qisada ninkii uu N.ciise soo nooleyey isago cadabka ku jirey 400 oo sano, wuxu shegey arin ka ohisey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • FUAD AMIN: Home of islamic studies
    cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
    ______________________________________________________________________________________________________
    Asc
    Wuxuu alle SW
    banii aadamka usoo diri jiray
    rusushiisa
    wuxuuna ku ayidi jiray
    mucjisooyin rabbaani ah
    taaso dadka
    u caddeynesay
    run sheegista
    rasulkooda
    Nabi walbana
    wuxuu lahaa
    mucjiso u gaar ah
    Tusaale ahaan
    nabi ibraahiim CS
    alle SW idinkiisa
    ayuu dabkii lugu tuuray
    uga badbaaday,
    Nabi muusena CS
    ushiisa ayuu badii
    ku dhuftay
    oo labo u kala dhambalay,
    Nabi ciisena CS
    wuxuu alle SW
    ku karaameeyay-
    in ka badan hal mucjiso
    Balse mucjisooyinkiisa
    waxaa ugu weyneed
    in uu awood u lahaa
    in uu alle idinkiisa
    Ku soo nooleeyo
    dadkii dhintay,,
    Hadaba
    Maxay ahayd
    sirta ka dambeysay
    mucjisadaas
    layaabka badneyd?
    Yaase kamid ahaa
    dadkii uu soo nooleeyay -
    nabi ciise?
    Sideebuuna ku soo
    nooleen jiray?
    Muuqaalkaan gudihiisa
    ayaan idinkaga jawaabi doonaa
    dhammaan su’aalahaas
    iyo kuwo kalo badan,
    Daawasho wacan
    fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
    #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
    booqo channelkeyga labaad:
    #horusocod_media : / @horusocod143
    __________________________________________________________________________________________
    daawo muuqaaladeena kale:
    playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
    1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
    2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
    3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
    4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
    5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
    6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
    7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
    8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
    10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
    11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
    12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
    13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
    15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
    17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
    18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
    20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
    23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
    25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
    26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
    27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
    ________________________________________________________________________________________________

КОМЕНТАРІ • 68

  • @axmedcrisaaq9064
    @axmedcrisaaq9064 Рік тому +1

    Jazaka allah kheyr jazaa❤❤

  • @fadxacabdi3312
    @fadxacabdi3312 2 роки тому +1

    Allow noo naxariiso

  • @amiinyare1058
    @amiinyare1058 Рік тому +3

    subxana allah

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 3 роки тому +5

    Jazakallah kheyr

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 3 роки тому +4

    Aan ku salino nabigeeena

  • @caashaadan4638
    @caashaadan4638 3 роки тому +11

    Subxana Allah Allow noodanbi dhaaf oo towbada iyo xaqa nawaafaji😭😭🤲🤲🤲

  • @najiibteyle7024
    @najiibteyle7024 2 роки тому

    Masha allah

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 5 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    SHUKRAN SHUKRAN Fu"ad .

  • @khadraahmed2132
    @khadraahmed2132 3 роки тому +2

    Subxanallah allahu akbar allahu akbar

  • @yaxyecrashiid3196
    @yaxyecrashiid3196 3 роки тому +1

    Slash akbar

  • @aminaabdullahi9061
    @aminaabdullahi9061 3 роки тому +3

    Walaal qaali alaha noowada dambi dhaafo dhaman teen aamiin

  • @harooneylawayeylaway6451
    @harooneylawayeylaway6451 3 роки тому +3

    سبحان الله ♥

  • @maryngood4088
    @maryngood4088 3 роки тому +2

    Masha Allah Allah kaxfdo sxa wa Allah 👌👌❤❤🤔😭😭

  • @yasminmohmed5327
    @yasminmohmed5327 3 роки тому +3

    Mnsha allah wallo waad oo fidaysay jasakumlaah qayr

  • @aminachannel8191
    @aminachannel8191 3 роки тому +4

    Subhanallah yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲😢😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamedzadiik1948
    @mahamedzadiik1948 3 роки тому +1

    jasaa kumulaahu khayr

  • @FrozyMM2_YT2
    @FrozyMM2_YT2 3 роки тому +3

    Alle Wayne waa xikmado badanyahay waana kan kaliya ee Abooda wax walba Ilaahoow no gargaar oo xaqa na wafaji Ya rabbi

  • @liibaancabdimaxamed1867
    @liibaancabdimaxamed1867 Рік тому +1

    Allah noo danbi dhaaf

  • @shamsash2772
    @shamsash2772 3 роки тому +1

    Jisa kumalah. Horey. Usoco

  • @quruxdumarchannel
    @quruxdumarchannel 3 роки тому +1

    Waa qiso cajiib ah shukran wallky

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 3 роки тому +1

    Fuad walaal khayr iyo ajar alle hakaa siiyo

  • @ahmedhajji6820
    @ahmedhajji6820 3 роки тому +1

    Mansh allah

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 3 роки тому +1

    Cs

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 роки тому +1

    Maansha allh
    Cilmi iyo yiqiin ayaan.ka helay
    Ilaahy hakugu casuumo
    Janadiisa aamin

  • @yaxyecrashiid3196
    @yaxyecrashiid3196 3 роки тому +1

    Alaahu akbar

  • @Wacdiiyowaano32
    @Wacdiiyowaano32 3 роки тому +1

    alaha karaali noqdo nabiyulahi ciisa cs

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 роки тому +1

    Ilaahey ha kaa abaal mariyo

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому

      Aamiin yaa allaah
      Baarakallaahu fiik

  • @burhaanahmedali2773
    @burhaanahmedali2773 3 роки тому +1

    Jisaakalaah

  • @maajid33443
    @maajid33443 3 роки тому +2

    m.a wll ajar Allah hakaa siiyo anagana Allah hanaga dhigo kuwa kuwaana qaato Aamiin aamiin

  • @Umamohamedchannel
    @Umamohamedchannel 3 роки тому +1

    Caleyhi salam 🤲😍

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 роки тому

    Amarka allaah ayuu markasta ku soo bixin jiray kuwa dhahaayo waa ilah maaloo sheego in amarka ilaah ay wax kasta kusocdaan

  • @moosman7104
    @moosman7104 3 роки тому +1

    Alxamdulilaahi

  • @MMHaji1
    @MMHaji1 2 роки тому

    Mahadsanid wll lkn Qoralka sax. Nabi ciise sooma nooleyn ee fadliga rabbi iyo awooda allah sababteed ayuu kusoo moleyay

  • @cabdulrahman4575
    @cabdulrahman4575 3 роки тому +2

    Masha Allah jazakallahu qheer illahey hakuxafdiyi

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому

      Aamiin yaa allaah
      Baarakallaahu fiik wall qaaliya

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому +1

    Sheikh wadanka codsanaynaa inaad noosoogudbiso qisooyinka sanadkoodu saxiixayahay , si,aan ugu cimri qaadano

  • @mubaarakloyan3223
    @mubaarakloyan3223 3 роки тому +1

    Wll ajir iyo xasanaad allah kaa siiyo anagan kuwii ku waano qaato hanag dhigo ilhay hasoo hanuuniyo aniga iyo kuwa hanuunka ubahaan

  • @moosman7104
    @moosman7104 3 роки тому +1

    Asww

  • @liibaancabdimaxamed1867
    @liibaancabdimaxamed1867 Рік тому +1

    Allow no danbi dhaaf

  • @weisosman3909
    @weisosman3909 3 роки тому +2

    Masha allah masha allah keep going pro

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 роки тому +1

    Qisooyika waa cobra qaadasho Alana wuu soo nolayn kuwa qabuurta Ku jira wana rumaynay wax walbo oo ay rabi iyo rasuul noo sheegeen

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому

      Waa runtaada ukhtii
      Baarakallaahu fiik

  • @musababdi326
    @musababdi326 3 роки тому +2

    sxbpow shale wankudiwe Ayan umaleya elen comentiga Ayan kukuwareriye sxbkediyow mahaeshegtayo kalamullah mahawaye

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому +2

      Alle hadalkiisa ayaa laga wadaa sxb

  • @caliomer6903
    @caliomer6903 3 роки тому +1

    Nebi ciise cs

  • @Sacdiyohussein5626
    @Sacdiyohussein5626 3 роки тому +2

    MashaAll🥰🥰🥰😇😇😭😭🥺🥺🤯🤯🤍🤍🤍🕋🕋🕋🕋🌊🕌🕌

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaan kaagaga mahad celinayaa dhakhsaha aad ii siisay jawaabta

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 роки тому +1

    Sheekh allaw Adiga oo iga raali, sadaqada loo bixiyo dadkii dhimatay., sax ma tahay? Mase gaadheysaa?
    Mahadsanid

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому

      Haa wll sadaqadu wey gaareysaa
      Inshaa allah
      Waana loo bixin karaa sadaqo

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 роки тому +1

    Masha allah