Kkkkkkk kawaran dadoow wiil yar oo dad dhaleen ayaaha waxa layasaka so jarayaaha ani aan qaato alaab sadaaqo lo bixiinayo miyaaha sedeed u odhan karata ilaamaho naag adigo kalehe dhashaay si yar ani aan qaato isiiyaha naagatani waa xaga masaxada 😂😂😂😂😂
You deserve king of somalia Masha Allah very much keep it up good very true 💯💯💯💯💯
Sadaqada Gabdhahaa kufiican taas waalaysku raacay, MashAllaah ❤🎉❤❤️🩹👍
Daahir Calasoow Shaqofiicanbaad uhaysaa Umada Somaaliyeed MashAllaah keep going brother🙏🏾❤️🩹👍Fadland Ilmahaan yar hala ilaaliyo💌
M.a wa wil yar o fariid ah illahyow xifdi ilmaha somaliyed
DAAHIR, WIILKAN BANAANKA YU U BIXIN, TUUGO CARUURED AYA XAMAR KA JIRTA. LAGA YAABO IN AY DHAGEYSANAYAANBA.
Please walaashay wiilkan yarkaa ilaali ilaahay dartiisa ejir ayaad helaysaa please xanaanee walashay
Wiil yar oo aqlo badan waayo maanshaallh tabaarkallah rafaadna kama muuqdo & dayacaad waalidka ayaanan lacaayin
Wallee Dahirow xasanaad baad heshay.
Ilmahayar Hurdaa haysee Seexiya Fadland❤❤
Hooyo ficaan mahaan taas cunuga rer abihiis haloo raadiyo
Naagta leh aan qaato weey qaldamtahey qof leh wuu soo lumoeey hooyadiis yaqaano aqlaaq xumadas kawaran San qaato kuteh Ma alaabaa
Naaag nool
Kkkkkkk kawaran dadoow wiil yar oo dad dhaleen ayaaha waxa layasaka so jarayaaha ani aan qaato alaab sadaaqo lo bixiinayo miyaaha sedeed u odhan karata ilaamaho naag adigo kalehe dhashaay si yar ani aan qaato isiiyaha naagatani waa xaga masaxada 😂😂😂😂😂
Shaqadaan iyo ka badan ayaan qabtaa ùgu yaraan 80 qof oo dhuñsan waa lay keenay dib ayan qoyskooda ayn u celiyay howshaan Allah dartiisa ayasn u qabta marka dadku waa walaalo in laysku I ixsaamo way fiican tahay baadi hadaad celiso adigana baadidaada ayaa laguu keena Al jizaaul ixsaan illaal ixsaan
Masha Allah dhaha
Sheekhaaleey Wiilkiina ka xaysta keligii baa reerka Sheekhaal ka ah isagiina Kolej baa lagu tuuray
Ilaahey haa caafiyo xooga wuu xanuunsan yahay Mar walaba carabka Bananka keeneyo
Wiilka takhter ha la greyish wax ka sta dhici karto😢😢😢😢😢😢
HABAAR QABAYAASHA CAAYTAMAYA YAAN LOO JOOJIN
Alla waa ilme la dayacay miskiin naagaha qaar baa niman uun unool hadayba nin hesho ubadkii hore dayacaysa naag kasta hooyo ma noqon karto
maskax loogama jiro waaba fariidee jaka garabata wax wakavee lakiin arabajka yar wayn malaha uu soo sarya vitimin inu u baha n yahay laga yabee dhaqtar geeya
Hadan hadĺo fikirkeyga wiilka yar markuu daahir weydiiyey oo uu kuyiri adeer aaway hooyadaa😂wiilka yar wuxuu kujawabay guriga ayeey jogtaa😂meeshaas waxan kahelay inuusan dhumin wiilkan yar ee wayahan danbe dadkii ayaa hadaladooda laguma kalsonan karo laakiin kuwada caawiya agoonimo that's all❤eedo hooyada❤guriga miyeey jogta❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shiqaley idin away wiilka udadeysta wax dhinta tihin melkasto shiqal wa daciif kaca nacala idin dhashe doqonimadaba idinku nece 😢😢😢😢
Wiilka yar dayacaa Ka muuqdo Ninka
Caasho mire maqlisame inee tahay ayaan umalaynaa
Asc😢😢😢😢😢
Canuka cita uu lajiigo inta hooyadiis laga helaa mahaani karaan miyaa waxii laruuriyo hooyadiis hala siiyo waa agoon
Naagta dhashay Hooyo fiican mahan, Waayo haday Hooyo fiican dhashay maba lumeeen cunugaan miskiin🤔
Caruurta wey dhumukaran dhumiista wa qadar ee xuman iyo ficnan tona ma ahaan walal
Yeysan laqwi kugu noqonin hadalkaas kasoo noqo ciyaalka waadhumaan marwalbo😢 ilaahey hanoo xifdiyo 😢
War gabadha ha haysto waa wiil la dayacay
الإسراء والمعراج حق ومعجزة من معجزات النبي ولكن لم يثبت نص صحيح في تحديدها ولم يثبت أيضا فضل عبادة معين في تلك الليلة
Caruurta qabyaalada habarina
May sax waaye
See u korsaneysiin waaridkiis baaba xaadir ahe ninka dhahayo abtigiis baa yaqshid degan muu bajaaj raaco oo abtigiis u raadiyo ilmaha yar
Canug islamed ayey u tar tamayaan kawaran
🕊️🕊️🕊️🕊️🕊️
Alka wa cali gari hooyo
College ka baa ku cusub guriga aayuu soo aaday ka dibna waa lumay.
Munasar lcg buu ku shaqeya baan u maleynaya
😂😂😂😂😂
Illahey haka abaal mariyo falka eygeysaty
Bal wax hubsada in ay bentaha laga yaaba dahirow umada in ad lacag bixinwysey ogyihin
Waxad waydiiseen ayeydii dhashy hooyadii magaceda maamo aaan aqaano inay tahay umaleynaa
Hadey run shegeso Maa ugeysid cabdi caziis riyali asiga ku fcn baafintee u gey
Ana korsana isi
Sax daahir
WAR CARUURTA QABYAALADA KA DAAYA
War walkufusana
Waar walakufusana
Ciyaal xamar qabiil makasayaan
Been
Qabiil iyo qibyaalad kala saar
Qabiilka iyo qabyalada kala sar qabilka waxa nalagu yiri isku aqonsada bes wana tas tan loweydiyay wiilka yar qabilkisa
War cunuga walakufsan ee badbadiya
qof ween baa tahay ee aqlaaq yeelo,waxaad tv ka aragto haa soo qorin,dadka waa muslim in xun haddad aragtay dadka dhan qoomka xun ma wada ah.
Caqli an kufsi eheyn ma heysid Maskaxdada waxas ba ka dhex guxaya Nacallad kugu dhacde