Horta socod baro intaanad ordin. Idinkoon ka hadal Somaliland iyo Somalia o midooba reer Somalia ha is mideeyso o ha joojiyaan inay wakhti, lacag iyo fikir ku lumiyaan sidii xadka iyo umadda reer Somaliland loo dhantaalilahaa.
SOMALILAND JABUTY IYO ETHIOPIA XADKA SOMALILAND BA KA HOREYAY SOMALILAND BRITISH PROTECTORATE WAA JABUUTY,,, ETHIOPIA,, IYO SOMALIA SOMALIA ITALY COLONY XADBA MALE ETHIOPIA LA WAREEGEY KARTA KENYA LA WAREEGEY
Waxa loo xukumi waayay saraakiisha inqilaabka samaysay waxaa loo waayay sharci u yaalay oo lagu xukumo ayaa la waayay taasina waxay cadayan u ahayad in la khiyaameeyay soomaliland
Make no mistake! Dadweynaha reeSomaliland waxay 100% ku taageersanyihiin dawladooda cusub hal arrin keliya: Ma jiri karo wadahadal iyo gorgortan laga geli karo Somaliland xorriyadeeda ay la soo noqotay. Somaliland waa Jibouti oo kele.
Abti somaliland waa dal madaxbanaan 32years wlhi xamarna aqoonsi nooma hayso ee way nagu daalaysa un laakin shacabkooda beenta ha ka daayan waayo ilahay wax kasta uu arkaya akhrana wax u reebta
Ha Noolaato JBSL Nabad Nabad, Nabad 🙏✌️💪❤️💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Mashallah guul iyo gobonimo reer Somaliland ❤ Somaliland waa Dowaalad hambalyo ❤❤❤❤❤
Viva the Republic of Somaliland 🙏✌️❤️💯♥️♥️♥️
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤faqash ha baroorato
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ma ogtahay in faysal cali waraabe yiri uu magaca soomaaliland waxaan ku beddelayaa dawladda waqooyiga soomaaliya
Oo waan nacey magaca soomaali
Xaasdka waa shaqada shaydaanka
Xaasidnimadu waa xanuun iyo caabuq ku dhaca quluubta Aadmiga, yamyam iyo qadaad- waynna way wada qabtaa xanuunkaa kamana dawoobayaan waligeed ,, for ever Somaliland rep,,
Maashaa allaahuye reer Somaliland maanta adhaxday ka jabiyeen cadawgii jiritaanka qaddiyaddooda iyo guud ahaanba cadawgii mustaqbalkooda qarannimo iyo intay ehel wadaagaanba, isku soo wada duuboo xaqiiqatan reer Somaliland afkay ciidda u dareen- waanad aragtaan meel ay joogaanba cadawgii reer Somaliland siiba dhal faqash oo muraaradillaac iyo calool shuban dartii jiifkii qaban waayay,, Wax danbena ilaahay nagama dhaxaysiiyo duulkaa habaarka qaba iyo intay ehel wadaagaan toona ,, for ever Somaliland rep,,
Waa kan Ciro QALBICARRUUR iyo saaxiibkii qoslaaye, ilaahay ha naga qabto ciro
1960 Somaliland musqul bay ku dhacaday 1991 ayaa laga soo saaray .
Jinsiga iyo isirka somaliga sax ah ayaa laga dhigayaa somali-diid hadda iyagaa xaqiiqo-diid ah
GUUL SOMALILAND ❤❤❤❤❤
Walaalo isaaq kaliya raba iney goaan dhulbahante ma rabo aamaan siiya umada please
Woqooyiga ayagaa ubadan isaaq dhuLka waa Laysku haynayaa, dhuLbahante ayagana waa jifo yar oo abt loo yahay dalka ayey kamid yihiin, xuduudihii 1960 ayey kujiraan, halka somali itaLiyaano maaha wl
Hadii somaliya laka goynkaro somalilandna waa laka goynkaraa@@cabdalacawilyoohiye3
I. Love. That
Habar Awal baa waxlaweydinaya. Xaga kagaso dhufta anana xaga
Naagaha HOOSTIINA EEGA DHEH SOMLAND SOMALILAND ISKA HADASHO
Soomaalidan uu sheegayaa xagay joogtaa kuwan oo kale maaha in lala doodo kuwa la dooday ayaan waxaba ahayan
Futada hooyadaa bay somaliland ku jirtaa
Horta socod baro intaanad ordin. Idinkoon ka hadal Somaliland iyo Somalia o midooba reer Somalia ha is mideeyso o ha joojiyaan inay wakhti, lacag iyo fikir ku lumiyaan sidii xadka iyo umadda reer Somaliland loo dhantaalilahaa.
CIRO WAA.SHAQAALE WAXAA AMARKU KA GOAA SHICIBAKA SOMALILAND
Gebi ahaan ba waa in uu laalaa ciro hadalka ma dhalayska ah
Wa dood xarabo ah
GARACADA SAMAROON MAXAY KA NOQDAAN SOMAALI HALA WASO GARACDA WAXBA AHAYN
Wallee waa idiin danla, aan
Koofur iyo waqooyi way iskudarsamen haddane iyagoo hadalka labadinin ha Kala baxaan qasab ma jiro sida jabuuti shanta Somaliyeey haloo dhigo arinta hadalka badan naga daaya
BEENALEY VIVA SOMALILAND DAWLADNIMADEEDI LUNTEY 1960 AYAY LA SO NOQOTEY
SOMALILAND ILAAHAYBAY U BAAHAN THY MA U BAAHNIN NIJAASTAN AN XAARKA ISKA BIININ
SOMALILAND JABUTY IYO ETHIOPIA XADKA SOMALILAND BA KA HOREYAY
SOMALILAND BRITISH PROTECTORATE WAA JABUUTY,,, ETHIOPIA,, IYO SOMALIA
SOMALIA ITALY COLONY XADBA MALE ETHIOPIA LA WAREEGEY KARTA KENYA LA WAREEGEY
MA WADIIR BUU AHAA KA LEH CIIDAN XIIG WEYN BAAYNU Y BAAYNE6 KU QABSANO SOMALILANAD
SOMALI MAXAVLAYIDHA WE AR SOMALILAND WAXANU WA EEY DIB AN HADALKOODA USO QAADNO BA MAAHA
Reserve aera not ogadeenia wa kala laaba
sax
Waxa loo xukumi waayay saraakiisha inqilaabka samaysay waxaa loo waayay sharci u yaalay oo lagu xukumo ayaa la waayay taasina waxay cadayan u ahayad in la khiyaameeyay soomaliland
Ma inanbaa hadlaysa mise waa nin Kan hadlayaa
From 26/6/1960 free
waxan waa qabil weligod dowlad noqon mayan dorashadodah bad kah garanaysah inay qabil yihin waxan waa edeb daroh 34 sanoh bay ben isku Afufayan waxay ku dodayan dowladih somaliyah bad nah dishay lasaanod maxay ku sameyen tah waa in mak dhaw lag qadah waxay kah sameyen lasaanod Argagixisadah snm
Maxaa maanta keenay wada hadal dambe
Xanuunkiiba ku haya
SIYAD BARRE XOOG ISTICMAALEY MAXUU KA FAAIDEY MIDA KALE SAMROON IYI DHULBAHNTE MAANTA DHULKIINA WAA DHISMEY WAGII SOMALI MUD AHEYD TUULYIN BAAY AHAAYEEN BORMA MIYI LAASCANOOD LAKIIN ASAKAR LAHU LAA69 ISAAQ BAA KOONFUR IDION ISTICMAASHEY
Muqdisho haagaagaamayso ilaa qaranka Somaliland dawladnimdeda qirto Hadi huuhaada uunbay kujiri doontaa
Haddii aanu ku biirno xamar maxaan helaynaa puntland maxay u wayday faaiidada aad noogu yeedhaysaa
Make no mistake! Dadweynaha reeSomaliland waxay 100% ku taageersanyihiin dawladooda cusub hal arrin keliya: Ma jiri karo wadahadal iyo gorgortan laga geli karo Somaliland xorriyadeeda ay la soo noqotay. Somaliland waa Jibouti oo kele.
Horta ayaa u baahan wada hadal sidii muse u
Loo kala tegay ayey u u kala maqnaan
Cawaantan cawaantu dhashay ee khayaaliga iyo baahinaysa khuraafaadka- madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro anigaa shaqsiyan boqol jeer waraystay oo Wax ka waydiiyay arrinkaase wuxuu yidhi dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba ha loogu dhaarto please, , sxbyaal soomaalinimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysanuu ku qadhaabtoo dayuusku iyo islaamnimo cadaawad iyo xanbaarsan ciiil oo af iyo beena oon ashahaada lagu qirin- idinka Wax ha idiin tartee- please hoodhka ku qooysta amba hooyadiin dabada ka galiya--reer Somaliland Uma muraadaane sidaa iga gaadhsiiya buu yidhi hadalna ku soo gooyee waa waxaad naga dheeftaan dheh, dheeshiina waa wali,, for ever Somaliland rep
Reer somaliya qacligi mesha kuma hayaan waxay kuleyihin reerka somalinamda diday baal noshega somalilnmida cida mixisa 😂😂😂
Wax dood ah oo nadhex maraysaa ma jirto kuwii hore ayaan ku khasaarnay mid danbana ma galayano
Anigu waaban yaabanahay sabab loola hadlo maba jirto shaqadeena anu qabsano hishiisydeedina aynu wadano mxaa idin jilciyay oo aad kalaba hadlaysan
Yaa kuu imanaya cidkuu imanaysa ma jirto
Abti somaliland waa dal madaxbanaan 32years wlhi xamarna aqoonsi nooma hayso ee way nagu daalaysa un laakin shacabkooda beenta ha ka daayan waayo ilahay wax kasta uu arkaya akhrana wax u reebta
Doodyaqaanada reer somaliland waa in aanay waqti iskaga lumin mooryaantan1991kii caqliyaystay, waayo waaqaca somaliland waligood ma fahmi karaan sawirna kama haystaan
Yaab
Cadawagii somaliland ayaa dabaala dageena waayo cadowagii gudaha qabasadaye iyo mooriyaantii Somaliland
CIRO KUMA DHACO INUU HADALA LA FURO SOMALI ISAGA IYO AABIHII TOONA KUMA DHACAANA
Daaroodku waa dad xanuunsan intay soo ordaan ayey odhanayaan waa somali diid waa dad cawaan ah oo juhuLo ah oo tuulooyin kunool kkk
Waar khayoomo waa dhamaatay anagu somaliland shacab baa leh waa dal jira wax kale ma socon karan
😂wxn garan layahay somalida kiniya iyo somalida somali xadku galku dhigay wxa kadhigay mid saxa xadkii somalilad iyo somaliya galku dhax dhigayna 😂😂😂 mid beena😂😂 ka somalida ithobiyana kahigay wax saxa😂😂 wxasi waa donis dagaal iyo cadawad ku eeg xadka somalilad oo qudhaa 😂😂
Waan iska ceLinaynaa wll
Shanti somaliyeed meeday xamar o shankale somaliyeed noqotay ayaa leh Dalbaa lakala jarayaa