Gooja cade Halaagii shalay kadhacay & Hub Kadhigistii Qaranka!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Рік тому +3

    Maya jaamac,isaaqland waa wada cadaw cadaw dhalay kullina waa wada daalimiin. Ilaahay ayaana nooga hiiliyey ee aamiin aamiin yaarabi

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Рік тому +9

    Ragow kibirka waa lagu jabaa kaa hala ogaado ❤❤❤❤
    Adeerkay hadal kiisii 🇸🇴🇸🇴

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Рік тому +7

    May Allah Save & Protect All The Somalis In This War. Ameen!!

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Рік тому +8

    Waa Runtii Jamac waxa uu ahaa weriyihii u horeeye ee na ogeysiis yurub ( good job) !!!!🎉🎉🎉

    • @abdillahiadanissah9244
      @abdillahiadanissah9244 Рік тому

      Jamaac is the best of the best with catching edge news analysis 🙌 😀 😄 😎 👌 👍

  • @BARFASOOR
    @BARFASOOR Рік тому +3

    SHALAY DAGAALKI DHACAY HAAF QIYAAMO. LABAXAY

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Qora taariikhda siday uga habaartameen xabaashi odayga ayan ana jimcihii u habaaray in awooda ala kaqado oo cadow iyo nacaba ay ujaban cimrigooda ale kooba kabaha lagalabaxo waxyaacay iyo xawdhintay allaah hakayeelo allaahuma aamiin

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 Рік тому

      Somaliland guul alosii gurigooda ku barwaqe aamiin

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 Рік тому +7

    Inaadeer aniguna farxad baan seexan waayay because waxay dad kayga xasuuqayeen oo madfac ladhacayeen 8 months walee sida aan u farax sanahay allah uun baa og

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Рік тому +3

    Guleed iyo jamac galad waa qalas bgeesiyal ah hambalyo guushu waa inoo timid waa alle awoodisa

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 Рік тому

    Mar haddii $LAASCANOOD gacanta beesha dhulbahante guul isaga ka masuul Ah Amniga.

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Рік тому

    Wax somalinimo ladhaho ma jira
    20 sano ayuun Ban so qorayay viva somaliweyn wax rababa wasn wayay heer intaa reply laguso galo adeer wax somali ladhaho ma jireen haku walan meesha maanta waan ogaday ineeyna jiron somali waayo qofka muslimka walalki ah ninka cadow u arka waxbo Ana isuma nihin Ana cadow uun bu I arkaa

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Рік тому

    Labada weriye ugu fican geesiyaala inbadan noolaada ilma adeerayaal

  • @abdiabshir9806
    @abdiabshir9806 Рік тому +1

    Erayga keliya Ee Lagu macneyn karo waa ( HUbka dhigis ) ?!!!

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Рік тому +2

    Geese ninkaan waa runtii xaqiiqadu waa intuu sheegay

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Рік тому +6

    The fact that they massacred unarmed civilians erodes all sympathy.

  • @Harriss223
    @Harriss223 Рік тому

    Tolkayo absame ilaahbaa nala dhaliyey. Waa laandheeraha daarood! Laascaanood is the land of sayid maxamed the greatest Somalia 🇸🇴 hero!
    Laascaanood of ogaden!
    Laascaanood is the of Somalia 🇸🇴!
    Laascaanood is the home great blue revolution of Somalia!
    Laascaanood is the land Somali jamaahiir!
    We the SSC people of Somalia 🇸🇴 appreciated great support for our dearest Somali people!
    Somalia 🇸🇴 hanoolaato

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Рік тому

    Jamac galad wa salaamayaa qaabka uu uwaraman jeclahay

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Рік тому

    Jamac ma lataagay se wax ujiraan daaroodka la sixro somaliween buu kuwasha somaliween wax jiro ma ah waa beelo viva daarood weeyn

  • @abdisamedabas9642
    @abdisamedabas9642 Рік тому +1

    Jaamac goormay wiilal somaliya oo isdilaya noqdeen labada dhinacba ood ka xanuusatay sawtii dhinac gaalo ah iyo dhinac Somali xaq u dirir ah ahaayeen

  • @axmedsaleban-ou2wf
    @axmedsaleban-ou2wf Рік тому

    Jamc Galad shalay way kutabeen SSC iyo duufantii iidorka qaaday

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Рік тому +2

    FROM BUUHODLE Daljir guuleed jaamac galad inader Allaha idin xafido isha idoorkana Allaha idinka duwo

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb Рік тому

    Suaasha lagu waydiiyay maad jawaabtid maxaa shalay dhacay sheeg inkaar kugu dhacdaye

  • @mhameleprinc7844
    @mhameleprinc7844 Рік тому

    Asc guusha ka did maxaa qorshe ah oo lagaga tur jogi kara rogaal celinta haday timado

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 Рік тому +1

    Jaamac ilaa shalay baan kusugayay
    In London

  • @حسامالعكاد-ي2ش
    @حسامالعكاد-ي2ش Рік тому +7

    Sidee isu barbar dhigaysaa qof guriisa loogu yimi oo lagu yidhi somali matihid iyo somali baan ahaye ii dhaaf gurigayga oo la abhiyey oo diidey

  • @axmedsaleban-ou2wf
    @axmedsaleban-ou2wf Рік тому +1

    Guuleedow jaamc ileen adaan istadha SSC adaan leh ee gulqyso

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 Рік тому

    Come on Jamac what this people doing last 8 months to lascanod .

  • @RaxmoMaxamuud-o5h
    @RaxmoMaxamuud-o5h Рік тому

    Somaliland guul

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Рік тому

    Jaamac Galad, maanta si jilicsan ayuu u hadlayaa!
    Adeer nimankani waa kibreen 15 ayaana la abhinayey. Waannu ku diganaynaa mujrimiinta.

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Рік тому

    Nimanka 8da bilood layska, ahbinayay ee subaxkasta madaafiicda masaakiinta, iyo maxasta dulmiga kulaynayay
    Sikastoon urabilaa, inaan laba wiiloo soomaaliyeed layskudilin hadana.
    Walee, inaanan kanaxayn jabka gaadhay inta soo hadhayna, insidaa loogalo, ayaan illaahay karajaynayaa.

  • @mohamedabib3057
    @mohamedabib3057 Рік тому

    JAAMACOW WELLI DAMIIRKAAGU WAA NOOL YAHAL WAXA DHACAL WAA WAX AANU IN BADAN KADIGAYNAY OON LA HAYN DADKANI WAA DAD WALAALO AH OON KALA MAAR MAYN. WAASE WAX RABI QADARAY

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Рік тому +1

    Ilaahey wuu idiin arkayaa beenta iyo faanka aad sheegeysan idinkiibas la hayste u ah oromo iyo kikuuyo marka hore soo xorooba abuu jaahiliin somsliland wey idiin taline

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 Рік тому +2

    Jamcow waxaa tahay nin somaali ah

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 Рік тому +3

    Wax garad ma laha isaaq shiikh iyo odY toonaa 😊😊

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 Рік тому

    Jaamac galadoow maanta maxaa ku daaray
    Duqayntii laascaanood iyo maatadii iyo caruurta lagu laayay iyo abwaanadii iyo haldoorkii dhulbahante
    Miyaad ilawday

  • @Saadaq..xasan...5555
    @Saadaq..xasan...5555 Рік тому

    guul

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Kiiniya intajoogta ee huwana ilaa sheekh kushksheegooda aya ka aabaha iyo huwan oodhan reer doqqonmawaye ogaadeen

  • @axmedsaleban-ou2wf
    @axmedsaleban-ou2wf Рік тому

    Darodku waa wada halyey hubantidaydiiye iidoora waa wada hulqiyo huubo doora lehe

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Basaasiintiini baa soo dirateen waala ogyay

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Рік тому +1

    Ciise badan baa maxaabiista ku jira

  • @mussejama311
    @mussejama311 Рік тому +2

    That's true, adaa ugusoo qoray
    GUUUL Ssc-khaatumo

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Рік тому

    Maantana kuwo lale oo shalay ambaday ayaa ssc kasoo qabatay dhoodi xudun meel udhow waa lasoo qabtay 11 nin oo gaadhi ay wateen cidla kaga goostay intay ambadeen reer miyiga dhulbahante ayaa soo sheegay

  • @abdisamedabas9642
    @abdisamedabas9642 Рік тому

    Adeerkay malaha Nairobi bad ka hogaaminaysay?

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Рік тому

    Odaygu macaqli badna wuxuu ku celceliyaa xamar hatimaado diyaar baan unahay . Inanka yar adeerkii ayuu ka maqlay in xabaddiisu xamar gubayso.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Walaahi hadanay soomaliland cashar udhigin latidhaa waxaa labaabiyay lascaanod laguxigsin garoowe oonla odhan halkan madadba dagijiray wabalan anagoo dumarkoodiiya ayn ahay suga

  • @amiinriiso9082
    @amiinriiso9082 Рік тому

    Adeer dagaal udanbeeyaaa waan nool nahay ee is adkeeeya

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Рік тому

    DAAROOD JABA SAGAAL BILOOD AYAANU LUQUNTA CAGTA KAAGA HAYNEY EYDA
    GOOJACADE ANAGAA KA BAXNAY BERINA WAANU KU NOQON
    UGADEN ADOONOOW ADKEYSTA

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb Рік тому

    Jaamac caawa macabsanyahay walaalnimada uu ka hadlaayo maxay ahayd jamacow noocya badanidaa

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula Рік тому

    anoo ah wiil somalilander ah oo jooga deeganka guumeys kuna dhashey ma rabo maamul aan somaliland aheyn inuu i maamulo, soool yaaney dhulbahante kaliya sheegan anaga la deganee..

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому +1

    🐎🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🔥🦾

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c Рік тому +4

    Boowe Jaamac haka nixin nimanka lakufsaday oo lahantitay shalay 8 bilood ayay dadka xasuuqayeen walle hadaan joogi lahaa somaliya waan kor istaagi lahaa meydka😢iidoorka horey waxaan u soo kor istaagay baldxaawo gedo general shabeel 1992 anigoo caruur ah maxaa kayaalay laascanood

  • @UmalHassan-v3m
    @UmalHassan-v3m Рік тому

    guul ssc khatumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samir7657
    @samir7657 Рік тому

    Jamac Galad aad ayu uga xumaaday jabka muse bixi. Falaqayntiisan taas aya ka muuqata

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 Рік тому

    Jaamac shalay wn kuwey ney

  • @abdifatahabdi7807
    @abdifatahabdi7807 Рік тому

    Nimanku orad badana

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 Рік тому +1

    Salaan qaaliya Geesiyiinta Guuled iyo jama Galad Guul Guul jamaahiirta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Рік тому +3

    Welkom jaaleyaal ❤❤❤

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 Рік тому +1

    Ninka alifle la yiraahdo jamacow ma ahan wariye waa qabiile sida uu shalay u hadlaayey ma ahayn caqli fayow.

  • @sgal386
    @sgal386 Рік тому

    jamac xafajo afartan sano ka hor ayaa afweyne ku keney hargeysa adoo qaxotiya oo borash lagu walaqayo horta is xoree adigu gumeysiga ka hoos bax intaanad cid kale usoo hadlin neefyahW

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Рік тому +1

    Muqdisho xalay lagama seexan murugo darteed nacalaa kuyaal mooryaanta dhilaa idin dhashay viva republican daarood weeyn

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 Рік тому +1

      Saaxiib maxay utari karaan harti waa american power cuba iyo jamayka dhexdooda kuyaala viva harti power

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    W.m.santihiin .

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol Рік тому

    Jaamac.xageekadhacey.dabaal.dagii.iyo.hubkadhigistii

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 Рік тому

    Gobay leec oo jabin gobi ma jabto isaaq jabimaayo weligee

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan Рік тому

    Waxaan la yaabanahay, Dhulbahante, sababta ay u diidan yihiin, in ay Isaaq wadan la yeeshaan.
    Laakiin ay ogol yihiin, in ay xitaa shaydaanka, wadan la yeeshaan.
    Dhulbahantaha jooga Khaliinka, Cumaan, Maraykan, Yurub iyo meel walba, ma diidaan maamulka wadamadaa, iyo dadka la nool.
    Lakiin marka Isaaq wax la yeesho, way kacaan, oo way diidaan.
    Waamaxa sababtu?

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 Рік тому

      Fariid na waa og yahay sababta doqon na loosheegi maayo

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Рік тому

    War idoor waa laga dhergay taariikhda ayay gashay weligeed ka bixi mayso somali dhexdeeda kama dhicin umad laga furtay hanti waxay haysteen hubkii ugu qaali sanaa waawaynka oo la baacsaday 100 kiiloo mitir kkkkkkkkkkk daraawiish is not easy

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 Рік тому

    Noolada Daljire TV

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 Рік тому

    Somaliland wahay difacayan houdkouga dulbahantow amaa dida amaa doona amma goura you are in the somaliland territory that is the global decision and just wait what is the result

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому +2

    GuuL SSC -KhaaTumo State🐎🤍💙🔥

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Рік тому

    Daarood Jawiye Dir iwm waxbhalaagaya maxay somaali u taraysaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Midkiiba kun baa u dhiman doonta wabalaan

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 Рік тому

    I am disappointed your comment today
    They claim to be a none Somalis

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 Рік тому

    Aliflow shalay ayaad ka hadashay si dhiifo qabiil. Aliflow xaq ma lihid. In aad u hadasho si wariye nimo. Please jamac ninkan ka ag tag.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Рік тому

    Doqomo, waa kuwaan, waayoo wax aanan dhammaaneyn ayey ku farxeen, laakiin cayaari waa gelin dambe.
    Laakiin. Waxaa ka darran midda ka soo socota oo aadan ogeyn ee kilinka ka dhici doonto. Inshallah

    • @shariqashidan145
      @shariqashidan145 Рік тому

      Shaley maad hurudeen

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada Рік тому

      oo maa weli in lagu ciyaarsiyo aya donaysa ok soo dono ciyarta ku danbeysa wad guleysanaysaye

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 Рік тому +1

    Dagaal waa danbeeya ader waxba haysku camirina, hup ay qabsadeena ma jirto.😂

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 Рік тому

    Kuwa diidan hadalkii guuleed ee Shalay mawaxaad dooneyseen inuu iidoor amaano

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 Рік тому

    Weewe goormad somaliland ka nixi jirtay jaamacow waa lasbartee wax soomali ladhoho iyo wax arxan ladhoho inagama dhaxeeye nafis waxaba haykaga kaydhigin nin ii naxayee baashala dhamaantii waa maalin tiiniiye

  • @sabrinasummer7832
    @sabrinasummer7832 Рік тому +1

    Laba qalas jamaahiirta ah
    Guuleysta

  • @RuqiyaMohmed
    @RuqiyaMohmed Рік тому +2

    Kkkkkkkk
    Midamo dhega male. hadii malg dhawaaqaayo

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Рік тому

    Waa galad gowl wad waa basaas

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Рік тому

    Waar tuug batiin runta sheega ninka gadbuursi ee galy grooye ayaa lasiiyay lacag markisilooga reeyo lawaay ayaa loo adeegsaday

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb Рік тому

    See wax u dhaceen baa lagu waydiiyay ee ka jawaab suubaa salaaxu waa maxay

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 Рік тому +2

    Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh.
    Eebe ha laga baqo , labada dhinacna mid in la taageero maahin.
    Waa in la dhaxdhaxaadiyo, dadka is dagaalayya waa muslimiin, waa soomaali , waa isku dal , waa wala africaan.
    War kaska ha laga shaqaysiiyo.

  • @aar5576
    @aar5576 Рік тому

    Caac caac

  • @MohamedIbrahim-zr5hb
    @MohamedIbrahim-zr5hb Рік тому

    Kkkk

  • @laylamaxamuud8817
    @laylamaxamuud8817 Рік тому

    Soomalilaand ayaad ku qooqday

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 Рік тому

    😢😢jaamac warkaad ku hadashay waa gobonimo

  • @Nexxett
    @Nexxett Рік тому +1

    Jaamaca wixiisu waa gobonimo hadal 😂😂😂

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 Рік тому

    ❤❤

  • @aar5576
    @aar5576 Рік тому

    Waynu eegi huwantu halkay ku biyo shubato

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Рік тому

    Ogadeen dagaalka soo gala

  • @abdiomar627
    @abdiomar627 Рік тому

    musow ciidanka fasax adeerow

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan Рік тому

    05:20
    Somaliland waxba kama jiraan?
    oo yaa xikuma hadaa?
    Ma xamar?
    Maxaa loo arki waayay madax wayne Xamar ah, oo mar qudha dhex socday Hargaysa, 30kii sano ee ina dhaafay?

  • @khadroabdi674
    @khadroabdi674 Рік тому

    Ninka UA-cam ugu been badan shalay buu caytamayay waxuuna leeyahy wax ban ka ogaa 😂

  • @hareisaorphanage
    @hareisaorphanage Рік тому

    Beenaale