Deg Deg Wasiir Cali balcad iyo wasiiro kale oo Farmaajo u goostay Xasan oo Cidlo soo istaagay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +7

    Guuuuul farmaajo doowlad kaama dambeeynin aloow noo sooceli amiiin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +7

    Viva farmaajo waa wadini aana soomaaliya ka maarimin ee ilaahaya hawa soo celiyo umada soomaaliyed❤️✅🇸🇴❤️✅👍🫶🏽

    • @OsamaArahmanYonis
      @OsamaArahmanYonis 2 місяці тому

      waxan karabaaa in cadeyn ad ukonto warka ad shegeysid

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey xidigaha tiyub❤❤❤❤❤

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 місяці тому +13

    Mashaallaah Xabiibul Malaayiin Xaal aankaa aheeyn Daalkeena loomaa haayoo♥️🇸🇴👈♥️

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 місяці тому

      Xabiibul Khaniisiin waa kuwa hada la soo xir xirayo dhaxalkii Farmaajo fisqi iyo qarax buu keenay dalka Meeyd qariye Farmaajo waxaa dhaama Meeyd qufte Xasan Sheekh

  • @SharifAbdul-in3cu
    @SharifAbdul-in3cu 2 місяці тому +3

    Anigu haddii aan ahay Farmaajo waan diidi lahaa. Dalna ma maamuli karo, cid kale in aay maamushana ma oggoli! Farmaajo Waa Mareexaan ma illoobeen! From Gedo

  • @KuuloowYare
    @KuuloowYare 2 місяці тому

    rabiyow inoo soceli farmaajo

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 2 місяці тому

    Guuuuuuuul farmaajo ilahoostago ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul❤guul❤❤ guul❤ guul❤❤guul ❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 місяці тому +6

    Xasan gurguurte waa iibsadey wadanka waana in laga qabto wadanka

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 2 місяці тому

    Guuul farmaajo iyo nabad iyo nollal ale ha nosoceliyo 👍👍👍👍👍💯💯💯💯

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 місяці тому

    Viva xabeebul,malayen we have your farmajo

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 2 місяці тому +6

    Farmajo, ma'ahan nin cuqdudlow ah, sida Xasan
    munaafaq, waa nin sabar
    badan, adkeysi badan.
    Xilligiisa wax-walba lagu
    sameeyay,wuu adkeystay.
    Dadka caayey waxa kamid
    ahaa Xasan madherge, illaa
    uu aflagaadeyay caaqiladisa
    taaso lagaxishoodo

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 місяці тому +6

    “Asalaamu Calaykum “
    Waa Xaqii oo soo ifbaxay! Waayo Farmaajo lacag dayday ma, ahayn! Qabiilna makala jeclayn oo waxaa uu ku haminayay sidii uu udhisi lahaa wadankiisa laakiin waa lala garan waayay!!!

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 місяці тому

      Farmaajo qabiiliuste buka oo eey ah buu ahaa buuguu qoray soo aqriso Shabaab ayuu la shaqaysan jiray Rabbigii na dhaafiyaa mahad leh

  • @MohamedSuleman-lq7ml
    @MohamedSuleman-lq7ml 2 місяці тому +2

    FRmajo wa wadani

  • @ShiineKaari
    @ShiineKaari 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 2 місяці тому +3

    AAR FARMAAJO SO BAX WALA EEDE WLHI!

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z 2 місяці тому

    Haybada ilaahey baa bixiya xabiibul malaayiin waa laguu basaasay soon od wanaagsan ilaahey wuxuu ugu deeqey inkaaniyad wax lagu maamulo farmaajo guul

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 2 місяці тому

    Xabiibul mooryaan

  • @seynababdullahi6633
    @seynababdullahi6633 2 місяці тому +1

    Masha Allah
    Xabiibul malayiin mudane maxamed Cabdullahi maxamed Farmaajo guul waa soo labanayaa waxa jecel shacabka waxaa uuw jecel yahay umada somaliyeed

    • @SaciidShiiqow
      @SaciidShiiqow 2 місяці тому

      @@seynababdullahi6633 xabiibuldoofaar

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 2 місяці тому +2

    Sixiroolayaal Shacabki Muqdisho qaraxyada ku dhameeyey waryaa xabiibul malaayin Raduulkeeni Scw baa loogu yeera waad anshax xuntihiin

  • @abdullahiyarowmohammed2264
    @abdullahiyarowmohammed2264 2 місяці тому

    A s c dadra wxaay ogaadeenxaqiiqada

  • @abdihabeb6655
    @abdihabeb6655 2 місяці тому

    Cid rabta maleh farmaajo weligaba qeyli

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    يمهل والا يهمل shacabow ilaahey wuu ku sugaa laakiin kuma ilooobo ruuxii daacad ah ilaahey ma ilooobo ee qalbig a nadiifiya si ilaahey uu kuu garb taagnaado ninkaan labada qabiil ee xukunkiisoomaaliya lawareegey ayaa isugu tagey xaqii haduu soo baxey

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 місяці тому

    Salam wariye nacam nacam xabibul malayiin 4 gof oo qalbidhag ah ku hayst eh iqiilabki sanbalolche moryaneti si logusameyo magadil iyo ciidamadi gaado ee balad xawo ee soodinta kiniya ee dhibsadeen eehelada ahmed modobe ayaako u arkayeen in ahmed lagu ridayo iyo 20 moryane grub hirab 91 oo daad kobaan masakina ku awrkacsanayeen iyo 10 qof araan jane uu sacid deni horbodayey iyo dawleda shisheyey oo dawlede u didaan somaliya oo raabay qof camiya ah sida damerkaan hassan dhiqo iyo fiqi moryane 100ki 98 ba tageersaned xabubo malayiin vive farmajo waa héros vive darode vive siitti vive ogaden iyo cisse

  • @MuraayoCumar-gr7qd
    @MuraayoCumar-gr7qd 2 місяці тому

    iLaahay ha noo soo ciliyo famaajo xasanna Hanahan qabto hadaan muslin nahay cuqubo ha ku dhacdo xasan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Samada hadii lagaa jeclaado dhulka waa lagaa jeclaan daacadnimo wadaninimo cadaalad

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 2 місяці тому

    beeenaaale

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp 2 місяці тому

    farmajo daradisa ayan sebescre kugu saaray

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 2 місяці тому

    Isiyasadu saxiib maleh wa hadba haad kici.

  • @maryan953
    @maryan953 2 місяці тому

    Asc ninkasta oo yimada mtooyada mugdisho oodhan uma tali karo ee dawlda Markasto la sheego ma xamar kaliya ahaa

  • @shamsocilmi6952
    @shamsocilmi6952 2 місяці тому

    Intaas u tagtay farmaajo ogaada shaqada wa laga ceyrin doona ila arka maxaa ka doonteen guriga farmaajo ayaa laga ceyrina taas la socda soonaaliyey

  • @seynababdullahi6633
    @seynababdullahi6633 2 місяці тому

    Kama danbayn dowlad farmaajo geesi

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Been badanaa jareerku

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 місяці тому +1

    😝👎🕷

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 2 місяці тому

    Bal sankiisa eega nacalaa ku dhalay sanweyn

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 місяці тому +1

    Doofaar malaayiin beenloow

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Beenaalee

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 2 місяці тому

    War beenta jooji nijaas laangaab baa tahay

  • @AxmedmaxamedShaacir
    @AxmedmaxamedShaacir 2 місяці тому

    ❤❤❤❤