Raiisaleasaate ku xigeenka itoopiya hadasnu gacanta Soo taagin sidee buu rabay in loo salaamo,qaladka cidda leh way muuqataa waa ninka gacanta laabyey.
Asc waxa wata waa jabuuti xamar Masar turkey china Qadra madaxwany yagii ilaahey ha sharif mudany muuse waa lacigilaby cod kayagiin loo go shubay mark waa siday Ethiopia waxa lagu dilay
Xasan iyo Xamse waxay hambalyeeyeen maamul giboleed ee jamhuuriyad may hbakyeyn ta kale waxay ugu baaqeen Ciro in uu furo wadahadaladii midowga umadda Somaliyeen!!. Wadahdaladiina magacaasay u bixiyeen waana runtood oo sidaas bay ahaayeen oo ay guul ku gaadheen, Somaliland ay ku dhavday god.
MOU gii ay wada galeen somaliland iyo Dawlada Ethiopia waxa uu gaadhsiiyay Aduunka oo dhan in ay fahmaan somaliland qadiyadeeda ,waxa dagaal dublamaasiya dhex maray Ethiopia iyo somalia oo dawlado dano ka le ay dabada ka riixayaan ,waxa laysku wada raacay in doorashada wakhtigeedu taagan yahay ay qabato somaliland hadii si guula ay ku dhamaatona aan la dhagaysan sheegashada beenta ah ee somalia ee cid walba heshiis la gali karto ,Cadowga somaliland waxa uu wakhti iyo aduun ba galiayay in xisbiga wadani iyo kulmiye ay isku qabsadaan doorashada waxaanay se ogayn in qaranimada somaliland ka wayntahay kursi lagu murmo ,manay filayn in m/muuse doorasho aan lagu murmin qabanayo oo hadii laga guulaysto hambalyaynayo ,waxaana Guulaystay somaliland , waxaana Aduunyadu qirtay in aanay isku mustawe ahayn labada dal iyo dad ,somalilandna u qalanto dal laysku halayn karo oo heshiisyo waawayn lala gali karo
MOU-GII kama samirtaan isaaqow itoobiya haddii ay rabto bishaan maxay uga saxiixan weydey muuse biixi Itoobiya cabsi ay ka qabto soomaaliya ayey usaxixi weydey heshiiska
Guul Somaliland
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
waa edits
Raiisaleasaate ku xigeenka itoopiya hadasnu gacanta Soo taagin sidee buu rabay in loo salaamo,qaladka cidda leh way muuqataa waa ninka gacanta laabyey.
Ta kale Ciro aad uma yaqaan madaxda wadamada jaarka kuwa caalamkaba daayoo!!.
2:31
Asc waxa wata waa jabuuti xamar Masar turkey china Qadra madaxwany yagii ilaahey ha sharif mudany muuse waa lacigilaby cod kayagiin loo go shubay mark waa siday Ethiopia waxa lagu dilay
Xasan iyo Xamse waxay hambalyeeyeen maamul giboleed ee jamhuuriyad may hbakyeyn ta kale waxay ugu baaqeen Ciro in uu furo wadahadaladii midowga umadda Somaliyeen!!. Wadahdaladiina magacaasay u bixiyeen waana runtood oo sidaas bay ahaayeen oo ay guul ku gaadheen, Somaliland ay ku dhavday god.
Sidaas maaha ee Muuse ayuu ka cabsadaa oo indhihiisu waxa kaliya oo ay arkayeen Mujaahid, Mudane Muuse Biixi.
Waxas war maha.
MOU gii ay wada galeen somaliland iyo Dawlada Ethiopia waxa uu gaadhsiiyay Aduunka oo dhan in ay fahmaan somaliland qadiyadeeda ,waxa dagaal dublamaasiya dhex maray Ethiopia iyo somalia oo dawlado dano ka le ay dabada ka riixayaan ,waxa laysku wada raacay in doorashada wakhtigeedu taagan yahay ay qabato somaliland hadii si guula ay ku dhamaatona aan la dhagaysan sheegashada beenta ah ee somalia ee cid walba heshiis la gali karto ,Cadowga somaliland waxa uu wakhti iyo aduun ba galiayay in xisbiga wadani iyo kulmiye ay isku qabsadaan doorashada waxaanay se ogayn in qaranimada somaliland ka wayntahay kursi lagu murmo ,manay filayn in m/muuse doorasho aan lagu murmin qabanayo oo hadii laga guulaysto hambalyaynayo ,waxaana Guulaystay somaliland ,
waxaana Aduunyadu qirtay in aanay isku mustawe ahayn labada dal iyo dad ,somalilandna u qalanto dal laysku halayn karo oo heshiisyo waawayn lala gali karo
Wa dementia sign, no recognition.
𝑆𝑂24𝑇𝑉 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
Waxba kama jiraan isago isle salaan ayuu muse bixi gacanta soo fidiyey
Wax uu .usalaami waayo ayaan jirin waa sheeko carruured cadowga somaliland soo dhoodhibay seshiiskina wuu hirgalayaa
Waar waa aditing
MOU-GII kama samirtaan isaaqow itoobiya haddii ay rabto bishaan maxay uga saxiixan weydey muuse biixi
Itoobiya cabsi ay ka qabto soomaaliya ayey usaxixi weydey heshiiska