тому

    Kusobiira channel ka fadlan 🪴🪴🪴🥀🥀🥀❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹💚💚💚💚💚🍉🍉💚🌹❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +1

    Man iyo madar funny🤣♥️

  • @xamdamaxamed8509
    @xamdamaxamed8509 2 роки тому

    Mustafe Wuu is waa wayanaya Yacni Ragan Uu iskala wayn yahay uf

    • @mutaasfaysal5505
      @mutaasfaysal5505 2 роки тому

      Lkn wxba ma dheera somha wa inamada shaxshaxda leh 😂❤

    • @saynabali6295
      @saynabali6295 2 роки тому

      Haa wlhi moji waxay katahy

    • @mahamedali4976
      @mahamedali4976 Рік тому

      Hoyadiin iyo oromadii idin dhashay wasa hhhhh mustafe wa xaasle naag kale walahi tamar umahayo magaalka ka naqeeysta dofaartii idin xaartay wase

  • @daganubaxa1396
    @daganubaxa1396 2 роки тому

    mustafe 😂😂😂😂

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever 2 роки тому

    Waree mustafe waawayn kii buu ahaa show 😂😂😂

  • @fardusqawdhan3939
    @fardusqawdhan3939 Рік тому

    Waarcwaa aniga walhi uu ila shheekaystay

  • @happygirl3076
    @happygirl3076 Рік тому

    M⁴ eesh calaa

  • @eayanesmail5295
    @eayanesmail5295 2 роки тому

    Prank yo mad soo samesan indrr nagaga waala 🔥

  • @hoothoapdihoothoapdi6077
    @hoothoapdihoothoapdi6077 2 роки тому

    Prank ayan donynaaaa noso sameeya

  • @xamseaxmed4446
    @xamseaxmed4446 2 роки тому +1

    E Xawaadle

  • @hamdiadoxalaqe7375
    @hamdiadoxalaqe7375 2 роки тому

    madar iyo maan waa funny wlhy

  • @buzhrarazhead9309
    @buzhrarazhead9309 2 роки тому

    Alla madar 😅😅😅

  • @Naima90900
    @Naima90900 2 роки тому

    😂😂😂😂

  • @nawaalmohamedyare5146
    @nawaalmohamedyare5146 2 роки тому +1

    Hadayba iga fakatay neeef mrkan maqlay suasha😂😂🤢

  • @samirachannel1164
    @samirachannel1164 2 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 Рік тому

    Madar darti ban u dawaday muqalkan

  • @mohamedabdirisaaqvlogs
    @mohamedabdirisaaqvlogs 2 роки тому +1

    Hore u soocda saxibayal

  • @maxamuudcaraale9224
    @maxamuudcaraale9224 2 роки тому

    munir zhp miyad sku kadida😂

  • @zeynbmohamud2404
    @zeynbmohamud2404 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤