Daawo: Clip-kan Cusub Hargeysa, Somaliland 2017. Sawiro iyo Video iskugu Jira

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @fartunahmed5553
    @fartunahmed5553 7 років тому +16

    masha allh qurux allow u siyaadi waligey ma tagin hargeisa muqdisho aya ku dhashay 😍😍😍

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 7 років тому +43

    mansha allah aad baan ugu faraxsanahay bilcda magaalada keep going from Mogadishu

  • @YRN4
    @YRN4 7 років тому +32

    mcha alla anigo ah rer borma aad ayaana ugu farxasnahay hirmarka casimada wadnka guul inch alla dhamn wadnkeena

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 років тому +3

      yahya abdeq sxb hargysa iyo boorama waa mataano boiramana waan ku faraxsanahay horumarkeeda markaan wadankii joogay sanad aanan ku soo ciyaari jirin muu jirin

    • @shako7423
      @shako7423 7 років тому +2

      yahya abdeq reer borama wanu idin jecelnahy sxb adna muwadin bad thy dadka ku dhiiri qaranimda somaliland waa ayaan darro idinkoo kamid ahaa dadkii u horeeyay ee dhidibada u taagy wadnka imikana ay u wada jiboodaan xamar anagu mar walba wanu idin jecel nahy ee caadifada iska saara viva somaliland

  • @macab6141
    @macab6141 7 років тому +5

    Masha alah magalada xundhurtaydu ku asantahay from PUNTLAND😘😘😘

  • @abdirahmanbile7684
    @abdirahmanbile7684 7 років тому +2

    maanshaa Alllaah waa waxlagu farxo balse waxbadan bay caasimaddu ubaahantahay siiba dayactirka wadooyinkaan caratuurka noqday iyo xagga nadiifinta iyo dhiraynta jidadka guulaysta reer somaliland-from garowe

  • @nimcanyare3233
    @nimcanyare3233 7 років тому +4

    magaLoh An JeceLahy *hargeyza❤* Allow noo dhowr Jamuriyda Barkeysan ee *S/land* Like Saar Hdad *Somalilandr* Tahy

  • @beutyahmet1908
    @beutyahmet1908 7 років тому +18

    Ax jecliya hargeisa cadey wali ma arag magalo Somali oo kajawi wcn nasiip badana nin dhex jooga hargeisa hadh~wanaagey allaw ku xafid

  • @abdikayse1644
    @abdikayse1644 7 років тому +6

    Wlhi aniga ilmo ayaa iga timi run ahaanti waxan kamaqanahay hargeysa 3/5 sanno waxana ahaa 17 marka aan ka imi mantana waxan ahay 20 jir wlhi aad iyo aad ayan utabay hargeysa wadankaykii familygaygii asxabtydii hadda mesha aan joogo wax walba oo aan rabay marka aan hargeysa joogay inan haysto ama aan noqdo hadda waan haysta wana noqday lkn mid ayaa jirta aan hadda aan haysan kana carari jiray marka aan hargeysa joogay taasina waxay tahay jecaylka walidka walalaha iyo asxaabtadii ciyalnimo iyo waxyaalo badan oo aan hadda qoraal idiinku sharixi karin oo uu ka mid yahay xornimada, Diinta iyo jecaylka aad ku haysato wadankaga hooyo.Wan Fahmaya dad badan oo hadda joooga dalkii marka ay arkaan message kan inaney irumaysaneynin oo ay is odhanayan waa mid walan kani oo ssaqida maya anigu meshan hadda aan joogo school ayan ku jiraa oo aan barta lluuqada sida somaliga ayan igu hadlaa Asxaab fican wan leyahay oo cadana lkn marnaba farxada aad familygaga, walalaha iyo asxaabtadii mid lamida helimaysid tusaale waxan idinka dhigaya sheeko yar oo aniga igu dhacday intan halkan joogay 2016 waxan dhameeyay klaskii 9 marka wan ka qalan jibiyay schoolka marka waxa ladhigay xafladii qalin jabinta ardey walba oo qalin jabinyaya waxa la socday familyga awow ila ayeyo, adeer, asxaabtisa gabi wayo waa malin farxad leh waxa yimi 1000 qof ku dhow, intaaso qof oo mesha joga 1qof oo family ah anigu kaman helin waxayna ahayd malintii dhalashadeyda iyo malintii 3 ee Ciida aniga iskukay beegmay lsaddex farxadod ta (1) mid waa qalin jabintaydii schoolka ta (2) malintii dhalashadeyda (3) waa Eid sida caadiga malintaasi waxay ahayd inay noqto malintii iigu farxada badneyd lkn maxay noqota malintasi oo dhan wan murugo ooyay waxayna noqotay malintasi malintii iigu murugada badneyd inta aan noola ifka waxan filaya inad fahantay micnahayga macasalama

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 років тому +2

    mashaa allah caasimada jamhuuriyada barakeysan ee soomaalilaan ninka soo duubey ee nasoo gaadhsiiyey mahad badan dushaada ha ahaato.

    • @moee53
      @moee53  7 років тому

      adaa mudan walal

    • @moee53
      @moee53  7 років тому

      adaa mudan walaal

  • @faysamaxamed5383
    @faysamaxamed5383 7 років тому

    Masha Allah ilaahay mahada iska leeh axmduliilaah rabil calmin calkuli xaal Masha Allah ilaahay haadiin barkeyo xooga iyo caafimad ciisi igu noolow huno mahadsanid wllo garabkaga ilaahaye haagaalo amiiin wlky 💋💗😍🌹👐👏💖👈

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 7 років тому +5

    yasalaam hargeysa xayeysiis uma baahno, geeska afrika weyka muuqataa ofaa caleek

    • @qalbidhemenquruxdasomalila5387
      @qalbidhemenquruxdasomalila5387 7 років тому

      Mukky Mozzess masha alh waan u xiisay wadnkayga Hooyo insh alh waan iman somaliland guul iyo gobonimo

  • @CristianoRonaldo-fd8gv
    @CristianoRonaldo-fd8gv 7 років тому +1

    i love hargeysa and their they Are so Nice :)

  • @ayalelmi3932
    @ayalelmi3932 7 років тому

    wwwww masha allh hargeysa hadhwanaag allw ku siyaadi nabada iyo barwaaqada😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 from ddsi ilove somaliland

  • @munamohamed2566
    @munamohamed2566 7 років тому +9

    hargeisa hadhwanaag allaw dhawr💞💞💞😗

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 7 років тому

      Manush Mohammed I meet a habar Jeclo girl. Very nice people mashallah

  • @ISHAXOGTA
    @ISHAXOGTA 7 років тому +1

    Mashallah Hargeisa beertii xoriyada, feeling home sick after I watched this amazing clip. Dadku way dadaaleen lakiin dawladii hoose ayaa fashilantey ka adkaan Kari la, in ay cashuurta ay urursato wadooyinka magalada Ku dayac tirto. Mayor cawl iyo Ina xaashi kadib magaladu waa ka agoon dhanka mayor da, mid wax Tara oo dhaxal iyo xasuus iska reeba lama hayo. Baafin engineerda reer Hargeisa ee magalooyinka dunida dhisa, tiinii baa idiin baahan maanta.

  • @faysamaxamed5383
    @faysamaxamed5383 7 років тому

    Masha Allah ilaahay haadiin daayo juma wngsn dhamantin dhuulka hooyo waacan dhuulka hooyo Qaali Sana Allah dhawur dhuulka hooyo haagaarli udhiisten Masha Allah 💖👏👐🌹🎁🌷😘💎👌💋😍🌷💗👈

  • @khadahmed4356
    @khadahmed4356 7 років тому

    masha allah allow hargeysa nabada iyo quruxda u siyaadi muqdishana nabadee iyo dhamaan somaliya

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 років тому +1

    mashaallah walal jasaakalah khayr hargaysa waa u xiisay

  • @aishasheikhaali9242
    @aishasheikhaali9242 7 років тому +1

    mashaa allah hooygeyga somalilnd allow haydiliin anoo usoo labaniin xafadayda ni you hargeisa

  • @ismailtarowre1761
    @ismailtarowre1761 7 років тому

    mansh allh aad ayn ugu faraxsanahay horumarka dalkayga hooyo viva somaliland iyo hargeisa

  • @safiaismacil3468
    @safiaismacil3468 7 років тому

    mashalllah mashallah waan kufarxay markaan arkay waa magaalo qurux badan waligay matagan illaahy ha usayaadiyo nabada iyo quruxdaba

  • @Kulmiye-SanjabBusinessGroup
    @Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 років тому +2

    waan qiirooaday man sha alah waan jecelahay dalkayga iyo dadkayga

  • @ziryounez68
    @ziryounez68 7 років тому

    mzhalahaha hargeisa cadeY my city country
    love somaliland

  • @ayaanabdi4730
    @ayaanabdi4730 6 років тому

    Masha allh hargaysa cadey waan kuu xiisay wale

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 7 років тому

    Ma'sh'Allah very beautiful Allah cadowga ha ka ilaaliyo.

  • @jamadaaci-3605
    @jamadaaci-3605 7 років тому +1

    nooloow sawir qaadaha walaal nooloow illaahay haku xifdiyo

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 7 років тому

    wlhi weey quruxbadantahay hargeisa masha alaah xaasidnimada joojiya

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 років тому

    yslaaaaaam'''''''heesaha la dulsaarey ayaanba la dhacay.....sland aloow dhawr

  • @mj-xe4sv
    @mj-xe4sv 7 років тому

    wllhi gadhiga inan sarnaa ayaan u haystay miss you hargaysa

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 7 років тому +1

    Maan shalah waa qurux bafnaatay lkn wllyaal plz wadooyinka noo hagaajiya 💚⛅️❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @ilhaancadey7768
    @ilhaancadey7768 7 років тому

    Masha allah waan ku faraxsanahay quruxada magalada hargeysa allow u siyaadi lkn aniga iyo jecelkeyga waxaan ka kala soo jeednaaa waqooyi iyo koonfur Lkn waxaan cilad naga heysataaa dhanka walidka alle waxaaan ka baryaaa wax hada ka hore dhacey anan jecelka naga ku waaynin amin 😭😭

  • @gigiszzz4441
    @gigiszzz4441 7 років тому +1

    Waaw allow qurux da ku siyadi hergeysa caday

  • @samiirajaamac5142
    @samiirajaamac5142 7 років тому

    mansha allah ilahow nabada no barakee Hargaysa Caday walee waan tabay insha allah waan tagayaa allow I gadhsii

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 6 років тому

    Caasimada labaad ee somalia masha Allah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +1

    Qandala and Bosaso’s is better than hargysa economically

  • @khalidsulub3215
    @khalidsulub3215 7 років тому

    weliba maalin jumcaa ama waa duhur waayo anaa joogoo sidaa wadadeedu u free maaha labadaa waqti ee aan kor kusoo xusay uunbaa ay wadadu sidan tahay malmaha kale waa jaam woow ugu Dambayn waan jeclahay hargeisa waanan ku faanaa

  • @kamaalotto9899
    @kamaalotto9899 7 років тому

    Ilove Caasimada somaliland Hargeisa cadeey💓💓

  • @fathiabiib287
    @fathiabiib287 6 років тому

    Mansha Allah hrgysa Cady allowa dhowar

  • @AnazGrp
    @AnazGrp 7 років тому

    masha allah allow dhowr

  • @mumtihassan4568
    @mumtihassan4568 7 років тому

    waaaaw mancha Allah thanks god

  • @cherdoon5007
    @cherdoon5007 6 років тому

    Maasha Allah hargeisa cadeey il nacab kuma helo

  • @faizaelmi9684
    @faizaelmi9684 7 років тому +1

    Mashaa allaah. Ilaahoow ilaali Somaliland

  • @miimooadeey3453
    @miimooadeey3453 7 років тому +2

    masha Allah hargeeysa alaha usiyaadiyo nabada lkn waxaad mooda inyar ineey kujirto

  • @shako7423
    @shako7423 7 років тому +1

    Camu nagadaa video yadas aad jimcayaasha aroorta hore nala gaadysaan xiliyaday shidanty kasoo duuba

  • @ahmedcajab4993
    @ahmedcajab4993 7 років тому

    masha Allah

  • @khadrokeyse1656
    @khadrokeyse1656 7 років тому

    Wad kaygii hooyo waan kuu raasay in sha allah waan ku iman

  • @zakariyeyusuf1064
    @zakariyeyusuf1064 7 років тому

    I use to talk their on my way to New Horizon college, I'm coming for you Hargeisa.

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 років тому

    Masha'allah hargeysa

  • @adaruzmohamedahmed5862
    @adaruzmohamedahmed5862 7 років тому +8

    caasimada geeska
    hoyga murtida iyo
    hooyada abwaanka
    Bilicda.iyo xadaraday
    wax Dheertay. waan ubahol
    yoobay inbadan Magaalo
    hoodo badan

  • @Tungaabtv
    @Tungaabtv 7 років тому

    Soo booqo Channelkayga and subscribe pl

  • @yngboymoqdhisho8334
    @yngboymoqdhisho8334 7 років тому

    im still hargeza bt im somali

  • @qalbidhayaacabdi206
    @qalbidhayaacabdi206 7 років тому

    mashaa alla dalgaygiii

  • @malmahaaduunkahd257
    @malmahaaduunkahd257 7 років тому

    Masha Allah gobonimo

  • @isakjosefsson8860
    @isakjosefsson8860 6 років тому

    This is not live, it's pre-recorded

  • @salwateehee7194
    @salwateehee7194 7 років тому +1

    Wadankaygii hooyo waan kuu xiisay

  • @upaxloveyusuf5838
    @upaxloveyusuf5838 7 років тому

    macha allah hargysa caadey😭😢😢

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 років тому

    Casimadi jeganta
    Salam from burco

  • @kaltuunahmed7376
    @kaltuunahmed7376 7 років тому

    masha alha

  • @deequunideequuni6565
    @deequunideequuni6565 7 років тому

    hargaysa har wanaageey alla maxaan kuu xiisay

  • @abdifatahali197
    @abdifatahali197 7 років тому

    Mcha allaah wlhi u xiisay lkn meelaha quruxda badan noo soo duub takale magaladu markay buuxdo imka malaha waa maalin jimce duhurkeedii

  • @jkokajk1514
    @jkokajk1514 7 років тому

    reer Somaliland inta ugu horeysa dabqyada keli yeey zawiraan yaab war anagaa lug ku arnay wax ka jira maleh laami laanta meeshaa ka jirta shaydaan wet dishaaa

  • @shucaybhazard8798
    @shucaybhazard8798 7 років тому +6

    chance fiican buu ku helay
    hadaan qiyaaso 2:00 waayo dadkii bacadkey ka hadh galeen waar meey la aragtaan

    • @shako7423
      @shako7423 7 років тому

      Shucayb Hazard afkaga caano lagu qabay ana waxn moodayay iny jimce aroor hore thyba

  • @jamaabdilahi4465
    @jamaabdilahi4465 7 років тому

    Ilahay dawlad hoose miyir qabta iyo dhaqaale na sii waddooyinka ha noogu dhisaane waddooyinkennu waxay u eekaaden waddamada dagaaladu taahadeen sida syria oo kale

  • @somalilandiyomanta4885
    @somalilandiyomanta4885 7 років тому +1

    REERGELBED AAD YAA U FIICANTIIN LEEKIN WEXA HERGAYSA BAABIYEY QAADKA WEXANA U EEGTEY XARADII
    YEMENTA HEESTUNA WEXAY KU FIICNAYd QURBA JOOGA Dibadoow qaadka delliiqdi degdeg noogu soo dhoof
    wexay hergaysi u eegtay meel qubuled lagu dhuftey

  • @saamirsaeed8769
    @saamirsaeed8769 7 років тому

    Zhpo new hargeusa mad so wada gadhine midakale xili kulul marteen 2.30

  • @ceebladaahir3069
    @ceebladaahir3069 7 років тому +1

    meelne wey dhisanthy melne madhisno what coused that

  • @mahadmohamedmahdi4188
    @mahadmohamedmahdi4188 7 років тому +1

    mashalahh hargeysa waqooyi galbeed caasimadda labaad eee dalka big respect from laascaanood

  • @thecoder7188
    @thecoder7188 6 років тому

    magaladaas way ii dhimantahay intaan noola oo dhan galkacyan dhex fadhiyay

  • @somalilandiyomanta4885
    @somalilandiyomanta4885 7 років тому +1

    Addeer meyirka hargaysa iyo ku xigeenkisa addeer waddoyinka dadka dhistey selaamdda wedda ka dhistey
    addeer ka baabiya war wayka xumaan in add cidka xishootan

  • @Spyyg
    @Spyyg 7 років тому

    Ilahow meel somali ey dagto o sidaan iyo si kasiiqorxoonba leh itusi ya rabi 🙆‍♂️💦

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 років тому

    maasha allaah ,allah usiyaadiyo dadka kunool hargaise hormarka nabada iyo degananta lkn xamar oo dagal kasocdo xaga dhismaha magaarto dhismayasha from mogdisho

  • @asmonour5249
    @asmonour5249 7 років тому

    bilaahi tan ma wada meekha sano ayey dowlad ahayen wa yaab walahi

  • @cabdikhalaqmadhinte5147
    @cabdikhalaqmadhinte5147 7 років тому

    wooow

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 6 років тому

    Dayac badan baa ka muuqda wadooyinka kaabadaha lama moodo magaalo cidi leedahay

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 3 роки тому

    hargeisa Waxaa ka dhimman in wadooyinka loo dhiso.

  • @saidabdi9510
    @saidabdi9510 7 років тому

    hargeisa city

  • @hanathassan4618
    @hanathassan4618 7 років тому

    waah magalada dhaan 10min aa logubaxaa anakee xaafat wax weyn nogu dhigeen

    • @saaddaud3882
      @saaddaud3882 7 років тому

      ma hargaysa 10minut looga baxa war wuxu.xaasidnimo.badana kkkkkkkyaab walahi

  • @jirfe
    @jirfe 7 років тому +2

    Waar dawlada hoose maxaay qabataa wadooyinka waa dhinteen

    • @aragsantin1838
      @aragsantin1838 7 років тому

      Useless guys, so disappointed with them wallahi

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 7 років тому +1

    hhhhhh anigu subax kasta waa halkaan mar maro down townka hargaysa quruxdeeda iyo isbadalkeeda ma faalayn karo oo 28kii sano ee iigu dan beeyay hargaysa ayaan joogay sxb waa magaalo u qalanta in lagu noolaado oo aanad ka xiiso goynayn nolasheeda ALLOW balayaada ka dhowr hargaysa iyo dadkeedaba

  • @burhanahmed997
    @burhanahmed997 6 років тому +1

    Meeshu fuulxumo iyo jajab badanaa. Bisinka meel bahal ku hoydaa la moodaa.

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 років тому

    2010 kii baan tagay saan way kashidnayn magalaada maxaa dhacay

    • @shako7423
      @shako7423 7 років тому

      I love the old traditional somalia wlo waa waqti duhur ah oo ay dadkii kala seexdeen

  • @newera2438
    @newera2438 7 років тому

    jigjiga yar
    xaafada bilcda hargaisa ayaa ka maqan video ga
    jigjiga yar haka tagin

  • @mustafeyusuf1040
    @mustafeyusuf1040 7 років тому

    Waxaan ka codsanaya inaay dhisan wadooyinla

  • @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996
    @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996 7 років тому +1

    Mashalah casimada repoplice of somaliland respect ..lkn waxa fican in dadka laga kala yareyo casiimada wayo tirakobki ugu dambeyey waxu shegaya inn hargeisa 2 malyan o qof ku nolyihin

    • @Libanwolf
      @Libanwolf 7 років тому

      alinoor jamal kkk somaliland gabigeda ayaa 4 million ah

    • @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996
      @wiilkanecebmaryaloolkawiil4996 7 років тому +1

      Liban Raage bro mala adigu somaliland uumad dhalan ee mala wadamada jarka ayad uu dhalatay wayo somaliland aniga ku dhex nool kagana aqoon badan sxb

  • @kmontana3762
    @kmontana3762 7 років тому

    center kiiyo kaliya weeyan

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 7 років тому

    masha allah waxaad i sheegtaan fooqa arangeka ah ee marka la dhaafo masjid jaamaca ma tiyaatarkiibaa se wadadan ma dhinac kle bad kaga soo dhacday aaway madaxtooyadii iyo wasaaradihii waana jimce kkkkkkk wlhi hargeisa nice magaalo laga guuraybad moodaa jimcaha dhaqankaa waligeed bay lhyd

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 7 років тому

      Kosto sxp ma fool xuma lkn waan garan waayay dhismihiisa oo socdaa iigu danbay lkn sowkii ahaa laba fooq oo is garab socda iyo in dhexe oo isku xidhaysa waa sidee hada maa la isku daray

    • @hudadhawarzan3729
      @hudadhawarzan3729 7 років тому

      nuuriye nuuriye Haa Waa tiyaatirki oo LA dhamays tiray

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 7 років тому

      Huda dhawarzan thnkz wllshy

  • @burhanahmed997
    @burhanahmed997 6 років тому

    War wuxu meesha isdhexyaac waa maxey. Bisinka meeshu waa tuulo markaasey ku leeyihiin wa magaalo. Sheekhoow waa la yaabey.

  • @thunderspy180
    @thunderspy180 6 років тому

    Hargeisa qabowga kajidho aya zaaaid ah

  • @mohamoudindho4291
    @mohamoudindho4291 7 років тому +4

    kkkkkk new hargeisa maxaad hore ugu sii wadi weyday waa xaasimad yare hmmmm

    • @mohmedzaeed4278
      @mohmedzaeed4278 7 років тому +1

      mohamoud Indho indhoY Ushegde Hhhh😂😂😉

    • @mohamoudindho4291
      @mohamoudindho4291 7 років тому +1

      garan mayso anaa itaa soo duubiya

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 7 років тому +1

      mohamoud Indho bro soo duub gaar ahaan kaalinta ina galan😂😂😂😂😂😂

    • @mohamoudindho4291
      @mohamoudindho4291 7 років тому

      Asma Lure haye wllo Al shukri mall

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 7 років тому +2

      2013 aya Hargeisa igu dambeyso wu iga dambeyey meshas aya fuduul iga haysa sxb e facebookgaga i sheg inad iso sawirtan raba dhismahas cusub

  • @smeokey9239
    @smeokey9239 5 років тому

    War imanka waykadar day waxas maraykan bad modaaa

  • @mustafeyusuf1040
    @mustafeyusuf1040 7 років тому

    wadoyinka

  • @MrNionde
    @MrNionde 7 років тому +1

    hargeesada la sheego sidan miyaa waa maxay dhulka ma dhisna gaari dameer ujeedaa

    • @shako7423
      @shako7423 7 років тому +3

      David luiz aar qudhac bad tahee duhur weeyan oo walakala seexdy daawo video yada habeenki iyo subaxii lagso diyaariyay

    • @sharmaarkekhayre5507
      @sharmaarkekhayre5507 7 років тому +1

      David luiz sxp muqalka ugu danbeeya ee dronka lagu duubay eeg wataa hargiesa cadey hadaad u bahantay hadii kale qoro numberkayha aan ticket ku so dirayee😪

    • @hindaabdi2102
      @hindaabdi2102 7 років тому +2

      David luiz gaadhi dameer luhu magaaladu u dhashay, dadku lacag ma wada haystaan, dadka danyar ta ahna magaalada lagama xigo. Nolsha dabiiciga ah ee la is dhex dagan yahay waaba inta aan ku jecelahay maagala aan u dhashay. Allow dhawr. Ciida wadooyinka hareeraheeda ahna ha aasina yurub baan sibidh u nacay aan marka roobku da'o neecaw lahayn.

    • @AnazGrp
      @AnazGrp 7 років тому

      shant somaliyaba waa masha Allah. alle ha inawada dhowro.

    • @raxmacali2001
      @raxmacali2001 6 років тому

      Waaad kaxuntahy

  • @suldancali8720
    @suldancali8720 7 років тому

    Lkn wadooyinka ayay ka dhimatay

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 7 років тому

    manshlh alow usiyadi rertolkey wan jeclahay si kal iyo lab ah rer burcana wan jeclahay in an martago somaliland malagayaba salaln gobed walahy

  • @AbdiQQ
    @AbdiQQ 7 років тому

    wasqda wadada halgaqaado ooubax halgubaaro wadoyinka halnadiifiyo

  • @ziryounez68
    @ziryounez68 7 років тому

    waqti duhur weye waqtigu wlhy hahhahahahah wan xassustaypa imiinka

  • @abdirahmanjirdech4200
    @abdirahmanjirdech4200 7 років тому

    waxa ma Jimcaha ayaad so duubteen suuqa cid ma joogte

  • @AliAhmed-rl5ez
    @AliAhmed-rl5ez 6 років тому

    Hal dawaq oo niman tooga ah dhistay ayaa Soo sawirtan ee burco iyo masakinta gaajesan maad wax ka qawataan qowdhan wareeray qaniis baa ka roon lol

  • @daadirabdiabdi4821
    @daadirabdiabdi4821 7 років тому

    Traffic light ka red ayu shegaya wuna so gudbay somali gormee sharci dhowri donan

  • @macalinmaxamed826
    @macalinmaxamed826 7 років тому

    Hargeyso waxba lama joogto mawaxaa lasawiraa meel lagu xareeyo eeyada marqanland