SARIIRTA MARKAAD TAGTID CABSI WALWAL IYO WALAAC MADAREENTAA ILAA AAD OOYSID? SIRTAAN QAADO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 49

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 20 днів тому

    Masha Allah jisakumallahu Qeyr uQti

  • @najmaali332
    @najmaali332 Місяць тому +1

    ربنا يحفظك ويكثر من أمثالك

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Місяць тому

    Thanks walasheen wan kuduceynaa jazakaAlAh

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Місяць тому +1

    Masha allha

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 Місяць тому +1

    Jazaakumallah khayr abaayo.

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 Місяць тому

    Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Місяць тому

    Mahadsanid walaashey

  • @user-gz4zu7bu3r
    @user-gz4zu7bu3r Місяць тому +3

    naciimo abaayo Allah kubarakeyo waxan rabaa telkaaga qaska ah wankugu cusubahay

  • @hodanfarah9086
    @hodanfarah9086 Місяць тому

    Mahadsanid walaal

  • @fatumaMohamed21
    @fatumaMohamed21 Місяць тому +1

    asc nacimo wan kusalamey kilibkan mar kan arkay teytalkiisa anigoo qiso dhegey sanaya wan damiyey oo waxan dareemay in anga ianfacayo wel welka ama hurda xumada inbadan wan istic malay adan wan ubah naa faidadeeda dheredka dh❤❤❤❤

  • @YaqubthegoatThelot
    @YaqubthegoatThelot Місяць тому +1

    Jisaka allah

  • @user-gz4zu7bu3r
    @user-gz4zu7bu3r Місяць тому +2

    waxan rabaa okale gabadhasheegatay walwalka inaan siqas ah ulataliyo inshaalah

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Ok waad ula soo talin kartaa halkaan!

    • @maryanl804
      @maryanl804 Місяць тому

      ​@@adigaisahaaw telkaaga xagee yaal abyo

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 Місяць тому

    Maashallah

  • @maryanl804
    @maryanl804 Місяць тому +1

    Aaaaamin aaaamiin

  • @maryanl804
    @maryanl804 Місяць тому

    Jasakalahu kheyr abyo arintan qayb ka mid ah waa I haysataaa

  • @taajirmohamed3355
    @taajirmohamed3355 Місяць тому

    Asc JzkAllaahu kheyran

  • @abdulaahimohamedaamir4085
    @abdulaahimohamedaamir4085 Місяць тому

    Mash' allah

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl Місяць тому +1

    masha allah hurdada iga xun abayo wan ka faaiidey, jasakallaah, abayo caleenta ,magaced❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +2

      Chamomile tea ayaa layiraaahdaa!!

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Місяць тому +1

    Waan kulacade waawadeeta quraxaya

  • @user-eg4di3is3p
    @user-eg4di3is3p Місяць тому +1

    Asc war Naciimo walaal jisaka kalaahu kheer walaal macaan

    • @istarcadey5938
      @istarcadey5938 Місяць тому

      Caanaha noockasta maaka dhigan karaa , yacni caanaha oatska ayan cabaa Aniga

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 Місяць тому

    Shugran walll qaali jisakalahukhar

  • @user-pl5re2wh4s
    @user-pl5re2wh4s Місяць тому +1

    Jazakallahu kheyr abaayo waxaan kuweydiihaa caanaha booro malagu karin karaa huruuda

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +1

      Haddii aadan heeysanin caanaha kale oo organic ah kubadalo lkn aad isaga jilci!

  • @user-gy9oq1ey4n
    @user-gy9oq1ey4n Місяць тому +1

    Asc apyoh dhiigkar Ayan qapaa huruda ma cabi karaa

  • @halimahassan2681
    @halimahassan2681 Місяць тому

    Shukran ukhti magacisa qoral ma kaso dhibi karta please

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Sanjabiil ma aragnee haruud ayaa noo muuqata

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 Місяць тому

    Asc macalin nacino hal suaal ban ku weydina malin ba dhaqtar ka dhagestay in huruda qofka dhaxal kansar naaska leh inu ka fogaado dahqatar carab ka dhagestay maxa ka jiro wan cabi jiray wan ka cabsaday malinka kadib

  • @AbdimustafeHaji
    @AbdimustafeHaji Місяць тому +1

    Tellefoo nkaaga masii abaayo

  • @user-km3iu2lo5h
    @user-km3iu2lo5h Місяць тому

    Wcs wr wbr abayo naciimo jazakallaĥo qer

  • @maxamedyusuf5679
    @maxamedyusuf5679 Місяць тому +1

    Asc wll naima guuxa gudaha dabada laga dareemo caadi miyaa mise waa rectal bleeding

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Місяць тому +2

      Wax kasteey noqon karaan halwax kaliya maahan, dadkana isku wax uma keento!

    • @maxamedyusuf5679
      @maxamedyusuf5679 Місяць тому

      @@adigaisahaaw ok waxyabo jle sbabi kro maa jiraan

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 Місяць тому

    Maya wallqalii

  • @AishanormohamedMohamed
    @AishanormohamedMohamed Місяць тому +1

    Abaayo tell wuu iishaqeen waayee WhatsApp maku shaqeeya miyaa

  • @AliMohamed-oo4qs
    @AliMohamed-oo4qs Місяць тому +1

    Asc walaal mala isku darikaraa?

  • @AishanormohamedMohamed
    @AishanormohamedMohamed Місяць тому +1

    Abaayo canug6 jir ah oon calool fadhi qabo maxaa lagu xaliyaa