Daamurkii oo lasaaray wadada ceeldaahir ceergaabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024
  • Waxaa bilaabmay wajigii labaad ee wadada

КОМЕНТАРІ • 12

  • @alibahari6440
    @alibahari6440 3 роки тому

    🇸🇱🌹🇸🇴

  • @aswaanadan8884
    @aswaanadan8884 3 роки тому +1

    Waaaaw mashallh guul ad u weyn io horumar♥️♥️

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 роки тому +1

    Warsangeli abaal maleh, gungun dhashay baa tihiin
    Sanaag bari yaa wax ku falaya
    Gaajo, haraad baa taal
    Xaguu uga socdaa, cida tegaysa dhulkaas

    • @mahamedabdi7929
      @mahamedabdi7929 3 роки тому +1

      Yaad tahay waa digan reer dhan cayaye

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 3 роки тому +1

      @@mahamedabdi7929 kuwa ku leh illahay ka sakow, ee aad guryahooda iyoedalkooda marta ku tahay
      Waxaad ii sheegtaa meel warsangeli wax ka yihiin? Meel kasta oo ay joogaan dalka degan bay ku tiirsan yihiin

    • @mahamedabdi7929
      @mahamedabdi7929 3 роки тому

      @@moseskaahin8631 niyaw anigu warsangali ma ihi lkn maan gaabnimadadan la yaabay hadadbase ka sii dartay bal is cadee wiilka leh dad bn leyahaw

    • @mahamedabdi7929
      @mahamedabdi7929 3 роки тому

      @@moseskaahin8631 nin dalkiisa dhisanaya inaad ka xumata waa xasid nimo tii u danbaysay lkn adigay kugu kobnan inaad laamiga ka xuntahay waa macquul balse caday baa laga sugaya somali leh somali bn leyahay adiga ka horaw maan maqal mana arkin wali meesha dadku dadka leyihiin waa halkee

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 3 роки тому +1

      @@mahamedabdi7929 laamiga aad sheegeyso hadduu jirey yaa maraya ma dugaag baa maraya wax ganacsiga oo laamigaa u kala gooshayaa ma jiro, waayo xaguu ganacsigu ka tegayaa xaguu ku socda
      Markaad eeri goyn noqoteyn wax idiin yimaada aad weydeen baad laami ku dawarsaneysaan
      Your land is least interest in the world