WARAYSI: Dilka Wardheer, Asalka Colaadda Beelaha Doollo, Dariiqa Loo Marayo Xalka & Tuhunnada Jira

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i Місяць тому +1

    Allah kalaqabojiya somalida inshallah from Dadaab 🇰🇪

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Місяць тому +2

    Ilahay ha ka qaboojiyo xaladada colada ah belahasi dhextaala walalaha ah

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Місяць тому +3

    Nin Maraykan joogaa ma kawarbixinkara xaalada dhaxtagan belaha walalaha ah ?

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Місяць тому +1

    Soomaaliyeey Alle kabaqa iyo maalinta aan walaall iyo waarid midna uu wax ku tarayn, iska daaya dhiiga aad ku daaddineysaan xaqdaradda,

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Місяць тому +2

    Maamul ayaa jira dadka ma wada noolaan karaan xitaa kuwii isxiga dadka in si macno daro ah loo dilo islaamnimo ma aha

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Місяць тому +1

    Masajidka wa meeshi lugu bad baadi lahaay?somalida qabiil mxa Kala hysta /away culumadi away ugasayadi away dhaliyarada ha lo kaaco nabaad nabaaad

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Місяць тому +1

    Subxaana laah been badana 40 sano kulaha ilaahay naarta ku ge beesha magacedu waa 4 irdood 1995 ba barkadi uhoraysay laga qoday Ismaaciil gumcadle waxay yimaaden 2000 marka huuhada dadka kadaaya

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp Місяць тому +1

    Makahil aqliga isu yeela
    Waxbo dawlad dad kale ha sheegine idinka walalo ahe
    Waxani waa ceeb ilahay ka baxa