Go back and remove the illegal occupations who’s oppressing your brothers and sisters daily before you build your memorial coz right now I don’t think you can build anything without outsider approval,
mansha allah weye waxan umahad celinya dadka walhtiga diyay inay noso gudbiyaan muqalkan qalbiga iyow indhihuba ki qabayaan waxa hhubala hadii idoor indho miijo iyo dadka fikirka majeerteeniya aminsan laga safeeyo inay noqoneyso casinada somalia inshallah wana taas tey snm iyo ssdf ka dagalamayan oo ay tuugtena uso adeegsadeen dhulkeena barakeysan ee darwiishland wa ayan daro in maanta dhulkii ay ku shahiiden awoowe yasheen oy naga dhimatay 1.5 million qofkii ay manta jogaan gaalo madowgii ingriis kaba usiday wax kale ok ayan daro ah in dagaalki aynu ku jirnay 100 sano wali dhaman oo ingiris iyo talyani ka tageen injirtoodi inaguse aynu u nahsano in dagalki dhamaday somali manta waxay kala joogta 100 sano ka hor siday kala ahayeen. waa galo raaco iyo diid waxan markhaati ka ah idoor iyo dhabayaco sidaa manta ay yihin bey boq sano ka horna aheyeen waxa kula dat darmaya dakryga midnimo iyo isu tasul cadowgana meel loga so wada horjeesto laascaanood oo aynu maamulkena iyo dowladeena ka tagno baa inoga qiimo badan inay dhisnaato waayo sharaf iyo cisi aad ku nola timi baa adiunyo iyo duli ka qiimo badan jiilkii darwiishkow
Wll way jireen ururadaasi balse ma badanayn Deegaan cagaashe urur la yiraahdo ayaa marar badan isku dayay inay dhir beeris sameeyaan qayb kamida way u hirgashay balse hadda waxqabadkii mardanbe lama arag
Inti muqaal laga so duubayay laascaanod kii ugu dhamys tirnaa e ugu quruxda badnaa keep gonig wllo 👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️
Caasimada dhulbahantaa wayne allow barakee beled lo dalxiiso iyo beerti janada e IFka dhig ♥️♥️
In shaa alllah waa aadaa from muqdisha 🇸🇴🐎🐎🐎🐎
Mnshlh muqal qurux badan baa duubteen rabi gacanta hydiin brkyo
Inshallah I will build something there in memory of my grandmother, father and all my great ancestors that once lived 🙏🏾🙌🏽😭
Go back and remove the illegal occupations who’s oppressing your brothers and sisters daily before you build your memorial coz right now I don’t think you can build anything without outsider approval,
Nabad haday hesho Sidan way ka qurux badan doonta insha allah MY CAPITAL LAS,CANOD DEEQA🥰🥰
Buuhoodle zxp kzoo duub iyadana 👏👏👏👏👏👏
Maansha allaah Noolaada reer Laascaanood Magaaladiina Quruxdabadana idinka ayaa iska lehe udiida kuwa dhibta la raba.. Viva Sool Via Somaliland..
Wa mahadsantahay diriska xalaaha🥰🙏
Geedo beera inshaalah 🌳 🌳
Magaladu waxay u bahantahay dhir faro badan
Mnzha allah zxp wad mhdzanthy..
Masha allah Laascaanood aad ban idin salamaya bulshada Laaska from zeila, awdal 🤩
Gudoon sare libaax
Magaalada waxaan rajeynayaa iney noqoto 10. Magalo ee uguwaaweyn Somalia hada qiyastii waa ilaa 100 kun wax kabadan. Xadiiqado waa in magaalada lagadhiso, geedo, xoolaha laga saaro, saqafka guryaha rinji lamariyo, dhismaha guryaha nusbloodhka la joojiyo, wadooyinka dhir lagu beero, dhagxaantana laga guro. Shaqo wanaagsan
my city REER NUGAAL
Masha Allah siwacanba uduubtay Wall thanks
Masha allah wll
Ceerigaabo ku xigsii zxp
Masha Allah
It needs green trees
Lascanod damal jannoy lascanod deqa my home 🥰❤️🙏🏻
Ceeri iyo buuhoodle lipaax noogu xegsii
mansha allah weye
waxan umahad celinya dadka walhtiga diyay inay noso gudbiyaan muqalkan qalbiga iyow indhihuba ki qabayaan
waxa hhubala hadii idoor indho miijo iyo dadka fikirka majeerteeniya aminsan laga safeeyo inay noqoneyso casinada somalia inshallah wana taas tey snm iyo ssdf ka dagalamayan oo ay tuugtena uso adeegsadeen dhulkeena barakeysan ee darwiishland
wa ayan daro in maanta dhulkii ay ku shahiiden awoowe yasheen oy naga dhimatay 1.5 million qofkii ay manta jogaan gaalo madowgii ingriis kaba usiday
wax kale ok ayan daro ah in dagaalki aynu ku jirnay 100 sano wali dhaman oo ingiris iyo talyani ka tageen injirtoodi inaguse aynu u nahsano in dagalki dhamaday
somali manta waxay kala joogta 100 sano ka hor siday kala ahayeen. waa galo raaco iyo diid
waxan markhaati ka ah idoor iyo dhabayaco sidaa manta ay yihin bey boq sano ka horna aheyeen
waxa kula dat darmaya dakryga
midnimo
iyo isu tasul
cadowgana meel loga so wada horjeesto
laascaanood oo aynu maamulkena iyo dowladeena ka tagno baa inoga qiimo badan inay dhisnaato
waayo sharaf iyo cisi aad ku nola timi baa adiunyo iyo duli ka qiimo badan
jiilkii darwiishkow
Insha Allah guul ayaan Rajaynayaa.
Inkasta oo layna kala qaybiyay
Wn kugu raacsanahy wllo ♥️♥️
Viva lascanood viva shacabka
Hore U soco sxp
Magaalada dhir maa ku beertan. saxarihii liibiye u eekatee ☹️😢
Please plant trees 🌳🌳🌳🌳🌳🌳
Waa tuulo bilaa dhir ah oo isku yaacsan
🥰❤️😘💋
Subxaanalah war dhalinyaro aynu iskaashanoo magaleedena dhisano iyada uun baynu ku faani karnaaye
Oo dhir ku beerano khaasatan dhalinyarada😥😥😥😥😥
Ani inshalhhh diyaar ban u ahay
Horta magaaladu miyaaysan lahayn uruuro kashaqeeya bilicda magaalada haday jiraan please iso sheega😥🙏🙏
Abayo inay jiraan u malenayaa ani xitaa inaan ogaado ururadaa jeclaa
Wll way jireen ururadaasi balse ma badanayn Deegaan cagaashe urur la yiraahdo ayaa marar badan isku dayay inay dhir beeris sameeyaan qayb kamida way u hirgashay balse hadda waxqabadkii mardanbe lama arag
Laascanood hadii runta laga hadlo intay Somaliland kamid aheed dhismatay aar Somaliland aamina anu horomarnee shacabka lascanoodaw
laascaanoodba soomaalilan balahadhay nin walan bad tehee
Anaga dhisanay lascanood waxba idoorland nugu ma so kordhiin
Hadaanu reer laascanod nahy ma aaminsanin taas
Waad ku Mahad Santihiin waxaan idinka codsanyaa in aad duubtaan xikga roobka oo runtii cagaarku soo baxo.
aad ban u mahadsan tahiin dadina sharafta leeh wakhtiga qaliya siyay inaad noso gudbisan bilicadan qalbiga iyo niyaduba ku qabowday
mansha allah weeye waxa hubaala hadii laascaanood laga safeeye indha biijada iyow dadka fikirka majeerteeniya amina
Buuhoodle waxa qurxisay dhirta megaalada dhirta ku badiya