GURIGINA DANBE MA I MANAYO😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • #atirisho badiyo
    #nurdiin kl
    #hanad omar
    #tiina farey
    lamane

КОМЕНТАРІ • 3,3 тис.

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 4 роки тому +3599

    Sorry walalkey ani Maxa ii wadan waysay 😭😂

    • @yaasinmedia1938
      @yaasinmedia1938 4 роки тому +44

      Wa. Kle

    • @LiiCaatoOfficiall
      @LiiCaatoOfficiall  4 роки тому +1253

      😢😢😢😢 wad hurdesaye dofaryahow

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 4 роки тому +31

      Hanad waalaga dhuuntay kkkkkkkķkkkkkkkkkkk

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 4 роки тому +22

      @@LiiCaatoOfficiall kkkkkkkkkkkkk macsonkor si fiican lagu galay

    • @naruuradagan9903
      @naruuradagan9903 4 роки тому +46

      Hhhh liicaato funny wlhi ma istoosiyo ma anaa wacal ah😂😂😂

  • @sahrokhalid4915
    @sahrokhalid4915 3 роки тому +231

    Hadaa isku dhaarsantihiin guriga gala waaa idin sugaa kulaahaa liicaato caadi ma ahan inta igu raacsan love ka ii saara😂😂😂😂

  • @rododilib7012
    @rododilib7012 4 роки тому +173

    5:21😂😂😂liicato maa ane istoosiyo wacal maa ahay kulaha🤣

  • @mariamamohammed723
    @mariamamohammed723 4 роки тому +1283

    Somali ma ahi miyaa maxa like iga xasideysan aniga ?😭😭😭

    • @nourahassan2434
      @nourahassan2434 4 роки тому +5

      Ani ma ogi wllhi ina somali tahy😅😅😅

    • @daadirmanodra7552
      @daadirmanodra7552 4 роки тому

      Waaad txy wllo xaad iskuxaqiroysa😂😂

    • @mariamamohammed723
      @mariamamohammed723 4 роки тому

      @@nourahassan2434maba ahi Somali sawabto eh wax mai qoran 🤣🤣✌

    • @fartunalibile5250
      @fartunalibile5250 4 роки тому

      Aniga kusara lakin somali matahye

    • @mariamamohammed723
      @mariamamohammed723 4 роки тому

      @@dheymanluul6427 😳😳naa hadawa likedada la noqo ma rawo Oromo wan necbahy 😂😂✌

  • @Casar_balo
    @Casar_balo 4 роки тому +437

    Inta ila aragtay in atarisho ka aarsaneysay kiii hda kahor liicato Hanad iyo muniir ku dhigeen atarishada like 🤣🤣🤣

  • @hidaayofour_four8239
    @hidaayofour_four8239 4 роки тому +310

    Asxby isoo duceeye plz 😢muraad leyhy inuu alle ifydudeye isoo duceeya asxby

  • @hanuushcabdi7373
    @hanuushcabdi7373 4 роки тому +380

    Hadaad comment aqrinosid ona rabin inad comment so qorto oo commentayada dadka aqrinosid like isar😂😂

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 4 роки тому +161

    Ayaamihi Wacnaa.
    Fursad Qaali Ah ayuu Noo Tilmaamay Xabiibku Csw ee ma tahay Qof ka faaidaysanaya

  • @liibaancllaahifaarax7544
    @liibaancllaahifaarax7544 4 роки тому +386

    Atariisho baadiyo iney cayishay inta ila aragtay 😂

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 4 роки тому +65

    Inta qosol la dhacaday like 👍

  • @marwoasad9473
    @marwoasad9473 4 роки тому +608

    ATirizho PaadiYo ineeY CaYizheY inta iLa aragteY like Dhacda ku ziiYa😂

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 роки тому +111

    2021 yaaa kuceshtay sidadayda dawashada 😂😂😂😊

  • @waasugepoi9851
    @waasugepoi9851 4 роки тому +162

    Ciyal xmr ku xumeys like iigu dhoooba

  • @shiineshorts4447
    @shiineshorts4447 4 роки тому +260

    Liicaato inoo dulqad badan yhy inta ila aragtay like 🤞

  • @maskaldo__7283
    @maskaldo__7283 4 роки тому +177

    Ma ani is tooziyo wcal ma ahy kulhaa😆😂😂😂 5:20

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 4 роки тому +93

    Hadaad isku dhaarsantihiin guriga gala waan idin zugayaa kulaha lii caato 😂

  • @mohamedabdirizaq9404
    @mohamedabdirizaq9404 4 роки тому +60

    Dadka atarishada ku mashqulsan layabanahy haday cayishay say mansha Allah

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 роки тому +145

    Hadaad isku dhaarsantihiin xataa waan idin sii sugayaaye gala guriga kulahaa 😂😂😂😂😂😂😍😂😂

  • @Kiikii_afcad_official
    @Kiikii_afcad_official 4 роки тому +265

    Day videoga oodan dhameysan comments aqris galee miyaa 😂😂

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 роки тому +72

    Lii caato waxaan ka aaminsanahay qof qalbi fiican oo wanaagsan sidaas oo kle wxn urajaynayaa gabar kuwa dhowrsoon ka mid ah oo wanaagsan 🥰❤

    • @nasraahmed1216
      @nasraahmed1216 4 роки тому

      Wuu hesta abaa gbar wanagsan 😂

    • @mulkiabuubakar2676
      @mulkiabuubakar2676 4 роки тому +2

      @@nasraahmed1216 tasaaa 90timaheeda sooqaawineeso

    • @adoontiialle6781
      @adoontiialle6781 4 роки тому +2

      I know wll allha usii wanaajiyo🤚

    • @hiyammohamut2294
      @hiyammohamut2294 4 роки тому +4

      @@mulkiabuubakar2676 tinta ha izka qawize Lkn wa gapar QLpi wngzan🥰 ALe hayzku daye

    • @nasraahmed1216
      @nasraahmed1216 4 роки тому

      Saxwaye waa gabar qalbi wanagsan shacterideeda jecelyhy sumaya😂😂

  • @sbsataarboss1437
    @sbsataarboss1437 4 роки тому +176

    How many singles are there in halkan☝️😁

  • @sisousagal3205
    @sisousagal3205 4 роки тому +65

    Walaahi liibanaw markaan dawaday fidiyogan qosal ayaan ooyay waan ku jeclahay hooyo ilhAy dartiis 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏❤️💯💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @fadxicosta9046
    @fadxicosta9046 4 роки тому +233

    Inta ila aragtay inay artiisho badiyo noolatay😂😂

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale 4 роки тому +65

    Ar Sumayo Ii Geeya Sumayo Maa ii Gaysiino LiiCaato🤣🤣

  • @waasugepoi9851
    @waasugepoi9851 4 роки тому +481

    Atirisho badiyo iney cayishay inta ila aragtay like😂

    • @nemoapdy6230
      @nemoapdy6230 4 роки тому +3

      Wiil wxa ka shekynya maxa wye

    • @nafis2703
      @nafis2703 4 роки тому +4

      Masha Allah dheh ishada yey racin🙄🙄

    • @waasugepoi9851
      @waasugepoi9851 4 роки тому

      @@nafis2703 hh

    • @waasugepoi9851
      @waasugepoi9851 4 роки тому

      @@nemoapdy6230 hhh mxa ka micna

    • @sowda2506
      @sowda2506 4 роки тому +4

      Caayil kulahaa qof 2 bari isku badalaayo maa jiro war waa wixi la cabaaye ey dadka qaar ku xanuunsadeen

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 4 роки тому +86

    Jacayl Waa kan hooyo, hooyadaa jannada allah geeyo in sha allah Subscribe isaar wll mahasanid like isaar wll mahasanid

  • @alinoorabdi7898
    @alinoorabdi7898 4 роки тому +8

    Atariisho in ay cayishay inta ila aragtay like dhac iigu siiya

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 4 роки тому +125

    MaaN isToosiyoo manaa wacaL aH astaqfuruallaH😂😂😁

  • @abdifatahali5924
    @abdifatahali5924 4 роки тому +80

    Liicate maxad aga maser sineysin nurdin iyo atarisho badiyo malin ayu farxi dona I.a

  • @maankamahrez
    @maankamahrez 3 роки тому +28

    12:05 Wllhi Runta Maqarsonto Wuxu dhahye vediogan Reall prank waye
    Meshas waxa ka sobaxde prank yada qar ine been ahan jiren caavio🤚😂😂😂

  • @leylamine5902
    @leylamine5902 4 роки тому +46

    Atrisho baadiyo wey cayishe wlhii.....intaa iguracsaan love daac kusiya

  • @anashassan2340
    @anashassan2340 4 роки тому +160

    Inta hada internet loo soo daayey
    Like dhac reer moqdisho1😍😋

  • @bushromohmud3802
    @bushromohmud3802 3 роки тому +37

    10:11 miiska hduu jabin alx klhaa nuurdiin 10:12 miska gacntisa noga daran😥😰Atriizho waa Qof wllnimdu ku wynthy♥♥

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 4 роки тому +51

    Atariisho badiyo wey kaa arsatey xasuuso waagi Hanad omar aad ubalamineyse hehe
    yeela waa ilooba layeelase ma ilaabo
    viva atarisho

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 4 роки тому +100

    HEESUHU WAXAY HORSEEDAAN QALBI JABKA😿
    QURAANKUNA WUXUU DAWEEYA QULUUBTA ❣️
    WLL ALLE DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR🙏

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 4 роки тому +19

    Ma ani istoosiyo wecel maan ahay😂😂😂😂

  • @nastehoahmett2967
    @nastehoahmett2967 4 роки тому +154

    Inta ila aragta in ay atarisho naxdaY 😅😅😅like

  • @aishaelmi8534
    @aishaelmi8534 4 роки тому +50

    Lii caato..maan ani istuusiyo wacal maan ahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @farduusali9115
      @farduusali9115 4 роки тому

      Anba intaa aya saayad iga qoslisay

    • @aishaelmi8534
      @aishaelmi8534 4 роки тому

      @@farduusali9115 wllhi qosol ayaa idilay

  • @zayidkacadeoffcial8017
    @zayidkacadeoffcial8017 4 роки тому +18

    3:28 wuu jareenoya kkkkk
    Halahaas xishood lee kkkkkkkk

  • @barwaaqonashaadofficial6077
    @barwaaqonashaadofficial6077 4 роки тому +23

    Liiban waa qof aaan jeclaahy🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @canabsaid2395
    @canabsaid2395 4 роки тому +50

    lii caato waa fani hadaa isudharsantahiin waa idinsugaa kulahaa😂😂😍😍😍

  • @roodasahal4564
    @roodasahal4564 3 роки тому +7

    Maa anu istosiyo wecel maa ahay kulaha😂😂😂😂

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 4 роки тому +65

    Atarisho badiyo wey cayishe wlhi mansha allh sis 😆♥️

  • @heroxamaada9200
    @heroxamaada9200 4 роки тому +31

    😂❤adi maskin anoqotey Lii cato nio dadka pranki kusameyi jirtey kugu raxeyzteyn cavio😂ilaa iyo Hda prank asameyzo mar hore igu danpeyzay fnz lii cato inu prnk sameyo 😂inta igu racdey like

  • @stacyokie6280
    @stacyokie6280 3 роки тому +11

    Lii caato he's so funny love him

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 4 роки тому +43

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲4k oo subscribed pleas codsi weyeil

  • @simranluulchannel9059
    @simranluulchannel9059 4 роки тому +57

    Fadlan nabiga dartiisa subscribe isoo dheh

    • @sheekoonline925
      @sheekoonline925 4 роки тому

      Waan kuu saaray adigane iisaara thanks

    • @queennuzu9924
      @queennuzu9924 4 роки тому

      Wan ku saray iisaar adigana

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 4 роки тому

      Caqligaga ma wuxuu ku siyay in aad nabiga subscribe ku radiso😦

  • @xadarisomali
    @xadarisomali 3 роки тому +5

    ilaahay dartiis subscribers ii dhaha please😢😢😢😢😢🥰🥰🥰

  • @roodaraaliya7941
    @roodaraaliya7941 4 роки тому +32

    Alle ha idina dhawro liicaato iyo atirisho badiyo iyo nurdiin aada iyo ada idina tageeraaa iga wle

    • @sacdiyosiman5748
      @sacdiyosiman5748 4 роки тому

      ❤😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣😳

  • @asiaabdihamid6470
    @asiaabdihamid6470 4 роки тому +38

    Liicaato kulahaa ani maan istoosiyo wacal maan ahay😂😂😂😂

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +6

    Hadad single tahay, wan ku zalamay🙏❤

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 4 роки тому +54

    10:15 😂 iyaa aboow cidan igarkoda tabnehe😂😂😂😂hg lama tabto🥰

  • @asalqurux499
    @asalqurux499 4 роки тому +36

    Istaqfullaah liicato wareer laku ridey hadlka xita waka lumey miskiin 😂

  • @naazibcatosh7158
    @naazibcatosh7158 4 роки тому +30

    Kal io laab uqosley liicaayo kuma laho atariishobaadiyo wlshey ma is toosiso😂😂😂😂

  • @najiibgamer9044
    @najiibgamer9044 4 роки тому +10

    Pro dhirigaliyaha dhalinyarada liicato kuwata kaptan somali youtuberka ugu fcn 😍😍😘😘😘😘

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому +9

    Mashallaah atarisho waa nuursadey ya ila argay waa caayishay quruxumashallah nuurdiin kl nuurkis baxayo

  • @anfacbilan4047
    @anfacbilan4047 4 роки тому +14

    Liicato wuu abtirsaday wlhi waayo meshuu ka soo jeedo lagama yaqaano nin iyo naag isku dhagdhagayo hadey la dhalan lahayd wuu dili lahaa inkasto prank ehed keep going walalahey aan jclhy 💖💖💖💖❤❤

    • @maryanaxmed3597
      @maryanaxmed3597 4 роки тому

      dadka uu kasoo jeedo gabdhaha aaad ayee uxushmeeyaan wll

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 4 роки тому

      @@maryanaxmed3597 sawkuwa dilaaya ee kufsanaya re konfurku gabdhigi

    • @maryanaxmed3597
      @maryanaxmed3597 4 роки тому +2

      @@ifrahali530 dadka gabdhaha dila kufsadana waa hal qof oo ilahey kacabsooneeen heer konfur saas umawada xuma xppti meel walba ayaaana gabar laga kufsadaa

  • @afnaninamohamet246
    @afnaninamohamet246 4 роки тому +90

    Sumayo hdaa vedio gan hde dawanosid wlley wiilka kaso gaar 😰✌🏿

  • @caaishakarancabdullahi8864
    @caaishakarancabdullahi8864 4 роки тому +25

    Waikan reer muqdisho cawa anaga uhoreno😂qad xumo waka wenane hada aqyaaraa nahay😂

  • @zeitunismail5217
    @zeitunismail5217 3 роки тому +12

    Lii caato u are the funniest walahi I can't stop laughing 🤣🤣🤣🤣🤣. Hor Mar wacan walalkey

  • @hudaosman7433
    @hudaosman7433 4 роки тому +81

    Kkkkk wllhi si aanan waligy u qoslin baan uqoslay Liicaato waad Samir badantahy wlhi anuu waan iskaga tagi lahaa lkn KKK imadeena ma tihid guriga gala kulahaa waan idin sugayaaye 🤣🤣🤣

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 4 роки тому +32

    Microphone inu ogujiro maogo miya😂😂😂😂xanta cadi lomaqla😂😂😂😂❤

  • @jamiilamjeyte6855
    @jamiilamjeyte6855 4 роки тому +24

    Shactaro asaba kugu filan qosal iguma harin😂😂😂😂😂😂

  • @maankamohamed5337
    @maankamohamed5337 4 роки тому +31

    Maa ani istoosiyo wacal maa ahay😂

  • @queennawaal2164
    @queennawaal2164 4 роки тому +28

    😂😂lii caato maskiin wuu isku yaryaraaday 😂

  • @hilwaxofficial3068
    @hilwaxofficial3068 4 роки тому +13

    😂😂😂😂😂😂liiicato I love u bro till now I am still laughing 😂

  • @SOMALIBF
    @SOMALIBF 4 роки тому +6

    Isoo boqda lkn hadii uu kalankaygu uqalmo subscribe isaraa thanks all my brotHers and sisters 👍💕

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +14

    Liicaato Pinned i saar.
    Wax yarbaa iiga haray 1k.

  • @ayanadan7832
    @ayanadan7832 4 роки тому +26

    Hhhh istaqfullah wlhi dhacad oqsolay sorry ina abo 😢😂😂😂😂

    • @hasanabdi3212
      @hasanabdi3212 3 роки тому

      Markaa tago Isku galgasha markaa tago kuluhaa 😂😂🤚

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 роки тому +30

    6:45 Lii caatow Nacalaa wajigaaga kuyaal kulahaa😂😂😂😂

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 4 роки тому +8

    Haa masha alah qurux atareesho wajigan iga dhis qalfoofta ah saan ayad macn ku tahy

  • @somalitubetiktok36
    @somalitubetiktok36 2 роки тому +1

    2022 inta daawaneyso ismuujiyaa

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 роки тому +4

    Mansha Allah tabarakallah wey cayisheybay kihayn inanata mansha Allah udhaha Adna naga daba geee sirta atirishoy

  • @aminafeisal1595
    @aminafeisal1595 4 роки тому +47

    Sorry lii caato wllky wa lagu tashtay
    Walhi qosol iguma hadhin cawa
    Hada isku dhaarsantihin guriga gala kulaha funny lii caato 🤣🤣
    Wad dulqaad badantahay Ani hal mara carari laha 🤣🤣 keep going asxaap aan taageero

  • @hibaqmaxamed999
    @hibaqmaxamed999 4 роки тому +3

    Waa markii 5 e an kusoo ceshtay video inta ilamidakaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi waa video fny ah
    👇

  • @nimcocuuke7822
    @nimcocuuke7822 4 роки тому +10

    ana jecel nuradin iyo atirishada farxad igu wara qalbigan idinka jeclahay

  • @muniishibraahim4952
    @muniishibraahim4952 4 роки тому +18

    Hhhhhhh licato wadnaha i istaagy wacel man ahy kulahaaa😂😂😂😂😂

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 4 роки тому +14

    10:13 cidaan igaarkooda taabanee😂😂😂 way taqana Hg ineysan caadi ahayn😂😂😂

    • @umuisraaumuisraa6846
      @umuisraaumuisraa6846 3 роки тому +1

      Dadka xey dheryihin wka qaraxa lgu dhmeye mey iska celiyan

    • @nasteexocabdi1065
      @nasteexocabdi1065 3 роки тому +1

      @@umuisraaumuisraa6846 adi xaa ku Haayo wacal yahay

  • @nimconeyruus5354
    @nimconeyruus5354 4 роки тому +26

    Istaqfurulaah kolahaah maaneh istosiyoh wacalmaahay adeykotalaah heeh abooweh sorry😭 wlhih 😂😂😂😂

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 роки тому +16

    Zry wlhi waa xishoday lii qeybta Naag doontay ku kiciyeen 🤣🤣🤣

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 4 роки тому +7

    6:23😂😂😂hada isku dharsantihin qolka gala kulaha 😂😂😂

  • @abwanzaki8498
    @abwanzaki8498 4 роки тому +10

    Wllhy 🤲aniga fanka 👏waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 3k oo👉subscribed igarsiya inata

  • @maxamedcade7201
    @maxamedcade7201 4 роки тому +6

    Somali inta qadka kamaqnaa like sara🙏🙏🙏

  • @craxmaanlabasuule3638
    @craxmaanlabasuule3638 3 роки тому +5

    keep going LiCaatO Official

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 роки тому +7

    Istaqfurullah ani liiban qosolka iga dhameyey😂😂😂

    • @safiyoali9713
      @safiyoali9713 3 роки тому

      atarisho dada sidan in ey jiran ayat ogtahy sida lii cato wax badan aya sidan iku dhacday😂😂🤣🤣🤣😆

  • @ashosaid6888
    @ashosaid6888 4 роки тому +12

    Liicaato waa iga qoslisay walhi🤣🤣🤣🤣nuuradiina waa best actor iyo actress atrisho badiyo♥️

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 4 роки тому +10

    🤣🤣🤣🤣🤣 waxaad prank samaysaba adigaa ligaa tirsanoyaa .
    Aarso waan sugaynaye

  • @ahmedmaxamed3719
    @ahmedmaxamed3719 4 роки тому +12

    Filmka inta badan waa lisku ogyahy laakin waan kugu heysanaa lii caate

  • @raamdaasofficial7529
    @raamdaasofficial7529 4 роки тому +16

    Wll ilaahay dartii SUBSCRIBE iigu saar ❣️

  • @roozachannel653
    @roozachannel653 4 роки тому +3

    Xitaa dadka ini dawanaya barnki waku samynkartiin wydhacdaa easy keep going lamanaha qarniga❤👋

  • @samiirjunior4974
    @samiirjunior4974 4 роки тому +35

    First person😂

  • @mushtaqabshir3557
    @mushtaqabshir3557 4 роки тому +28

    Animaa istoosiyo wacaL man ahay kuLaha hno wlhida funny bad tahaY🤣

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal6957 2 роки тому

    WAA SAHAL ABDI OO.JOOGA CASIMAADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @abdifitahbareisek9268
    @abdifitahbareisek9268 4 роки тому +5

    Liicato funny ayaa tahy wan ku wataa bro😂😂
    Nuradiin iyo atarisho wax kale

  • @zeinabbarre7847
    @zeinabbarre7847 4 роки тому +6

    Ayantaan you tube wukac sanyahay walahi so happy 3 daxdena waidiin taagera keep going 💯💯💯👍🙏💋❤❤

  • @omarabdulle8523
    @omarabdulle8523 3 роки тому +3

    Video kan waa ka helaay

  • @zuuzuuzimpa195
    @zuuzuuzimpa195 4 роки тому +6

    Frist person Mia legends lii Cato io familigyga quruxda pn♥️♥️🌍

  • @nastexasalah6473
    @nastexasalah6473 4 роки тому +12

    Hhhh libanow wlh qosol igu dhishee inolow wlh abow keep going and never backward I.a💛💛

  • @aishaabdinur2930
    @aishaabdinur2930 3 роки тому +4

    Dang - Would love to read the comments :-( Time to start learning to read Somali :-)

  • @maayakhader1229
    @maayakhader1229 4 роки тому +12

    Atarisho way cayishay
    Inta igu racsan like sara